es
Feedback
Afoogy

Afoogy

Ir al canal en Telegram

Afoogy Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan. Kaliya afoogy ma ahan meel wax lagu barto ee sido kale waxa adiga u aragto faaido inu yahay wa ku diri kartaa

Mostrar más
1 908
Suscriptores
-124 horas
-37 días
-2630 días

Carga de datos en curso...

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
julio '26
julio '26
+8
en 0 canales
junio '26
+21
en 1 canales
Get PRO
mayo '26
+25
en 1 canales
Get PRO
abril '26
+19
en 0 canales
Get PRO
marzo '26
+13
en 0 canales
Get PRO
febrero '26
+19
en 1 canales
Get PRO
enero '26
+35
en 1 canales
Get PRO
diciembre '25
+13
en 0 canales
Get PRO
noviembre '25
+31
en 0 canales
Get PRO
octubre '25
+19
en 0 canales
Get PRO
septiembre '25
+19
en 0 canales
Get PRO
agosto '25
+36
en 0 canales
Get PRO
julio '25
+26
en 0 canales
Get PRO
junio '25
+25
en 1 canales
Get PRO
mayo '25
+12
en 0 canales
Get PRO
abril '25
+21
en 0 canales
Get PRO
marzo '25
+24
en 1 canales
Get PRO
febrero '25
+30
en 0 canales
Get PRO
enero '25
+160
en 1 canales
Get PRO
diciembre '24
+85
en 1 canales
Get PRO
noviembre '24
+25
en 0 canales
Get PRO
octubre '24
+30
en 1 canales
Get PRO
septiembre '24
+22
en 0 canales
Get PRO
agosto '24
+40
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+31
en 1 canales
Get PRO
junio '24
+47
en 1 canales
Get PRO
mayo '24
+78
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+34
en 0 canales
Get PRO
marzo '24
+24
en 0 canales
Get PRO
febrero '24
+34
en 0 canales
Get PRO
enero '24
+144
en 1 canales
Get PRO
diciembre '23
+104
en 0 canales
Get PRO
noviembre '23
+79
en 1 canales
Get PRO
octubre '23
+38
en 1 canales
Get PRO
septiembre '23
+43
en 0 canales
Get PRO
agosto '23
+56
en 0 canales
Get PRO
julio '23
+75
en 0 canales
Get PRO
junio '23
+208
en 0 canales
Get PRO
mayo '23
+69
en 0 canales
Get PRO
abril '23
+44
en 0 canales
Get PRO
marzo '23
+243
en 0 canales
Get PRO
febrero '23
+34
en 0 canales
Get PRO
enero '23
+163
en 0 canales
Get PRO
diciembre '22
+201
en 0 canales
Get PRO
noviembre '22
+204
en 0 canales
Get PRO
octubre '22
+390
en 0 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
13 julio0
12 julio+1
11 julio0
10 julio0
09 julio+1
08 julio+2
07 julio0
06 julio+1
05 julio0
04 julio0
03 julio+1
02 julio+1
01 julio+1
Publicaciones del Canal
🎉 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 – Isbuucaan, Insha'Allah! Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno war wanaagsan! 🌟 Markan, 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒
🎉 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 – Isbuucaan, Insha'Allah! Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno war wanaagsan! 🌟 Markan, 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 waxaa lagu qaban doonaa xarun ka ballaaran, ka casrisan, kana waasacsan tii hore, si aan u soo dhoweynno ka qaybgalayaal badan una abuurno jawi waxbarasho oo ka sii wanaagsan. 📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Xarunta Dhexe ee Afoogy Academy – Buula Xuubey 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐮𝐠𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐧: ✨ Mawduuc qiimo badan 🎙 Marti aqoon iyo khibrad leh 🤝 Fursad aad kula kulanto dadka jecel barashada iyo horumarka Haddii aad ka qayb gashay kulamadii hore, waxaad arki doontaa isbeddel weyn. Haddii ay tani kuu tahay markii ugu horreysay, waa fursad aad uga mid noqon karto bulsho waxbarasho oo sii koraysa. 📅 Isbuucaan, Insha'Allah 📍 Afoogy – Xarunta Dhexe, Buula Xuubey 📢 Faahfaahinta mawduuca, waqtiga, iyo martida waxaan idinla wadaagi doonnaa maalmaha soo socda. 𝐍𝐚𝐟𝐜 #𝟒 – Ha seegin! Waan idin sugaynaa, Insha'Allah. 💙

2
📸 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐇𝐨𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 – 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚+2
📸 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐇𝐨𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 – 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚! 🎓 Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay Fasalkii Ugu Horreeyay ee Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫), oo si gaar ah loogu talagalay ardayda ka faa'iidaysanaya fasaxa waxbarashada (𝐉𝐮𝐥𝐲 & 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭) Waa fursad ay ardaydu ku baranayaan xirfado casri ah, si ay waqtigooda fasaxa uga dhigtaan mid wax-soo-saar leh, una dhistaan aqoon iyo xirfad ka caawin doonta mustaqbalkooda. 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚: 🎨 Graphic Design 🤖 AI for Education 🎬 Video Editing & Camera Operations 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation for Businesses 💻 Computer Basics 🌐 Programming (Python) 🇬🇧 English & Arabic Language 💡 Fasaxaada ha ka dhigin mid waqti lumis ah, ee ka dhig waqti aad ku dhisato xirfaddaada.
