SAMEWADE ACADEMY
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام SAMEWADE ACADEMY
کانال SAMEWADE ACADEMY (@samewade) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 17 478 مشترک است و جایگاه 11 589 را در دسته آموزش و رتبه 493 را در منطقه الصومال دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 17 478 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 05 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -164 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -6 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.77% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 0.89% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 834 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 155 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 06 ژوئن, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 06 ژوئن | 0 | |||
| 05 ژوئن | 0 | |||
| 04 ژوئن | +1 | |||
| 03 ژوئن | 0 | |||
| 02 ژوئن | 0 | |||
| 01 ژوئن | 0 |
| 2 | https://youtu.be/YPjROd4WmXU?si=k7GrjQYUahyBbi8u | 377 |
| 3 | https://youtu.be/QscS0qY-2M8?si=RNpuXLV_oiO6347A | 439 |
| 4 | Maalintaan barakada badan naftayda iyo nafihiina kuwa ka faa’iideysta rabbi ha ka dhigo. Aan waydiisano All weyne dambi dhaaf, u duceyno nafteenna , waalidka ,qoyska, dalka iyo ummadda Islaamka ah.
Mid ka mid ah ducooyinka ay tahay in afkeena aan ku badino maanta oo kale waa ;
“لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل
شيء قدير”
“Laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lah, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay’in qadiir.” | 789 |
| 5 | Maalinta Carafo waa mid ka mid ah maalmaha ugu fadliga iyo khayrka badan dhammaan maalmaha sannadka. Waa maalinta ay malaayiin xujaaj ahi taagan yihiin bannaanka Carafo iyagoo Alle baryaya, waana tiirka ugu weyn ee dhabarka u haya acmaasha Xajka.
Halkan waxaan kuugu soo koobayaa qaar ka mid ah fadliga waaweyn ee ay leedahay Maalinta Carafo:
1. Dambi Dhaaf Wayn (Dhaafista Laba Sanno oo Dambi Ah) .
Dadka aan xajka joogin, waxa aad loogu boorriyey inay soomaan maalintan. Nabiga (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) waxaa la weydiiyey soonka maalinta Carafo, wuxuuna yiri:
"Wuxuu asturaa (dhaafayaa) dambiyadii sannadkii la soo dhaafay iyo sannadka ka dambeeya." (Waxa wariyey Muslim).
2. Maalinta la Sii Daayo Inta ugu Badan ee Naarta oo kale .
Maalintan waa maalin Alle uu addoomadiisa uga xoreeyo naarta si ka badan maalmaha kale oo dhan. Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:
"Ma jidho maalin Alle uu adoomada ka xoreeyo naarta ka badan maalinta Carafo."* (Waxa wariyey Muslim).
3. Maalinta Diinta la Dhammaystiray .
Maalintan waa tii uu Alle soo dejiyey aayaddii sheegaysay in diinta Islaamka la dhammaystiray, taas oo ah nimco weyn oo loo dhiibay ummaddan. Alle wuxuu yiri:
"Maanta waxaan idiin dhammaystiray diintiina, waxaanan idiin taam yeelay nicmadayda..." (Suuradda Al-Maa'idah: 3).
4. Maalinta Ducooyinka la Aqbalo .
Ducada ugu khayrka badan waa ducada la kiciyo maalinta Carafo, iyadoo la raacayo hadalkii Nabiga (NNKH):
"Ducada ugu khayrka badan waa ducada maalinta Carafo, waxa ugu khayrka badan ee aan niri aniga iyo nebiyadii iga horreeyeyna waa:
لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد، وهو على كل شيء قدير
(Laa ilaaha illallaahu wahdahu laa shariika lah, lahul mulku wa lahul hamdu, wa huwa calaa kulli shay'in qadiir).
5. Alle oo ku Faana Addoomadiisa .
Maalintan, Alle (Subhaanahu wa Tacaalaa) wuxuu u soo degaa samada adduunka si ku habboon weynidadiisa, wuxuuna malaa'igta horteeda ku faanayaa addoomadiisa taagan Carafo ee u yimid isaga dartiis, isagoo leh:
"Maxay doonayaan kuwan?"
Maxaa La Gudboon Qofka Muslimka Ah Maalintan?
● Soonka: Inaad soonto haddii aadan xajka joogin.
● Ducada iyo weydiisashada dambi dhaafka: Inaad waqti badan u weeciso baryada Alle.
● Axdiga iyo Tasbiixda:*Inaad badiso agagaarka iyo xusidda Alle, gaar ahaan "Laa ilaaha illallah", "Alxamdullilah", iyo "Allahu Akbar" .
● Ka fogaanshaha dambiyada: Inaad ilaaliso xubnahaaga (sida indhaha, dhegaha, iyo carrabka) si aad u hesho raxmadda Alle.
@Cadceed38 | 847 |
| 6 | Eid Poster Resources.rar | 872 |
| 7 | https://youtu.be/Q31zKIAhsRg?si=gfZXxW7U1bl2eUg6 | 860 |
| 8 | https://youtu.be/UZKtGR0qhPQ?si=YZcyp9S23WQbclA7 | 953 |
| 9 | https://youtu.be/UOu51de0xYg?si=cG7hOidNkdpBuN96 | 1 095 |
| 10 | https://youtu.be/UOu51de0xYg?si=368jV9TQI4CjqnZj | 0 |
| 11 | https://youtu.be/UOu51de0xYg?si=z3RBPegHzDmHBEeV | 0 |
| 12 | Waxaa inoo socota Diiwan Gilinta Course Video Editing (Premiere Pro) Iyo Motion Graphics (After Effects)
Fadlan ka fa'iideyso oo hada baro xirfad cusub.
_________________________________________
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300 | 1 255 |
| 13 | Ka fa'iideysi wacan | 1 248 |
| 14 | Dhamaan ardayda groupka ku jirta soo raaca linkga hoose waa Tababarka Caawa
https://us06web.zoom.us/j/82078395530?pwd=mYv5dsvvJLMc3m1uxg6drSaUMXNIQI.1 | 1 194 |
| 15 | Si rasmi ah noogu bilowday cashirada dufcada 33aad ee Graphic Design Dhamaan Ardayda iska diiwan gilisay waxaan u rajeynaa Guul Sido Kale waxqabadkooda Mudo Labo bil kadib waxaan idinkula wadaagi doonaa Youtube-ka Samewade Academy.
MAHADSANID.
------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah. | 1 343 |
| 16 | Diiwan gilinta dufcadii 33aad ee Graphic Design Waxaa ka harsan kaliya 2 Maalin.
------—————------—————------—————
F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah.
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300 | 1 329 |
| 17 | https://youtu.be/mqIZWIv5068?si=qm7ytuJNDufsOk2m | 1 331 |
| 18 | Waxaa Si Rasmi Inoogu bilowday Diiwaan Gilinta Dufcadii 33aad ee Graphic Design
------—————------—————------—————
F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah.
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1
Telegram: https://t.me/samewadeacademy
Telphone: 0619545300 / +252619545300 | 1 250 |
| 19 | https://youtu.be/7V62tisijwc?si=Sa3rP4Ra6X6wXZYD | 1 170 |
| 20 | https://youtu.be/03CzLwbFUeU?si=NoWmP4OubELUpe82 | 1 224 |
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
