fa
Feedback
Afoogy

Afoogy

رفتن به کانال در Telegram

Afoogy Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan. Kaliya afoogy ma ahan meel wax lagu barto ee sido kale waxa adiga u aragto faaido inu yahay wa ku diri kartaa

نمایش بیشتر
1 869
مشترکین
+124 ساعت
-37 روز
-3030 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اوت '26
اوت '26
+18
در 0 کانال‌ها
ژوئیه '26
+22
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+21
در 1 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+25
در 1 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+19
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+13
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+19
در 1 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+35
در 1 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+13
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+31
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+19
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+19
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+36
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+26
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+25
در 1 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+12
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+21
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+24
در 1 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+30
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+160
در 1 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+85
در 1 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+25
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+30
در 1 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+22
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+40
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+31
در 1 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+47
در 1 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+78
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+34
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+24
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+34
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+144
در 1 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+104
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+79
در 1 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+38
در 1 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+43
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+56
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+75
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+208
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+69
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+44
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+243
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+34
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+163
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+201
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+204
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+390
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
26 اوت+1
25 اوت+1
24 اوت0
23 اوت+2
22 اوت+2
21 اوت+1
20 اوت+1
19 اوت0
18 اوت0
17 اوت+2
16 اوت0
15 اوت+1
14 اوت0
13 اوت+1
12 اوت0
11 اوت0
10 اوت0
09 اوت0
08 اوت+1
07 اوت+1
06 اوت0
05 اوت+1
04 اوت+1
03 اوت0
02 اوت+2
01 اوت0
پست‌های کانال
🚀 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞 𝐊𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘! Ma doonaysaa inaad
🚀 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞 𝐊𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘! Ma doonaysaa inaad barato xirfad cusub oo aad uga faa’iidaysato waqtigaaga? 📚✨ Isbuuca dambe waxaa AFOOGY ka bilaabanaya 𝟑 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛: 💻 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐬 & 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 𝐀𝐩𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 📅 Sabti & Talaado | 🕓 4:00 PM 📱 𝐌𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐂𝐨𝐧𝐭𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐫𝐞𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 📅 Isniin | 🕑 2:00 PM 🎬 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 📅 Axad & Arbaco | 🕓 4:00 PM 📢 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! Kursigaaga sii xaqiiji oo ku biir ardayda dooratay inay waqtigooda ku maalgashadaan xirfad iyo aqoon. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 +252 61 9898954 ✨ 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 – Waxbarasho Xad La’aan Ah.

2
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🤲 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad,
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🤲 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo guul. 🚀 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐧𝐚! AFOOGY Academy waxay kuu diyaarisay fursado waxbarasho oo Online iyo Offline ah, si aad ugu doorato habka waxbarasho ee adiga kugu habboon. 📚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐫𝐝𝐡𝐨𝐰 🎬 Video Editing & Camera Operations - Dufcadda Sedexaad 🤖 AI for Education - Dufcadda Koowaad 📱 Motion Graphics - Dufcadda Koowaad 📹 Mobile Content Creation for Businesses - Dufcadda Koowaad 💻 Computer Basics & Microsoft Office -Dufcadda Labaad 🎯 Ha sugin fursadda — samee fursaddaada. Dooro Online ama Offline, baro xirfad, kuna maalgashi mustaqbalkaaga. 📍 Offline: AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 Nala Soo Xiriir: +252 619898954 Afoogy - Waxbarsho Xad La'aan Ah
100
3
🤖 𝐀𝐈 𝐌𝐚𝐝𝐞 𝐒𝐢𝐦𝐩𝐥𝐞 – 𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐀𝐈 𝐒𝐢 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝! 🚀 Ma rabtaa inaad barato sida 𝐆𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐆𝐚𝐜𝐦𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚/
🤖 𝐀𝐈 𝐌𝐚𝐝𝐞 𝐒𝐢𝐦𝐩𝐥𝐞 – 𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐀𝐈 𝐒𝐢 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝! 🚀 Ma rabtaa inaad barato sida 𝐆𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐆𝐚𝐜𝐦𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚/ 𝐀𝐫𝐭𝐢𝐟𝐢𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐥𝐥𝐢𝐠𝐞𝐧𝐜𝐞 (𝐀𝐈) looga faa’iidaysto waxbarashada iyo shaqada? 📚 𝐀𝐈 𝐌𝐚𝐝𝐞 𝐒𝐢𝐦𝐩𝐥𝐞 waa koorso ONLINE ah, oo si fudud kuugu sahlaysa inaad meel kasta oo aad joogto kaga barato Ai iyo adeegsigiisa. 🏫 Sidoo kale, isdiiwaangelinta fasalka OFFLINE(xarunta la imaanayo) ee “𝐀𝐈 𝐟𝐨𝐫 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧/ 𝐀𝐢-𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚” way socotaa, halkaas oo aad si toos ah uga qayb geli karto casharrada AFOOGY Academy. 🚀 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐨 𝐡𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐛𝐛𝐨𝐨𝐧: 💻 𝐀𝐢 𝐌𝐚𝐝𝐞 𝐒𝐢𝐦𝐩𝐥𝐞 – ONLINE - isla maanta casharada aa bilaabi karto. 🏫 𝐀𝐢 𝐟𝐨𝐫 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 – OFFLINE - isdiiwangalinta way socotaa 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 +252 61989 8954 ✨ AFOOGY – Waxbarasho Xad La’aan Ah.
