Afoogy
Відкрити в Telegram
Afoogy Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan. Kaliya afoogy ma ahan meel wax lagu barto ee sido kale waxa adiga u aragto faaido inu yahay wa ku diri kartaa
Показати більше1 904
Підписники
Немає даних24 години
-17 днів
-2130 день
Триває завантаження даних...
Схожі канали
Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
липень '26
липень '26
+16
в 0 каналах
червень '26
+21
в 1 каналах
Get PRO
травень '26
+25
в 1 каналах
Get PRO
квітень '26
+19
в 0 каналах
Get PRO
березень '26
+13
в 0 каналах
Get PRO
лютий '26
+19
в 1 каналах
Get PRO
січень '26
+35
в 1 каналах
Get PRO
грудень '25
+13
в 0 каналах
Get PRO
листопад '25
+31
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '25
+19
в 0 каналах
Get PRO
вересень '25
+19
в 0 каналах
Get PRO
серпень '25
+36
в 0 каналах
Get PRO
липень '25
+26
в 0 каналах
Get PRO
червень '25
+25
в 1 каналах
Get PRO
травень '25
+12
в 0 каналах
Get PRO
квітень '25
+21
в 0 каналах
Get PRO
березень '25
+24
в 1 каналах
Get PRO
лютий '25
+30
в 0 каналах
Get PRO
січень '25
+160
в 1 каналах
Get PRO
грудень '24
+85
в 1 каналах
Get PRO
листопад '24
+25
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '24
+30
в 1 каналах
Get PRO
вересень '24
+22
в 0 каналах
Get PRO
серпень '24
+40
в 0 каналах
Get PRO
липень '24
+31
в 1 каналах
Get PRO
червень '24
+47
в 1 каналах
Get PRO
травень '24
+78
в 0 каналах
Get PRO
квітень '24
+34
в 0 каналах
Get PRO
березень '24
+24
в 0 каналах
Get PRO
лютий '24
+34
в 0 каналах
Get PRO
січень '24
+144
в 1 каналах
Get PRO
грудень '23
+104
в 0 каналах
Get PRO
листопад '23
+79
в 1 каналах
Get PRO
жовтень '23
+38
в 1 каналах
Get PRO
вересень '23
+43
в 0 каналах
Get PRO
серпень '23
+56
в 0 каналах
Get PRO
липень '23
+75
в 0 каналах
Get PRO
червень '23
+208
в 0 каналах
Get PRO
травень '23
+69
в 0 каналах
Get PRO
квітень '23
+44
в 0 каналах
Get PRO
березень '23
+243
в 0 каналах
Get PRO
лютий '23
+34
в 0 каналах
Get PRO
січень '23
+163
в 0 каналах
Get PRO
грудень '22
+201
в 0 каналах
Get PRO
листопад '22
+204
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '22
+390
в 0 каналах
| Дата | Залучення підписників | Згадування | Канали | |
| 21 липня | 0 | |||
| 20 липня | +2 | |||
| 19 липня | 0 | |||
| 18 липня | +1 | |||
| 17 липня | +2 | |||
| 16 липня | +2 | |||
| 15 липня | 0 | |||
| 14 липня | +1 | |||
| 13 липня | 0 | |||
| 12 липня | +1 | |||
| 11 липня | 0 | |||
| 10 липня | 0 | |||
| 09 липня | +1 | |||
| 08 липня | +2 | |||
| 07 липня | 0 | |||
| 06 липня | +1 | |||
| 05 липня | 0 | |||
| 04 липня | 0 | |||
| 03 липня | +1 | |||
| 02 липня | +1 | |||
| 01 липня | +1 |
Дописи каналу
🎉 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚!
Ma rabtaa inaad dhisto sumcad qofeed (Personal Brand) oo albaabo cusub kuu furta?
Ha seegin 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒, oo ah kulan aqoon iyo dhiirrigelin isugu jira oo afoogy bile ay u qabato.
