2 141
Підписники
Немає даних24 години
-97 днів
-4730 день
Триває завантаження даних...
Схожі канали
Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
липень '26
липень '26
+8
в 0 каналах
червень '26
+7
в 0 каналах
Get PRO
травень '26
+15
в 0 каналах
Get PRO
квітень '26
+5
в 0 каналах
Get PRO
березень '26
+5
в 0 каналах
Get PRO
лютий '26
+2
в 0 каналах
Get PRO
січень '26
+6
в 0 каналах
Get PRO
грудень '25
+6
в 0 каналах
Get PRO
листопад '25
+7
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '25
+6
в 0 каналах
Get PRO
вересень '25
+8
в 0 каналах
Get PRO
серпень '25
+7
в 0 каналах
Get PRO
липень '25
+14
в 0 каналах
Get PRO
червень '25
+10
в 0 каналах
Get PRO
травень '25
+9
в 0 каналах
Get PRO
квітень '25
+13
в 0 каналах
Get PRO
березень '25
+15
в 0 каналах
Get PRO
лютий '25
+7
в 0 каналах
Get PRO
січень '25
+8
в 0 каналах
Get PRO
грудень '24
+27
в 0 каналах
Get PRO
листопад '24
+30
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '24
+10
в 0 каналах
Get PRO
вересень '24
+16
в 0 каналах
Get PRO
серпень '24
+36
в 0 каналах
Get PRO
липень '24
+69
в 0 каналах
Get PRO
червень '24
+21
в 0 каналах
Get PRO
травень '24
+33
в 0 каналах
Get PRO
квітень '24
+60
в 0 каналах
Get PRO
березень '24
+41
в 0 каналах
Get PRO
лютий '24
+50
в 0 каналах
Get PRO
січень '24
+50
в 0 каналах
Get PRO
грудень '23
+47
в 1 каналах
Get PRO
листопад '23
+30
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '23
+66
в 0 каналах
Get PRO
вересень '23
+109
в 0 каналах
Get PRO
серпень '23
+149
в 0 каналах
Get PRO
липень '23
+104
в 0 каналах
Get PRO
червень '23
+133
в 0 каналах
Get PRO
травень '23
+122
в 0 каналах
Get PRO
квітень '23
+96
в 0 каналах
Get PRO
березень '23
+117
в 0 каналах
Get PRO
лютий '23
+104
в 0 каналах
Get PRO
січень '23
+166
в 0 каналах
Get PRO
грудень '22
+192
в 0 каналах
Get PRO
листопад '22
+154
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '22
+174
в 0 каналах
Get PRO
вересень '22
+129
в 0 каналах
Get PRO
серпень '22
+152
в 0 каналах
Get PRO
липень '22
+209
в 0 каналах
Get PRO
червень '22
+180
в 0 каналах
Get PRO
травень '22
+159
в 0 каналах
Get PRO
квітень '22
+175
в 0 каналах
Get PRO
березень '22
+217
в 0 каналах
Get PRO
лютий '22
+92
в 0 каналах
Get PRO
січень '22
+44
в 0 каналах
Get PRO
грудень '21
+184
в 0 каналах
Get PRO
листопад '21
+152
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '21
+140
в 0 каналах
Get PRO
вересень '21
+266
в 0 каналах
Get PRO
серпень '21
+373
в 0 каналах
| Дата | Залучення підписників | Згадування | Канали | |
| 23 липня | 0 | |||
| 22 липня | +1 | |||
| 21 липня | 0 | |||
| 20 липня | +1 | |||
| 19 липня | 0 | |||
| 18 липня | 0 | |||
| 17 липня | 0 | |||
| 16 липня | +1 | |||
| 15 липня | 0 | |||
| 14 липня | +1 | |||
| 13 липня | 0 | |||
| 12 липня | 0 | |||
| 11 липня | 0 | |||
| 10 липня | 0 | |||
| 09 липня | +2 | |||
| 08 липня | +1 | |||
| 07 липня | 0 | |||
| 06 липня | 0 | |||
| 05 липня | 0 | |||
| 04 липня | +1 | |||
| 03 липня | 0 | |||
| 02 липня | 0 | |||
| 01 липня | 0 |
Дописи каналу
Repost from FAHANKA NOLOSHA 🌍💕
🌿 Mustaqbalka Ummaddu Wuxuu Ka Bilaabmaa Guriga
Waxa ugu weyn ee maanta ummadda loo qaban karo ma aha maal iyo dhismo oo keliya, ee waa barbaarinta ubadka lagu koriyo Towxiidka iyo Caqiidada Saxda ah.