110
4
𝐃𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚-𝐝𝐚 𝐋𝐮𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 📚✨ Waxaan idinla wadaagaynaa commen
𝐃𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚-𝐝𝐚 𝐋𝐮𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 📚✨ Waxaan idinla wadaagaynaa comments-ka iyo falcelinta ardayda ee ku saabsan Diploma-da 𝐋𝐮𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 ee AFOOGY Academy. 💬 Ardaydu waxay nala wadaageen waayo-aragnimadooda, horumarka ay sameeyeen iyo sida ay koorsadu uga caawisay inay horumariyaan akhriska, qoraalka, fahamka iyo ku hadalka Af-Carabiga. 🎯 Haddii aad rabto inaad si nidaamsan u barato Luqadda Carabiga oo aad hesho aqoon iyo xirfad kuu faa’iidaysa waxbarashada iyo noloshaada, AFOOGY waxay kuu diyaarisay fursad aad ku bilaabi karto. 📢 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚-𝐝𝐚 𝐋𝐮𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! 🚀 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐧, 𝐢𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 +252 61 989 8954 ✨ 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 – Waxbarasho Xad La'aan Ah.
133
5
🎥 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟑 🎙 𝐒𝐭𝐨𝐫𝐲𝐭𝐞𝐥𝐥𝐢𝐧𝐠 oo ay soo jeedinayso Ustaad Faaiza Ugaas. Sidee sheeko
🎥 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟑 🎙 𝐒𝐭𝐨𝐫𝐲𝐭𝐞𝐥𝐥𝐢𝐧𝐠 oo ay soo jeedinayso Ustaad Faaiza Ugaas. Sidee sheeko wanaagsan u noqotaa mid saamayn leh? Sidee ayaad sheekada ugu adeegsan kartaa waxbarashada, ganacsiga, iyo abuurista nuxurka (content)? Ka bogo qayb ka mid ah casharkii qiimaha badnaa ee lagu soo bandhigay 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟑. 📍 La soco 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟓 Goordhow, Insha'Allah, oo lagu qaban doono 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐟𝐨𝐨𝐠𝐲 – 𝐁𝐮𝐮𝐥𝐚 𝐗𝐮𝐮𝐛𝐞𝐲
155
6
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🤲 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad,
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🤲 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo guul. 🚀 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐧𝐚! AFOOGY Academy waxay kuu diyaarisay fursado waxbarasho oo Online iyo Offline ah, si aad ugu doorato habka waxbarasho ee adiga kugu habboon. 💻 𝐎𝐍𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄𝐒 Waxaad meel kasta oo aad joogto kaga baran kartaa xirfadaha casriga ah, adigoo helaya casharro iyo agab waxbarasho oo kuu sahlaya inaad si joogto ah u barato. 🏫 𝐎𝐅𝐅𝐋𝐈𝐍𝐄 𝐂𝐎𝐔𝐑𝐒𝐄𝐒 Waxaad si toos ah uga qayb geli kartaa casharrada iyo practical-ka Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay, adigoo la socda macallinka iyo ardayda kale. 🎯 Ha sugin fursadda — samee fursaddaada. Dooro Online ama Offline, baro xirfad, kuna maalgashi mustaqbalkaaga. 📍 Offline: AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 Nala Soo Xiriir: +252 619898954 Afoogy - Waxbarsho Xad La'aan Ah
152
7
🎨 𝐀𝐚𝐬𝐢𝐲𝐚 – 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘! 🚀 𝐀𝐚𝐬𝐢𝐲𝐚 waxay safar uga soo gashay 𝐃𝐞𝐠�
🎨 𝐀𝐚𝐬𝐢𝐲𝐚 – 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘! 🚀 𝐀𝐚𝐬𝐢𝐲𝐚 waxay safar uga soo gashay 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐞𝐥𝐢𝐰𝐚𝐚, iyadoo u timid inay ka faa’iidaysato fursadda waxbarasho ee 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 – 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 ee AFOOGY Academy. 💪 Go’aankeeda wuxuu muujinayaa in marka aad leedahay 𝐡𝐢𝐦𝐢𝐥𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐫𝐚𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨, 𝐦𝐚𝐬𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐮 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐧. Waxay hadda ku biirtay ardayda dhisanaysa aqoon iyo xirfad cusub, iyadoo baranaysa 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 iyo farsamooyinka naqshadaynta casriga ah. 🚀 Adiguna maxaad u diyaar tahay inaad u safarto mustaqbalkaaga? 📚 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 +252 619898954 ✨ AFOOGY – Waxbarasho Xad La'aan Ah