📅 Arbaco | 8 Safar 1448H / 22 July 2026
🕞 Casirka kadib – 3:37 PM
📍 Afoogy Academy – Xarunta Dhexe, Buula Xuubey
🎟 𝐆𝐞𝐥𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡.
📲 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧: WhatsApp: 0619898954
Ha seegin fursaddan. Ballanteennu waa maalinta Arbacada, Insha'Allah.
| 2 | 💻 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐬 & 𝐌𝐢𝐜𝐫𝐨𝐬𝐨𝐟𝐭 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞 𝐀𝐡 𝐀𝐲𝐚𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚!🚀
Ma doonaysaa inaad si kalsooni leh u isticmaasho kombiyuutarka oo aad barato barnaamijyada ugu muhiimsan ee xafiisyada iyo shirkaduhu isticmaalaan?
𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢!
📚 Wxaa jiro buug ku hagaya inta koorsada socoto oo ku dhigan luqad sahlan oo afsomali ah oo aad fahmi kartid
🎯 Koorsadan waxay ku habboon tahay:
👨🎓 Ardayda
👩💼 Shaqo-doonka
🏢 Shaqaalaha doonaya inay horumariyaan xirfadahooda
💼 Ganacsatada
🎁 Koorsadani waxay qayb ka tahay Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫) ee loogu talagalay ardayda fasaxa ku jirta, iyadoo la bixiyay qiimo-dhimis gaar ah si ardaydu uga faa'iidaystaan waqtigooda fasaxa.
📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay
📞 Isdiiwaangelintu way furan tahay: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒
✨ Baro Computer-ka maanta, fur albaabada fursadaha berri. | 17 |
| 3 | 🎉 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒
Kulankii aqoonta iyo horumarka oo markale idinla jooga!
𝐍𝐚𝐟𝐜 waa barnaamij bille ah oo ay Afoogy qabato, laguna soo bandhigo aqoon, xirfado, iyo waayo-aragnimo ay la wadaagaan khubaro iyo marti sharaf kala duwan, si bulshada loogu dhiirrigeliyo waxbarasho iyo horumar joogto ah.
🎙 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡:
Coach Abdilatif Hirse
Public Speaker & Life Coach
🎯 𝐌𝐚𝐰𝐝𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚:
How to Position Your Personal Brand
(Sida aad u dhisan lahayd una soo bandhigi lahayd sumcaddaada shaqsiyeed.)
Ka faa'iidayso kulan dhiirrigelin, aqoon, iyo waayo-aragnimo isugu jira oo kaa caawin doona horumarkaaga shaqsiyeed iyo xirfadeed.
📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡: Arbaco, 8 Safar 1448H / 22 July 2026
🕞 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: Casirka kadib – 3:37 PM
📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee Afoogy – Buula Xuubey
🎟 𝐆𝐞𝐥𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡.
📲 Faahfaahin dheeraad ah WhatsApp: 0619898954
عِلْمٌ يُنْتَفَعُ بِهِ
(Cilmi Wax tar leh.) | 54 |
| 4 | 5 Weero oo Lagu Raali Geliyo Qof.
𝟓 𝐏𝐡𝐫𝐚𝐬𝐞𝐬 𝐟𝐨𝐫 𝐀𝐩𝐨𝐥𝐨𝐠𝐢𝐳𝐢𝐧𝐠
🎓 Isdiiwaangelinta Diploma English (July/ Safar) way furan tahay!
Baro English si aad u hadasho, u qorto, una fahanto si kalsooni leh.
📲 Isdiiwaangeli hadda: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 | 76 |
| 5 | 🌟 𝐇𝐚𝐥 𝐁𝐢𝐥 𝐨𝐨 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐚𝐡, 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐪𝐝𝐚! 🎨
Maanta waxaan idinla wadaagaynaa f𝐞𝐞𝐝𝐛𝐚𝐜𝐤-𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 oo dhammaystay bishii ugu horreysay ee Koorsada 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ee AFOOGY.
