Kalkaal channel
Открыть в Telegram
Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .
Больше3 440
Подписчики
Нет данных24 часа
-147 дней
-8130 дней
Загрузка данных...
Похожие каналы
Облако тегов
Нет данных
Возникли проблемы? Пожалуйста, обновите страницу или обратитесь к нашему support-менеджеру .
Входящие и исходящие упоминания
---
---
---
---
---
---
Привлечение подписчиков
октябрь '26окт. '26
октябрь '26
+10
в 0 каналах
сентябрь '26
+4
в 0 каналах
Get PRO
август '26
+69
в 0 каналах
Get PRO
июль '26
+22
в 0 каналах
Get PRO
июнь '260
в 0 каналах
Get PRO
май '26
+7
в 0 каналах
Get PRO
апрель '26
+4
в 0 каналах
Get PRO
март '26
+3
в 0 каналах
Get PRO
февраль '26
+2
в 0 каналах
Get PRO
январь '26
+3
в 0 каналах
Get PRO
декабрь '25
+5
в 0 каналах
Get PRO
ноябрь '25
+7
в 0 каналах
Get PRO
октябрь '25
+8
в 0 каналах
Get PRO
сентябрь '25
+10
в 0 каналах
Get PRO
август '25
+23
в 0 каналах
Get PRO
июль '25
+14
в 0 каналах
Get PRO
июнь '25
+9
в 0 каналах
Get PRO
май '25
+6
в 0 каналах
Get PRO
апрель '25
+2
в 0 каналах
Get PRO
март '25
+12
в 0 каналах
Get PRO
февраль '25
+626
в 0 каналах
Get PRO
январь '25
+7
в 0 каналах
Get PRO
декабрь '24
+11
в 0 каналах
Get PRO
ноябрь '24
+30
в 0 каналах
Get PRO
октябрь '24
+34
в 0 каналах
Get PRO
сентябрь '24
+48
в 0 каналах
Get PRO
август '24
+28
в 1 каналах
Get PRO
июль '24
+104
в 0 каналах
Get PRO
июнь '24
+81
в 0 каналах
Get PRO
май '24
+23
в 0 каналах
Get PRO
апрель '24
+50
в 0 каналах
Get PRO
март '24
+1 252
в 0 каналах
Get PRO
февраль '24
+5 458
в 0 каналах
| Дата | Привлечение подписчиков | Упоминания | Каналы | |
| 09 октября | 0 | |||
| 08 октября | 0 | |||
| 07 октября | +1 | |||
| 06 октября | +2 | |||
| 05 октября | 0 | |||
| 04 октября | +1 | |||
| 03 октября | +1 | |||
| 02 октября | +4 | |||
| 01 октября | +1 |
Посты канала
Trump: "Inta aanan xafiiska ka tegi, badaha adduunka u weyn ee Atlantic & Pacific, mid uun ayaan u bixin badda Trump."
| 2 | Aan kusallino Nebi muxamed hada toban jeer kaliya hadhaafin adoon toban jeer kusalin hakayeelin shaydaanka markad uso noqon ama dhaaf maalin ayay tobankaas buuro kuu noqonayaan
صلي الله عليه وسلم. 10 | 84 |
| 3 | Waan ilmeeyay 👇
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1533724832132195/?app=fbl | 50 |
| 4 | Abiy oo kuruqaansanaya saylac yaase kadifaaci doona dagaal weyne mise isdhiibid somalida xogta👇
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1532993952205283/ | 82 |
| 5 | Abiy oo kukalahay saylac yaase kadifaaci doona xogta linkigaas kaso dheeho oo faafi si ay ubaraarugaan shacabka somaliyeed | 71 |
| 6 | Don't be affected by criticism. Positive or negative, take them in your stride. Know that the level of criticism rises with your worth. | 1 |
| 7 | Halkaam kuma baahino qabyaalad ,xumaan ,nacayb iyo akhlaaq xumo waxaan kubaahinaa diin ,dhiirigalim ,samafal ,isku tiirsanaan iyo uducaynta kuwa maalinkaas aan uragno inay ubaahanyihin duca dhaba dhamanten baaba ubahane way heleen ducada dhooshayna kaqosleen waayo waxaa uduceeyay walaal kamaqan kuwa kale waan baahinay baahin
yadooda way heleen garab istaag dhooshayna kaqosleen kuwa kale waxaan utilmaamnay wadada guusha iyo janada oo ah in masaajida lataageero way kusadaqysteen maalkooda ayaana kubulalay akoomadii akhirana way ubuuxsameen kuwa xun boos guma banaana madashaan 👇
Idinkama rabno magac ,maal iyo amaan waxaan rabno waa inta kor aan kusoo xusnay fariin 👇hadhaafin masaajid ,qof baahan iyo qof duca raba oo aan halkaan kubaahino hiilkaagu wuxuu caawinayaa walaalkaa ✔️ | 1 |
| 8 | Нет текста... | 216 |
| 9 | Halkaam kuma baahino qabyaalad ,xumaan ,nacayb iyo akhlaaq xumo waxaan kubaahinaa diin ,dhiirigalim ,samafal ,isku tiirsanaan iyo uducaynta kuwa maalinkaas aan uragno inay ubaahanyihin duca dhaba dhamanten baaba ubahane way heleen ducada dhooshayna kaqosleen waayo waxaa uduceeyay walaal kamaqan kuwa kale waan baahinay baahin
yadooda way heleen garab istaag dhooshayna kaqosleen kuwa kale waxaan utilmaamnay wadada guusha iyo janada oo ah in masaajida lataageero way kusadaqysteen maalkooda ayaana kubulalay akoomadii akhirana way ubuuxsameen kuwa xun boos guma banaana madashaan 👇
Idinkama rabno magac ,maal iyo amaan waxaan rabno waa inta kor aan kusoo xusnay fariin 👇hadhaafin masaajid ,qof baahan iyo qof duca raba oo aan halkaan kubaahino hiilkaagu wuxuu caawinayaa walaalkaa ✔️ | 352 |
| 10 | Referalka Jigjiga waxaa la dhigay hooyada dhashay Daaci Mukhtar. Hooyada ayaa qaybta xaaladaha degdega la dhigay. Mukhtar, wuxuu hooyadii oo xanunsan la soo maray Laascanod, Muqdisho, Wardheer, AdisAbaba, Masar iyo Jigjiga. Sannadadan wuxuu kula jiray dhakhtar.