62
3
📸 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐇𝐨𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 – 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚+9
📸 𝐊𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐇𝐨𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 – 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚! 🎓 Maanta waxaan si rasmi ah u daahfurnay Fasalkii Ugu Horreeyay ee Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫), oo si gaar ah loogu talagalay ardayda ka faa'iidaysanaya fasaxa waxbarashada (𝐉𝐮𝐥𝐲 & 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭) Waa fursad ay ardaydu ku baranayaan xirfado casri ah, si ay waqtigooda fasaxa uga dhigtaan mid wax-soo-saar leh, una dhistaan aqoon iyo xirfad ka caawin doonta mustaqbalkooda. 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐀𝐁𝐂 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐣𝐢𝐫𝐚: 🎨 Graphic Design 🤖 AI for Education 🎬 Video Editing & Camera Operations 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation for Businesses 💻 Computer Basics 🌐 Programming (Python) 🇬🇧 English & Arabic Language 💡 Fasaxaada ha ka dhigin mid waqti lumis ah, ee ka dhig waqti aad ku dhisato xirfaddaada.
51
4
🌟 𝐅𝐚𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚! 🌟 Farxadda ugu weyn ee 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 waa marka aan
🌟 𝐅𝐚𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚! 🌟 Farxadda ugu weyn ee 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 waa marka aan aragno ardaydeennu inay ku qanacsan yihiin waxbarashada ay helaan, ayna nala wadaagaan khibraddooda iyo horumarkooda. 💬 Maanta waxaan idinla wadaagaynaa mid ka mid ah feedback-yada qiimaha badan ee ay naga bixiyeen ardaydeenna. Erayadoodu waxay noo yihiin dhiirrigelin nagu sii xoojinaysa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo tababar ku salaysan xirfad dhab ah. 🎓 waxaan aaminsanahay in guusha ardaygu ay tahay guusha xarunta. Adiguna haddii aad rabto inaad barato xirfado casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay, ku soo biir koorsooyinkeena: 🎨 Graphic Design 🎬 Video Editing + 𝐁𝐮𝐮𝐠 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐚 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation for Businesses 💻 Computer Basics + 𝐁𝐮𝐮𝐠 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐚 🌐 Programming (Python) + 𝐁𝐮𝐮𝐠 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐚 🇬🇧 English & Arabic Language
108
5
🔑 Xirfaddu waa furaha (password-ka) noloshaada mustaqbalka! 🚀 Isdiiwaangelinta Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐟𝐨𝐨𝐠𝐲 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝
🔑 Xirfaddu waa furaha (password-ka) noloshaada mustaqbalka! 🚀 Isdiiwaangelinta Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 (𝐀𝐟𝐨𝐨𝐠𝐲 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫) waa furan tahay, welina way socotaa.** Ha seegin fursadda aad ku baran karto xirfado casri ah oo kuu diyaarinaya shaqo, ganacsi, iyo mustaqbal ifaya. ⏳ Yay ku dhaafin! Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga guusha. 📲 Wixii faahfaahin dheeraad ah ama isdiiwaangelin: ☎️ Nagala soo xariir: +252619898954
140
6
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, farxad
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, farxad iyo guul. 🚀 Isdiiwaangelinta koorsooyinka AFOOGY way furan tahay! Haddii aad rabto inaad barato xirfad casri ah oo kuu horseedi karta shaqo ama ganacsi, hadda waa fursaddaadii. 📚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡: 🎨 Graphic Design 🎬 Video Editing & Camera 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation 💻 Computer Applications 🌐 Programming - Foundations 🇬🇧 English & Arabic Language 🎁 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐥𝐥𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨: ✅ Ardayda Dugsiga Dhexe & Dugsiga Sare: 𝟐𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ✅ Ardayda kale: 𝟏𝟎% 𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 ⏳ Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangeli maanta oo ka faa'iidayso qiimo-dhimista iyo koorsooyinka xirfadaha casriga ah. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe ee Buula xubay ☎️ WhatsApp: +252619898954 ✨ Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.