158
8
🚀 Ma rabtaa inaad barato Computer-ka laga bilaabo aasaaska ilaa xirfadaha Microsoft Office? 📢 Isdiiwaangelinta koorsooyinke
🚀 Ma rabtaa inaad barato Computer-ka laga bilaabo aasaaska ilaa xirfadaha Microsoft Office? 📢 Isdiiwaangelinta koorsooyinkeena way furan tahay! 🎨 Graphic Design 🤖 AI for Education 🎬 Video Editing & Camera Operations 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation for Businesses 💻 Computer Basics & Microsoft Office 🌐 Programming (Python) 🇬🇧 English & Arabic Language 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xubay 📞 +252 61 989 8954 ✨ Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.
195
9
Dhab ahaantii.............
Dhab ahaantii.............
188
10
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🤲 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧, caa
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🤲 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo guul. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana inoo barakeeyo maalinteenna. 💡 Fasaxaaga ha ku lumin waqti aan faa'iido lahayn. Ka dhig fursad aad ku barato xirfad cusub oo beddeli karta mustaqbalkaaga. 🚀 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 61 9898954 ✨ Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal. Guushaadu waxay ka bilaabataa hal go'aan oo aad maanta qaadato. AFOOGY – Build Your Career (ABC).
211
11
💬 𝟓 𝐇𝐚𝐛 𝐨𝐨 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐑𝐚𝐚𝐥𝐥𝐢-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 (𝐀𝐩𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲) 🇬🇧 Barashada Ingiriisigu ma aha oo k+3
💬 𝟓 𝐇𝐚𝐛 𝐨𝐨 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐑𝐚𝐚𝐥𝐥𝐢-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 (𝐀𝐩𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲) 🇬🇧 Barashada Ingiriisigu ma aha oo keliya naxwaha iyo ereyada, balse sidoo kale waa sida saxda ah ee aad ula xiriirto dadka xaaladaha kala duwan. Qoraalkan waxaad ku baran doontaa 𝟓 𝐡𝐚𝐛 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐛𝐢𝐢𝐜𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐣𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐟 𝐤𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐚𝐚𝐡𝐝𝐨 "𝐒𝐨𝐫𝐫𝐲", si aad u hadasho si kalsooni leh oo xirfad leh. 📚 Ma doonaysaa inaad si fiican u barato Ingiriisiga? 🚀 Diiwaangelinta fasalka cusub ee Diploma English Language ayaa si rasmi ah u socota bisha Safar/ August. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 61 9898954 ⏳ Ha seegin fursaddan! Bilow barashada Ingiriisiga bishan August. ✨ AFOOGY .
246
12
🎨 𝐅𝐚𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 💬 Farxaddeennu waa marka aan aragno ardaydeennu inay ku q
🎨 𝐅𝐚𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 💬 Farxaddeennu waa marka aan aragno ardaydeennu inay ku qanacsan yihiin waxbarashada ay helayaan, ayna nala wadaagaan dareenkooda iyo horumarkooda. Waxaan idinla wadaagaynaa 𝐟𝐚𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ee habka online-ka madasheena wax ugu barta, kuwaas oo ka warramaya khibraddooda, habka waxbarashada, iyo aqoonta ay ka kororsadeen casharrada. 🚀 Adiguna haddii aad rabto inaad barato 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧, ha seegin fursadda. 📢 Diiwaangelinta Dufcadda Labaad wali way furan tahay ee offlineka wax ku baranaya. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 61 9898954 ✨ AFOOGY .
