Zakariye Abdullahi Ali
رفتن به کانال در Telegram
Soo dhowow waxaan halkan idinkula wadaagi doonaa mowduucyo Ganacsi oo faa’ido iyo waxtar u leh bulshadeena.
نمایش بیشتر5 312
مشترکین
-124 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
-1930 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
سپتامبر '26
سپتامبر '26
+9
در 0 کانالها
اوت '26
+75
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '26
+72
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '26
+62
در 0 کانالها
Get PRO
مه '26
+107
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '26
+85
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '26
+115
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '26
+253
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '26
+72
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '25
+94
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '25
+113
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '25
+68
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '25
+94
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '25
+107
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '25
+103
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '25
+139
در 0 کانالها
Get PRO
مه '25
+343
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '25
+523
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '25
+89
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '25
+84
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '25
+118
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '24
+132
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '24
+147
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+98
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '24
+228
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '24
+162
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '24
+96
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '24
+96
در 0 کانالها
Get PRO
مه '24
+76
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '24
+178
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '24
+96
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '24
+2 793
در 0 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 06 سپتامبر | +2 | |||
| 05 سپتامبر | 0 | |||
| 04 سپتامبر | +2 | |||
| 03 سپتامبر | 0 | |||
| 02 سپتامبر | +4 | |||
| 01 سپتامبر | +1 |
پستهای کانال
SIDEE U HIRGELIN KARTAA MASHRUUC SOO SAARA CALAFKA XOOLAHA - Livestock Fodder Business
Waxaa Muuqaalkan idinkula wadaagaya Qisada Muuse waa nin dhalinyaro oo Qurbaha kasoo laabtay kaas oo Beeray Calafka Xoolaha ee Marka la gooyo Dib usoo baxa kaas oo Boqolaal Jawaan Bishii uu beertiisa ka gado! Mashruucan ayaa Fursd Deegaano ka badan oo Xoolaha iyo Deegaankuba u baahanyihiin sidee loo Bilaabi karaa ka daawo Muuqaalkan.
https://youtu.be/DK5JdBwPvHA?is=mzNqPpbBeJ0n_rzG
| 2 | Hal Guri-Beereed iyo 1000 Geed Yaanyo ah
Halkan waxaad ku aragtaan Greenhouse Cabirkiisu yahay 8x24 192sqm. Kaas oo Shirkadda Somleaf Agri Service uga dhistay mid kamid Macaamiisheeda Qurbaha ku sugan.
Beerta waxaa Farm Manager ka ah Agronomist Kenyan ah oo macmiilka korka uga maamula dhowaan waxaa lagu beeray 1000 Geed Tamaandho ah.
Qofkii U baahan Mashruucannoo kale in Loo dhiso lala Hirgeliyo la xidhiidh Shirkadda Somleaf 👉🏼 ☎️ https://wa.me/252634177698 | 678 |
| 3 | AAYAD QURAANKA KUJIRTA OO NOLOSHAADA OO DHAN KU BEDELI KARTID SI DEG DEG AH!
Walalayaal muuqaalkan waxaan idinku xasuusinaya Qofkasta oo Nolosha Guul ka Raba Aakhiro na Janno Aayad u koobaysa oo Cajiib ah labo Shardi kaliya laga rabo qofkii Sameeya, kaas oo Nolol wanaagsan oo ku ( QANACSANYAHAY ) oo ku heli doono. Waa ayaad Albaab kasta oo Nolol wanaagsan kuu faraysa hadii nolosheena ku dabaqno.
Ila Daawo Eebbe ha ina Waafajiyo kuwii ku camal fala ha inaga yeelo.
https://youtu.be/rRiInJtJVUQ?si=ZsnbaFCAvgm0eexK | 770 |
| 4 | Idaha iyo Riyuhu Maxay ku kala Duwanyihiin?
Muuqaalkan waxaynu ku sharaxaynaa Astaamaha Idaha iyo Riyuhu kula duwan yihii. Dhaqasho ahaan, Ganacsi ahaan iyo Caafimaad ahaanba.
