en
Feedback
Ereyo jacayl

Ereyo jacayl

Open in Telegram

Salaam!βœ‹πŸ’ -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ereyo jecel # waxan bilaabnay sameyta Loogada iyo boorarka # Nagula soo xariir #618164025 wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir https://t.me/aadan123

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel Ereyo jacayl

Channel Ereyo jacayl (@aadan123) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 14 790 subscribers, ranking 1 755 in the Motivation & Quotes category and 552 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 14 790 subscribers.

According to the latest data from 23 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -351 over the last 30 days and by -3 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 10.71%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œSalaam!βœ‹πŸ’ -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ereyo jecel # waxan bilaabnay sameyta Loogada iyo boorarka # Nagula soo xariir #618164025 wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir https://t.me/aadan123”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 24 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Motivation & Quotes category.

14 790
Subscribers
-324 hours
-617 days
-35130 days
Posts Archive
Ereyo__jecel inan soo qoraa rabay waaba iska daayey sababtoo ah wax ma saareysiin noh #Dr___Ak

Sideen ku jeclaan waayay, jacaylkaygiiyow? garaaca wadnaheygu ma xasilo hadaan maqlo codkaaga, fawdadaada iyo garaaca dareenk
Sideen ku jeclaan waayay, jacaylkaygiiyow? garaaca wadnaheygu ma xasilo hadaan maqlo codkaaga, fawdadaada iyo garaaca dareenkaaga. Sideen ku jeclaan waayay iyadoo ay naftaydu ku aragto kaliya? Sideen kuu jeclaan waayay iyadoo naftaydu aanay nasanayn la'aantaada? Sideen ku jeclaan waayay iyadoo naftaydu aanay dareemin ammaan iyo ammaan la'aanteed? Keligay waxaad tahay amiirad jacayl iyo cibaado leh, oo qalbigaygana gacantaadaad ku haysaa Sideen qof kale u jeclaan karaa.. ❣️ #Dr__Ak

Hadaad cudur haysta Ka cuudi is leeday Qof ciil ku barbaaray Cuqdadi kama guurto #Dr__Ak
Hadaad cudur haysta Ka cuudi is leeday Qof ciil ku barbaaray Cuqdadi kama guurto #Dr__Ak

Dumarka seddex baa laga ilaaliyaa; Xushmad darro. Xoolo la'aan. iyo xaas kale. #Dr___Ak

Lawadaag asxaabtaada, oo share garee. https://youtu.be/cWtIUu4-zq8
Lawadaag asxaabtaada, oo share garee. https://youtu.be/cWtIUu4-zq8

Kuuma ballan qaadi doono in noloshu ay ii qummanaan doonto, laakiin waxaan kuu ballan qaadayaa in dhammaadka maalin kasta aad
Kuuma ballan qaadi doono in noloshu ay ii qummanaan doonto, laakiin waxaan kuu ballan qaadayaa in dhammaadka maalin kasta aad heli doonto garab ku taageera oo taageeraya welwelkaaga,πŸ’―βœ¨πŸ˜˜ #Dr____Ak

Marwalba Nolosha Nasiibka kula Joogi Maayo Lakiinse Daqiiqad Walba Nolosha Ilaahay Baa Ku Ag-Jooga Xasuusnow🩷 #Dr___Ak
Marwalba Nolosha Nasiibka kula Joogi Maayo Lakiinse Daqiiqad Walba Nolosha Ilaahay Baa Ku Ag-Jooga Xasuusnow🩷 #Dr___Ak

Dunidaa xadidanee Dadka waan ka doorte Dunidaan u jeclahay βœ… Dooqeyga weeyee Ii doona gabadhaa Waan doortayeee β™₯️ #Dr___Ak
Dunidaa xadidanee Dadka waan ka doorte Dunidaan u jeclahay βœ… Dooqeyga weeyee Ii doona gabadhaa Waan doortayeee β™₯️ #Dr___Ak

Sirta nolosha waa dumarka nafta raaxadeedna waa dumar wixii kasoo harana waa mala awaal πŸ˜… Ma isku raacnayπŸ˜‚......... #Dr____
Sirta nolosha waa dumarka nafta raaxadeedna waa dumar wixii kasoo harana waa mala awaal πŸ˜… Ma isku raacnayπŸ˜‚......... #Dr____Ak

