cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Xafso carap🍁👸

Nagu so biir MHDSANID 🍁❤

Mostrar más
Finlandia1 835El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad30 399
Publicaciones publicitarias
3 012
Suscriptores
-124 horas
+137 días
+2030 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
"Qofna uma yaqaan nafta sida qofka haysta "Naftaada u noqo dheelitire xagga qiimaynta."👋 ...iyaas saxibu-lmacruuf
Mostrar todo...
👌 2👍 1
Repost from TIJAABI MASKAXDAADA
Waxaa jira nabi lagu laqabi jiray aadamkii labaad ama aadamkii yaraaAnonymous voting
  • Shucayb
  • Saalix
  • Nuux
  • Huud
0 votes
👍 4
Waxa i dhibaya maaha inaad been ii sheegtay, balse waa inaan mar dambe ku aamini karin.
Mostrar todo...
🔥 2
Aqoontu waxay ku leedajay waxaan kuu cuntamin adiga ha u cuntamin dadk kale," Iyaas ✍️
Mostrar todo...
👍 4
Subax wngsan ❤️
Mostrar todo...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waa aroor hore waad soo kacday rajja badan ayaa kuu muuqata waxaad isku dayday waqti inaad siiso naftaada Waxaad fariisatay kursi alwaax ka samaysan, adoo cadceeda dhinac ka maray eegaya fallaaraha qoraxda sida ay dhulka u qabanaysa, Maskaxdaada wax badan ayaa ka buuxa lakin markaan waxaa kuu muuqda oo sida xidig habeen mugdi ah oo kale u ifaya, ciyaalnimadaadii, markii xitaa haddi lagu garaaco daqiiqad ka dib aad qosli jirtay, halka maanta qof haddii uu hal eray ku yiraa aad rabto inaad shiido, asiga dhan, !! shaax ayaad heshay markasta aad ka bato maskaxdu waa sii kala furfurmaysaa, adoo dugsi quraan lagu kaxaynayo, lakin aadan aqoon qiimaha quraanka iyo macalinkaba indha madow ah, ciyaalku ku wada eegayaan, aya alif laguu billaabay, aad baad u la yaaban tahay ninkaan ilmaha badan meesha ku haaya oo mar garaacaya ku qaylinayaa, mid taagan mid fadhiya mid wax qoraya, addunya kugu cusub, Maalinba maalin adaa lagu yiri qor falbar, Adoo u bagaya falaadka qalinka iyo warqadda ama looxa iyo qadka, lakin aadan,
Mostrar todo...
6👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Dad ku ma daba daysado waxay sheegayaan ma daneeyo waxba kama soo qaado waayo anaa og runtayda, mana ka helo doodaha, Haddi aan kaa helo waan kuu sheegi doonaa haddii aan ku nacana ima arki doontid, wax daah kaa saaran miyaa jira,? Iyaas abdu Rahman.
Mostrar todo...
👍 4
Haweeneyda tiraa anigu ilmahayga iyo ninkayga waxaan jeclahay ilmaha wax badan, been bay sheegaysaa,!! Waayo waxa ay awoodaa in ay ilmaha gabadha dariska uga tagto seddax maalmood lakin ma awoodo in ay ninkeeda uga ag tagto sedax daqiiqo🙊☝️🤣😀😇🤓🤩,:!
Mostrar todo...
😁 5👍 1
Raqiisnimo Eber gacmahaaga isku halaag Runtii gumaysigu waaba adoo garan waay rabbigaa oo shaydaan ku gumaysto Ha noqdo gaalo maskaxda kaa afdoobata oo sidooda oo kale kaa dhiga ama shaydaanka kugu yeeraya inaad soo duubto meelaha ugu qurxan jirkaaga addomey oo kale jirkaada si bilaash ah suuqyada onlineka looga helaayo,;!? Waa nuuca ugu xun gumaysi qofnimadada waay diinkaagi waay addunyo ku noolaaw kurbo iyo jahwareer aakhirana cadaabkii rabbi oo aad gacmahaaga ku kasbatay, Dad badan oo siran dumar u badan baa jira oo kaliya maqlay xoriyad, kadibna hees isi saar isgad gadi ku jir,;! Mar haddii diinkaagi aadan ku dhaqmayn oo lagaa fasaadiyay aaway xuriyaddu,;!? Oo Haddi wali dalkaagii kufaar joogto iyagoo leh amani ayaan idiin sugaynaa kadibna kufsi dil baaritaan kugu haaya adoo dalkaagii jooga aaway xoriyaddu,;? Masiirkaaga reer galbeed baa gacanta ku haaya go'aankooda ayaa tallaab lagu qaadaa aaway xoriyaddu,!?
Mostrar todo...
👍 2
"Nolosha waa koritaan joogitaan anficidda waxa yaabaha nool arkidda wax yaaba kala duwan oo nagu hareeraysan, rajo iyo damac , Raadin, taabasho, adiga waa kuu wanaag qof kale waa ka mugdi qof kale waa dhexdhexaad, si guud ma jiro ruux janna ahaan ku nool, Waxaa laga yaabaa in adiga ay kuu muuqato hebel waa taajir wuu raaxaystay lakin isga marka la waraysto waxaada dhihi doontaa alx, waxa daad u xanaaqsan waxa xisaab sugaya dhibaatooyin soo wajaha caafimaad ahaan lagayabaa in uu galaas biyaa cabo oo aanuu cuni karin wax aad adigu isleedahay yaa mar kuu iibiya, Cilmi ahaan waxaa laga yabaa qofkaan waa aqoon yahan inaad isleedahay, lakin isaga waxa uu isleeyahay haddaad mar uun baran lahayd cilmi hebel, nin hal fanni kaliya barta xitaa kama salgaarayo oo isaga oo raadinaya ayuu dhiman doonaa, Dhanka faqriga waa uun laba qof qof sabra isaaga qanacsan dadaala oo maradiisu nadiif u tahay, qofka kale mid isdhiiba samir ka taga nadaafadda ka taga jidadka taagan aaminay inaanuu waxba heli karin, Dhanka Dhalinyaranimada maaha mid la naco oo layiraa waayeel bana rabaa, rajaynteeda ayaa lagu waayaa iyada dhan oo qofkii waxa uu is arkaa isaga oo duq noqday oo meel cugsanaya marka uu istaag maago, Dhanaka waayeel nimada cidi ma doorato, waqtiga ayaa keena mana laga baxo dhimasho mooyee,. Xaga cibaadaysiga waa lagu kala duwan yahay oo qolaba wax bay caabudaan qaar baa xoolaha caabuda iyagoo aaminsan sababtooda iney u nool yihiin, Qaar baan wax caqiidaa qabin oo iska socda sida xoolaha oo kale, Qaar baa geeda iyo dhagaxmana caabuda barya oo tuuga sida naga xijaab wax hebel nasii wax hebel, Qaar ayaa rabbi caabuda oo u sujuuda lkiin meela badan ku caasiya, Qaar baa ku toosan rumaynta ay ilaahay rumeeyeen, oo isku daya inaaney meelna ku caasin rabbi waana kooxda kaliya ee badbaadi doonta, ✋ Waan ka baxay . Ku darso adna FAHANKA NOLOSHA 🌎
Mostrar todo...
👍 5
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.