Mukhtaar, ayaa ciwaan-kiisa Tiktok oo 2 Milyan ku taxnayd ku wareejiyay Suldanka 5 Soomaliyed- kadidb markii ciwaankisii hore ka xidhmay. Wuxuu sheegay in uu xoogga saarayo xannunka hooyadii kaliya.
Xalay intii aan la geyn Cusbitalka ayaan ismaqalnay oo uu iiga sheekeyay xanuunkeeda.
U soo duceeya; ducada kumanaanka qof ee halkan ku taxan wax wayn ayay tari kartaa. | 313 |
| 11 | Akoonka 402600 #Sadaqada kudaweeya kuwiina xanuunsan waa hadalkii mebiga mana sheego been dheeldheelna uma hadlo 0.25 ama 0.5 ama 5 dolar ama 100 aad sadaqaysato toos ayay ugalaysaa akoonkaaga aakhiro maalin ayaan kucalaacalaynaa ala maxaan ubadsan waynay maalinkaas maa n in badan sadaqaysto waayo xoogaagii ayaa noqon buuro markaad isleedahay maan badsado maalinkaas 402600 magaca kuso baxaya masjidka imamu shafici | 242 |
| 12 | Akoonka 402600 #Sadaqada kudaweeya kuwiina xanuunsan waa hadalkii mebiga mana sheego been dheeldheelna uma hadlo 0.25 ama 0.5 ama 5 dolar ama 100 aad sadaqaysato toos ayay ugalaysaa akoonkaaga aakhiro maalin ayaan kucalaacalaynaa ala maxaan ubadsan waynay maalinkaas maa n in badan sadaqaysto waayo xoogaagii ayaa noqon buuro markaad isleedahay maan badsado maalinkaas 402600 magaca kuso baxaya masjidka imamu shafici | 1 |
| 13 | Нет текста... | 236 |
| 14 | "Waa Xaafidul Quraan, Daawadii Kansarka Lacag Loo Waayay."
Faadumo, waa gabadh da'da 19 sanno jirta. Bilo kahor ayay ku xanunsatay Magaalada Buuhodle oo ay ka soo jeedo. Lacagyar oo la soo amaahday ayaa lagu soo qaaday. Cunnaha ayuu Kansar kaga dhacay oo Neefta ayaa dhibaysa. Markastana Nabarka ku faafaya.
AdisAbaba ayaa lagu baadhay. Bil kahor ayaa loo qoray daawo Kansar iyo in la geeyo xarrunta Kansarka ee lagu dabiibi lahaa. Lacag lagu geeyo ayaa la waayay.
Bishii hore Huteelka waa laga bixiyay. Hadana bil dhan ayaa lagu leeyahay lacagtii Huteelka.
Hooyaded laba carur ah ayay korisaa. Gabadhani waa xaafidul Quraan 4 jeer Quraanka dhamaysay. Qofka noocasa caawa Daawo iyo Huteel wax loo siiyo looma hayo.
Qofkastaw waxaad hayso dir. Daynta iyo daawadaba caawa halla buuxiyo. 50 Bir xitaa hadaad dirto waxbu noqon marka laysku dardaro.
Lambarka hooyaded: 0999916166
Magaca: Kinsi Maxamed Cali.
Lambarka hooyaded Whatsapp: +252905231864
Qofkastow qoraalkan u faafiya, intaasba waa gurmad. Tusa dad wax la baxa. | 222 |
| 15 | Waxaan codsanayaa ducadiina waxaan leeyahay muraad qofkii uduceeya walaalkiis malaaigtaa uducaysa oo aan lasoo celin ducadeeda iisoo duceeya inuu isiyo muraadkayga الله.