139
7
🎓 𝐀𝐁𝐂 – 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫 Fasaxaaga u beddel fursad aad ku dhisato xirfaddaada iyo mustaqbalk+4
🎓 𝐀𝐁𝐂 – 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞𝐞𝐫 Fasaxaaga u beddel fursad aad ku dhisato xirfaddaada iyo mustaqbalkaaga. Ku baro xirfadaha casriga ah ee maanta loo baahan yahay. 🎁 Ardayda wata Student ID (Dugsiga Dhexe iyo Sare) waxay helayaan 𝟐𝟎% discount, Ardayda kalane 𝟏𝟎%. 📢 Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay! ☎️ 𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫: +252619898954
148
8
Takhasuska 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 🎨
Takhasuska 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 🎨
154
9
Sidee ugu faa'idaysana waqtiga firaaqada?
Sidee ugu faa'idaysana waqtiga firaaqada?
724
10
🔥 𝐅𝐀𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐊𝐔 𝐃𝐇𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐐𝐁𝐀𝐋𝐊𝐀𝐀𝐆𝐀! AFOOGY Academy waxay si rasmi ah u bilaabaysaa: 🎓 Barnaami
🔥 𝐅𝐀𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐊𝐔 𝐃𝐇𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐐𝐁𝐀𝐋𝐊𝐀𝐀𝐆𝐀! AFOOGY Academy waxay si rasmi ah u bilaabaysaa: 🎓 Barnaamijka 𝐀𝐁𝐂 – AFOOGY Build Your Career/ Dhis Jidkaaga Xirfadeed Barnaamijkan xagaaga waxaa loogu talagalay ardayda iyo dhalinyarada doonaya inay fasaxooda uga faa’iidaystaan barashada xirfado casri ah oo dhisaya mustaqbalkooda. ✅ Graphic Design ✅ Video Editing ✅ Motion Graphics ✅ Digital Marketing ✅ Mobile Content Creation 💡 Build Skills. Build Your Career. 💡 Dhis Xirfaddaada, Dhis Mustaqbalkaaga. 🎁 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡! Ardayda dugsiyada hoose, dhexe iyo sare waxay helayaan 𝟐𝟎% 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭 marka ay la yimaadaan 𝐒𝐭𝐮𝐝𝐞𝐧𝐭 𝐈𝐃 𝐂𝐚𝐫𝐝 ama aqoonsiga dugsiga. ✔ Tababar gacmeed ✔ Macallimiin khibrad leh ✔ Shifts ku habboon ardayda ✔ Barnaamij gaar ah oo xagaaga loogu talagalay 📢 Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay: +252619898954 ⚠️ Boosasku waa xaddidan yihiin, ee ku degdeg diiwaangelintaada. 📍 Wadajir - Buulaxubay - Macruuf
144
11
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad iy
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 🌸 Waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa Jimco barakaysan, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. ☀️ Bilaha fasaxa ee 𝐉𝐮𝐥𝐲 iyo 𝐀𝐮𝐠𝐮𝐬𝐭 waxaan idiin diyaarinay koorsooyin gaar ah 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 iyo 𝐎𝐟𝐟𝐥𝐢𝐧𝐞/𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬 oo loogu talagalay ardayda iyo dhallinyarada doonaysa inay ka faa’iidaystaan waqtigooda. 📚 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐅𝐎𝐎𝐆𝐘: 🎨 Graphic Design 🎬 Video Editing & Camera 📱 Motion Graphics 📈 Digital Marketing 📹 Mobile Content Creation for Businesses 💻 Computer Applications 🌐 Programming - Python 🇬🇧 English & Arabic Language ⏳ Ha ku lumin fasaxaaga wax aan faa’iido lahayn. Ka faa’iidayso labada bilood ee July iyo August adigoo baranaya xirfad kuu horseedi karta shaqo, ganacsi iyo mustaqbal wanaagsan. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe Buula xubay ayay isdiiwangalinta ka socotaa ☎️ WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 ✨ Fasaxaaga ka dhig fursad aad ku barato xirfad cusub.
