Ereyo jacayl
Salaam!✋💐 -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ereyo jecel # waxan bilaabnay sameyta Loogada iyo boorarka # Nagula soo xariir #618164025 wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir https://t.me/aadan123
Show more📈 Analytical overview of Telegram channel Ereyo jacayl
Channel Ereyo jacayl (@aadan123) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 14 055 subscribers, ranking 1 762 in the Motivation & Quotes category and 549 in the Somalia region.
📊 Audience metrics and dynamics
Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 14 055 subscribers.
According to the latest data from 06 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -281 over the last 30 days and by -8 over the last 24 hours, overall reach remains high.
- Verification status: Not verified
- Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.67%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.26% reactions from the total number of subscribers.
- Post reach: On average, each post receives 657 views. Within the first day, a publication typically gains 177 views.
- Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 4.
📝 Description and content policy
The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
“Salaam!✋💐
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa ereyo jecel
# waxan bilaabnay sameyta
Loogada iyo boorarka
# Nagula soo xariir #618164025
wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir
https://t.me/aadan123”
Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 07 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Motivation & Quotes category.
Data loading in progress...
| 2 | Waxaan bartay inaan ilmada qariyo, sababtoo ah mararka qaar qofna ma fahmo sababta ay u da'ayso. Waxaan sugayaa maalin aan dib ugu qosli doono si dhab ah, ee aanan u qoslaya oo keliya si aan xanuunka u qariyo | 646 |
| 3 | No text... | 641 |
| 4 | Sunduz waxay bilowday iney isla jilaan riwayadaha,
Xamze iyo sundus markey mudo ku jireen jilida riwayadaha,
Waxaa sii xoogeystay xiriirkii jaceyl oo ay isku qabeen,
xamse ayaa guur usoo bandhigtay sunduz,
Waa ay ka aqbashay guurka ayago faraxsan,
Waxay ku heshiiyen in uu kasoo doonto qoyskeda,
Xamze wuxuu utagay qoyska sunduz oo way iswareyteen wareysi kadib sunduz adeerked ayaa ogaday xamse qabiilkisa isla markana waxa uu ushegay in AANO QABIIL kadhexayso uuna siindoonin gabadhiisa halkaas ayuu ku burburay xariirkii jaceyl oo dhidibaha loo tagay 2sano🥹💔
>sunduz markaa kadib waxey guursatay wiil ay ilmo adeero ahayeen hadana waxy uheysaa labo gabdhood,
Halka xamse uu single yahay…..
JACEYL IYO QABIIL MAXA KALA HEYSTO💔
Dhib&Dheef | 1 067 |
| 5 | No text... | 1 023 |
| 6 | No text... | 1 319 |
| 7 | No text... | 2 |
| 8 | Mid Ayaa Sanad ka Hor Sxbkiis U Direy Inuu Tijaabiyo Gabar Ay Is Jeclaayeen Iney Daacad u Tahay Iyo In Kale.!
Wiilki Tijaabada Loogu Diray Iyo Gabadhi Daraad Ayey Aqal Galeen.!
😳😂👍
#Dr_Ak | 1 476 |
| 9 | Saban Tagay Xusuustisa
Raad Raaca Siinlayda
Socod Barashadi Dooda
Saxarliyo Abaarteeda
Adigan Wax Saaraynin
Sanad Iyo Garaadkisa
Saadashu Been Weeyi
..
Ha sar wicin Qof Kaageda
Hana Sugin Nin Ka Maarmay
Hana Sign Mar Mooyane
Nin Ku Siray Ha Faalaynin
Sababaha Ha Weydiinin
Haw Seeto Dheeraynin
Hana Sidin Culayskiisa
Siriq iyo ku qabo Baydo
Hana Falin Sidu Yeelay
Nin Ku yidhi Ana Saas Ah
Ha ku Odhan sidaas Mayhid
......Abwaan Xadaraawi.... | 1 549 |
| 10 | No text... | 1 626 |
| 11 | No text... | 1 566 |
| 12 | Waraabuhu habeenki
Waraabuhu wareegayo
Weerkuna wahelyahy
Wadku iima fududaan
Welwalkiyo dhibtaan qabo
Ruux waayo aragoo
wankala waraystaa waxyeeladan isaarane
Wuxu waa aduunyoo ruxba waayo soo joog
Waheshaday dugagti laga waaban jiraye
Isma lahyno jaculba ku waaliye
Ismalahyno jacylbaad u jiifiye
Ismalahyno sareeyaad is wayine
Ismalahynoo wakhtigaa ku ciiliye
Hayska qoodh xumade
Hadu kharashka guurkiyo
Nolosho dhan qabili
waan qadan kadhaya
Hadu geesi yahayo
qurux aada le yahay
Un qadaada heli karin
muxu aniga ii qaban
ilayn quruxi waa lacag
Ilayn qiimo waa money
Ilayn qarashku waa nolol
Iyo quruxda reerkuba
Qalad man sanayniine
qarnigaynu jognaa
Qoqoyaanka lacagtiyo
Qarash laysku racaa 🤩
Xigasho 👍 | 1 422 |
| 13 | No text... | 1 378 |
| 14 | No text... | 1 406 |
| 15 | SAMEYSO QORSHE KUU GAARA🖋️
Qorshe kuu gaar ah waa
hab qofku noloshiisa iyo waqtigiisa si nidaamsan u maareeyo si uu u gaaro yoolkiisa. Qorshahan wuxuu ka caawiyaa qofka inuu ogaado waxa ugu muhiimsan ee uu rabo inuu qabto, sida waxbarasho, shaqo ama horumar nafeed. Marka qofku sameeyo qorshe cad, wuxuu si fudud u kala hormarin karaa hawlaha, kana fogaan karaa waqtiga lumin. Sidoo kale, qorsheynta wanaagsan waxay kordhisaa kalsoonida qofka iyo guusha mustaqbalka, maadaama uu si joogto ah ula socdo waxa uu doonayo inuu gaaro iyo sida uu u gaarayo.
#Dr_Ak | 1 382 |
| 16 | No text... | 1 365 |
| 17 | No text... | 1 347 |
| 18 | No text... | 1 426 |
| 19 | No text... | 1 556 |
| 20 | No text... | 1 822 |