Ilmaha yaqaan Rabbigiis, jecel cilmiga, ku dheggan xaqa, kana cabsada Alle, wuxuu noqonayaa qof aan fitnuhu ruxin, shakiyuhuna marin habaabin.
Ku barbaari carruurtaada: 📖 Towxiidka iyo Caqiidada Saxda ah. 🎓 Jacaylka cilmiga. 💪 Himilo sare. 🤝 Mas'uuliyad. 🗣️ Geesinimada ku hadalka xaqa.
🌱 Maanta waa carruur; berrina waa culimadii, hoggaamiyeyaashii iyo dadkii Alle ummadda ku hagaajin lahaa.
"Dib-u-hagaajinta ummaddu waxay ka bilaabataa guri lagu barbaariyo Towxiid sax ah iyo iimaan adag."
اللهم أصلح أبناء المسلمين، واجعلهم قرة عين لوالديهم، وانفع بهم الإسلام والمسلمين.
| 2 | Qofkaa daaima musxafka wuxuu noqdaa quraan ku soconaya dhulka,.!
Qofka hela saxibtinimada quraanka ma heli doono saxib ka wngsan,. Noloshaada nuur mubarak ah qiyamahana waa shafecahaga !
حلقة نافع المدني لتصحيح التلاوة .
#Ku_soobir,
610711831 | 86 |
| 3 | Xilligan ay macaasidu si fudud ugu faaftay nolosha dadka, qofka naftiisa ka ilaaliya dambiga kana dheeraada xumaanta, wuxuu la mid yahay xiddig weyn oo ifaya mugdiga dhexdiisa. Waa iftiin ay dad yar uun arkaan, laakiin qiimihiisu aad buu u weyn yahay.
Walaal, waxaad haysaa jidka ugu wanaagsan ee la maro. Ha ka leexan, duruufo kasta ha ku soo maraan, waqti kasta iyo xaalad kasta. Ku samir xaqa, maxaa yeelay dhammaadka jidkan waa raallinimada alle iyo liibaan adduun iyo aakhiro. | 254 |
| 4 | Bisha Muxarram waa bisha ugu fadliga badan bilaha xurmada leh. Waxaa gaar ahaan qiimo weyn leh maalmaha Taasuucaa (9-ka Muxarram) iyo Caashuuraa (10-ka Muxarram).
🔹 Caashuuraa waa maalintii uu Alle badbaadiyey Nabi Muuse (CS) iyo ummaddiisii, halaagayna Fircoon iyo ciidankiisii. Markii Nabigu ﷺ yimid Madiina ayuu arkay Yuhuudda oo sooman maalintaas, markaas ayuu yiri:
"Anagaa Muuse idinka xaq badan." Dabadeedna wuu soomay, ummaddiisana wuu faray inay soomaan.
🔹 Nabigu ﷺ wuxuu sheegay fadliga weyn ee soonka maalintaas:
"Waxaan Alle ka rajaynayaa in soonka maalinta Caashuuraa uu noogu dhaafo dambiyadii sannadkii horreeyey." ( Muslim )
🔹 Si looga duwanaado Yuhuudda, loona khilqafo Nabigu ﷺ wuxuu damcay inuu ku daro maalinta sagaalaad, isagoo yiri:
"Haddii aan noolaado sannadka dambe, waxaan soomi doonaa maalinta sagaalaad." ( Muslim )
✅ Sida ugu fiican waa:
In la soomo 9-ka iyo 10-ka Muxarram (Taasuucaa iyo Caashuuraa).
Ama 10-ka iyo 11-ka.
🌷 Waa fursad qaali ah oo Alle ku dhaafo dambiyada yaryar ee sannadkii tagay, laguna nooleeyo sunnadii Nabigeenna Muxammad ﷺ.
Ha moogaan fadligan weyn, kuna dhiirrigeli ehelkaaga iyo asxaabtaada inay soomaan Taasuucaa iyo Caashuuraa.
اللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك، وتقبل منا صالح الأعمال. Aamiin. | 229 |
| 5 | u oggolaan maalintaadu inay dhaafto adigoon Qur’aan la saaxiibin!
Haddii ay ku seegto akhrinta Qur’aanka, ha ka tegin dhagaysigiisa.
Qur’aanka oo la dhagaystaa waa cibaado ajar leh. Mar kasta oo uu qofku dhegaysigiisa badiyo, waxaa u kordha iftiin uu Maalinta Qiyaame la kulmi doono.