Wuxuu tusaale cad ka siin doonaa qof kasta oo Mustaqbalka Raba inuu bilaabi Dhaqashada Xoolaha ama Mashruuca Xoolaha inuu beertiisa kusoo kordhiyo siduu u kala dooran lahaa labadan nooc ee Riyaha Iyo Idaha.
https://youtu.be/ZX4wErS0k-w?is=cFD23l3Vvn3TJArm | 1 129 |
| 5 | Asxaabta Nairobi Kenya 🇰🇪
Waxaa tiro yar oo kooban oo Buugga Daryeel iyo Daaqsin ee Xoolaha soo Gaadhay maagalada Nairobi. Ka Dalbo WhatsApp kan ☎️👉🏼 https://wa.me/252906082940
Sidoo kale Magaalooyinka kale aad ka heli kartid lambarada hoose ka dalbo
Muqdisho +252616791797
Hargeisa +252634182649
Bosaso +252906082940
Laascaanood +252637985347 | 1 329 |
| 6 | 3 MASHIIN OO GANACSI LAGU BILAABO KARO
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 3 Mashiin oo Beeraha, Xoolaha iyo Magaalada ba Ganacsi looga bilaabi karo, Mashiinadan ayaa Qiimo Jaban Shiinaha looga soo heli karaa.
Halkan ka daawo Tusaalayaasha looga shaqaysan karonoo faahfaahsan.
https://youtu.be/F-EybF3Ztzk?si=IyhPgRUAMWfptuET | 1 448 |
| 7 | 🌿 FURSAD MAALGASHI – DHUL BEEREED IIB AH 🌿
📍 Goobta: Degmada Laascaanood, dhinaca Bari.
🛣️ Wuxuu aad ugu dhow yahay laamiga, taas oo fududaynaysa isu socodka iyo gaadiidka.
💧 Biyaha: Waxaa lagu gaadhaa inta u dhexeysa 18m ilaa 30m, taas oo ka dhigaysa dhul ku habboon beerashada iyo maalgashiga beeraha.
📐 Cabirka Dhulka: 320m × 320m
✅ Ku habboon:
*Noocyada Beeraha
* Xanaanda Xoolaha
💰 Qiimaha: Waa mid macquul ah oo laga wada hadli karo.
📞 Faahfaahin dheeraad ah iyo booqasho goobta, fadlan nala soo xidhiidh: ☎️ Whatsapp 👉🏼 https://wa.me/905528257930 | 1 605 |
| 8 | Soomaali 1.2 Billion Dollars ayay Xoolaha dhoofisay Industry ma isleedahay qayb ka noqo oo share ama qayb ku yeelato 0.001% ha noqotee halkan ka baro Naaxinta Xoolaha https://payhip.com/b/B5bly | 1 243 |
| 9 | Ila Fiiri Fursada Calafka Super Napier!
Kawaran hadaad Beerto Dalag Shaqaale Kooban kaaga baahan, Ciida Beerta markuu la qabsado Biyo Yar isticmaalaya, Cuduro badan aan yeelan, sidoo waxsoosaar badan aad ka helayso oo 7 Sano ka badan kuusoo Go’aya. Dalagaas waa Calafka Xoolaha loo Beero ee Super Napier loo yaqaano, Waa Calafka miisaan ahaan ugu soo waxsoosaarka calafyada la beerto, dhul kooban ayaad ku bilaabi karta adoo qurbaha jooga ama dalkii. Wuxuu ku siinayaaa Calaf aad sii iibin karto (Silage Bags) waxaad usoo gadan kartaa Xoolo Caanaha laga liso dairy Business, waxaad ku bilaabi kartaa naaxinta Xoolaha Livestock fattening, isaga laftirkiisa ayaad abuur Seed ahaan usii iibin kartaa waana mid kamid ah fursada dhaqaale ee Ganacsiga Beeraha ugu muhiimsan aad hirgelin karto. Hadaad u baahantahay Abuurka aama Seedka Calafka Super Napier laga Beero ama Cowska shiidan ee nafaqada sare leh la xidhiidh Somleaf
👉🏼 ☎️ https://wa.me/252634177698 | 1 586 |
| 10 | Ma Doonaysaa inaad Xoolo dhaqato oo dhaqaale ka samayso!
Waxkasta Aas-aaska ayaa laga dhiso waa muhiim halkan ka Baro si cilmiyaysan 5 Qaab ama System oo Xoolaha loo dhaqdo hadii aad Caano ama Hilib ba ka rabto. Waxaan ka arki doontaan Muuqaalo Tusaale oo so fudud idiin fahan siinaya System kasta oo Xoolaha loo dhaqdo.
