Zakariye Abdullahi Ali
Soo dhowow waxaan halkan idinkula wadaagi doonaa mowduucyo Ganacsi oo faa’ido iyo waxtar u leh bulshadeena.
إظهار المزيد- المشتركون
- التغطية البريدية
- ER - نسبة المشاركة
جاري تحميل البيانات...
جاري تحميل البيانات...
Waxaan halkan idinkula wadaagaya Qiso Cajiib nin Jidhka oo dhan Naafo ah ka oo kaliya madaxu ha shaqaynayo hadana Noqday Qoraa Jaamici Lawyer iyo waxyaabo kaloo badan. Ninkan dhamaan caqabadaha haystay waa la gudbay ismana dhiibin waana mid tusaale u ah bulshadeena badi oo caqabadaha xalin fursado badana ku dhaafaan!
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya adhi laga dhoofiyay Berbera iyo Guud ahaan xoolaha Soomaalida qiimaha lagu kala gadanayo Ciidul adxaha ama Carafada Xajka! Waa fursad guud ahaan Ganacsiga xoolaha oo markasta inoo furan iyo qaabka uga faaidaysan karno. #livestock #agribusiness
Muuqaalkan waxaan warbixin idiinka siinayaa Hab aad Guryihiina ama dhul kooban wax ugu beeran kartaan idinkoo ciid u baahnayn biyo yar na isticmaalaya.
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 3 Mashruuc oo Suuqa Soomaalida lacag fiican ku leh caqabado kajiraan balse fursad Dhaqaale oo fiicana leh. Daawasho wacan
Muuqaalkan waxaynu ku sharixi doonaa mashruuc Greenhouse 8x15 cabirkiisu yahay oo 7.5 Ton oo Qudaar ah soo saari kara. Mashaariicda Guri-Beereed waa kuwa ugu qiimo jaban dhaqaale badana usoo celin kara!
Muuqaalkan waxaan warbixin idanka siinayaa Bacaha Qarbad ka ee ladhigo Dhaamamka iyo Baliyada biyaha lagu kaydiyo.
5 Qalab oo lagu bilaabi karo wershad dhowr kun oo Saambuus maalintii lagu soo saari karo waana fursad magaalooyin badan ka banaan.
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya badeecadaha Cheese ta iyo Yogurt oo dalka dibadiisa laga keeno qaabkii dalkeena looga hirgelin lahaa 2 Kiilo Cheese 50 Doolar waa ka badantahay dalka gudihiisa qaabkan u bilow mashruucan.
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 5 nooc oo kamid ah Kuwa Beeraha iyo Xoolaha oo aad bilaabi kartaan. Agribusiness waa mid kamid Ganacsiyada maalqabeenada aduunka hada u maalgashanayaan faa’ido badana laga helo.
تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.