Waxaa laga weriyey Ibnu Cabbaas (RC) inuu yiri:
"Qofkii dhegaysta hal aayad oo ka mid ah Kitaabka Alle, waxay u noqonaysaa iftiin Maalinta Qiyaame."
Sidaa darteed, qalbigaaga yanuu ka madhnaan Qur’aanka; akhri haddii aad awooddo, haddii kalena dhegayso, waayo Qur’aanku waa nuurka qalbiyada iyo hanuunka nolosha. 🌹📖 | 182 |
| 6 | Kuwani gumaystayaasha fasahaadinta ku haya Gaza, ee daadinaaya dhiigga shacabka, duminaaya masaajidda, kuna xadgudbaya xurmada iyo karaamada dadka; waxay dedejinayaan halaaggooda, dhammaadkooda iyo ciqaabtooda adduunka ka hor tan Aakhiro.
Annagu marnaba kama shakino ballanka runta ah ee Alle ﷻ uu ka sheegay:
﴿وَإِنْ عُدتُّمْ عُدْنَا﴾ "Haddii aad ku noqotaan xumaanta, Annaguna waan idiinku celinaynaa ciqaabta."
Sidoo kale kama shakino hadalka Alle ﷻ:
﴿كُلَّمَا أَوْقَدُوا نَارًا لِّلْحَرْبِ أَطْفَأَهَا اللَّهُ﴾ "Mar kasta oo ay shidaan dab dagaal, Alle wuu damiyaa."
Ilaahayow, waxay dib ugu noqdeen dulmi, kibir iyo fasahaad, ee ku ciqaab ciqaab adag. Ilaahayow, ku sallid kuwaa dhadhansii cadaab xun.
Ilaahayow, dami dabkooda, fashili qorshahooda, ceebna ku rid.
Ilaahayow, hoos u dhig oo guul darraysii cid kasta oo ka gaabisay garab istaagga walaalahayaga mu’miniinta ah ee Gaza, kuna cidhiidhi kuwa ku cidhiidhiyey.
Ilaahayow, Adigaa Xoog Badan, Adigaa Adkaade ah.
Xasbunallaahu wa nicmal-wakiil.
🌸 | 232 |
| 7 | 🌙 Fadliga maalinka 9-aad ee Dul-Xijjah (Maalinta Carafa)
Maalintani waa maalinta ugu fadliga badan 10-ka hore ee Dul-Xijjah, waana maalin:
Dembiyada la dhaafo
Ducada la aqbalo
Naarta dadka laga xoreeyo aad u badan yihiin
Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
“Soonka maalinta Carafa wuxuu kaffaaro u yahay dambiyada sanadkii tagay iyo kan soo socda.”
Sidoo kale wuxuu yiri ﷺ:
“Ma jiro maalin Ilaahay addoomo badan uga xoreeyo naarta sida maalinta Carafa.”
✨ Waxyaabaha habboon in laga faa’iidaysto (Sunnooyin):
✅ Soonka maalinta Carafa
(Qofka aan xajka joogin)
✅ Ducada badan
Ducada ugu kheyr badan:
“لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير”
✅ Takbiirta iyo dikriga badan
الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله، والله أكبر الله أكبر ولله الحمد
✅ Qur’aan akhris iyo tawbad
✅ Salaadaha sunnada iyo nafliga badan
✅ Sadaqo iyo samafal
✅ Salaadda Fajarka si jamaaco ah iyo cibaado maalinta oo dhan
🌸 Waa maalin aan la dayicin, laguna dadaalo:
Oohinta iyo khushuuca
Cafis dalabka
Ducada waalidiinta, muslimiinta, iyo naftaada
اللهم بلغنا يوم عرفة ووفقنا فيه لصالح الأعمال 🤍 | 235 |
| 8 | Qacidda ayaa ah garo naftada yaan lagugu danaysan adna ha noqon danayste waa sida saxda haddi aadan ogolayn in lagugu danaysto cidna haku danaysan, | 201 |
| 9 | Asc saxibayal | 0 |
| 10 | 3dax faaida maleh 🤷♂️
Maal ku jira gacn bakhiil 💰
Hub ku jira gacan fulay 🔫
Qalin k u jira gacan munafaq ✒️ | 0 |
| 11 | Hi saxibayal waqti wngsan melksta aad joogtaan
Waxaan idiin rajaynayaa cafimad iyo farxaad | 0 |
