cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingΒ», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Zakariye Abdullahi Ali

Soo dhowow waxaan halkan idinkula wadaagi doonaa mowduucyo Ganacsi oo faa’ido iyo waxtar u leh bulshadeena.

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
3 088
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
+177 kunlar
+6730 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

XALI CAQABAD KASTA OO KU HAYSATA! Qisada Pual Alexander oo ah nin Jidhka oo dhan Naafo ah marka madaxa laga reebo balse Noloshiisa noqday Lawyer, Jaamici, Qoraa Artist iyo Qaar kaloo badan. Walow Caqabado kahor yimaadeen hadana nolosha isma dhiibin daawo oo aan ka barano in nolosha caqabadaha la xaliyo aana la is dhiibin ilaa Guusha https://youtu.be/2Aej9Ri5j6g?si=pfUuwqKYRnsGkiQj
Hammasini ko'rsatish...
WELIGAA HA IS DHIIBIN CAQABAD-KASTA KU HAYSTA! Daawo Qisada ninkan

Waxaan halkan idinkula wadaagaya Qiso Cajiib nin Jidhka oo dhan Naafo ah ka oo kaliya madaxu ha shaqaynayo hadana Noqday Qoraa Jaamici Lawyer iyo waxyaabo kaloo badan. Ninkan dhamaan caqabadaha haystay waa la gudbay ismana dhiibin waana mid tusaale u ah bulshadeena badi oo caqabadaha xalin fursado badana ku dhaafaan!

πŸ‘ 4❀ 2
Ila Daawo Xoolihii Carafada Sucuudiga loo dhoofiyay Waxaan muuqaalkan idinkula wadaagaya sida uga faa’idaysan karno fursada ugu wayn dhaqaale dalkeena kajirta taas oo ah dhoofinta xoolaha! https://youtu.be/td_eUrXiSjk?si=b_rwKUtkPaQWtJ08
Hammasini ko'rsatish...
DAAWO QIIMAHA XOOLAHA CIIDA CARAFO SACUUDIGA LA SIINAYO 😱

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya adhi laga dhoofiyay Berbera iyo Guud ahaan xoolaha Soomaalida qiimaha lagu kala gadanayo Ciidul adxaha ama Carafada Xajka! Waa fursad guud ahaan Ganacsiga xoolaha oo markasta inoo furan iyo qaabka uga faaidaysan karno. #livestock #agribusiness

πŸ‘ 5❀ 2
HAB DHUL KOOBAN IYO BIYO YAR WAX LOOGU BEERI KARO Muuqaalkan waxaan warbixin idinkula wadagaya habka Beerashada Hydroponic oo faa’idooyin badan leh. https://youtu.be/KcJ_KYUYdlU?si=DNKP_LHq9I6pNByI
Hammasini ko'rsatish...
BEERASHADA CASRIGA EE HYDROPONIC-GA invest in Hydroponic farming

Muuqaalkan waxaan warbixin idiinka siinayaa Hab aad Guryihiina ama dhul kooban wax ugu beeran kartaan idinkoo ciid u baahnayn biyo yar na isticmaalaya.

❀ 5πŸ‘ 2
3 SECTOR AMA QAYB OO DHQAALE FIICAN LAGA SAMAYN KARO GANACSI LAGA BILAABI KARO! Muuqaalkan waxaan idinkula wadagayaa 3 Mashruuc oo lacag fiican laga qaban karo hadii xal loo sameeyo! https://youtu.be/epJWrroXvSw?si=gWKnDMIRNfLwv2_f
Hammasini ko'rsatish...
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 3 Mashruuc oo Suuqa Soomaalida lacag fiican ku leh caqabado kajiraan balse fursad Dhaqaale oo fiicana leh. Daawasho wacan

πŸ‘ 4❀ 3
MASHRUUC GREENHOUSE QIIMO JABAN OO 7 Ton QUDAAR AH SOO SAARAYA - MAALGASHI WANAAGSAN https://youtu.be/2SLaviOMx9U?si=uA2HycE1n9s9FEDc
Hammasini ko'rsatish...
GREENHOUSE LABO IPHONE KA QIIMO JABAN 600 GEED QAADA

Muuqaalkan waxaynu ku sharixi doonaa mashruuc Greenhouse 8x15 cabirkiisu yahay oo 7.5 Ton oo Qudaar ah soo saari kara. Mashaariicda Guri-Beereed waa kuwa ugu qiimo jaban dhaqaale badana usoo celin kara!