Daawasho Wacan
La wadaag Qof Livestock Business Kujira ama Xiisaynaya.
https://youtu.be/QvfJPiP_MLE?is=lG_KFcxcJHd9kBDa | 1 132 |
| 11 | Elmi24 Academy 🌾🐄
Xarunta horumarinta Beeraha iyo Xoolaha.:
✅Barashada Beeraha iyo Xoolaha.
✅ ELMI24 AI: Tiknoolajiyadda casriga ah.
✅ 270+ Bandhigyo (Presentations) & Software.
✅ 77+ mini books & Cilmi-baarisyo asbuucle
🌐 www.elmi24.com
📞 0907100001
https://chat.whatsapp.com/BYerHCBwQN6BV0pCOnuKaR?mode=gi_t | 1 052 |
| 12 | MA DOONAYSA INAAD NOQOTO KHABIIR KU TAKHASUSAY BEERAHA IYO XOOLAHA?
Ma tahay arday, beeraley, ganacsade ama maalgashade doonaya inuu horumariyo aqoonta Beeraha iyo Xoolaha
Elmi24 Academy waxay kuu diyaarisay fursad dahabi ah oo aad ku baran karto cilmiga Beeraha iyo Xoolaha adigoo jooga gurigaaga, wakhti kasta iyo meel kasta!
Maxaad Ka Helaysaa Elmi24 Academy?
Waxaan kuu diyaarinay manhaj casri ah oo dhameystiran si aad u hesho aqoon tayo sare leh:
✅ 140 Cashar oo Muuqaal ah
Baro farsamooyinka casriga ah ee Beeraha iyo Xoolaha adigoo daawanaya casharro si xirfad leh loo diyaariyey.
✅ 270 Presentation oo Casri ah
Bandhigyo si fudud loo fahmi karo oo kaa caawinaya fahamka casharrada iyo xirfadaha muhiimka ah.
✅ 77+ Buug oo Dijitaal ah
Maktabad aqooneed oo ka kooban buugaag muhiim u ah Beeraha iyo Xoolaha.
✅ Elmi24 AI
Kaaliyahaaga aqooneed ee gaarka ah!
Weydii su’aal kasta oo ku saabsan Beeraha iyo Xoolaha kana hel jawaabo iyo talooyin degdeg ah wakhti kasta.
✅ La-talin iyo Taageero Joogto ah
Waxaan ku siinaynaa hagid iyo taageero joogto ah si aad u gaarto guul dhab ah.
Ha Moogaan Fursaddan Qiimaha Badan
Bilow maanta safarkaaga aqooneed kobci xirfadahaaga kana mid noqo dadka hormuudka u ah waxsoo saarka Beeraha iyo Xoolaha.
“Aqoon la’aan waa iftiin la’aan kororso aqoontaada horumari mustaqbalkaaga.
kala Soo Xiriir
Telefoonada hoos ku qoran
Golis :0907100001 Hormuud:0610292266
Website: www.elmi24.com
Facebook: Elmi24 Academy Facebook
Elmi24 Academy
Kobci Aqoontaada Horumari Wax-soo-saarkaaga! | 965 |
| 13 | Beertaada Biyo la Hubo u Baadh
Ma u baahantahay intaad beertaada Ceel qodin inaad hesho xog iyo Sahmin sugan oo Ceelka Beertaada ah, Sida Goobta laga qodayo, Dhererka Biyaha kagu gaadhayo, Tayada Biyaha iyo xogo kale oo muhiim ah. Shirkadda Adeega Beeraha Somleaf Agri Service waxay kuu haysaa adeegan fadlan nagala soo xidhiidh lambarada hoose
☎️ Whatsapp 👉🏼https://wa.me/252634177698 | 904 |
| 14 | La-talin Toos ah oo uu Bixinayo Dr. Cabdulmajiid @diirsheduwe
Muddo 4 maalmood ah, Dr. Cabdulmajiid Diirshe Duwe wuxuu ku sugan yahay Xafiiska Somleaf ee Hargeisa, halkaas oo uu ku bixinayo la-talin fool-ka-fool ah oo ku saabsan Xoolaha iyo Beerista Calafka Xoolaha.
Haddii aad rabto talo ku saabsan caafimaadka xoolaha, quudintooda, calafka Xoolaha (Fodder), ama sidii aad u horumarin lahayd mashruucaaga xoolaha, hadda waxaad kula kulmi kartaa Xafiiska Somleaf kaas oo tiro kooban latalinta maalintii la qaadan doono.