135
12
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Maalinta Jimcaha oo barakaysan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynayn
🌸 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧! 🌸 Maalinta Jimcaha oo barakaysan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed u rajaynaynaa caafimaad, farxad iyo guul. ✨ Fasaxaaga ha ku lumin waqti aan faa'iido lahayn. Ka faa'iidayso fursaddan oo baro xirfad cusub oo kuu horseedi karta shaqo, ganacsi ama horumar shaqsiyeed. 📚 Waxaa socda diiwaangelinta fasallo cusub oo ay ka mid yihiin: 🎨 Graphic Design 🎬 Video Editing 💻 Computer Applications 🌐 Marketing 🇬🇧 English and Arabic Language 🚀 Maanta bilow tallaabada ugu horreysa ee guushaada. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe ee Buula Xubay 📞 𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲: +252619898954 Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal!
204
13
Xrifad 🛠️ --> Mushaar 🤑
Xrifad 🛠️ --> Mushaar 🤑
202
14
🌙✨ 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢𝐠𝐚 𝟏𝟒𝟒𝟕 𝐡𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐚𝐚𝐧 �
🌙✨ 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢𝐠𝐚 𝟏𝟒𝟒𝟕 𝐡𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐨, 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛. Sida safarku u bilaabmo tallaabada koowaad, guushuna waxay ka bilaabataa aqoon iyo horumar joogto ah. Aynu sannadkan cusub ku billowno himilooyin waaweyn iyo dadaal miro-dhal ah. Waxaan idin rajaynaynaa sannad ay ka buuxaan fursado cusub, korriin iyo guulo aan dhammaad lahayn. Ku billow sannadkan cusub adigoo maalgashanaya naftaada iyo mustaqbalkaaga. Baro xirfado kuu sahlaya inaad shaqaysato, hal-abuur sameyso, ama ganacsigaaga kobciso. 📍 Diiwaangelintu way furan tahay koorsooyinkeena cusub– boosaskuna waa xaddidan yihiin- WhatsApp: +252619898954
232
15
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarun+5
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ah, gaar ahaan takhasuska 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay. ⏳ 𝐖𝐞𝐥𝐢 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd. 📚 Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota. 📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay ✨ Nagala soo xariir WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 🚀 Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.
224
16
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarun+9
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ah, gaar ahaan takhasuska 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay. ⏳ 𝐖𝐞𝐥𝐢 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd. 📚 Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota. 📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay ✨ Nagala soo xariir WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 🚀 Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.
166
17
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarun+9
🚀 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐨𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐀𝐡! Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Xarunta Dhexe ee AFOOGY fasal cusub oo 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ah, gaar ahaan takhasuska 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Ardaydaani cusub waxay bilaabeen safarkooda dhanka hal-abuurka, naqshadaynta casriga ah iyo xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay. ⏳ 𝐖𝐞𝐥𝐢 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲! Haddii aad jeceshahay naqshadaynta ama aad rabto xirfad aad ku shaqaysan karto, hadda waa waqtigii ku habboonaa ee aad nagu soo biiri lahayd. 📚 Sidoo kale, diiwaangelinta koorsooyinkeena kale ayaa weli socota. 📍 Xarunta Dhexe ee AFOOGY – Buula Xubay ✨ Nagala soo xariir WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 🚀 Bilow xirfaddaada maanta, si aad u dhisto mustaqbalkaaga berrito.