184
13
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧, caa
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo camalka suuban, hana inoo barakeeyo maalinteenna. 🤲 🚀 Fasallo Cusub Ayaa Isbuucan Ka Bilaabanaya AFOOGY Academy! Ka faa'iidayso fursaddan oo bilow safarkaaga xirfadeed. 🎯 Labadan koorso waxay qayb ka yihiin Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫), oo loogu talagalay ardayda doonaysa inay fasaxooda uga faa'iidaystaan barashada xirfado casri ah. 🎁 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐰𝐞𝐥𝐢 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐧𝐚𝐲: ✅ Ardayda Dugsiga Dhexe & Sare – 20% ✅ Ardayda kale – 10% 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 619898954 ⏳ Kuraastu waa xaddidan yihiin. Isdiiwaangeli maanta oo ka mid noqo fasallada cusub! ✨ AFOOGY 📚
232
14
🚨 𝐋𝐚𝐛𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞 𝐊𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞
🚨 𝐋𝐚𝐛𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞 𝐊𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲! 🚀 Ma doonaysaa inaad barato xirfad casri ah oo kuu horseedi karta shaqo ama ganacsi? Hadda waa fursaddaadii! 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 ::🎨 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 📅 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚: Axad & Arbaco 🕑 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 2:00 PM 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟐𝐚𝐚𝐝:: 💻 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐬 & 𝐌𝐢𝐜𝐫𝐨𝐬𝐨𝐟𝐭 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 📅 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚: Sabti & Talaado 🕑 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 2:00 PM 🎓 Labadan koorso waxay qayb ka yihiin Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫) ee loogu talagalay ardayda ka faa'iidaysanaysa fasaxa, si ay waqtigooda ugu beddelaan aqoon iyo xirfad waarta. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚: +252 61989 8954 ⏳ Kuraastu waa xaddidan yihiin. Xaqiiji kursigaaga maanta! ✨ AFOOGY –
243
15
🎨 𝐇𝐚𝐥 𝐁𝐢𝐥 𝐨𝐨 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫 𝐚𝐡! Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda si guul leh u+8
🎨 𝐇𝐚𝐥 𝐁𝐢𝐥 𝐨𝐨 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐥-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫 𝐚𝐡! Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda si guul leh u dhammaystay 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐢𝐢 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Muddo kooban gudaheed, ardaydu waxay barteen aasaaska Graphic Design, iyagoo sameeyay naqshado muujinaya horumarkooda iyo hal-abuurkooda. Tani waa bilowga safar ay ku noqonayaan naqshadeeyayaal xirfad leh. 🚀 𝐌𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐭𝐨 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧𝐞𝐫? 📢 Diiwaangelinta Dufcadda Labaad ee Koorsada Graphic Design ayaa hadda furan! 📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: +252 61 989 8954 ⏳ Kuraastu waa xaddidan yihiin, isdiiwaangeli maanta!
332
16
🎉 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚! Ma rabtaa inaad dhisto sumcad qofeed (Personal Brand) o
🎉 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚! Ma rabtaa inaad dhisto sumcad qofeed (Personal Brand) oo albaabo cusub kuu furta? Ha seegin 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒, oo ah kulan aqoon iyo dhiirrigelin isugu jira oo afoogy bile ay u qabato. 📅 Arbaco | 8 Safar 1448H / 22 July 2026 🕞 Casirka kadib – 3:37 PM 📍 Afoogy Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xuubey 🎟 𝐆𝐞𝐥𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡. 📲 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧: WhatsApp: 0619898954 Ha seegin fursaddan. Ballanteennu waa maalinta Arbacada, Insha'Allah.
188
17
💻 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐬 & 𝐌𝐢𝐜𝐫𝐨𝐬𝐨𝐟𝐭 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 𝐀𝐡 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧�
💻 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐬 & 𝐌𝐢𝐜𝐫𝐨𝐬𝐨𝐟𝐭 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 𝐀𝐡 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚!🚀 Ma doonaysaa inaad si kalsooni leh u isticmaasho kombiyuutarka oo aad barato barnaamijyada ugu muhiimsan ee xafiisyada iyo shirkaduhu isticmaalaan? 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢! 📚 Wxaa jiro buug ku hagaya inta koorsada socoto oo ku dhigan luqad sahlan oo afsomali ah oo aad fahmi kartid 🎯 Koorsadan waxay ku habboon tahay: 👨‍🎓 Ardayda 👩‍💼 Shaqo-doonka 🏢 Shaqaalaha doonaya inay horumariyaan xirfadahooda 💼 Ganacsatada 🎁 Koorsadani waxay qayb ka tahay Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫) ee loogu talagalay ardayda fasaxa ku jirta, iyadoo la bixiyay qiimo-dhimis gaar ah si ardaydu uga faa'iidaystaan waqtigooda fasaxa. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay 📞 Isdiiwaangelintu way furan tahay: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 ✨ Baro Computer-ka maanta, fur albaabada fursadaha berri.
