es
Feedback
Kalkaal channel

Kalkaal channel

Ir al canal en Telegram

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

Mostrar más
3 460
Suscriptores
-424 horas
-197 días
-8530 días

Carga de datos en curso...

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
oct '26
octubre '26
+7
en 0 canales
septiembre '26
+4
en 0 canales
Get PRO
agosto '26
+69
en 0 canales
Get PRO
julio '26
+22
en 0 canales
Get PRO
junio '260
en 0 canales
Get PRO
mayo '26
+7
en 0 canales
Get PRO
abril '26
+4
en 0 canales
Get PRO
marzo '26
+3
en 0 canales
Get PRO
febrero '26
+2
en 0 canales
Get PRO
enero '26
+3
en 0 canales
Get PRO
diciembre '25
+5
en 0 canales
Get PRO
noviembre '25
+7
en 0 canales
Get PRO
octubre '25
+8
en 0 canales
Get PRO
septiembre '25
+10
en 0 canales
Get PRO
agosto '25
+23
en 0 canales
Get PRO
julio '25
+14
en 0 canales
Get PRO
junio '25
+9
en 0 canales
Get PRO
mayo '25
+6
en 0 canales
Get PRO
abril '25
+2
en 0 canales
Get PRO
marzo '25
+12
en 0 canales
Get PRO
febrero '25
+626
en 0 canales
Get PRO
enero '25
+7
en 0 canales
Get PRO
diciembre '24
+11
en 0 canales
Get PRO
noviembre '24
+30
en 0 canales
Get PRO
octubre '24
+34
en 0 canales
Get PRO
septiembre '24
+48
en 0 canales
Get PRO
agosto '24
+28
en 1 canales
Get PRO
julio '24
+104
en 0 canales
Get PRO
junio '24
+81
en 0 canales
Get PRO
mayo '24
+23
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+50
en 0 canales
Get PRO
marzo '24
+1 252
en 0 canales
Get PRO
febrero '24
+5 458
en 0 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
06 octubre0
05 octubre0
04 octubre+1
03 octubre+1
02 octubre+4
01 octubre+1
Publicaciones del Canal
Don't be affected by criticism. Positive or negative, take them in your stride. Know that the level of criticism rises with your worth.

2
Halkaam kuma baahino qabyaalad ,xumaan ,nacayb iyo akhlaaq xumo waxaan kubaahinaa diin ,dhiirigalim ,samafal ,isku tiirsanaan iyo uducaynta kuwa maalinkaas aan uragno inay ubaahanyihin duca dhaba dhamanten baaba ubahane way heleen ducada dhooshayna kaqosleen waayo waxaa uduceeyay walaal kamaqan kuwa kale waan baahinay baahin yadooda way heleen garab istaag dhooshayna kaqosleen kuwa kale waxaan utilmaamnay wadada guusha iyo janada oo ah in masaajida lataageero way kusadaqysteen maalkooda ayaana kubulalay akoomadii akhirana way ubuuxsameen kuwa xun boos guma banaana madashaan 👇 Idinkama rabno magac ,maal iyo amaan waxaan rabno waa inta kor aan kusoo xusnay fariin 👇hadhaafin masaajid ,qof baahan iyo qof duca raba oo aan halkaan kubaahino hiilkaagu wuxuu caawinayaa walaalkaa ✔️
1
3
Sin texto...
