es
Feedback
Somcourse

Somcourse

Ir al canal en Telegram

"Rajada Dhalinyarada" ----------------------------- ''MAALIN CUSUB" "XIRFAD CUSUB" "FURSAD CUSUB" 𝗙𝗥𝗘𝗘 𝗠𝗢𝗖𝗞𝗨𝗣𝗦 👉 @mockups252

Mostrar más
8 062
Suscriptores
+124 horas
-107 días
-5130 días

Carga de datos en curso...

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
junio '26
junio '26
+39
en 0 canales
mayo '26
+86
en 0 canales
Get PRO
abril '26
+19
en 0 canales
Get PRO
marzo '26
+109
en 0 canales
Get PRO
febrero '26
+19
en 0 canales
Get PRO
enero '26
+23
en 0 canales
Get PRO
diciembre '25
+21
en 0 canales
Get PRO
noviembre '25
+12
en 0 canales
Get PRO
octubre '25
+33
en 0 canales
Get PRO
septiembre '25
+201
en 0 canales
Get PRO
agosto '25
+125
en 0 canales
Get PRO
julio '25
+14
en 0 canales
Get PRO
junio '25
+23
en 0 canales
Get PRO
mayo '25
+5
en 0 canales
Get PRO
abril '25
+6
en 0 canales
Get PRO
marzo '25
+12
en 0 canales
Get PRO
febrero '25
+9
en 0 canales
Get PRO
enero '25
+5
en 0 canales
Get PRO
diciembre '24
+20
en 0 canales
Get PRO
noviembre '24
+36
en 0 canales
Get PRO
octubre '24
+95
en 0 canales
Get PRO
septiembre '24
+448
en 1 canales
Get PRO
agosto '24
+125
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+108
en 0 canales
Get PRO
junio '24
+163
en 3 canales
Get PRO
mayo '24
+83
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+113
en 1 canales
Get PRO
marzo '24
+250
en 0 canales
Get PRO
febrero '24
+221
en 0 canales
Get PRO
enero '24
+151
en 1 canales
Get PRO
diciembre '23
+4 252
en 5 canales
Get PRO
noviembre '23
+613
en 2 canales
Get PRO
octubre '23
+82
en 1 canales
Get PRO
septiembre '23
+82
en 0 canales
Get PRO
agosto '23
+78
en 0 canales
Get PRO
julio '23
+525
en 0 canales
Get PRO
junio '23
+295
en 0 canales
Get PRO
mayo '23
+732
en 0 canales
Get PRO
abril '23
+178
en 0 canales
Get PRO
marzo '23
+152
en 0 canales
Get PRO
febrero '23
+149
en 0 canales
Get PRO
enero '23
+258
en 0 canales
Get PRO
diciembre '22
+252
en 0 canales
Get PRO
noviembre '22
+169
en 0 canales
Get PRO
octubre '22
+149
en 0 canales
Get PRO
septiembre '22
+457
en 0 canales
Get PRO
agosto '22
+422
en 0 canales
Get PRO
julio '22
+676
en 0 canales
Get PRO
junio '22
+759
en 0 canales
Get PRO
mayo '22
+351
en 0 canales
Get PRO
abril '22
+490
en 0 canales
Get PRO
marzo '22
+332
en 0 canales
Get PRO
febrero '22
+65
en 0 canales
Get PRO
enero '22
+303
en 0 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
13 junio+2
12 junio+4
11 junio+1
10 junio+2
09 junio+2
08 junio+1
07 junio+2
06 junio+6
05 junio+10
04 junio+5
03 junio+3
02 junio0
01 junio+1
Publicaciones del Canal
Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.? 𝗗𝗶�
Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.? 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗕𝗼𝗼𝘁𝗰𝗮𝗺𝗽, waa tababar 𝟯 𝘁𝗼𝗱𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱 ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan digital marketing, content creation, content marketing, social media marketing iyo paid advertising. 𝐁𝐨𝐨𝐭𝐜𝐚𝐦𝐩-𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚: Foundation of Digital Marketing and Strategy Content Marketing, Creation and Planning Social Media Marketing and Paid Advertising Waxaa ku hagi doona 3 macallin oo kubaro ah oo inbadan kusoo guda jireen suuqa dijital-ka. Start Date: 13 June 2026 Duration: 3 Weeks Certificate: Yes On Campus Training, Taleh, Som-oil Building, Mogadishu Limited Seats: 20 Students Only Haddii aad rabto inaad dhisto xirfad practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, tani waa fursaddaada. Isdiiwaangeli maanta, Kuraastu way xaddidan tahay. Wa.me/+252614287820