Farxad ayay noo tahay inaan maqalno aragtida ardayda iyo horumarka ay gaadheen muddo kooban gudaheed. Waxay nala wadaageen waayo-aragnimadooda, aqoonta ay kororsadeen, iyo sida koorsadu uga caawisay inay fahmaan aasaaska Graphic Design.
💬 Aragtida ardaydeennu waa dhiirrigelinta ugu weyn ee noo horseedda inaan sii horumarinno tayada waxbarashadeenna.**
🚀 Isdiiwaangelintu way furan tahay!
Ku soo biir AFOOGY Academy oo bilow safarkaaga xirfadeed maanta, WhatsApp +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒
📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay
✨ AFOOGY – Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal | 84 |
| 6 | 🎉 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 – Isbuucaan, Insha'Allah!
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno war wanaagsan! 🌟
Markan, 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 waxaa lagu qaban doonaa xarun ka ballaaran, ka casrisan, kana waasacsan tii hore, si aan u soo dhoweynno ka qaybgalayaal badan una abuurno jawi waxbarasho oo ka sii wanaagsan.
📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee Afoogy Academy – Buula Xuubey
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐮𝐠𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐧:
✨ Mawduuc qiimo badan
🎙 Marti aqoon iyo khibrad leh
🤝 Fursad aad kula kulanto dadka jecel barashada iyo horumarka
Haddii aad ka qayb gashay kulamadii hore, waxaad arki doontaa isbeddel weyn. Haddii ay tani kuu tahay markii ugu horreysay, waa fursad aad uga mid noqon karto bulsho waxbarasho oo sii koraysa.
📅 Isbuucaan, Insha'Allah
📍 Afoogy – Xarunta Dhexe, Buula Xuubey
📢 Faahfaahinta mawduuca, waqtiga, iyo martida waxaan idinla wadaagi doonnaa maalmaha soo socda.
𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 – Ha seegin! Waan idin sugaynaa, Insha'Allah. 💙 | 160 |
| 7 | 📸 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐇𝐨𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 – 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚! 🎓
Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay Fasalkii Ugu Horreeyay ee Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫), oo si gaar ah loogu talagalay ardayda ka faa'iidaysanaya fasaxa waxbarashada (𝐉𝐮𝐥𝐲 & 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭)
Waa fursad ay ardaydu ku baranayaan xirfado casri ah, si ay waqtigooda fasaxa uga dhigtaan mid wax-soo-saar leh, una dhistaan aqoon iyo xirfad ka caawin doonta mustaqbalkooda.
𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚:
🎨 Graphic Design
🤖 AI for Education
🎬 Video Editing & Camera Operations
📱 Motion Graphics
📈 Digital Marketing
📹 Mobile Content Creation for Businesses
💻 Computer Basics
🌐 Programming (Python)
🇬🇧 English & Arabic Language
💡 Fasaxaada ha ka dhigin mid waqti lumis ah, ee ka dhig waqti aad ku dhisato xirfaddaada. | 119 |
| 8 | 📸 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐇𝐨𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 – 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚! 🎓
Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay Fasalkii Ugu Horreeyay ee Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫), oo si gaar ah loogu talagalay ardayda ka faa'iidaysanaya fasaxa waxbarashada (𝐉𝐮𝐥𝐲 & 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭)
Waa fursad ay ardaydu ku baranayaan xirfado casri ah, si ay waqtigooda fasaxa uga dhigtaan mid wax-soo-saar leh, una dhistaan aqoon iyo xirfad ka caawin doonta mustaqbalkooda.
𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚:
🎨 Graphic Design
🤖 AI for Education
🎬 Video Editing & Camera Operations
📱 Motion Graphics
📈 Digital Marketing
📹 Mobile Content Creation for Businesses
💻 Computer Basics
🌐 Programming (Python)
🇬🇧 English & Arabic Language
💡 Fasaxaada ha ka dhigin mid waqti lumis ah, ee ka dhig waqti aad ku dhisato xirfaddaada. | 112 |
| 9 | 🌟 𝐅𝐚𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚! 🌟
Farxadda ugu weyn ee 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 waa marka aan aragno ardaydeennu inay ku qanacsan yihiin waxbarashada ay helaan, ayna nala wadaagaan khibraddooda iyo horumarkooda.
