ch
Feedback
Kalkaal channel

Kalkaal channel

前往频道在 Telegram

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

显示更多
3 681
订阅者
-724 小时
-297
-12730

数据加载中...

标签云
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服
进出提及
---
---
---
---
---
---
吸引订阅者
七月 '26
七月 '26
+10
在0个频道中
六月 '260
在0个频道中
Get PRO
五月 '26
+7
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+4
在0个频道中
Get PRO
三月 '26
+3
在0个频道中
Get PRO
二月 '26
+2
在0个频道中
Get PRO
一月 '26
+3
在0个频道中
Get PRO
十二月 '25
+5
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+7
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+8
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+10
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+23
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+14
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+9
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+6
在0个频道中
Get PRO
四月 '25
+2
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+12
在0个频道中
Get PRO
二月 '25
+626
在0个频道中
Get PRO
一月 '25
+7
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+11
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+30
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+34
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+48
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+28
在1个频道中
Get PRO
七月 '24
+104
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+81
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+23
在0个频道中
Get PRO
四月 '24
+50
在0个频道中
Get PRO
三月 '24
+1 252
在0个频道中
Get PRO
二月 '24
+5 458
在0个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
12 七月0
11 七月0
10 七月0
09 七月0
08 七月0
07 七月+3
06 七月+2
05 七月+1
04 七月0
03 七月+4
02 七月0
01 七月0
频道帖子
Maalinba yaab cusub baa soo kordha nin masuula oo camera soo qaatay kadibna waxqabad kadhiganaya inuu aflagaadeeyo hooyooyin moos gadaya oo qoraxda fadhiya hees baa usaaran muuqaalka waxa uuna waxqabad kadhiganayaa inuu hooyooyinkaas aflagaadeeyo alabtoodana rarto 👇linkigaas kasoo arag magaladay kadhacday https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1449141143923898/?app=fbl