πŸ‘ 5❀ 4
Qaabka loo hirgeliyo Bacda Qarbad Dhaamka ee Biyaha lagu kaydiyo Muuqaalkan waxaan xog idinka siinayaa Qaabka Biyaha looga faaidaysan karo Beeraha , Xoolaha iyo ganacsi ahaanba loogu kaydsan karo iyo Qalabka loo baahanyahay https://youtu.be/hIlU5tnwA-k?feature=shared
Hammasini ko'rsatish...
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN

Muuqaalkan waxaan warbixin idanka siinayaa Bacaha Qarbad ka ee ladhigo Dhaamamka iyo Baliyada biyaha lagu kaydiyo.

πŸ‘ 4❀ 2
WARSHADA SAAMBUUSKA IYO QALABKA LAGU BILAABI KARO Waxaan muuqaalkan idinkula wadaagaya qaabkaas u bilaabi kartaan wershad hal qof ku shaqayn karo oo kumanaan saambuus ah oo saari karta Tusaale 2000x02= $400 maalintii 2 kun Sambus lagu wareejiyo 0.2 lacagtaas ayuu soo saari karaa waama labada geli tiro fudud oo la gaadhsii karo. https://youtu.be/b0M8n6Aljsw?si=ChSuvAK2HhjXeBtJ
Hammasini ko'rsatish...
5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Somasa Business

5 Qalab oo lagu bilaabi karo wershad dhowr kun oo Saambuus maalintii lagu soo saari karo waana fursad magaalooyin badan ka banaan.

❀ 7πŸ‘ 3
200 GARAAM OO CHEESE πŸ§€ WAA 5$ Mashruuc kooban oo Cheese ama Yoghurt soo saara wa fursad dalkeena ka banaan oo dhamaan laga soo dhoofiyo dalka dibadiisa sida Sacuudiga Imaaraat iwm. Mashaariicdan ayaa Xoolaha nool iyo 2 Mashiin lagu bilaabi karaa. https://youtu.be/MuGlOIjKNCE?si=OcH9NtHNzuynAW09
Hammasini ko'rsatish...
FURSAD KA BANAAN WADANKA - OPEN THIS BUSINESS

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya badeecadaha Cheese ta iyo Yogurt oo dalka dibadiisa laga keeno qaabkii dalkeena looga hirgelin lahaa 2 Kiilo Cheese 50 Doolar waa ka badantahay dalka gudihiisa qaabkan u bilow mashruucan.

❀ 5πŸ‘ 3πŸ’― 2
Agribusiness waa Ganacsiyada ugu wanaagsan Soomaali maalgashan karto 5 kamid ah oo aad bilaabi kartaan ayana muuqaalkan idinkula wadaagayaa https://youtu.be/xZb68fWftcg?si=q3QHibp3o1eI_3fE
Hammasini ko'rsatish...
5 GANACSI OO BEERAHA IYO XOOLAHA AAD BILAABI KARTID - Agribusiness

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 5 nooc oo kamid ah Kuwa Beeraha iyo Xoolaha oo aad bilaabi kartaan. Agribusiness waa mid kamid Ganacsiyada maalqabeenada aduunka hada u maalgashanayaan faa’ido badana laga helo.

πŸ‘ 6❀ 4πŸ‘Œ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Caafimaadkaaga Gurigaaga ku baadh https://youtu.be/SMPBfCNlNwo?si=o-MuJ1fmB3V1n1aK Muuqaalka todobaadkan waxaan kaga hadalnay ahmiyada qofka u leedahay sanadkiiba mar inuu is baadho si cudurada ku imaan kara uga hortago, hadaba aduunka waxaa kajira wax ladhaho Self Testing Kit oo qofku isaga baadhi karo cudurada sida Gaastariga, Vitamin Yarida Borosteetka, Kelyo xanuunka, Ugxanta dhalmada, Cagaarshowga iyo waxyaabo kaloo badan. Self testing kit badi wadankeena lagama helo aan ka ahayn ka uurka lagu baadho iyo kuwa kooban, inshaAllah muuqaalkan ka daawo faahfaahin. Comment koowaad ku dhufo si muuqaalka u daawatid.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 7❀ 4
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.