💬 Maanta waxaan idinla wadaagaynaa mid ka mid ah feedback-yada qiimaha badan ee ay naga bixiyeen ardaydeenna. Erayadoodu waxay noo yihiin dhiirrigelin nagu sii xoojinaysa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo tababar ku salaysan xirfad dhab ah.
🎓 waxaan aaminsanahay in guusha ardaygu ay tahay guusha xarunta.
Adiguna haddii aad rabto inaad barato xirfado casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay, ku soo biir koorsooyinkeena:
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing + 𝐁𝐮𝐮𝐠 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐚
📱 Motion Graphics
📈 Digital Marketing
📹 Mobile Content Creation for Businesses
💻 Computer Basics + 𝐁𝐮𝐮𝐠 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐚
🌐 Programming (Python) + 𝐁𝐮𝐮𝐠 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐚
🇬🇧 English & Arabic Language | 140 |
| 10 | 🔑 Xirfaddu waa furaha (password-ka) noloshaada mustaqbalka!
🚀 Isdiiwaangelinta Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐟𝐨𝐨𝐠𝐲 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫) waa furan tahay, welina way socotaa.**
Ha seegin fursadda aad ku baran karto xirfado casri ah oo kuu diyaarinaya shaqo, ganacsi, iyo mustaqbal ifaya.
⏳ Yay ku dhaafin! Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga guusha.
📲 Wixii faahfaahin dheeraad ah ama isdiiwaangelin:
☎️ Nagala soo xariir: +252619898954 | 154 |
| 11 | 🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸
Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, farxad iyo guul.
🚀 Isdiiwaangelinta koorsooyinka AFOOGY way furan tahay! Haddii aad rabto inaad barato xirfad casri ah oo kuu horseedi karta shaqo ama ganacsi, hadda waa fursaddaadii.
📚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing & Camera
📱 Motion Graphics
📈 Digital Marketing
📹 Mobile Content Creation
💻 Computer Applications
🌐 Programming - Foundations
🇬🇧 English & Arabic Language
🎁 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨:
✅ Ardayda Dugsiga Dhexe & Dugsiga Sare: 𝟐𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭
✅ Ardayda kale: 𝟏𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭
⏳ Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangeli maanta oo ka faa'iidayso qiimo-dhimista iyo koorsooyinka xirfadaha casriga ah.
📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe ee Buula xubay
☎️ WhatsApp: +252619898954
✨ Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal. | 147 |
| 12 | 🎓 𝐀𝐁𝐂 – 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫
Fasaxaaga u beddel fursad aad ku dhisato xirfaddaada iyo mustaqbalkaaga. Ku baro xirfadaha casriga ah ee maanta loo baahan yahay.
🎁 Ardayda wata Student ID (Dugsiga Dhexe iyo Sare) waxay helayaan 𝟐𝟎% discount, Ardayda kalane 𝟏𝟎%.
📢 Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay!
☎️ 𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫: +252619898954 | 153 |
| 13 | Takhasuska 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 🎨 | 154 |
| 14 | Sidee ugu faa'idaysana waqtiga firaaqada? | 724 |
| 15 | 🔥 𝐅𝐀𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐊𝐔 𝐃𝐇𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐐𝐁𝐀𝐋𝐊𝐀𝐀𝐆𝐀!
AFOOGY Academy waxay si rasmi ah u bilaabaysaa:
🎓 Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 – AFOOGY Build Your Career/ Dhis Jidkaaga Xirfadeed
Barnaamijkan xagaaga waxaa loogu talagalay ardayda iyo dhalinyarada doonaya inay fasaxooda uga faa’iidaystaan barashada xirfado casri ah oo dhisaya mustaqbalkooda.
✅ Graphic Design
✅ Video Editing
✅ Motion Graphics
✅ Digital Marketing
✅ Mobile Content Creation
💡 Build Skills. Build Your Career.
