Somcourse
رفتن به کانال در Telegram
"Rajada Dhalinyarada" ----------------------------- ''MAALIN CUSUB" "XIRFAD CUSUB" "FURSAD CUSUB" 𝗙𝗥𝗘𝗘 𝗠𝗢𝗖𝗞𝗨𝗣𝗦 👉 @mockups252
نمایش بیشتر8 067
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
+37 روز
-4430 روز
آرشیو پست ها
8 067
Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.?
𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗕𝗼𝗼𝘁𝗰𝗮𝗺𝗽, waa tababar 𝟯 𝘁𝗼𝗱𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱 ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan digital marketing, content creation, content marketing, social media marketing iyo paid advertising.
𝐁𝐨𝐨𝐭𝐜𝐚𝐦𝐩-𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚:
Foundation of Digital Marketing and Strategy
Content Marketing, Creation and Planning
Social Media Marketing and Paid Advertising
Waxaa ku hagi doona 3 macallin oo kubaro ah oo inbadan kusoo guda jireen suuqa dijital-ka.
Start Date: 13 June 2026
Duration: 3 Weeks
Certificate: Yes
On Campus Training, Taleh, Som-oil Building, Mogadishu
Limited Seats: 20 Students Only
Haddii aad rabto inaad dhisto xirfad practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, tani waa fursaddaada.
Isdiiwaangeli maanta, Kuraastu way xaddidan tahay.
Wa.me/+252614287820
8 067
Diyaar ma u tahay inaad noqoto
𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗝𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯?
Ku soo biir Somcourse #webinarseries12
oo ciwaankiisu yahay
𝐓𝐡𝐞 𝐀𝐈-𝐏𝐨𝐰𝐞𝐫𝐞𝐝 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐄𝐧𝐭𝐫𝐞𝐩𝐫𝐞𝐧𝐞𝐮𝐫.
Webinar-kaan waxaa diiradda lagu saari doonaa sida 𝗔𝗜 iyo 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹-𝗸𝗮 ay u abuuraan jiil cusub oo ganacsato ah.
𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀𝐃 𝐊𝐔 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐍 𝐃𝐎𝐎𝐍𝐓𝐀𝐀:
- Waa maxay Entrepreneurship iyo Digital Entrepreneurship?
- Sidee AI loogu adeegsan karaa ganacsiga iyo hal-abuurka?
- Sidee AI kaaga caawin karaa inaad fikrad ganacsi dhisto?
- Sidee digital skills-ku u abuuraan fursado cusub?
- Sidee ayaad u noqon kartaa AI-Powered Digital Entrepreneur?
Ku soo biir Group-kaan si aad
uga faaideysato.
https://chat.whatsapp.com/CNI3gvELoPFICxe14oVRKL
8 067
𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.!
🎯''𝗣𝗿𝗼𝘃𝗲𝗻 𝗦𝘁𝗿𝗮𝘁𝗲𝗴𝗶𝗲𝘀 𝘁𝗼 𝗔𝘁𝘁𝗿𝗮𝗰𝘁 𝗠𝗼𝗿𝗲 𝗖𝗹𝗶𝗲𝗻𝘁𝘀 𝗮𝘀 𝗮 𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁''
Waa Webinar diiradda lagu saari doono:
-🔅 Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub
-🔅 Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil
-🔅 Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha
-🔅 Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga
-🔅 Diyaarinta xirmooyin adeeg oo nidaamsan
-🔅 Hab diyaarinta portfolio si cad u qeexaya adeeggaaga
-🔅 Xeeladaha lagu xalliyo diidmada macaamiilka
-🔅 Sida loo qoro fariimo cad oo macaamiilka soo jiita
-🔅 Xeeladaha loo maro iibka iyo hashiiska
-🔅 Dhisidda sumcad kaa dhigi karta freelancer gaar ah
-🔅 Hababka lagu ogaado baahiyaha gaarka ee macaamiilka
- Iyo.......
Webinar-kaan wuxuu gaar u yahay Graphic Designers, Video Editors, Motion Graphics Designers, Photographers, Videographers, Content Creators, Social Media Managers iyo dhammaan xirfadleyda doonaysa inay helaan macaamiil, si xirfadeysanna u iibiyaan adeeggooda, una dhistaan sumacad iyo dakhli joogto ah.
📌Ku soo biir Group-kaan si aad
uga faaideysato.👇
https://chat.whatsapp.com/BVhhi0ouuMF57hZCoCco69
8 067
𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁 haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.!
🎯''𝗣𝗿𝗼𝘃𝗲𝗻 𝗦𝘁𝗿𝗮𝘁𝗲𝗴𝗶𝗲𝘀 𝘁𝗼 𝗔𝘁𝘁𝗿𝗮𝗰𝘁 𝗠𝗼𝗿𝗲 𝗖𝗹𝗶𝗲𝗻𝘁𝘀 𝗮𝘀 𝗮 𝗠𝘂𝗹𝘁𝗶𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗦𝗽𝗲𝗰𝗶𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁''
Waa Webinar diiradda lagu saari doono:
-🔅 Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub
-🔅 Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil
-🔅 Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha
-🔅 Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga
-🔅 Diyaarinta xirmooyin adeeg ...........
