Kalkaal channel
رفتن به کانال در Telegram
Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .
نمایش بیشتر3 720
مشترکین
-324 ساعت
-257 روز
-14330 روز
آرشیو پست ها
3 717
Qofka maalintii 10 saac ka badan haduu shaashada moobaylka ku fooraro ( 15 saac dadka qaar ayaa gaaro )
Wuxuu gaari qofku marxalad aan dhihi karno ( Derealization ) nolosha caadiga ah inay la noqoto sidii riyo oo kale , waaqica inuu ka qaloodo , magaaladii aad waligaa ku noolayd inay kula noqoto magaalo qalaad oo aadan aqoonin .
15 saac waxaad ku dartaa waqtiga hurdada oo aan dhihi karno waa geeri yar tasoo ah qofkaas inta uu nolosha caadiga ah ee shaashada ka baxasan uu la tacaamulaayo ay yartahay , qof inta badan noloshiisa 24 saac inta uu baraarugsan yahay ka yartahay inta uu maqanyahay .
waqtiga ugu badan noloshiisa waa ( shaashada ) marka shaashada ayaaa isu badlaayso sidii inay tahay waaqicii dhabta ahaa waaqiciina sidii dhalanteed heer qofku magaaladii uu ku dhashay ay la noqoto magaalo qalaad , wadankii uu waligii joogay wuxuu la noqon wadan qalaad , waxaa isaga qasmi waaqica iyo dhalanteedka , waxaa sii dheer dareen ah qofku nolosha inuu dusha kala socdo kaliye , dareen ah noloshaada iyo iyo axwaasha aduunka inaad kor kala socoto oo aadan wax saamayn ah ku lahayn .
waxaa ka sii daran :
▪️Nolosha caadiga ah ee shaashada ka baxsan waa 3D qof socdo gaari , geed meel ku yaallo , dhagax guryaha , halka nolosha shaashaduna tahay 2D muuqaalada iyo sawirada dhammaantood waa shaygaas shaashada ku masaxan ee halka dhinac aad ka arkayso
Hadaba waqtigaada ugu badan markay ishaadu qabanayso walxo 2D ah kadibna aad banaanka guriga u soo baxdo oo aad aragto gawaarida dadka geedaha , arrinku wuxuu kula noqon sidii waaqicii iyo khayaalkii oo isku qasmay waxaadna dareemi xaalad waali xigeen ah .
Arrinka isticmaalka xad dhaafka ah mobaylka iyo muuqaalada gaa gaaban ee faraha badan shaki la'aan fursada qofku inuu miyirkiisa beelo oo waasho waa mid taagan .
3 717
Ninkaas siyaasiga uu lahadlayo asagaa kacaqli badan bal sida uu ugubanayo iyo walwalka wiilkaas umadiisa musiibada kudhacaysa kahaysa 👇
https://www.facebook.com/share/v/1P8UFQpxch/
3 717
Habeen wacan saaxiibayaal Tani waa asbaabaha qarsoon ee kugu hogaamin kara guulaha adoo wado toosan heli kara ha aadin luuq iyo wado qarjajaca👇👇
https://www.facebook.com/reel/1559929229077231/?app=fbl
3 717
Saaxiibayaal bal arka sida xaalkeeno yahay iyo waxay samaynayaan ragaan 60 jiradaa dunida majiro masuul saan udhaqma waana sababta aan 34 sano uburbursanahay.
https://www.facebook.com/reel/1228221729334506/?app=fbl
3 717
Jaakada xabada kaliya maqabo ee buufis iyo inuu kaadidad ceshan waayaa kudhacday sababta hoos kasoo eeg 👇
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid021EMENKDZU8VmWS2T5X4tx6bBgj2vfzHcQuHFpPtK6aaTrHEMfsHYfJNtrP8Mxahol/
3 717
Odaygii ciro ahaa baqdin uu qabo darteed buufis iyo walka baa kudhacay sababta hoos kasoo qariso oo faafi
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid021EMENKDZU8VmWS2T5X4tx6bBgj2vfzHcQuHFpPtK6aaTrHEMfsHYfJNtrP8Mxahol/
3 717
Dowladda Kenya ayaa dalkeeda ka soo masaafurisey, Raysal wasaare ku-xigeenka JFS, Jibriil Cabdirashiid, sida uu qoray wargeyska Standard ee dalkaasi, waxa Xildhibaan Jibriil lagu qabsaday sida uu ku heley baasaboorka Kenya oo uu ku safrayey, wuxuuna diidey in uu bixiyo isaga oo sheegey in keliya maxkamad ka wareejin karto oo u dhashay dalkaas.
