cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Xikmado Soomaali ™

Kusoo dhawaw XikmadoSomali waxaad ka heli doontaan Buugaag dhegeysi ah oo Somali ah & kowo lasoo koobay oo live loo sharaxaayo,Buugaag Qormooyin،wacyi gelin

Mostrar más
Finlandia700El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad10 793
Publicaciones publicitarias
8 601
Suscriptores
Sin datos24 horas
+197 días
+9830 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Sharafta ugu weyn ee noloshu maaha in aadan weligaa dhicin  laakiin waa inaad kor u kacdo markasto aad kufto . -Nelson Mandela
Mostrar todo...
8👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ ❍━━━ 📍✦ 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 ✦📍 ━━━❍     ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ↪️ @xikmadosomali ↪️ @same_wade_team ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ↪️ @ARMAAN_FILMIS ♧Guddoomiyaha kooxda♧ @PROFESSOR_ARMAAN
Mostrar todo...
📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍

1
📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍
Ibnul Qayyim رحمه الله wuxuu yidhi: "Daawaynta ugu faa'iidada badan waa inaad naftaada ku mashquuliso fikradaha waxa ku khuseeya ee ha ku mashquulin kuwa aan ku khusayn. In aad ka fikirto waxa aan adiga waxba kaa khusayn waa albaabka xumaan kasta. Qofkii isku gadaama waxaan khusayn, markaas wuu seegi waxa isaga khuseeya.” [al-Fawaa‌id 1/175]
Mostrar todo...
👍 2 1
Photo unavailableShow in Telegram
5taan Arin waligaa qof dumar ah haku dhihin 1: ma ijeceshahay? 2: waad buuratay ? 3: midabkaan ma udhalatay ? 4: maxaadan wali u guursan? 5: saxiiptaa ba kaa qurxan?❌😡🤬🤯🤫
Mostrar todo...
👍 2 1
Photo unavailableShow in Telegram
#Casharka & Buugga 1: cadeyn/ Qeexid "Maxay dadka qaar unoqdeen Kuwa kuguuulaysta nolosha ama ay shaqo badan usameeyan maxaa yeelay waxay si cad uqeexeen halka ay rabaa kamana leexan Samanta waxaas" markaad qeexato halka aad Rabto HAL shey iska ilaali ( dib udhigis) Insha Allah waad gaari waxaan qodobkan kaaga baxay "waxaa jiro hal Shay oo Tayo leh oo dadka guulaystay sameeyeen waana qeexidda ujeedkooda iyo iney ogaadeen waxay doonayaan kadibna ay u halgameen samyntooda. Muhiimadda ay leedahay qeexiddu kaaga filan in Allah inoo qeexay wuxuu noo abuuray. #2: Muhiim maaha inaad wax walbo dhamaystirto " waxa ugu fcn ee waqtiga looga faaiidaysto waa inaad Shay si fcn usamyso Muhiim maaha inaad dhamaystirto"❤️✌️ Book :Eat that frog 🐸 @Xogside2
Mostrar todo...
👍 5 2
Photo unavailableShow in Telegram
"Rasuulkii ilaahay baa yidhi csws: Qofkii sooma ramaddan intaa kadib raaciya lix ka mid ah bisha shawaal yacni waddac sooma waa sidii isagoo soomay sanad,
Mostrar todo...
👍 6
Photo unavailableShow in Telegram
Ciid Mubarak baan idin leeyahy Insha Allah Nabad barwaaqo ayaa idin rajahyaa 😘😍❤️✌️
Mostrar todo...
👍 7
Photo unavailableShow in Telegram
Haddii lagu dhihi lahaa, mid kamid ah furayaashaani waxaa leh (uu furayaa) qasnad ey ka buuxaan dahab iyo luul. Ma waxaad qiyaasi laheyd mid ka mid ah inuu yahay furaha qasnadda, mise dhammaantood ayaad qaadan laheyd? Waa sidaas oo kale:- habiinka Leylatul-qadriga ee 10 ka dambe ku jirta, kafaa'iideyso 10-koodaba, si aad ugu guuleysato, ood u haleesho habiinkaas.
Mostrar todo...
5👍 3