fa
Feedback
Somcourse

Somcourse

رفتن به کانال در Telegram

"Rajada Dhalinyarada" ----------------------------- ''MAALIN CUSUB" "XIRFAD CUSUB" "FURSAD CUSUB" 𝗙𝗥𝗘𝗘 𝗠𝗢𝗖𝗞𝗨𝗣𝗦 👉 @mockups252

نمایش بیشتر
7 754
مشترکین
+624 ساعت
-127 روز
-8630 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اوت '26
اوت '26
+41
در 0 کانال‌ها
ژوئیه '26
+24
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+50
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+86
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+19
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+109
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+19
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+23
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+21
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+12
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+33
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+201
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+125
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+14
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+23
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+5
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+6
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+12
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+9
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+5
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+20
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+36
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+95
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+448
در 1 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+125
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+108
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+163
در 3 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+83
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+113
در 1 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+221
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+151
در 1 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+4 252
در 5 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+613
در 2 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+82
در 1 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+82
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+78
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+525
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+295
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+732
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+178
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+152
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+149
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+258
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+252
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+169
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+149
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+457
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '22
+422
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '22
+676
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '22
+759
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '22
+351
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '22
+490
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '22
+332
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '22
+65
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '22
+303
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
27 اوت+1
26 اوت+6
25 اوت+3
24 اوت+1
23 اوت+1
22 اوت+3
21 اوت+1
20 اوت+4
19 اوت+3
18 اوت+3
17 اوت+3
16 اوت+1
15 اوت+5
14 اوت+1
13 اوت0
12 اوت0
11 اوت+1
10 اوت+1
09 اوت0
08 اوت+1
07 اوت0
06 اوت+1
05 اوت0
04 اوت0
03 اوت0
02 اوت+1
01 اوت0
پست‌های کانال
Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.? 𝗗𝗶�
Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.? 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗕𝗼𝗼𝘁𝗰𝗮𝗺𝗽, waa tababar 𝟯 𝘁𝗼𝗱𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱 ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan digital marketing, content creation, content marketing, social media marketing iyo paid advertising. 𝐁𝐨𝐨𝐭𝐜𝐚𝐦𝐩-𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚: Foundation of Digital Marketing and Strategy Content Marketing, Creation and Planning Social Media Marketing and Paid Advertising Waxaa ku hagi doona 3 macallin oo kubaro ah oo inbadan kusoo guda jireen suuqa dijital-ka. Start Date: 13 June 2026 Duration: 3 Weeks Certificate: Yes On Campus Training, Taleh, Som-oil Building, Mogadishu Limited Seats: 20 Students Only Haddii aad rabto inaad dhisto xirfad practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, tani waa fursaddaada. Isdiiwaangeli maanta, Kuraastu way xaddidan tahay. Wa.me/+252614287820