Saacado la hayey ka dib waxa loo celiyey caasimadda Muqdisho, Mr.Jibriil oo ah xildhibaan, Rayal wasaare ku-xigeen & hoggaamiyihii KGM ee Koonfurgalbeeed.
Mas'uuliyiinta Soomaalida oo badi sita dhalashada dalal kale ayaa marar badan su'aal la geliyaa dalka ay daacadda u yihiin.
3 717
Rag iyo dumar waxaan idinku casuumayaa inaad soodaawataan muuqaalkaan waxwayn buu kaabadalayaa gaar ahaan dumarka iyo rag ujanjeera reer galbeedka qurmay fikirkooda
https://www.facebook.com/reel/2104026497125191/?app=fbl
3 717
3 sano ayuu kuxukumay xasan shiikh gabadhaas yartaa kaliya hadal daqiiqad kayar oo ay tiri kaas oo xanuujiyay beerkiisa waana run qaraar gabar naaska nuugta ayaa ujoogta naxariis daranaa dulmigaas ka aamusi waynay bal soo arag muuqaalkaas 👇👇
https://www.facebook.com/reel/886817107145049/?app=fbl
3 717
Xamar iyo garoowe maxaa kala haysta👇👇
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1438597261644953/?app=fbl
3 717
Xogta maxaa keenay weerarada safka balaaran ee YUhudu kuqadayso turkiga 👇👇👇raac linkiga
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid02zyPHiPMsVXCVf9WLPeJPtyZqKqtPP792Y28q4eYEdrkRDfLWwt6DxEbFTkp6bGW9l/
3 717
Puntland askari walaalkiis madax xabad asagoo difaacaya puntland oo federalku kuso dulay
👇👇👇👇
https://www.facebook.com/reel/3112450762279539/?app=fbl
3 717
https://www.facebook.com/reel/1241113091378675/?app=fbl
Magaaladaan waa mucjiso dadka kunool 1777 bay noolyihiin aaway caqligii 👇
3 717
Dhalinyaro kakaca fadhiga fariintaan nala gudbiya si codkeenu ugaaro kuwa dalkeena sidaan yeelaya linkigaas raac oo share garee si fariinto ugaarto meel kore
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid0rZykYvgNQypRe82D4TpaMqYBHH2PS71LuALZXXvmJ22PzEa6bw1cPNu5BikobkGGl/
3 717
Netenyaahu oo ka dhinac hadlaya Cirro: "In aad Quddus ka furato safaarad waa aqoonsiga caasimadenna qadiimiga ah.. Quddus waxay ahayd caasimadda YH ilaa Daa'uud [Nebi Daa'uud CS]."
3 717
Qaylo Dhaan.
Wuxuu dhashay isgoo aan lahayn xubintii Taranka. Mudo ayuu si silica uga kaadinayay meel loo qalay. Meeshii way caabuqday. Waxaa la faray in dhakhtar wayn la geeyo, loona sameeyo qaliin. In uu dhasho isagoon lahayn xubintii uu ka kaadin lahaa waa Qadar Alle, inuu dhaqaalle la'aan daawo u waayo ayaa se xannun ah.
Mudo sannad ah wuu jiifa. Hooyadii ayaa kolba meel geysa.
Hada, waxaa la hayaa 400,000 bir. Kala badhkii waan ku dhawnahay. Sadaqadu waxay baajisa dhibaatoyin badan oo kugu dhici lahaa. Intii Ilaahay fahansiiyo unbaa ka faa'ideysta. Hadii adigu Caafimad qabto u gurmo kuwa aan haysan meel ay ka kaadiyaan.
Dal iyo dibadba Lambaradan hoose kaga qayb qaata.
Lambarka hooyadii; 0901373354
Magaca Ebir ku qoran: Maryan Sheekhabdi.
Commercial Bank: 1000369307944
Magaca Bangiga: Wali Maxamed Cabase.
Evc iyo EDahab: +252619393749.
Magaca ku qoran. ABDUWEHAB MOLID SIRAT
Qof walbaw fariintan Like saar, oo Share garee, dad wax la baxa ayaad sabab u noqon kartaa inay gaadho. Ha ka xaasidin wax aan lacag kugu fadhin.
3 717
Olole waxaan bilawnay dalka lagu difaacay nagala qayb qaado kaliya faafi intaad tagtid linkig #Waawareey war #Somalia 😭itoobiyaan baa qabsaday Waxaa jira qorshe aysan fahmi karin dadka aan aqoonta iyo taariikhda waxba ka garanayn. Dadkani iyagaa dhulka la wareegi doona mustaqbalka soo socda qiyaas maalinkii hadii boqolaal soogasho imisa sanay nagu qabsan #share dheh qofwalba oo damiir leh
https://www.facebook.com/reel/2209655269786286/?app=fbl
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
