fa
Feedback
Kalkaal channel

Kalkaal channel

رفتن به کانال در Telegram

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

نمایش بیشتر
3 586
مشترکین
-324 ساعت
-207 روز
-3930 روز

در حال بارگیری داده...

ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اوت '26
اوت '26
+69
در 0 کانال‌ها
ژوئیه '26
+22
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+7
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+4
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+3
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+2
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+3
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+5
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+7
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+8
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+10
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+23
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+14
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+9
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+6
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+2
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+12
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+626
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+7
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+11
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+30
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+34
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+48
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+28
در 1 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+104
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+81
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+23
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+50
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+1 252
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+5 458
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
27 اوت0
26 اوت+1
25 اوت0
24 اوت+1
23 اوت0
22 اوت0
21 اوت+2
20 اوت+2
19 اوت+2
18 اوت+3
17 اوت+4
16 اوت+2
15 اوت+6
14 اوت+3
13 اوت+5
12 اوت+19
11 اوت+15
10 اوت+2
09 اوت+1
08 اوت0
07 اوت+1
06 اوت0
05 اوت0
04 اوت0
03 اوت0
02 اوت0
01 اوت0
پست‌های کانال
"Ma garanayo ruux nolosha horumar ka gaadhay oo hurdo ku gaadhay barqo dheerta!" ~Jonasaan Soofiyat Wallee nin hurdoow, hallawday dantaa!