2
Diyaar ma u tahay inaad noqoto 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯? Ku soo biir Somcourse #webinarseries12 oo ciwa
Diyaar ma u tahay inaad noqoto 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯? Ku soo biir Somcourse #webinarseries12 oo ciwaankiisu yahay 𝐓𝐡𝐞 𝐀𝐈-𝐏𝐨𝐰𝐞𝐫𝐞𝐝 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐄𝐧𝐭𝐫𝐞𝐩𝐫𝐞𝐧𝐞𝐮𝐫. Webinar-kaan waxaa diiradda lagu saari doonaa sida 𝗔𝗜 iyo 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹-𝗸𝗮 ay u abuuraan jiil cusub oo ganacsato ah. 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐔 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐍 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐓𝐀𝐀: - Waa maxay Entrepreneurship iyo Digital Entrepreneurship? - Sidee AI loogu adeegsan karaa ganacsiga iyo hal-abuurka? - Sidee AI kaaga caawin karaa inaad fikrad ganacsi dhisto? - Sidee digital skills-ku u abuuraan fursado cusub? - Sidee ayaad u noqon kartaa AI-Powered Digital Entrepreneur? Ku soo biir Group-kaan si aad uga faaideysato. https://chat.whatsapp.com/CNI3gvELoPFICxe14oVRKL
726
3
SAADAALI👇 https://www.facebook.com/share/p/18VrbCST6M/
SAADAALI👇 https://www.facebook.com/share/p/18VrbCST6M/
796
4
CIID WANAAGSAN.
CIID WANAAGSAN.
2 687
5
𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.! 🎯''𝗣𝗿𝗼𝘃𝗲𝗻 𝗦𝘁𝗿𝗮𝘁𝗲𝗴𝗶𝗲𝘀 𝘁𝗼 𝗔𝘁𝘁𝗿𝗮𝗰𝘁 𝗠𝗼𝗿𝗲 𝗖𝗹𝗶𝗲𝗻𝘁𝘀 𝗮𝘀 𝗮 𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁'' Waa Webinar diiradda lagu saari doono: -🔅 Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub -🔅 Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil -🔅 Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha -🔅 Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga -🔅 Diyaarinta xirmooyin adeeg oo nidaamsan -🔅 Hab diyaarinta portfolio si cad u qeexaya adeeggaaga -🔅 Xeeladaha lagu xalliyo diidmada macaamiilka -🔅 Sida loo qoro fariimo cad oo macaamiilka soo jiita -🔅 Xeeladaha loo maro iibka iyo hashiiska -🔅 Dhisidda sumcad kaa dhigi karta freelancer gaar ah -🔅 Hababka lagu ogaado baahiyaha gaarka ee macaamiilka - Iyo....... Webinar-kaan wuxuu gaar u yahay Graphic Designers, Video Editors, Motion Graphics Designers, Photographers, Videographers, Content Creators, Social Media Managers iyo dhammaan xirfadleyda doonaysa inay helaan macaamiil, si xirfadeysanna u iibiyaan adeeggooda, una dhistaan sumacad iyo dakhli joogto ah. 📌Ku soo biir Group-kaan si aad uga faaideysato.👇 https://chat.whatsapp.com/BVhhi0ouuMF57hZCoCco69
1
6
𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaaf
𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.! 🎯''𝗣𝗿𝗼𝘃𝗲𝗻 𝗦𝘁𝗿𝗮𝘁𝗲𝗴𝗶𝗲𝘀 𝘁𝗼 𝗔𝘁𝘁𝗿𝗮𝗰𝘁 𝗠𝗼𝗿𝗲 𝗖𝗹𝗶𝗲𝗻𝘁𝘀 𝗮𝘀 𝗮 𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁'' Waa Webinar diiradda lagu saari doono: -🔅 Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub -🔅 Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil -🔅 Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha -🔅 Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga -🔅 Diyaarinta xirmooyin adeeg ........... Inta ka soo fiiri https://www.facebook.com/share/p/17S36rnYBG/
1 179
7
𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗖𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗢𝗽𝗽𝗼𝗿𝘁𝘂𝗻𝗶𝘁𝗶𝗲𝘀 𝗶𝗻 𝗠𝗼𝗻𝗶𝘁𝗼𝗿𝗶𝗻𝗴 & 𝗘𝘃𝗮𝗹𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 Ma dooneysaa inaad
𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗖𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗢𝗽𝗽𝗼𝗿𝘁𝘂𝗻𝗶𝘁𝗶𝗲𝘀 𝗶𝗻 𝗠𝗼𝗻𝗶𝘁𝗼𝗿𝗶𝗻𝗴 & 𝗘𝘃𝗮𝗹𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 Ma dooneysaa inaad ogaato fursadaha shaqo ee 𝗞𝗼𝗿𝗺𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗰𝗱𝗮 (𝗠&𝗘) iyo sida aad uga faa’iideysan karto? Haddii aad danaynayso inaad bilowdo safarkaaga M&E ama aad rabto faham guud oo ku saabsan kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda, gaar ahaan kuwa horumarinta iyo bani’aadamnimada, webinar-kaan waa kuu muhiim. Daqiiqadahaas kooban waxaa diiradda lagu saari doonaa fahamka M&E iyo sida aad uga faa’iideysan karto fursadaha shaqo ee la xiriira. Webinar-kaan waxa uu kaa caawin doonaa: •- Inaad faham qoto dheer ka hesho doorka M&E ee mashaariicda •- Inaad ogaato fursadaha shaqo ee M&E iyo sida loo helo •- Inaad barato sida loo dhiso xirfadaha lagama maarmaanka ah si aad ugu diyaar garowdo suuqa shaqada. Haddii aad tahay arday, xirfadle bilow ah, ama qof doonaya inuu xirfaddiisa kobciyo...... Ka faaideysato.👇 https://www.facebook.com/share/1DbPTxUpKY/
1 141
8
In Kabadan 1000+ Qoraalada Ciid Wanaagsan-KAALIB-MOCKUPS252.zip
935
9
UMA BAAHNID COMPUTER Ku baro muuqaal hagaajinta mobile kaaga gacanta. 🚀 XOGTA KOORSADA -○ 13 Cutub -○ 61 Cashar -○ 4 Asbuuc
UMA BAAHNID COMPUTER Ku baro muuqaal hagaajinta mobile kaaga gacanta. 🚀 XOGTA KOORSADA -○ 13 Cutub -○ 61 Cashar -○ 4 Asbuuc -○ Imtixaan -○ Shahaado QAAR KAMID AH CASHARADA:👇 ○-Sida loo sameeyo muuqaalo xayeysiin ah ○-Sida loo sameeyo muuqaalo reaction ah ○-Sida loo sameeyo muuqaalada gaagaaban ee social media. ----------------------- Qiimaha Hore 20$❌ Qiimaha Hadda 9$✅ ☎️ISKA DIWAANGELI wa.me/+252614287820
954
10
𝗚𝗮𝗰𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗼 𝘄𝗹𝗹 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗻𝗮𝗮𝘆𝗲👋😁 ............. Koorsooyinkii hore iyo kuwa kaloo cusub
𝗚𝗮𝗰𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗼 𝘄𝗹𝗹 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗻𝗮𝗮𝘆𝗲👋😁 ............. Koorsooyinkii hore iyo kuwa kaloo cusub naga filo sanadka cusub InshaAllah.
661
11
Yaa xallin kara alaabtaan 👋 kooxda safka dambe ayaan la hadlayaa😁
Yaa xallin kara alaabtaan 👋 kooxda safka dambe ayaan la hadlayaa😁
3 072
12
+4
بدون متن...
629
13
𝗠𝗔𝗫𝗔𝗔𝗗 𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗤𝗔𝗔𝗡𝗡𝗔𝗔 𝗫𝗘𝗘𝗥𝗞𝗔 𝟰𝟬/𝟰𝟬/𝟮𝟬 𝗲𝗲 𝗦𝘂𝘂𝗾-𝗴𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮? Haddii aad tahay digital Markete
𝗠𝗔𝗫𝗔𝗔𝗗 𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗤𝗔𝗔𝗡𝗡𝗔𝗔 𝗫𝗘𝗘𝗥𝗞𝗔 𝟰𝟬/𝟰𝟬/𝟮𝟬 𝗲𝗲 𝗦𝘂𝘂𝗾-𝗴𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮? Haddii aad tahay digital Marketer ama aad rajeyneyso inaad hadda kusoo biirto, tani waa mid ka mid ah qawaaniinta ugu muhiimsan, taas oo kaa caawin doonta in ololahaaga xiga uu noqdo mid guuleysta. Inta kasoo akhriso https://www.facebook.com/share/p/16T8KkLiED/
639
14
File ka hoostaan kala deg👇 @Mockups252 #psd
File ka hoostaan kala deg👇 @Mockups252 #psd
1
15
Waa kanaa pdf ka.
1 043
16
Ka faaideyso webinarkeenna xiisaha leh taxanihiisa 9-aad, halkaas oo uu Eng. Abdifatah Ahmed oo ah maamulaha Bastami Agency u
Ka faaideyso webinarkeenna xiisaha leh taxanihiisa 9-aad, halkaas oo uu Eng. Abdifatah Ahmed oo ah maamulaha Bastami Agency uu si qoto dheer noogu hagi doono Barashada Aasaasiga ah ee Digital Marketing. Kulankani wuxuu si gaar ah u jihaynayaa dhallinyarada doonaysa inay fahmaan habka saxda ah ee loo barto Digital Marketing-ka.
1 216
17
𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗟𝗜𝗡.. Waqtigaaga qaaliga ah ee aad na siisay iyo aqoonta aad si hufan noogu faa’iideysay ay
𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗟𝗜𝗡.. Waqtigaaga qaaliga ah ee aad na siisay iyo aqoonta aad si hufan noogu faa’iideysay ayaa mudan qadarin gaar ah. waxaadna nagu reebtay raad waxtar leh. Sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Hubaal Malab iyo Sesan Programme oo qeyb weyn ka ahaa agaasimka barnaamijkaan.
1 059
18
Your First Step into Google Ads Success.pptx
1 136
19
𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚….. 𝗡𝗔𝗙 𝗕𝗔𝗗𝗕𝗔𝗔𝗗𝗜𝗡!
𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚….. 𝗡𝗔𝗙 𝗕𝗔𝗗𝗕𝗔𝗔𝗗𝗜𝗡!
182
20
𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚 𝗡𝗔𝗙 𝗕𝗔𝗗𝗕𝗔𝗔𝗗𝗜𝗡! Alle ka sokoow. waxaa loo baahan yahay dhiig 𝗔- ah isbitalka waa Hodan Hospital Numberka 0615178870
1