"Fariintaas waxay idiinka timid walaalkiin ee aan uwada ducayno " faataxada umaro iyo ikhlaaska | 229 |
| 16 | Golis : 339493
E_dahab : 710020
Nebi muxamed " Sadaqada kudaaweeya kuwiina xanuunsan " saaxiibayaal nebigu waxa uu sheego waa dhab waana xaqiiq kusadaqaysta masaajidkaan maalkiina waxaana kuuso baxaya masjidka 0.5 ama 1 dolar ama 2 dolar ama 100 ama 1,000 qofba awoodiisa anaga ayaana bilaabayna oo dirayna khaykana bilaabayna wakukaas 👇ogow maalkaaga waxaad kuleedahay waxad kacunto iyo waxd kaxirato wana waxyar intas waana aduuunka waxaa kaloo kuleedahay oo muhiima waxaad kasadaqaysato oo dhibaatooyin lagaaga xijabayo sadaqo yaraysi maleh .
Golis : 339493
E_dahab : 710020 | 297 |
| 17 | Golis : 5296191
Liibaan waa fariid baalashle ah waana 9 jir wajigiisa kamuuqato karti iyo dadaal agtiisa mataal tuugsi iyo gacan hoorsi mana oga inaan qorayno qoraalkaan iyo nambarkiisa qofwaba haku taageero wax qalbigiisa kasoo go'ay oo sadaqo ah 0.5 ama 1 dolar ama 10 dolar awoodaada waan kahelay dadaalkiisa waxwayn bay ugoynaysaa intaas yar adiguse ma ogid yacni badankeen .
Qof in video laga duubo oo lasiiyo waxyar muqalkuna jiridoono kamanaan sano sidaan aya kafiican
Liiban Abdinasir baa ugu qoran : 5296191 | 24 |
| 18 | Golis : 339493
E_dahab : 710020
Nebi muxamed " Sadaqada kudaaweeya kuwina xanunsan " saaxiibayaal nebigu waxa uu sheego waa dhab waana xaqiiq kusadaqaysta masaajidkaan maalkiina 0.5 ama 1 dolar ama 2 dolar ama 100 ama 1,000 qofba awoodiisa anaga ayaana bilaabayna oo dirayna khaykana bilaabayna wakukaas 👇
Golis : 339493
E_dahab : 710020 | 158 |
| 19 | “Abti cidna danbi kama gelin, Abti waa xanuunsanahay, Abti waa gaajaysanahay, saakay ayaa cunto iigu dambaysay.”
Waa baryadii ugu dambaysay ee Axmed Shire.
Isagoo xanuunsan, gaajaysan, aan isdifaaci karin, geeriduna hortaallo ayuu si naxariis leh u baryey kuwii dilayay. Wuxuu magansaday Islaanimo, dadnimo, Soomaalinimo iyo ehelnimo, laakiin midna qalbigooda ma jilcin, ma damqin, baryadiisii ayay duubeen, dabadeedna dileen.
Waxaa jira dil aan ku ekaan geerida hal qof iyo murugada ehelkiisa, balse noqda muraayad ummadi isku eegto oo ay ku aragto halka ay damiir ahaan joogto. Dilka Axmed waa muraayaddaas.
Waa dil bahalnimo ah, hase ahaatee bahalnimaduse hal maalin kuma dhalato, qori maleeshiyaad oo keliyana laguma arko ee waxaa baraariya marka dilka caadi noqdo, aargoosigu caddaaladda beddelo, arxan-darradu ciqaab la’aan noqoto.
Waxay sidoo kale kortaa marka hooyo ooyaysa gurigeeda xoog looga saaro, aabbe waayeel baryadiisa la maqli waayo, carruur saqdhexe qeylo iyo cabsi hurdada looga kiciyo, askari daraysan xiran caruurta dibada loogu tuuro, cagafna lagu hor dumiyo hoygii qoyskooda.
Haddii baryadii Axmed qalbigeenna gilgishay, waa inay sidoo kale baryada hooyada, odayga, ilmaha iyo askariga gilgilaan, Damiirku laba qalbi ma laha.
Kuwa Axmed dilay iyaga ayaa ka mas’uul ka ah dambiga ay galeen, waana in caddaalada la horkeenaa, laakiin dilkiisu wuxuu nagu bixinayaa inaan eegno cudur ka weyn oo ah damiir la’aanta iyo arxan-darrada ku sii baahaysa siyaasadda, hay’adaha dawladda iyo bulshada.
Marka awooddu weydo damiir dabra, sharci xakameeya iyo akhlaaq hagta, arxan-darradu waxay isu beddeshaa caado, naxariistu way dhimataa.
Allaha u naxariisto Axmed Shire. Baryadiisii ugu dambaysay yaanay noqon oo keliya wax aan maanta ka murugoonno ee ha noqoto muraayad aynu isku eegno oo aynu isweydiinno: maxaa damiirkeennii ku dhacay? | 487 |
| 20 | Нет текста... | 382 |