112
4
Halkaam kuma baahino qabyaalad ,xumaan ,nacayb iyo akhlaaq xumo waxaan kubaahinaa diin ,dhiirigalim ,samafal ,isku tiirsanaan iyo uducaynta kuwa maalinkaas aan uragno inay ubaahanyihin duca dhaba dhamanten baaba ubahane way heleen ducada dhooshayna kaqosleen waayo waxaa uduceeyay walaal kamaqan kuwa kale waan baahinay baahin yadooda way heleen garab istaag dhooshayna kaqosleen kuwa kale waxaan utilmaamnay wadada guusha iyo janada oo ah in masaajida lataageero way kusadaqysteen maalkooda ayaana kubulalay akoomadii akhirana way ubuuxsameen kuwa xun boos guma banaana madashaan 👇 Idinkama rabno magac ,maal iyo amaan waxaan rabno waa inta kor aan kusoo xusnay fariin 👇hadhaafin masaajid ,qof baahan iyo qof duca raba oo aan halkaan kubaahino hiilkaagu wuxuu caawinayaa walaalkaa ✔️
229
5
Referalka Jigjiga waxaa la dhigay hooyada dhashay Daaci Mukhtar. Hooyada ayaa qaybta xaaladaha degdega la dhigay. Mukhtar, wu
Referalka Jigjiga waxaa la dhigay hooyada dhashay Daaci Mukhtar. Hooyada ayaa qaybta xaaladaha degdega la dhigay. Mukhtar, wuxuu hooyadii oo xanunsan la soo maray Laascanod, Muqdisho, Wardheer, AdisAbaba, Masar iyo Jigjiga. Sannadadan wuxuu kula jiray dhakhtar. Mukhtaar, ayaa ciwaan-kiisa Tiktok oo 2 Milyan ku taxnayd ku wareejiyay Suldanka 5 Soomaliyed- kadidb markii ciwaankisii hore ka xidhmay. Wuxuu sheegay in uu xoogga saarayo xannunka hooyadii kaliya. Xalay intii aan la geyn Cusbitalka ayaan ismaqalnay oo uu iiga sheekeyay xanuunkeeda. U soo duceeya; ducada kumanaanka qof ee halkan ku taxan wax wayn ayay tari kartaa.
218
6
Akoonka 402600 #Sadaqada kudaweeya kuwiina xanuunsan waa hadalkii mebiga mana sheego been dheeldheelna uma hadlo 0.25 ama 0.5
Akoonka 402600 #Sadaqada kudaweeya kuwiina xanuunsan waa hadalkii mebiga mana sheego been dheeldheelna uma hadlo 0.25 ama 0.5 ama 5 dolar ama 100 aad sadaqaysato toos ayay ugalaysaa akoonkaaga aakhiro maalin ayaan kucalaacalaynaa ala maxaan ubadsan waynay maalinkaas maa n in badan sadaqaysto waayo xoogaagii ayaa noqon buuro markaad isleedahay maan badsado maalinkaas 402600 magaca kuso baxaya masjidka imamu shafici
181
7
Akoonka 402600 #Sadaqada kudaweeya kuwiina xanuunsan waa hadalkii mebiga mana sheego been dheeldheelna uma hadlo 0.25 ama 0.5 ama 5 dolar ama 100 aad sadaqaysato toos ayay ugalaysaa akoonkaaga aakhiro maalin ayaan kucalaacalaynaa ala maxaan ubadsan waynay maalinkaas maa n in badan sadaqaysto waayo xoogaagii ayaa noqon buuro markaad isleedahay maan badsado maalinkaas 402600 magaca kuso baxaya masjidka imamu shafici
1
8
Sin texto...
197
9
"Waa Xaafidul Quraan, Daawadii Kansarka Lacag Loo Waayay." Faadumo, waa gabadh da'da 19 sanno jirta. Bilo kahor ayay ku xanunsatay Magaalada Buuhodle oo ay ka soo jeedo. Lacagyar oo la soo amaahday ayaa lagu soo qaaday. Cunnaha ayuu Kansar kaga dhacay oo Neefta ayaa dhibaysa. Markastana Nabarka ku faafaya. AdisAbaba ayaa lagu baadhay. Bil kahor ayaa loo qoray daawo Kansar iyo in la geeyo xarrunta Kansarka ee lagu dabiibi lahaa. Lacag lagu geeyo ayaa la waayay. Bishii hore Huteelka waa laga bixiyay. Hadana bil dhan ayaa lagu leeyahay lacagtii Huteelka. Hooyaded laba carur ah ayay korisaa. Gabadhani waa xaafidul Quraan 4 jeer Quraanka dhamaysay. Qofka noocasa caawa Daawo iyo Huteel wax loo siiyo looma hayo. Qofkastaw waxaad hayso dir. Daynta iyo daawadaba caawa halla buuxiyo. 50 Bir xitaa hadaad dirto waxbu noqon marka laysku dardaro. Lambarka hooyaded: 0999916166 Magaca: Kinsi Maxamed Cali. Lambarka hooyaded Whatsapp: +252905231864 Qofkastow qoraalkan u faafiya, intaasba waa gurmad. Tusa dad wax la baxa.