Booskaaga hore u sii qabsado.
📍 Goobta: Xafiiska Somleaf Hargeisa Sagal Jet area Togdheer Road
📞 063 417 7698
🌐 Somleaf 👉🏼 ☎️ https://wa.me/252634177698 | 1 123 |
| 15 | https://diirshe.somleaf.com/ | 1 127 |
| 16 | Dhul Hal Hektar 5 Mashruuc ka Bilow!
Aduunka marka la maalgashanayo Beeraha gaar ahaan qofku rabo inuu dhaqaale ka sameeyo, waxaa lagu bilaaba Mashruuc Beer Isku dhafan, (Integrated Farm) taas oo ka caawinaysa inuu dhaqaale Dhul Kooban kasoo saaro Badeecado kala duwan oo iskaba.
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya sida Dhul hal Hektar looga hirgelin lahaa Mashruuc 5 Qaybood ah oo Beeraha iyo Xoolaha isugu jira looga bilaabi lahaa.
📖 https://sale.somleaf.com/ | 1 352 |
| 17 | Dhul Hal Hektar 5 Mashruuc ka Bilow!
Aduunka marka la maalgashanayo Beeraha gaar ahaan qofku rabo inuu dhaqaale ka sameeyo waxaa lagu bilaaba Mashruuc Beer Isku dhafan, (Integrated Farm) taas oo ka caawinaysa inuu dhaqaale Dhul Kooban Badeecado kala duwan oo iskaba laga soo saaro. Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya sida Dhul hal Hektar looga hirgelin galahaa Mashruuc 5 Qaybood oo Beeraha iyo Xoolaha isugu jira looga bilaabi lahaa.
https://youtu.be/G38J7Iws9sU?is=XpQn7OMwKMiLPU_n | 1 170 |
| 18 | MAKIINADA SALIIDA OO ISBUUCAN HARGEISA SOO GAADHAY ( Dalab Macmiil )
Waxaa jirta Fursad inoo dhow Aduunka waxaa dalkasta lagu iibiyaa si gaar ah Saliida Ethiopian Balckseed Xabatu Sowdada asal ahaan kasoo jeeda Itoobiya, waa saliid Kulul oo waxtar badan si gaar ah aduunka Qiimo uga leh. Hadaba dadkeenu waxay uga faa’idaysan karaan Mashiinkan oo kale ee Midhaha Saliida ka tuujiya inay usoo gataan Caalamka u iib geeyaan maadaama Midhaha Xaabuusada Itoobiya inoo dhowdahay.
Makiinadan waxaan Turkiga uga keenay macmiil Reer Hargeisa ah oo Shirkad Saliidaha Dabiiciga wareejinta Wholesale hirgelin doona. Saacadiii 80 Kiilo Ayay Process garayn kartaa.
Kasoo Dalbo Lambarkan 👉🏼☎️https://wa.me/905528257930 | 1 551 |
| 19 | MASHIIN GANACSIYO YAR YAR KU BILAABI KARTAAN - Tusaale daawo
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa Mashiin aad Guriga iyo Banaanka mashruuc Ganacsi aad ku bilaabi kartaan. Anoo Tusaale idinkula wadaagayaa Mashiin muuqaalkan
Daawasho wacan.
https://youtu.be/sIwZWyGS89Y?si=aL_WXGfc6pD_Hau7 | 1 102 |
| 20 | Badhan Sanaag iyo Beeraha Casriga ah Greenhouse farming
Waxaa Bilo Kahor Shirkadda Adeega Beeraha Somleaf Agri Service ka Hirgelisay magaalada Badhan, Mashruuc Guri-Beereed labo Xabo ah. Kuwaas oo Qudaarta kasoo baxda si joogta ah hada loo Geeyo Magaalada Badhan. Yaanyada Mashruucan Laga soo guro ayaa Kiilada 0.9$ laga siiyaa Magaalada Badhan sida Mulkiilaha Mashruucu nala wadaagay. Halkan ka Daawo Warbixinta iyo Adeegyada aan u qabanay Mashruucan inta Geed lagu beeray Qiimaha lagu dhisi iwm.
Kasoo Dalbo Mashaariicda Greenhouse Lambarka Somleaf Agri Service 👉🏼 ☎️ https://wa.me/252634177698 | 1 193 |