144
18
🎉 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 Kulankii aqoonta iyo horumarka oo markale idinla jooga! 𝐍𝐚𝐟𝐜 waa barnaamij bille ah oo ay Afoogy qabato,
🎉 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 Kulankii aqoonta iyo horumarka oo markale idinla jooga! 𝐍𝐚𝐟𝐜 waa barnaamij bille ah oo ay Afoogy qabato, laguna soo bandhigo aqoon, xirfado, iyo waayo-aragnimo ay la wadaagaan khubaro iyo marti sharaf kala duwan, si bulshada loogu dhiirrigeliyo waxbarasho iyo horumar joogto ah. 🎙 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡: Coach Abdilatif Hirse Public Speaker & Life Coach 🎯 𝐌𝐚𝐰𝐝𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚: How to Position Your Personal Brand (Sida aad u dhisan lahayd una soo bandhigi lahayd sumcaddaada shaqsiyeed.) Ka faa'iidayso kulan dhiirrigelin, aqoon, iyo waayo-aragnimo isugu jira oo kaa caawin doona horumarkaaga shaqsiyeed iyo xirfadeed. 📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡: Arbaco, 8 Safar 1448H / 22 July 2026 🕞 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: Casirka kadib – 3:37 PM 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee Afoogy – Buula Xuubey 🎟 𝐆𝐞𝐥𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡. 📲 Faahfaahin dheeraad ah WhatsApp: 0619898954 عِلْمٌ يُنْتَفَعُ بِهِ (Cilmi Wax tar leh.)
149
19
5 Weero oo Lagu Raali Geliyo Qof. 𝟓 𝐏𝐡𝐫𝐚𝐬𝐞𝐬 𝐟𝐨𝐫 𝐀𝐩𝐨𝐥𝐨𝐠𝐢𝐳𝐢𝐧𝐠 🎓 Isdiiwaangelinta Diploma English (July/+3
5 Weero oo Lagu Raali Geliyo Qof. 𝟓 𝐏𝐡𝐫𝐚𝐬𝐞𝐬 𝐟𝐨𝐫 𝐀𝐩𝐨𝐥𝐨𝐠𝐢𝐳𝐢𝐧𝐠 🎓 Isdiiwaangelinta Diploma English (July/ Safar) way furan tahay! Baro English si aad u hadasho, u qorto, una fahanto si kalsooni leh. 📲 Isdiiwaangeli hadda: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒
130
20
🌟 𝐇𝐚𝐥 𝐁𝐢𝐥 𝐨𝐨 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐚𝐡, 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐪𝐝𝐚! 🎨 Maanta waxaan idinla wadaagaynaa f𝐞𝐞𝐝𝐛𝐚𝐜𝐤-�
🌟 𝐇𝐚𝐥 𝐁𝐢𝐥 𝐨𝐨 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐚𝐡, 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐪𝐝𝐚! 🎨 Maanta waxaan idinla wadaagaynaa f𝐞𝐞𝐝𝐛𝐚𝐜𝐤-𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 oo dhammaystay bishii ugu horreysay ee Koorsada 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ee AFOOGY. Farxad ayay noo tahay inaan maqalno aragtida ardayda iyo horumarka ay gaadheen muddo kooban gudaheed. Waxay nala wadaageen waayo-aragnimadooda, aqoonta ay kororsadeen, iyo sida koorsadu uga caawisay inay fahmaan aasaaska Graphic Design. 💬 Aragtida ardaydeennu waa dhiirrigelinta ugu weyn ee noo horseedda inaan sii horumarinno tayada waxbarashadeenna.** 🚀 Isdiiwaangelintu way furan tahay! Ku soo biir AFOOGY Academy oo bilow safarkaaga xirfadeed maanta, WhatsApp +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay ✨ AFOOGY – Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal
130