185
10
Waxaan codsanayaa ducadiina waxaan leeyahay muraad qofkii uduceeya walaalkiis malaaigtaa uducaysa oo aan lasoo celin ducadeeda iisoo duceeya inuu isiyo muraadkayga الله. "Fariintaas waxay idiinka timid walaalkiin ee aan uwada ducayno " faataxada umaro iyo ikhlaaska
184
11
Golis : 339493 E_dahab : 710020 Nebi muxamed " Sadaqada kudaaweeya kuwiina xanuunsan " saaxiibayaal nebigu waxa uu sheego waa
Golis         : 339493 E_dahab   : 710020 Nebi muxamed " Sadaqada kudaaweeya kuwiina xanuunsan " saaxiibayaal nebigu waxa uu sheego waa dhab waana xaqiiq kusadaqaysta masaajidkaan maalkiina waxaana kuuso baxaya masjidka 0.5 ama 1 dolar ama 2 dolar ama 100 ama 1,000 qofba awoodiisa anaga ayaana bilaabayna oo dirayna khaykana bilaabayna wakukaas 👇ogow maalkaaga waxaad kuleedahay waxad kacunto iyo waxd kaxirato wana waxyar intas waana aduuunka waxaa kaloo kuleedahay oo muhiima waxaad kasadaqaysato oo dhibaatooyin lagaaga xijabayo sadaqo yaraysi maleh . Golis         : 339493 E_dahab   : 710020
241
12
Golis : 5296191 Liibaan waa fariid baalashle ah waana 9 jir wajigiisa kamuuqato karti iyo dadaal agtiisa mataal tuugsi iyo ga
Golis : 5296191 Liibaan waa fariid baalashle ah waana 9 jir wajigiisa kamuuqato karti iyo dadaal agtiisa mataal tuugsi iyo gacan hoorsi mana oga inaan qorayno qoraalkaan iyo nambarkiisa qofwaba haku taageero wax qalbigiisa kasoo go'ay oo sadaqo ah 0.5 ama 1 dolar ama 10 dolar awoodaada waan kahelay dadaalkiisa waxwayn bay ugoynaysaa intaas yar adiguse ma ogid yacni badankeen . Qof in video laga duubo oo lasiiyo waxyar muqalkuna jiridoono kamanaan sano sidaan aya kafiican Liiban Abdinasir baa ugu qoran : 5296191
24
13
Golis : 339493 E_dahab : 710020 Nebi muxamed " Sadaqada kudaaweeya kuwina xanunsan " saaxiibayaal nebigu waxa uu sheego waa d
Golis         : 339493 E_dahab   : 710020 Nebi muxamed " Sadaqada kudaaweeya kuwina xanunsan " saaxiibayaal nebigu waxa uu sheego waa dhab waana xaqiiq kusadaqaysta masaajidkaan maalkiina 0.5 ama 1 dolar ama 2 dolar ama 100 ama 1,000 qofba awoodiisa anaga ayaana bilaabayna oo dirayna khaykana bilaabayna wakukaas 👇 Golis         : 339493 E_dahab   : 710020
158
14
“Abti cidna danbi kama gelin, Abti waa xanuunsanahay, Abti waa gaajaysanahay, saakay ayaa cunto iigu dambaysay.” Waa baryadii ugu dambaysay ee Axmed Shire. Isagoo xanuunsan, gaajaysan, aan isdifaaci karin, geeriduna hortaallo ayuu si naxariis leh u baryey kuwii dilayay. Wuxuu magansaday Islaanimo, dadnimo, Soomaalinimo iyo ehelnimo, laakiin midna qalbigooda ma jilcin, ma damqin, baryadiisii ayay duubeen, dabadeedna