Ereyo jacayl
Salaam!✋💐 -Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ereyo jecel # waxan bilaabnay sameyta Loogada iyo boorarka # Nagula soo xariir #618164025 wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir https://t.me/aadan123
إظهار المزيد📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام Ereyo jacayl
تُعد قناة Ereyo jacayl (@aadan123) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 14 790 مشتركاً، محتلاً المرتبة 1 755 في فئة الدافع و الاقتباس والمرتبة 552 في منطقة Somalia.
📊 مؤشرات الجمهور والحراك
منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 14 790 مشتركاً.
بحسب آخر البيانات بتاريخ 23 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -351، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -3، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.
- حالة التحقق: غير موثّقة
- معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 10.71%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً N/A% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
- وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 0 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 0 مشاهدة.
- التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.
📝 الوصف وسياسة المحتوى
يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
“Salaam!✋💐
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa ereyo jecel
# waxan bilaabnay sameyta
Loogada iyo boorarka
# Nagula soo xariir #618164025
wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir
https://t.me/aadan123”
بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 24 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة الدافع و الاقتباس.
جاري تحميل البيانات...
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 23 يونيو | 0 | |||
| 22 يونيو | 0 | |||
| 21 يونيو | 0 | |||
| 20 يونيو | 0 | |||
| 19 يونيو | +1 | |||
| 18 يونيو | 0 | |||
| 17 يونيو | 0 | |||
| 16 يونيو | 0 | |||
| 15 يونيو | 0 | |||
| 14 يونيو | 0 | |||
| 13 يونيو | 0 | |||
| 12 يونيو | 0 | |||
| 11 يونيو | 0 | |||
| 10 يونيو | 0 | |||
| 09 يونيو | 0 | |||
| 08 يونيو | 0 | |||
| 07 يونيو | 0 | |||
| 06 يونيو | 0 | |||
| 05 يونيو | 0 | |||
| 04 يونيو | 0 | |||
| 03 يونيو | 0 | |||
| 02 يونيو | 0 | |||
| 01 يونيو | 0 |
| 2 | Sideen ku jeclaan waayay, jacaylkaygiiyow?
garaaca wadnaheygu ma xasilo hadaan maqlo codkaaga, fawdadaada iyo garaaca dareenkaaga.
Sideen ku jeclaan waayay iyadoo ay naftaydu ku aragto kaliya?
Sideen kuu jeclaan waayay iyadoo naftaydu aanay nasanayn la'aantaada?
Sideen ku jeclaan waayay iyadoo naftaydu aanay dareemin ammaan iyo ammaan la'aanteed?
Keligay waxaad tahay amiirad jacayl iyo cibaado leh, oo qalbigaygana gacantaadaad ku haysaa
Sideen qof kale u jeclaan karaa..
❣️
#Dr__Ak | 0 |
| 3 | Hadaad cudur haysta
Ka cuudi is leeday
Qof ciil ku barbaaray
Cuqdadi kama guurto
#Dr__Ak | 0 |
| 4 | Dumarka seddex baa laga ilaaliyaa;
Xushmad darro.
Xoolo la'aan. iyo
xaas kale.
#Dr___Ak | 0 |
| 5 | Lawadaag asxaabtaada, oo share garee.
https://youtu.be/cWtIUu4-zq8 | 0 |
| 6 | Kuuma ballan qaadi doono in noloshu ay ii qummanaan doonto, laakiin waxaan kuu ballan qaadayaa in dhammaadka maalin kasta aad heli doonto garab ku taageera oo taageeraya welwelkaaga,💯✨😘
#Dr____Ak | 0 |
| 7 | Marwalba Nolosha Nasiibka kula Joogi Maayo Lakiinse Daqiiqad Walba Nolosha Ilaahay Baa Ku Ag-Jooga Xasuusnow🩷
#Dr___Ak | 0 |
| 8 | Dunidaa xadidanee
Dadka waan ka doorte
Dunidaan u jeclahay ✅
Dooqeyga weeyee
Ii doona gabadhaa
Waan doortayeee ♥️
#Dr___Ak | 0 |
| 9 | Sirta nolosha waa dumarka nafta raaxadeedna waa dumar wixii kasoo harana waa mala awaal 😅
Ma isku raacnay😂.........
#Dr____Ak | 0 |
| 10 | Aad baan kuu jeclahay indhaheygu way u ilumiyaan jecelkaaga, codkaaguna wuu i bogsiiyaa.❤🤞 | 0 |
| 11 | Anigoo yar baan
Axdi kula galoo
Kuu dhiibay ubax
Iyo agab jacayl
Illaa iyo hadana
Eegmada cid kale
Ma ishaarto oo
Uurkaad ku taal
Caashaq iyo caruur
Caruurnimadadii jecel muku soo maraty ?
#Dr__Ak | 0 |
| 12 | Riyadi burburtaay
Run baan moodee
Rafaadka jaceylka
Run baa u arkaaa
#Dr___Ak | 0 |
| 13 | Duruufo ka wayn intayda
Anoo galin soo dabaashay
Jacaylku qof uu dulaystay
Sawtaad ku dabiibtay kaaga
Anoo dulmiyada xidhiidhka
Mar hore deebaaq ka leefay
Naftuu dacar soo dhansiiyay
Sawtaad malab dooca siisay
Rasuul dakharkayga goorsan
Rabigu u diraad ahayde
Dunjiga nabarkii ku yaalay
Adaa ku daweeyay maalin
Ragaa dunideena jooga
Anaan kugu doorsanayne
hadaan dadka kaa jeclaaday
Dabciga haygala fogaanin
Adaan kugu doogsadaaye
Indhaha muuqaaga doona
Agtaaday door bideene
La joog haku daawadaane
#Dr___Ak | 0 |
| 14 | Isku soo laabasho wanaagsan Asxbtaayda Qaliga 15 bilod kadib | 0 |
| 15 | Saxibyaaal Gacanto
Waa qalfoofee Qalbiga idinka salaaamay 🖐🤚🤚🤚🖖🖖❤️❤️👌👌 | 0 |
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
