cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Xafso carap🍁👸

Nagu so biir MHDSANID 🍁❤

Больше
Рекламные посты
3 016
Подписчики
+224 часа
+107 дней
+2730 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

"Nolosha dhan waa qanaacadaadu inta ay la egtahay, Iyo inaad iska ilaaliso isbarbar dhiga qof kale, taas ayaana u ah muhiim nolosha ruux walba , Iyaas ✍️
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Qofna uma yaqaan nafta sida qofka haysta "Naftaada u noqo dheelitire xagga qiimaynta."👋 ...iyaas saxibu-lmacruuf
Показать все...
👌 2👍 1
Repost from TIJAABI MASKAXDAADA
Waxaa jira nabi lagu laqabi jiray aadamkii labaad ama aadamkii yaraaAnonymous voting
  • Shucayb
  • Saalix
  • Nuux
  • Huud
0 votes
👍 4
Waxa i dhibaya maaha inaad been ii sheegtay, balse waa inaan mar dambe ku aamini karin.
Показать все...
🔥 2
Aqoontu waxay ku leedajay waxaan kuu cuntamin adiga ha u cuntamin dadk kale," Iyaas ✍️
Показать все...
👍 4
Subax wngsan ❤️
Показать все...
👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Waa aroor hore waad soo kacday rajja badan ayaa kuu muuqata waxaad isku dayday waqti inaad siiso naftaada Waxaad fariisatay kursi alwaax ka samaysan, adoo cadceeda dhinac ka maray eegaya fallaaraha qoraxda sida ay dhulka u qabanaysa, Maskaxdaada wax badan ayaa ka buuxa lakin markaan waxaa kuu muuqda oo sida xidig habeen mugdi ah oo kale u ifaya, ciyaalnimadaadii, markii xitaa haddi lagu garaaco daqiiqad ka dib aad qosli jirtay, halka maanta qof haddii uu hal eray ku yiraa aad rabto inaad shiido, asiga dhan, !! shaax ayaad heshay markasta aad ka bato maskaxdu waa sii kala furfurmaysaa, adoo dugsi quraan lagu kaxaynayo, lakin aadan aqoon qiimaha quraanka iyo macalinkaba indha madow ah, ciyaalku ku wada eegayaan, aya alif laguu billaabay, aad baad u la yaaban tahay ninkaan ilmaha badan meesha ku haaya oo mar garaacaya ku qaylinayaa, mid taagan mid fadhiya mid wax qoraya, addunya kugu cusub, Maalinba maalin adaa lagu yiri qor falbar, Adoo u bagaya falaadka qalinka iyo warqadda ama looxa iyo qadka, lakin aadan,
Показать все...
6👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Dad ku ma daba daysado waxay sheegayaan ma daneeyo waxba kama soo qaado waayo anaa og runtayda, mana ka helo doodaha, Haddi aan kaa helo waan kuu sheegi doonaa haddii aan ku nacana ima arki doontid, wax daah kaa saaran miyaa jira,? Iyaas abdu Rahman.
Показать все...
👍 4
Haweeneyda tiraa anigu ilmahayga iyo ninkayga waxaan jeclahay ilmaha wax badan, been bay sheegaysaa,!! Waayo waxa ay awoodaa in ay ilmaha gabadha dariska uga tagto seddax maalmood lakin ma awoodo in ay ninkeeda uga ag tagto sedax daqiiqo🙊☝️🤣😀😇🤓🤩,:!
Показать все...
😁 5👍 1
Raqiisnimo Eber gacmahaaga isku halaag Runtii gumaysigu waaba adoo garan waay rabbigaa oo shaydaan ku gumaysto Ha noqdo gaalo maskaxda kaa afdoobata oo sidooda oo kale kaa dhiga ama shaydaanka kugu yeeraya inaad soo duubto meelaha ugu qurxan jirkaaga addomey oo kale jirkaada si bilaash ah suuqyada onlineka looga helaayo,;!? Waa nuuca ugu xun gumaysi qofnimadada waay diinkaagi waay addunyo ku noolaaw kurbo iyo jahwareer aakhirana cadaabkii rabbi oo aad gacmahaaga ku kasbatay, Dad badan oo siran dumar u badan baa jira oo kaliya maqlay xoriyad, kadibna hees isi saar isgad gadi ku jir,;! Mar haddii diinkaagi aadan ku dhaqmayn oo lagaa fasaadiyay aaway xuriyaddu,;!? Oo Haddi wali dalkaagii kufaar joogto iyagoo leh amani ayaan idiin sugaynaa kadibna kufsi dil baaritaan kugu haaya adoo dalkaagii jooga aaway xoriyaddu,;? Masiirkaaga reer galbeed baa gacanta ku haaya go'aankooda ayaa tallaab lagu qaadaa aaway xoriyaddu,!?
Показать все...
👍 2
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.