dileen. Waxaa jira dil aan ku ekaan geerida hal qof iyo murugada ehelkiisa, balse noqda muraayad ummadi isku eegto oo ay ku aragto halka ay damiir ahaan joogto. Dilka Axmed waa muraayaddaas. Waa dil bahalnimo ah, hase ahaatee bahalnimaduse hal maalin kuma dhalato, qori maleeshiyaad oo keliyana laguma arko ee waxaa baraariya marka dilka caadi noqdo, aargoosigu caddaaladda beddelo, arxan-darradu ciqaab la’aan noqoto. Waxay sidoo kale kortaa marka hooyo ooyaysa gurigeeda xoog looga saaro, aabbe waayeel baryadiisa la maqli waayo, carruur saqdhexe qeylo iyo cabsi hurdada looga kiciyo, askari daraysan xiran caruurta dibada loogu tuuro, cagafna lagu hor dumiyo hoygii qoyskooda. Haddii baryadii Axmed qalbigeenna gilgishay, waa inay sidoo kale baryada hooyada, odayga, ilmaha iyo askariga gilgilaan, Damiirku laba qalbi ma laha. Kuwa Axmed dilay iyaga ayaa ka mas’uul ka ah dambiga ay galeen, waana in caddaalada la horkeenaa, laakiin dilkiisu wuxuu nagu bixinayaa inaan eegno cudur ka weyn oo ah damiir la’aanta iyo arxan-darrada ku sii baahaysa siyaasadda, hay’adaha dawladda iyo bulshada. Marka awooddu weydo damiir dabra, sharci xakameeya iyo akhlaaq hagta, arxan-darradu waxay isu beddeshaa caado, naxariistu way dhimataa. Allaha u naxariisto Axmed Shire. Baryadiisii ugu dambaysay yaanay noqon oo keliya wax aan maanta ka murugoonno ee ha noqoto muraayad aynu isku eegno oo aynu isweydiinno: maxaa damiirkeennii ku dhacay?
463
15
Sin texto...
366
16
"Lacagtii Daawada Kansarka Ayaa Loo Waayay..: Ilmahan yar oo Laascanod ku dhashay, la soo mariyay Garoowe, Muqdosho iyo Jigji
"Lacagtii Daawada Kansarka Ayaa Loo Waayay..: Ilmahan yar oo Laascanod ku dhashay, la soo mariyay Garoowe, Muqdosho iyo Jigjiga ayaa hada ku go'donsan AdisAbaba. Wajigiisa hilib Kilooyo ah ayaa fuullay. Indhaha mid kamid ah ayuu beellay. Waxaa loo qoray daawo kansar ah oo lix bilood soconaysa. Kun Dolar ayaa ku baxaysa. Siddoo kale in la gubo Kansarka ayaa la rabay. Laaakin lacagtii dawada looma hayo. Isagoo Aabaha wada murugsan oo raadinaya nool lagu celiyo ayaan galabta baajinay. Boqol kun unbaa hada loo helay. Qof walbow wixii karaankaga dir. Ilmahan musaafarka lacag lixdas bilood lagu daweeyo aynu uruurino. Waxyar oo aad dirtay ayaa naftiisa bad-baadin kara. Wiilka waalidkiisa: EBIR: 0959514907 Magaca: Saallax Xaaji Mahdi. Telesom: 4910480 Saalax Xaaji Mahdi Golis: 6824544 Saalax Xaaji Mahdi EVC: +252617496441 Magaca: Axmed Haajir Farintan oo aad faafiso waxba kuma yeellayso, ilamaha yar ayay se naftiisa bad-baadin kartaa. Ha noqon bakhayl, Soomalida gaadhsii.