2
Diyaar ma u tahay inaad noqoto 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯? Ku soo biir Somcourse #webinarseries12 oo ciwa
Diyaar ma u tahay inaad noqoto 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯? Ku soo biir Somcourse #webinarseries12 oo ciwaankiisu yahay 𝐓𝐡𝐞 𝐀𝐈-𝐏𝐨𝐰𝐞𝐫𝐞𝐝 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐄𝐧𝐭𝐫𝐞𝐩𝐫𝐞𝐧𝐞𝐮𝐫. Webinar-kaan waxaa diiradda lagu saari doonaa sida 𝗔𝗜 iyo 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹-𝗸𝗮 ay u abuuraan jiil cusub oo ganacsato ah. 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐔 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐍 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐓𝐀𝐀: - Waa maxay Entrepreneurship iyo Digital Entrepreneurship? - Sidee AI loogu adeegsan karaa ganacsiga iyo hal-abuurka? - Sidee AI kaaga caawin karaa inaad fikrad ganacsi dhisto? - Sidee digital skills-ku u abuuraan fursado cusub? - Sidee ayaad u noqon kartaa AI-Powered Digital Entrepreneur? Ku soo biir Group-kaan si aad uga faaideysato. https://chat.whatsapp.com/CNI3gvELoPFICxe14oVRKL
474
3
SAADAALI👇 https://www.facebook.com/share/p/18VrbCST6M/
SAADAALI👇 https://www.facebook.com/share/p/18VrbCST6M/
648
4
CIID WANAAGSAN.
CIID WANAAGSAN.
2 118
5
𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.! 🎯''𝗣𝗿𝗼𝘃𝗲𝗻 𝗦𝘁𝗿𝗮𝘁𝗲𝗴𝗶𝗲𝘀 𝘁𝗼 𝗔𝘁𝘁𝗿𝗮𝗰𝘁 𝗠𝗼𝗿𝗲 𝗖𝗹𝗶𝗲𝗻𝘁𝘀 𝗮𝘀 𝗮 𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁'' Waa Webinar diiradda lagu saari doono: -🔅 Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub -🔅 Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil -🔅 Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha -🔅 Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga -🔅 Diyaarinta xirmooyin adeeg oo nidaamsan -🔅 Hab diyaarinta portfolio si cad u qeexaya adeeggaaga -🔅 Xeeladaha lagu xalliyo diidmada macaamiilka -🔅 Sida loo qoro fariimo cad oo macaamiilka soo jiita -🔅 Xeeladaha loo maro iibka iyo hashiiska -🔅 Dhisidda sumcad kaa dhigi karta freelancer gaar ah -🔅 Hababka lagu ogaado baahiyaha gaarka ee macaamiilka - Iyo....... Webinar-kaan wuxuu gaar u yahay Graphic Designers, Video Editors, Motion Graphics Designers, Photographers, Videographers, Content Creators, Social Media Managers iyo dhammaan xirfadleyda doonaysa inay helaan macaamiil, si xirfadeysanna u iibiyaan adeeggooda, una dhistaan sumacad iyo dakhli joogto ah. 📌Ku soo biir Group-kaan si aad uga faaideysato.👇 https://chat.whatsapp.com/BVhhi0ouuMF57hZCoCco69
0
6
𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaaf
𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.! 🎯''𝗣𝗿𝗼𝘃𝗲𝗻 𝗦𝘁𝗿𝗮𝘁𝗲𝗴𝗶𝗲𝘀 𝘁𝗼 𝗔𝘁𝘁𝗿𝗮𝗰𝘁 𝗠𝗼𝗿𝗲 𝗖𝗹𝗶𝗲𝗻𝘁𝘀 𝗮𝘀 𝗮 𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁'' Waa Webinar diiradda lagu saari doono: -🔅 Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub -🔅 Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil -🔅 Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha -🔅 Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga -🔅 Diyaarinta xirmooyin adeeg ........... Inta ka soo fiiri https://www.facebook.com/share/p/17S36rnYBG/
1 179
7
𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗖𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗢𝗽𝗽𝗼𝗿𝘁𝘂𝗻𝗶𝘁𝗶𝗲𝘀 𝗶𝗻 𝗠𝗼𝗻𝗶𝘁𝗼𝗿𝗶𝗻𝗴 & 𝗘𝘃𝗮𝗹𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 Ma dooneysaa inaad
𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗖𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗢𝗽𝗽𝗼𝗿𝘁𝘂𝗻𝗶𝘁𝗶𝗲𝘀 𝗶𝗻 𝗠𝗼𝗻𝗶𝘁𝗼𝗿𝗶𝗻𝗴 & 𝗘𝘃𝗮𝗹𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 Ma dooneysaa inaad ogaato fursadaha shaqo ee 𝗞𝗼𝗿𝗺𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗰𝗱𝗮 (𝗠&𝗘) iyo sida aad uga faa’iideysan karto? Haddii aad danaynayso inaad bilowdo safarkaaga M&E ama aad rabto faham guud oo ku saabsan kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda, gaar ahaan kuwa horumarinta iyo bani’aadamnimada, webinar-kaan waa kuu muhiim. Daqiiqadahaas kooban waxaa diiradda lagu saari doonaa fahamka M&E iyo sida aad uga faa’iideysan karto fursadaha shaqo ee la xiriira. Webinar-kaan waxa uu kaa caawin doonaa: •- Inaad faham qoto dheer ka hesho doorka M&E ee mashaariicda •- Inaad ogaato fursadaha shaqo ee M&E iyo sida loo helo •- Inaad barato sida loo dhiso xirfadaha lagama maarmaanka ah si aad ugu diyaar garowdo suuqa shaqada. Haddii aad tahay arday, xirfadle bilow ah, ama qof doonaya inuu xirfaddiisa kobciyo...... Ka faaideysato.👇 https://www.facebook.com/share/1DbPTxUpKY/
1 141
8
In Kabadan 1000+ Qoraalada Ciid Wanaagsan-KAALIB-MOCKUPS252.zip
0
9
UMA BAAHNID COMPUTER Ku baro muuqaal hagaajinta mobile kaaga gacanta. 🚀 XOGTA KOORSADA -○ 13 Cutub -○ 61 Cashar -○ 4 Asbuuc
UMA BAAHNID COMPUTER Ku baro muuqaal hagaajinta mobile kaaga gacanta. 🚀 XOGTA KOORSADA -○ 13 Cutub -○ 61 Cashar -○ 4 Asbuuc -○ Imtixaan -○ Shahaado QAAR KAMID AH CASHARADA:👇 ○-Sida loo sameeyo muuqaalo xayeysiin ah ○-Sida loo sameeyo muuqaalo reaction ah ○-Sida loo sameeyo muuqaalada gaagaaban ee social media. ----------------------- Qiimaha Hore 20$❌ Qiimaha Hadda 9$✅ ☎️ISKA DIWAANGELI wa.me/+252614287820
0