2
Caawa waxaan arkay gabar yar oo 7 jira oo caqliga kujira uusan kujirin 70 jiradaan gabadhaas ilaa hada waan layaabanahay caql+1
Caawa waxaan arkay gabar yar oo 7 jira oo caqliga kujira uusan kujirin 70 jiradaan gabadhaas ilaa hada waan layaabanahay caqligaas kujira M.A baana leeyahay kuwa badan oo muuqaalkaan daawaday baa layaabay ooba ogaaday inay kacaqli badantahay bal soodaawo waliba kuwii maalmahaan dhoobnaa fagaarayaasha oo aan kafariisan waynay baa yaabi doona wakaas linkigu👇 https://www.facebook.com/reel/2085662755376205/?app=fbl
154
3
Imisaa wax kaaga xumaaday dib dhigasho?
Imisaa wax kaaga xumaaday dib dhigasho?
166
4
Qofka maalintii 10 saac ka badan haduu shaashada moobaylka ku fooraro ( 15 saac dadka qaar ayaa gaaro ) Wuxuu gaari qofku marxalad aan dhihi karno ( Derealization ) nolosha caadiga ah inay la noqoto sidii riyo oo kale , waaqica inuu ka qaloodo , magaaladii aad waligaa ku noolayd inay kula noqoto magaalo qalaad oo aadan aqoonin . 15 saac waxaad ku dartaa waqtiga hurdada oo aan dhihi karno waa geeri yar tasoo ah qofkaas inta uu nolosha caadiga ah ee shaashada ka baxasan uu la tacaamulaayo ay yartahay , qof inta badan noloshiisa 24 saac inta uu baraarugsan yahay ka yartahay inta uu maqanyahay . waqtiga ugu badan noloshiisa waa ( shaashada ) marka shaashada ayaaa isu badlaayso sidii inay tahay waaqicii dhabta ahaa waaqiciina sidii dhalanteed heer qofku magaaladii uu ku dhashay ay la noqoto magaalo qalaad , wadankii uu waligii joogay wuxuu la noqon wadan qalaad , waxaa isaga qasmi waaqica iyo dhalanteedka , waxaa sii dheer dareen ah qofku nolosha inuu dusha kala socdo kaliye , dareen ah noloshaada iyo iyo axwaasha aduunka inaad kor kala socoto oo aadan wax saamayn ah ku lahayn . waxaa ka sii daran : ▪️Nolosha caadiga ah ee shaashada ka baxsan waa 3D qof socdo gaari , geed meel ku yaallo , dhagax guryaha , halka nolosha shaashaduna tahay 2D muuqaalada iyo sawirada dhammaantood waa shaygaas shaashada ku masaxan ee halka dhinac aad ka arkayso Hadaba waqtigaada ugu badan markay ishaadu qabanayso walxo 2D ah kadibna aad banaanka guriga u soo baxdo oo aad aragto gawaarida dadka geedaha , arrinku wuxuu kula noqon sidii waaqicii iyo khayaalkii oo isku qasmay waxaadna dareemi xaalad waali xigeen ah . Arrinka isticmaalka xad dhaafka ah mobaylka iyo muuqaalada gaa gaaban ee faraha badan shaki la'aan fursada qofku inuu miyirkiisa beelo oo waasho waa mid taagan .
189
5
没有文字...
146
6
Ninkaas siyaasiga uu lahadlayo asagaa kacaqli badan bal sida uu ugubanayo iyo walwalka wiilkaas umadiisa musiibada kudhacaysa kahaysa 👇 https://www.facebook.com/share/v/1P8UFQpxch/
163
7
Habeen wacan saaxiibayaal Tani waa asbaabaha qarsoon ee kugu hogaamin kara guulaha adoo wado toosan heli kara ha aadin luuq iyo wado qarjajaca👇👇 https://www.facebook.com/reel/1559929229077231/?app=fbl
185
8
Saaxiibayaal bal arka sida xaalkeeno yahay iyo waxay samaynayaan ragaan 60 jiradaa dunida majiro masuul saan udhaqma waana sababta aan 34 sano uburbursanahay. https://www.facebook.com/reel/1228221729334506/?app=fbl
78
9
Jaakada xabada kaliya maqabo ee buufis iyo inuu kaadidad ceshan waayaa kudhacday sababta hoos kasoo eeg 👇 https://www.facebo
Jaakada xabada kaliya maqabo ee buufis iyo inuu kaadidad ceshan waayaa kudhacday sababta hoos kasoo eeg 👇 https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid021EMENKDZU8VmWS2T5X4tx6bBgj2vfzHcQuHFpPtK6aaTrHEMfsHYfJNtrP8Mxahol/
78
10
Odaygii ciro ahaa baqdin uu qabo darteed buufis iyo walka baa kudhacay sababta hoos kasoo qariso oo faafi https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid021EMENKDZU8VmWS2T5X4tx6bBgj2vfzHcQuHFpPtK6aaTrHEMfsHYfJNtrP8Mxahol/
1
11
Dowladda Kenya ayaa dalkeeda ka soo masaafurisey, Raysal wasaare ku-xigeenka JFS, Jibriil Cabdirashiid, sida uu qoray wargeys
Dowladda Kenya ayaa dalkeeda ka soo masaafurisey, Raysal wasaare ku-xigeenka JFS, Jibriil Cabdirashiid, sida uu qoray wargeyska Standard ee dalkaasi, waxa Xildhibaan Jibriil lagu qabsaday sida uu ku heley baasaboorka Kenya oo uu ku safrayey, wuxuuna diidey in uu bixiyo isaga oo sheegey in keliya maxkamad ka wareejin karto oo u dhashay dalkaas. Saacado la hayey ka dib waxa loo celiyey caasimadda Muqdisho, Mr.Jibriil oo ah xildhibaan, Rayal wasaare ku-xigeen & hoggaamiyihii KGM ee Koonfurgalbeeed. Mas'uuliyiinta Soomaalida oo badi sita dhalashada dalal kale ayaa marar badan su'aal la geliyaa dalka ay daacadda u yihiin.
225
12
Rag iyo dumar waxaan idinku casuumayaa inaad soodaawataan muuqaalkaan waxwayn buu kaabadalayaa gaar ahaan dumarka iyo rag ujanjeera reer galbeedka qurmay fikirkooda https://www.facebook.com/reel/2104026497125191/?app=fbl
79
13
3 sano ayuu kuxukumay xasan shiikh gabadhaas yartaa kaliya hadal daqiiqad kayar oo ay tiri kaas oo xanuujiyay beerkiisa waana
3 sano ayuu kuxukumay xasan shiikh gabadhaas yartaa kaliya hadal daqiiqad kayar oo ay tiri kaas oo xanuujiyay beerkiisa waana run qaraar gabar naaska nuugta ayaa ujoogta naxariis daranaa dulmigaas ka aamusi waynay bal soo arag muuqaalkaas 👇👇 https://www.facebook.com/reel/886817107145049/?app=fbl
93
14
Xamar iyo garoowe maxaa kala haysta👇👇 https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1438597261644953/?app=fbl
Xamar iyo garoowe maxaa kala haysta👇👇 https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1438597261644953/?app=fbl
89
15
Xogta maxaa keenay weerarada safka balaaran ee YUhudu kuqadayso turkiga 👇👇👇raac linkiga https://www.facebook.com/100064840
Xogta maxaa keenay weerarada safka balaaran ee YUhudu kuqadayso turkiga 👇👇👇raac linkiga https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid02zyPHiPMsVXCVf9WLPeJPtyZqKqtPP792Y28q4eYEdrkRDfLWwt6DxEbFTkp6bGW9l/
98
16
Puntland askari walaalkiis madax xabad asagoo difaacaya puntland oo federalku kuso dulay 👇👇👇👇 https://www.facebook.com/re
Puntland askari walaalkiis madax xabad asagoo difaacaya puntland oo federalku kuso dulay 👇👇👇👇 https://www.facebook.com/reel/3112450762279539/?app=fbl
100
17
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid02D18NBWhivGVKqPM4jXAWSkuhdFNQntDf9gFc8JvCRw7zNnycUwgGLs8U1oYZbgk7l/ Dhaw
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid02D18NBWhivGVKqPM4jXAWSkuhdFNQntDf9gFc8JvCRw7zNnycUwgGLs8U1oYZbgk7l/ Dhawaaq aan dhaga uroonayn
137
18
https://www.facebook.com/reel/1241113091378675/?app=fbl Magaaladaan waa mucjiso dadka kunool 1777 bay noolyihiin aaway caqligii 👇
148
19
Dhalinyaro kakaca fadhiga fariintaan nala gudbiya si codkeenu ugaaro kuwa dalkeena sidaan yeelaya linkigaas raac oo share gar
Dhalinyaro kakaca fadhiga fariintaan nala gudbiya si codkeenu ugaaro kuwa dalkeena sidaan yeelaya linkigaas raac oo share garee si fariinto ugaarto meel kore https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid0rZykYvgNQypRe82D4TpaMqYBHH2PS71LuALZXXvmJ22PzEa6bw1cPNu5BikobkGGl/
160
20
Netenyaahu oo ka dhinac hadlaya Cirro: "In aad Quddus ka furato safaarad waa aqoonsiga caasimadenna qadiimiga ah.. Quddus wax
Netenyaahu oo ka dhinac hadlaya Cirro: "In aad Quddus ka furato safaarad waa aqoonsiga caasimadenna qadiimiga ah.. Quddus waxay ahayd caasimadda YH ilaa Daa'uud [Nebi Daa'uud CS]."
304