2
Nolosha dhabta ee loo socdaa waa Technology-yada taas iga qora caawa. Hadii qofnimadaada iyo aqoontaada shaqo ku heli waydo,
Nolosha dhabta ee loo socdaa waa Technology-yada taas iga qora caawa. Hadii qofnimadaada iyo aqoontaada shaqo ku heli waydo, waxaad ku heli doontaa inaad xirfado barato Alle-na aamintid qadartiisa.
88
3
biyuhu caqabad kasta oo jidkooda timaada lama dagaallamaan, way fiiriyaan, way la qabsadaan, wayna hareer maraan waxa hortooda yaala, dabadeedna waxay sii wataan jihadii ay u socdeen, marar ka qaar si deggan ayay u qulqulaan, mararka qaarna xoog aad u weyn ayay ku socdaan. Laakiin weligood biyo ayay ahaanayaan, noloshu mar walba ma raaci doonto qorshayaasha aan samaysano, marar qaar dad aad ku kalsoonaatay way ku niyad-jabin karaan, albaabo aad filaysay inay kuu furmaan way xirmi karaan, qorshayaal aad sannado dhisaysay hal mar ayay is beddeli karaan. safar aad u malaynaysay inuu hal meel ku dhammaanayo wuxuu qaadan karaa waddo aanad weligaa filayn Awoodda dhabta ahi waa inaad la qabsan karto isbeddelka , adigoon lumin qofka aad tahay
106
4
Hoos u dhac taariikhi ah lacagta iiraan 1$ = 2 milyan oo riyaalka iiraaniga ah .
Hoos u dhac taariikhi ah lacagta iiraan 1$ = 2 milyan oo riyaalka iiraaniga ah .
125
5
Alx dheh Saaka adoo caafimaad qaba masoo kacday malugayn kartaa cuno macuni kartaa adoo macaansan mana haysataa meel aad seexato iyo ehelkaaga oo caafimaad qaba haday saas tahay yaa kaa taajirsan oo kaa nasiib badan umahad naq Boqorka wayn 👇✔️ 10 jeer dheh Alx
136
6
Siyaasiga Oromada ah ee Jawhar Maxamed ayaa la waydiiyay. "Wadadii Abiy Ahmed uu Ra'iisal Wasaaraha ku noqday hada layaab miy
Siyaasiga Oromada ah ee Jawhar Maxamed ayaa la waydiiyay. "Wadadii Abiy Ahmed uu Ra'iisal Wasaaraha ku noqday hada layaab miyay kula tahay.?" Jawhar ayaa ku jawaabay. "Wuxuu ahaa mid aad xariif u ah, waa inaad libinta u qirto, orodka dheer mararka qaar qof aan la qiyaasayn ayaa xaga dambe ka imanaya oo guuleysanaya." "Abiy fursaduu haystay waxay ahayd inuu kusoo korey gudaha xayndaabka siyaasada, wuxuu kusoo hoos barbaaray Aba-dhuula, wuxuu wax badan kasoo bartey xisbigii EPRDF, waxay ahayd fursad aysan helin annaga iyo kuwa kaleba." "Abiy wuxuuu u dhawaa hogaamintii sare ee TPLF, aad buu ugu soo diyaar garoobay, markii dambena guddihii buu madaxa isku wada geliyay, waa xaasidnimo inaad u riyaaqi weydo qaabkuu u hantey guusha."
163
7
Aan kusalino caawa waa jimcee NEBI muxamed dambi dhaaf kurba fayd iyo ajar baa laga helaa kusalintiisa hadib dhigin ee hada k
Aan kusalino caawa waa jimcee NEBI muxamed dambi dhaaf kurba fayd iyo ajar baa laga helaa kusalintiisa hadib dhigin ee hada kusali
1
8
Daawada wahsigu waa inaad u istaagtaa isla hawsha markaas kuutaal . Imisaa wax kaaga xumaaday dib dhigasho?
Daawada wahsigu waa inaad u istaagtaa isla hawsha markaas kuutaal . Imisaa wax kaaga xumaaday dib dhigasho?
2
9
Waa lahelay Daawadii🤲✔️
Waa lahelay Daawadii🤲✔️
335
10
walaalkii aan halkaan uga ducaynay jamcihii hore wuu helay muraadki uu radinayay 15 sano waxaana sababtay ducadaas asagoo far
walaalkii aan halkaan uga ducaynay jamcihii hore wuu helay muraadki uu radinayay 15 sano waxaana sababtay ducadaas asagoo faraxsan ayuu fariintaas sawirka kumujisan naso garsiyay 👇markale aan uducayno inuu muraadkaas usiyadiyo yaanaan kala bakhaylin ducada markale " qofkii uduceeya walaalkiis kamaqan asagana malaaigta ayaa uducaysa " wa xadiis malaaigta ducadeedana lama soceliyo .
447
11
🤲walaalkii aan halkaan uga ducaynay jamcihii hore wuu helay muraadki uu radinayay 15 sano waxaana sababtay ducadaas asagoo faraxsan ayuu fariintaas sawirka kumujisan naso garsiyay 👇markale aan uducayno inuu muraadkaas usiyadiyo yaanaan kala bakhaylin ducada markale " qofkii uduceeya walaalkiis kamaqan asagana malaaigta ayaa uducaysa " wa xadiis malaaigta ducadeedana lama soceliyo .
1
12
Badanaa nimcooyinka uu #ALLAH na siiyay... 🤲❤️ ​Aragti, maqal, caafimaad, iyo kumanaan nimco oo aanan xitaa tirin karin. ​Wax yar u fiirso dadka kelyahoodu istaageen—lacag badan ayaa looga dhaqaa toddobaadkii si loogu dhaqo, waxaana kasii daran in qaar aysan awoodin daaweynta, halka kuwa kalena ay toddobaadyo sugayaan rajo. ​Su'aal Isweydiin Leh: Maanta haddii laguu dhaho: "Taajirka dunida ugu taajirsan noqo, laakiin caafimaadkaaga halkaa ku dhaaf," ma aqbali lahayd? ​Halkaas ayay nimcada caafimaadku ka qiimo badan tahay hantida oo dhan! ❤️ ​Aan dhahno: #ALXAMDULILLAH 🤲 ​Haddii aad maanta 100 jeer tiraahdo Alxamdulillaah, haddana waxaa jiri kara qof xaalad adag ku jira oo jeclaan lahaa oo kaliya hal nimco oo aad adigu maanta iska haysato. ​Alle nimcooyinkiisa aan ku mahadnaqno, hana illoobin qiimahooda inta ay nala jiraan. 🤍 ​