💡 Dhis Xirfaddaada, Dhis Mustaqbalkaaga.
🎁 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡!
Ardayda dugsiyada hoose, dhexe iyo sare waxay helayaan 𝟐𝟎% 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 marka ay la yimaadaan 𝐒𝐭𝐮𝐝𝐞𝐧𝐭 𝐈𝐃 𝐂𝐚𝐫𝐝 ama aqoonsiga dugsiga.
✔ Tababar gacmeed
✔ Macallimiin khibrad leh
✔ Shifts ku habboon ardayda
✔ Barnaamij gaar ah oo xagaaga loogu talagalay
📢 Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay: +252619898954
⚠️ Boosasku waa xaddidan yihiin, ee ku degdeg diiwaangelintaada.
📍 Wadajir - Buulaxubay - Macruuf | 144 |
| 16 | 🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 🌸
Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad iyo barwaaqo.
☀️ Bilaha fasaxa ee 𝐉𝐮𝐥𝐲 iyo 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭 waxaan idiin diyaarinay koorsooyin gaar ah 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 iyo 𝐎𝐟𝐟𝐥𝐢𝐧𝐞/𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬 oo loogu talagalay ardayda iyo dhallinyarada doonaysa inay ka faa’iidaystaan waqtigooda.
📚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘:
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing & Camera
📱 Motion Graphics
📈 Digital Marketing
📹 Mobile Content Creation for Businesses
💻 Computer Applications
🌐 Programming - Python
🇬🇧 English & Arabic Language
⏳ Ha ku lumin fasaxaaga wax aan faa’iido lahayn. Ka faa’iidayso labada bilood ee July iyo August adigoo baranaya xirfad kuu horseedi karta shaqo, ganacsi iyo mustaqbal wanaagsan.
📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe Buula xubay ayay isdiiwangalinta ka socotaa
☎️ WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒
✨ Fasaxaaga ka dhig fursad aad ku barato xirfad cusub. | 135 |
| 17 | 🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸
Maalinta Jimcaha oo barakaysan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa caafimaad, farxad iyo guul.
✨ Fasaxaaga ha ku lumin waqti aan faa'iido lahayn. Ka faa'iidayso fursaddan oo baro xirfad cusub oo kuu horseedi karta shaqo, ganacsi ama horumar shaqsiyeed.
📚 Waxaa socda diiwaangelinta fasallo cusub oo ay ka mid yihiin:
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing
💻 Computer Applications
🌐 Marketing
🇬🇧 English and Arabic Language
🚀 Maanta bilow tallaabada ugu horreysa ee guushaada.
📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe ee Buula Xubay
📞 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲: +252619898954
Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal! | 204 |
| 18 | Xrifad 🛠️ --> Mushaar 🤑 | 202 |
| 19 | 🌙✨ 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢𝐠𝐚 𝟏𝟒𝟒𝟕 𝐡𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐨, 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛.
Sida safarku u bilaabmo tallaabada koowaad, guushuna waxay ka bilaabataa aqoon iyo horumar joogto ah. Aynu sannadkan cusub ku billowno himilooyin waaweyn iyo dadaal miro-dhal ah.
Waxaan idin rajaynaynaa sannad ay ka buuxaan fursado cusub, korriin iyo guulo aan dhammaad lahayn.
Ku billow sannadkan cusub adigoo maalgashanaya naftaada iyo mustaqbalkaaga. Baro xirfado kuu sahlaya inaad shaqaysato, hal-abuur sameyso, ama ganacsigaaga kobciso.
📍 Diiwaangelintu way furan tahay koorsooyinkeena cusub– boosaskuna waa xaddidan yihiin- WhatsApp: +252619898954 | 232 |
| 20 | 🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡!
Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ah, gaar ahaan takhasuska 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧.
Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay.
⏳ 𝐖𝐞𝐥𝐢 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲!
Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd.
📚 Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota.
📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay
✨ Nagala soo xariir WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒
🚀 Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito. | 224 |
