cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

English with Sir Abdallah

Cidna masuul kaagama ahan kor u qaadida naftaada ee adiga is hormari saaxiib 🤝

Mostrar más
Publicaciones publicitarias
3 295
Suscriptores
Sin datos24 horas
-127 días
-6030 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Asalaamu Caleykum 👋🏻 Dhalinyaro meeshaan waxaad uga barateen waxyaabo kale laakin waxaan jecleystay inaan idiinla wadaago Application kaas oo aad ka sameyn doonto dhaqaale fiican, waxaana macquul ah inaad horay aad u aragtay laakin aad mooday inoo beenyahay, balse waa xaqiiqi in appkan lacag laga sameeyo waana sababata aan u jeclaaday inaan idiinla soo wadaago oo aanan noqonin qof kaligiis cune ah 👇🏻 Halkan kala dag waa kan App-ka kuna gal Email-kaaga Insha-Allah 👇🏻 Riix Halakan oo la dag App-ka
Mostrar todo...
1
Hadii aad tahay qof dhalinyaro ah cudur daar dambe kuuma ma harin !!! 😳👇🏻 Daawo muuqaalkan
Mostrar todo...
1
Raac shantaan talo hadii aad rabto inaad sanadkan guul fiican ka xaqiijiso barashada luqad English-ka 📖 👇🏻 RIIX HALKAN
Mostrar todo...
1
Muuqaallo heer saro ah oo ku siinayo talooyin wanaagsan hadii aad tahay qof barta luqada English-ka ayaa soo socda Insha-Allah 🔖 Inta ayaadna ka heli doontaa saaxiib sare 👇🏻 https://t.me/riyoschool
Mostrar todo...
1
Markaa luqada english-ka ugu hadleyso sidaan 👉🏻 Dadka u dhashay sidaan ayey ugu hadlaan 😳 👇🏻 Riix Halkan
Mostrar todo...
Waa kan muuqaalka isku day inaad meel ku qorato ereyadaas ileen waa u muhiim luqadaada English-ka 📖👇🏻 Daawo riix halkan
Mostrar todo...
sticker.webp0.45 KB
Ardayda halkan ku jirta cashar English ah oo aad ku baran doonto ereyo kala duwan ayaa soo socda insha allah. Isha ku haaya halkan 👀
Mostrar todo...
👍 2
Dhalinyarta xiiseysa barashada luqada English-ka maxaa ku dhacay? janalkaan kusoo biira saaxiibayaal oo luqadiina dhisa mahadsanidiin 📖👇🏻 https://t.me/riyoschool
Mostrar todo...
1
Talo ku anfaceyso hadii aad daneyneyso hormarinta luqadadaa English-ka 👇🏻 DAAWO
Mostrar todo...
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.