102
18
🚨 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇 🚨 🎨 Beri oo ah Axad, ku beegan 28 Dilxijah kuna beegan milaadiga 14 June , waxaa si r
🚨 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇 🚨 🎨 Beri oo ah Axad, ku beegan 28 Dilxijah kuna beegan milaadiga 14 June , waxaa si rasmi ah u bilaabanaya koorsada 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 – 𝐓𝐚𝐤𝐡𝐚𝐬𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧. Haddii aad rabto inaad barato sida loo sameeyo naqshadaha casriga ah ee Facebook, Instagram, TikTok, YouTube iyo ganacsiyada kala duwan, tani waa fursaddaadii. 📅 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐚𝐫𝐤𝐚: ✅ Axad ✅ Arbaco 🕒 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 3:37 PM Koorsadan waxaad ku baran doontaa: ✔️ Social Media Posts Design ✔️ Branding & Marketing Designs ✔️ Photoshop Fundamentals ✔️ Color Theory & Typography ✔️ Poster, Banner & Advertisement Design ✔️ Farsamooyinka naqshadeeyayaasha xirfadlayaasha ah 🎯 Ha moogaan fursadda aad ku baran karto xirfad suuqa shaqada maanta looga baahan yahay. 📍 AFOOGY Academy – Xarunta Dhexe ee Buula Xubay 📞 Isdiiwaangelintu wali way socotaa WhatsApp: +252𝟔𝟏𝟗𝟖𝟗𝟖𝟗𝟓𝟒 ✨ AFOOGY – Halka Hal-abuurka iyo Xirfaddu Ka Kulmaan.
126
19
🎉 𝐗𝐀𝐑𝐔𝐍 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐀𝐘𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐔𝐑𝐍𝐀𝐘! 🎉 Waxaan si farxad leh ugu bishaaraynaynaa dhammaan bulshada in AFOOGY ay
🎉 𝐗𝐀𝐑𝐔𝐍 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 𝐀𝐘𝐀𝐀𝐍 𝐅𝐔𝐑𝐍𝐀𝐘! 🎉 Waxaan si farxad leh ugu bishaaraynaynaa dhammaan bulshada in AFOOGY ay furtay xarun cusub oo casri ah oo ku taalla Buul Xubay – Macruuf, isla markaana ay bilaabayaan koorsooyin cusub oo xirfado muhiim ah lagu baranayo. 📅 Isbuuca dambe waxaa si rasmi ah u bilaabanaya: 🎨 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 #𝟏: Graphic Design ⏰ Casir kadib 🎬 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 #𝟐: Video Editing ⏰ Magrib kadib Koorsooyinkani waxay ku habboon yihiin qof kasta oo doonaya inuu barto xirfad casri ah, kobciyo hal-abuurkiisa, isla markaana helo fursado shaqo iyo ganacsi. 📍 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛: Buul Xubay – Macruuf ✅ Tababar tayo leh ✅ Macallimiin khibrad leh ✅ Agab waxbarasho oo dhammaystiran ✅ Jawi waxbarasho oo dhiirrigelin leh ☎️ 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐢: +252619898954 ⚡ Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangelintu way socotaa, tirada ardayduna waa xaddidan tahay.
790
20
🎥 Cashar Toos ah oo kamid ah Koorsada 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠-ka 🔥 Haddii aad rabto inaad noqoto Video Editor professiona
🎥 Cashar Toos ah oo kamid ah Koorsada 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠-ka 🔥 Haddii aad rabto inaad noqoto Video Editor professional ah, maanta waa waqtigii aad bilaabi lahayd! 🚀 📌 Waxaa hadda furmay isdiiwaangelinta: ☀️ Shift-ka Duhurka 🌥️ Shift-ka Casirka 🌙 Shift-ka Habeenka ✨ Ka faa’iidayso fursaddan oo xirfad dhab ah gacanta ku dhig. 📞 Isdiiwaangeli hadda +252619898954 𝐤𝐮𝐫𝐚𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧! See less
180