446
17
Lama eegi karo sida ay noqotay. Waa in dhakhtarka Kansarka ee AdisAbaba la geeyo lagana gubo, daawo loo bilaabo. Waa hawl fud
Lama eegi karo sida ay noqotay. Waa in dhakhtarka Kansarka ee AdisAbaba la geeyo lagana gubo, daawo loo bilaabo. Waa hawl fudud hadii la helo lacagtii. Qoraalka faafiya, si qurba joogta iyo Soomalida kale u gaadho. Qof walbaw si xannunka looga dulqaado waxaad hayso dir. EBIR Lambarka Hooyada. 0949237719 Magaca: Saynaba cabdi sugule Lambarada Dibada. Telesom: 063-8250249 Asma Mohamed Somtel: 065-8250249 Asma Mohamed EVC: +252617496441 Magaca: Axmed Haajir
353
18
"Lix sanno Ayuu Kansar Hayaa, Indhihii midbay Beeshay. Lacag daawana way Wayday. " Hooyo Saynab, waxay ku nooshahay Degamada Cayuun ee DDS. Wajigeeda Nabar Buro ku bilawday ayaa ku fidayay sannadadan. Jigjiga ayay sannad kahor gaadhay. Waxaa loo sheegay in aan wax laga qaban karin oo ay AdisAbaba tagto. Waa lasoo celiyay markii lacag loo waayay. Habeen walba xannun iyo Kiniino ayaa wehel u ah. Waa hooyo 3 Carruur ah u shaqaysan jirtay oo aan hada waxba qabsan karin. Hooyada oo aan waraysanay waxay tidhi: "Lix sanno kahor ayaa igu dembeysay hurdo si fiican aan uga bogto. Waxaan ahay qof jidhkeedii maalinba in boog noqonayso, hadana awood haynin." Sannadkan 8 qof oo noocan ah ayaan Dhakhtaro geynay. Waa la dawayn karaa. Qof walbaw si xannunka looga dulqaado waxaad hayso dir. EBIR Lambarka Hooyada. 0949237719 Magaca: Saynaba cabdi sugule Lambarada Dibada. Telesom: 063-8250249 Asma Mohamed Somtel: 065-8250249 Asma Mohamed EVC: +252617496441 Magaca: Axmed Haajir In aad u Share gareyso waxay lamid tahay adoo Sadaqo La baxay. Waxaad tusi karta qof caawiya. Intaas ku caawi wallaal.
323
19
Sin texto...
248
20
Dhaqaalaha aad ku tashataa ma aha kaad haysato, ee waa kan adduunku hayo oo dhan, iyo sida aad qaybtaada uga hesho. Adduunku halkii maalin wuxuu kala beddeshaa dhaqaale ka badan: $9.6 trilyan. Adiga dawlad ahaan: Immisa ayaa kugu soo hagaagta? Immisaad weel u tolataa? Immisaad haan iyo haruub aad ku wabaxdo u diyaarsataa? Netherland 1960 dadkeedu wuxuu ka yaraa 10 milyan, wexeyse haruub u tolatay Jarmal, Ingiriis, iyo Faransiis oo ka wada weyn: Dekedda ugu weyn yurub oo 500 milyan u adeegta? Dekedda Rotterdam ayey dhisatay oo 1962-2004 ahayd dekedda adduunka ugu daabulid badan. Airportiga Yurub ugu shaqa badan Schipol. Ciyaarta la isku faham. Singapore ayaa 2005 Dekedda ugu weyn ka qaadday, iyo Airportiga adduunka ugu weyn: Changi Airport, dadkeeduna waa 4 malyan. Waa kululaatay, china ayaa ku fahamtay 2011 Shanghai ayaa Dekedda ugu weyn noqotay ilaa haddana ah. Ciyaartu waa joogto, tartankuna waa furanyahay, kuwa aan aragoodu xayndaabka dhaafi karinna waxba kuma laha, kamana koraan digaagad iyo ukun in ay xadaan oo risiq moodaan, doqoney dabkaa ba’.
414