Inta ka soo fiiri
https://www.facebook.com/share/p/17S36rnYBG/
8 067
𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗖𝗮𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗢𝗽𝗽𝗼𝗿𝘁𝘂𝗻𝗶𝘁𝗶𝗲𝘀 𝗶𝗻 𝗠𝗼𝗻𝗶𝘁𝗼𝗿𝗶𝗻𝗴 & 𝗘𝘃𝗮𝗹𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻
Ma dooneysaa inaad ogaato fursadaha shaqo ee 𝗞𝗼𝗿𝗺𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗶𝗶𝗺𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗰𝗱𝗮 (𝗠&𝗘) iyo sida aad uga faa’iideysan karto?
Haddii aad danaynayso inaad bilowdo safarkaaga M&E ama aad rabto faham guud oo ku saabsan kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda, gaar ahaan kuwa horumarinta iyo bani’aadamnimada, webinar-kaan waa kuu muhiim.
Daqiiqadahaas kooban waxaa diiradda lagu saari doonaa fahamka M&E iyo sida aad uga faa’iideysan karto fursadaha shaqo ee la xiriira.
Webinar-kaan waxa uu kaa caawin doonaa:
•- Inaad faham qoto dheer ka hesho doorka M&E ee mashaariicda
•- Inaad ogaato fursadaha shaqo ee M&E iyo sida loo helo
•- Inaad barato sida loo dhiso xirfadaha lagama maarmaanka ah si aad ugu diyaar garowdo suuqa shaqada.
Haddii aad tahay arday, xirfadle bilow ah, ama qof doonaya inuu xirfaddiisa kobciyo......
Ka faaideysato.👇
https://www.facebook.com/share/1DbPTxUpKY/
8 067
UMA BAAHNID COMPUTER
Ku baro muuqaal hagaajinta
mobile kaaga gacanta.
🚀 XOGTA KOORSADA
-○ 13 Cutub
-○ 61 Cashar
-○ 4 Asbuuc
-○ Imtixaan
-○ Shahaado
QAAR KAMID AH CASHARADA:👇
○-Sida loo sameeyo muuqaalo xayeysiin ah
○-Sida loo sameeyo muuqaalo reaction ah
○-Sida loo sameeyo muuqaalada gaagaaban ee social media.
-----------------------
Qiimaha Hore 20$❌
Qiimaha Hadda 9$✅
☎️ISKA DIWAANGELI
wa.me/+252614287820
8 067
𝗚𝗮𝗰𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗼 𝘄𝗹𝗹 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗻𝗮𝗮𝘆𝗲👋😁
.............
Koorsooyinkii hore iyo kuwa kaloo cusub naga filo sanadka cusub InshaAllah.
8 067
𝗠𝗔𝗫𝗔𝗔𝗗 𝗞𝗔 𝗧𝗔𝗤𝗔𝗔𝗡𝗡𝗔𝗔 𝗫𝗘𝗘𝗥𝗞𝗔
𝟰𝟬/𝟰𝟬/𝟮𝟬 𝗲𝗲 𝗦𝘂𝘂𝗾-𝗴𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮?
Haddii aad tahay digital Marketer ama aad rajeyneyso inaad hadda kusoo biirto, tani waa mid ka mid ah qawaaniinta ugu muhiimsan, taas oo kaa caawin doonta in ololahaaga xiga uu noqdo mid guuleysta.
Inta kasoo akhriso
https://www.facebook.com/share/p/16T8KkLiED/
8 067
Ka faaideyso webinarkeenna xiisaha leh taxanihiisa 9-aad, halkaas oo uu Eng. Abdifatah Ahmed oo ah maamulaha Bastami Agency uu si qoto dheer noogu hagi doono Barashada Aasaasiga ah ee Digital Marketing.
Kulankani wuxuu si gaar ah u jihaynayaa dhallinyarada doonaysa inay fahmaan habka saxda ah ee loo barto Digital Marketing-ka.
8 067
𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗟𝗜𝗡..
Waqtigaaga qaaliga ah ee aad na siisay iyo aqoonta aad si hufan noogu faa’iideysay
ayaa mudan qadarin gaar ah. waxaadna nagu
reebtay raad waxtar leh.
Sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa
Hubaal Malab iyo Sesan Programme oo qeyb weyn ka ahaa agaasimka barnaamijkaan.
8 067
𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚
𝗡𝗔𝗙 𝗕𝗔𝗗𝗕𝗔𝗔𝗗𝗜𝗡!
Alle ka sokoow.
waxaa loo baahan yahay dhiig 𝗔- ah
isbitalka waa Hodan Hospital
Numberka 0615178870
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
