cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Albaani ²⁴™| قناةالألباني

Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊 °#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴° ■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM. SOO DHAWOOW WLLKA✌

نمایش بیشتر
فنلندة511زبان مشخص نشده استدین و مذهبی7 106
پست‌های تبلیغاتی
12 643
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
+107 روز
-2430 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
Robot-ka cusuboo ay soo wadaan Elon musk iyo Tesla ayaa la sheegay in xitaa caruurta lagu aamini karo oo ay sii heyn karaan marka waalidku mashquul noqdo! adiga maku aamini lahayd ilmahaaga robot-kan. Subax wanaagsan
نمایش همه...
😁 10🤔 2😱 1
Photo unavailableShow in Telegram
🍀يـقـول أحـد الفُقـراء : كُنـتُ أبـگي لأننـي أَمـشي بِـدون حـذاء .. ولـكنني توقـفت عَـن البـُكاء عنـدما رأيـت رَجـلاً بِـلا قَدمـين ..🥺 ✨"Mid ka mid ah dadka saboolka ah ayaa yiri: Waan ooyay sababtoo ah waxaan socday kabo la'aan.. Laakiin oohintii waan joojiyay markaan arkay nin aan cago lahayn.😧.🕊️ Caweys  wanaagsan saaxiibbayaal
نمایش همه...
4💯 1
ASC Qabari, NAQERIZO Halkaan yaa baraawe ah oo ina jooga 👀🤔
نمایش همه...
👍 3🤔 2🌚 2
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO} 📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ? CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون " inaat allah kacabsato waa cibaado inaat allah wax karajeyso waa cibaado Baryada allah waa cibaado Fahanka cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ" Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay . Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad __Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado __hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo Qofka muslimka ah shaqadaas waxa ay utahay cibaado kamida cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo baraaro aakhirana jano iyo raali ahaasho allah Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝 Waxaa uu yiri : " إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة " " Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo " Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno insha allah 💖 @ismaildheere
نمایش همه...
13👍 4
Ardayda galaysa Imtixaanka Qaranka 2-talo oo anfaci doonta ayaan siinayaa. Midda #1aad: farta iska qurxiya oo wax la aqrin karo oo qurxoon qora. Midda #2aad: jaawaabaha faah-faahiya oo waxbadan qora, buugga jawaabaha ee la idisiin doono hal-bog oo banaan haka taginina, xitaa hadaa garan wayso su’aasha wax lee ku buuxi macquul ah. Cabsida iyo walwalka badanna iska yareeya, jadwal wax akhris lee samaysta hurda fiicanna seexda khalaas.😊 Guul ayaan idiin rajaynayaa dhamaantiin. #Imtixaanka #qaranka #National #exam #F4 #ALBAANI JOIN US || @Albaanichannel252
نمایش همه...
8👍 1👏 1
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
نمایش همه...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Ninka idin muuqda sawirkaan ayuu bartiisa soo dhigay wuxuuna ku qoray qoraalkaan : "Sidaan ayuu dharkayga shaqada isu bedey mudo sanad gudihiisa .. waxaan ahaa shaqaale shirkad duulimaad u shaqeeya , kadibna waxaan u wareegay shaqaale delivery (shaqaalaha dalabyada dadka u geeya) ee shirkadda Amzon ilaa markii dambe aan noqday rinjiile . Wakhti aan fogayn waxaan ahaa nin sheegasho badan oo waxaan dhibsan jiray safarada diyaaradda ee habeenkii baxa waxaana u arkaayay inay dhib badantahay, laakiin maanta waa waxa aan ugu xiisaha badanyahay inaan dib ugu laabto.. Sidaan ayay noloshayda Mudo kooban isku bedeshey .. qof walbo haka mahadiyo xaaladiisa uu maanta joogo si kastay tahayba , waayo adiga ma ogid nicmada aad maanta haysato qiimaheeda iyo waxa ay tahay ilaa aad banaanka ka istaagto oo aad gebi ahaanbo waydo " Habeen wanaagsan @Albaanichannel252
نمایش همه...
11👍 5😱 2
00:32
Video unavailableShow in Telegram
Nolashaada allah talo saaro Bari wlh waad yaabi natiijada iyo farxada aad heli doonto Anigaa arkay Alahu akbar (si kali ah allah u bari kadib sida qof ku hor fadhiyo oo kale wax oogu sheego). Kadib arag natiijada YAA RABI ALLOW NAA DANBI DHAAF❤️
نمایش همه...
1.24 MB
13
00:21
Video unavailableShow in Telegram
Laba ka mid ah culumada aan ogu jeclahay xaqiiqatan Sh.Mustafa xaaji ismacil harun Sh.Xuseen cali jabuuti Allow noo dhaw culumadeena sharafta badan ❤️
نمایش همه...
2.05 MB
19👍 3
-Ma ka faaiidaysatay maalinka carafo oo allah ma waydiistay muraadkaaga CAJIIB -Allah ayaan waydiistay arin wlh saaka unbaan helay war aad iga farxiyay oo ku saabsan arintaas -Alxamdulilaah wlh aad baan u farxay xaqiiqatan Allah farajkiisu dagdag badnaa alxamdulilaah Wlh blh tlh HADII AAD MURAAD LEEDAHAY KALIYA ALLAH MAD WAYDIISATID CAJIIB WLH DUCADA ALLAH LA BARYO WAA CAJIIB -Lacag kagamaba baahno -Wakhti Kagama baahno -meel kasta iyo xili kasta Qofka ogu bakhaylsan waa qofka ka bakhayla ducada iyo in uu allah wax waydiisto War hadu dhib ku haysto fursadan maad ka faiidaystid oo albaabkan ku furan mad ka faiidaystid xage laga haystaa -Biniaadmi miyaad wax waydiisanayaa wad ku duloobi lkn allah waydiiso wu ku siini adigo sharaf leh Cajiib cajiib cajiib cajiib
نمایش همه...
11👍 1🥰 1
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.