Aad baan kuu jeclahay indhaheygu way u ilumiyaan jecelkaaga, codkaaguna wuu i bogsiiyaa.❀🀞
Aad baan kuu jeclahay indhaheygu way u ilumiyaan jecelkaaga, codkaaguna wuu i bogsiiyaa.❀🀞

Anigoo yar baan Axdi kula galoo Kuu dhiibay ubax Iyo agab jacayl Illaa iyo hadana Eegmada cid kale Ma ishaarto oo Uurkaad ku
Anigoo yar baan Axdi kula galoo Kuu dhiibay ubax Iyo agab jacayl Illaa iyo hadana Eegmada cid kale Ma ishaarto oo Uurkaad ku taal Caashaq iyo caruur Caruurnimadadii jecel mukuΒ  soo maraty ? #Dr__Ak

Riyadi burburtaay Run baan moodee Rafaadka jaceylka Run baa u arkaaa #Dr___Ak
Riyadi burburtaay Run baan moodee Rafaadka jaceylka Run baa u arkaaa #Dr___Ak

Duruufo ka wayn intayda Anoo galin soo dabaashay Jacaylku qof uu dulaystay Sawtaad ku dabiibtay kaaga Anoo dulmiyada xidhiidh
Duruufo ka wayn intayda Anoo galin soo dabaashay Jacaylku qof uu dulaystay Sawtaad ku dabiibtay kaaga Anoo dulmiyada xidhiidhka Mar hore deebaaq ka leefay Naftuu dacar soo dhansiiyay Sawtaad malab dooca siisay Rasuul dakharkayga goorsan Rabigu u diraad ahayde Dunjiga nabarkii ku yaalay Adaa ku daweeyay maalin Ragaa dunideena jooga Anaan kugu doorsanayne hadaan dadka kaa jeclaaday Dabciga haygala fogaanin Adaan kugu doogsadaaye Indhaha muuqaaga doona Agtaaday door bideene La joog haku daawadaane #Dr___Ak

Isku soo laabasho wanaagsan Asxbtaayda Qaliga 15 bilod kadib

Saxibyaaal Gacanto Waa qalfoofee Qalbiga idinka salaaamay πŸ–πŸ€šπŸ€šπŸ€šπŸ––πŸ––β€οΈβ€οΈπŸ‘ŒπŸ‘Œ

Haddaad tahy qof dhalinyara ah oo raba inuu lacag sameeyo, muuqaalkani waa kaagii ee soo daawo. Wixii aad ka faa'iidana note-
Haddaad tahy qof dhalinyara ah oo raba inuu lacag sameeyo, muuqaalkani waa kaagii ee soo daawo. Wixii aad ka faa'iidana note-garayso. https://youtu.be/OjjmLYyBTPU?si=ya1RPFpLpdtjLd-Y

Awoodda maskaxdu leedahay iyo dayaca aynnu ku samayno ismalaha. Haddii aad rabto isbadal macna leh muuqaalkan soo daawo, oo s
Awoodda maskaxdu leedahay iyo dayaca aynnu ku samayno ismalaha. Haddii aad rabto isbadal macna leh muuqaalkan soo daawo, oo subscribe-tana ha illaawina jaalleyaal. Link-gu waxa uu yaalaa commentga ee ka soo daawada. https://youtu.be/l8ZqltqvF_k?si=Bx5ulwluozaq-xBk

Soo dhaawo Cumar Binu Khadaab. Subscribena hannaga ilaawin. Linkga hoosena ka soo daawo. https://youtu.be/NZTls718E2s
Soo dhaawo Cumar Binu Khadaab. Subscribena hannaga ilaawin. Linkga hoosena ka soo daawo. https://youtu.be/NZTls718E2s

Soo daawo taariikhda abubakar. Taabana linkaga buluga ee hoose https://youtu.be/lak7Zv-f-7g
Soo daawo taariikhda abubakar.  Taabana linkaga buluga ee hoose https://youtu.be/lak7Zv-f-7g

Sirta isbedelka iyo guusha. Dr. Ibtahim Al-Fiqi. Linkga hoose ka daawo. https://youtu.be/T4ghthPO6rA
Sirta isbedelka iyo guusha. Dr. Ibtahim Al-Fiqi. Linkga hoose ka daawo. https://youtu.be/T4ghthPO6rA