435
13
الطموح ليس أن يصبح الإنسان أعلى من غيره، وإنما أن يصبح أعلى من نفسه التي كان عليها. أن يتعلم ما لم يكن يعرف، ويتقن ما لم يكن يتقن، ويقدم للناس شيئًا لم يكن قادرًا على تقديمه. أجمل المنافسات تلك التي يكون خصمك فيها هو نسختك القديمة. د. عبد الكريم بكار
396
14
Haddii aad dareemayso jahawareer ha u malayn in aad fursad la’aan tahay, waxa 90% suura gal ah in aadan jihadaada si cad u qe
Haddii aad dareemayso jahawareer ha u malayn in aad fursad la’aan tahay, waxa 90% suura gal ah in aadan jihadaada si cad u qeexanayn Is waydii 3 su’aalood: 1. Maxaan rabaa inaan noqdo? 2. Maxaan maanta sameyn karaa oo iga dhaqaajinaya halkan? 3. Maxaa iga hor taagan? Ma naftayda mise duruufaha? Mar walbana xasuusnow: Qof walba wuxuu leeyahay awood uu ku guuleysto, laakiin kuwa guuleysta waa kuwa ficilka bilaaba xitaa iyagoo aan hubin natiijada. Ha sugin sxb “waqtiga saxda ah” waqtiga saxda ah waa maanta Insha Allaah.
479
15
Sawir hoose aqri qoraalka kuqoran intaas oo nicmo ah dad badan oo dunida kunool baa maanta jeclaan lahaa halmid oo kamida ina
Sawir hoose aqri qoraalka kuqoran intaas oo nicmo ah dad badan oo dunida kunool baa maanta jeclaan lahaa halmid oo kamida inay daqiiqad helaan tusaale qof indhoola hadii ladhoho hal saac ayaa laguu furayaa araga kadibna waa lagaa xirayaa farxadiisa inuu dhintaa suurowda qiyaas hadii ladhoho noloshaada inta kadhiman ayaad arag yeelan doontaa waxa uu kucalaacali doonaa ma waxbaan arki doonaa oohin😭farxad😁iyo soodhawayn nimcadaas ah qaarkeen ama badankeen ayaa haysta intaan oo dhan cajiib 🤲ALXAMDULILAAH imisa jeer bay dhahaan ✔️kabax wixii hore hada aan umahad celino BOQORKA kan ugu yar 100 jeer hadhoho hana dib dhigin hada dheh
395
16
"Meel Uu Ka Saxaroodo Kuma Soo Dhallan." Ilmahan yar oo Degmo laga keenay meeshii laga saxaron laha kuma dhallan. Meel loo je
"Meel Uu Ka Saxaroodo Kuma Soo Dhallan." Ilmahan yar oo Degmo laga keenay meeshii laga saxaron laha kuma dhallan. Meel loo jeexay ayay walidkiisu maalin kasta gacanta kaga soo guran saxaradda jidhkiisa. Referalka waxaa la dhahay dadka la qalaya badan ee dhawr bilood sugga. Cusbitalka gaarka ah ee Najeshana lacag badan oo aysan awoodin ayaa bixiya la dhahay. Inta hantida haysata ee Alle ku arsaaqay carruur Caafimad qabta, ha u kacaan ilmahan. Bal sawiro adiga oo uu kuu dhashay ilmo aan meeshii saxaradda(Dabada) lahayn. Habeen walba way ku rafaadan. Laba sanno ayay siddaasi yihiin. Lambarkan hoose ugu gurmada. 500 Bir oo aad dirto ayaa naftiisa bad'baadin karta. Magaca Aabaha: Nasiib Aden kooreye Lambarka Ebir: 0907100879
426
17
Dhamaanteen aan uducayno faataxada iyo ikhlaaska walaalkaas codsaday aan u aqrino si uu uhelo ducadaas qofkii walaalkiis kama
Dhamaanteen aan uducayno faataxada iyo ikhlaaska walaalkaas codsaday aan u aqrino si uu uhelo ducadaas qofkii walaalkiis kamaqan uduceeya asna malaaigtaa uducaysa. Ogow hadaadan ladhaafin ducada ood uducayso waad caawisay khayrkaas aad ugu ducaysayna malaaigtaa kuugu ducayn adna oon lasoo celin ducadeeda Aan umarno faataxada dhamaanteen qofkaad uducayso waad caawisay🤲🤲
438
18
"Gurmadka Hooyadii Dhuunta Ka Neefsanaysay.." Hooyadii musaafarka ahayd ee Jigjiga ku xannunsanayd lacag 2-Kun Dolar ah unbaa
"Gurmadka Hooyadii Dhuunta Ka Neefsanaysay.." Hooyadii musaafarka ahayd ee Jigjiga ku xannunsanayd lacag 2-Kun Dolar ah unbaa gaadhay. Waa lacag aan dawaynteda ku filneyn. Hooyadu sannad kahor ayay xannunsatay. Qaliino uga sii darray ayaa Garoowe loogu sameeyay. Laba bilood kahor markay Jigjiga timid ayaa la ogaaday in Kansar ka hayo Cunnaha. Hada neefta iyo raashinkaba halkaas Cunnaha ah ayaa laga siiyaa. AdisAbab dhakhtar Kansarka ku takhasusay ayaa la gayn doona hadii lacagtu fiicnaato. Qof walbaw wixii aad hayso ku taager. Daawada Kansarka kaliya ayaa qaali ah. 500 Bir ama 200 ama 1000 Bir oo aad dirtaa bad-baadin karta ha fudaydsan. Lambarka wiilkeda haya: 0958773365 Magaca Ebir; Cabdi Kaafi Maxamed Cali. Lambarka Golis: +252906532742 Magaca ku qoran: Cabdi Kaafi. In aad faafiso waxay lamid tahay in aad wax la baxday. Ajir lamid ah midka wax la baxay ayaad hellaysaa.
414
19
الحمد لله 10 jeer dheh waayo cafimad quud iyo waxwalbuu kusiyay wuna kusiyadin hadad mahdiso
335
20
Kaadidaa kadaadanaysa markay arkaan wiilashaan xiniiyaha guduudan bal daawo waxa kudhacay👇 https://www.facebook.com/reel/108
Kaadidaa kadaadanaysa markay arkaan wiilashaan xiniiyaha guduudan bal daawo waxa kudhacay👇 https://www.facebook.com/reel/1086282847395313/
58