Hadalada jacaylka🥰
Open in Telegram
ᴍᴀʀɴᴀ ᴀᴅɪɢᴀ ᴇʀᴀʏᴀᴅᴀ ᴋᴜ ᴅʜᴇx ɴᴏᴏʟ ᴍᴀʀɴᴀ ɪʏᴀɢᴀ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴇx ɴᴏᴏʟ ᴅʜᴀᴍᴀɴ ᴅᴀʀᴇɴɴᴋᴀs ɪʏᴏ ǫᴀʀ ʟᴀᴍɪᴅᴀ ᴀʏᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ᴋᴜɢula wadagaya
Show more7 827
Subscribers
+224 hours
+47 days
+3230 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
October '24
October '24
+3
in 0 channels
September '24
+55
in 0 channels
Get PRO
August '24
+93
in 0 channels
Get PRO
July '24
+237
in 0 channels
Get PRO
June '24
+229
in 0 channels
Get PRO
May '24
+270
in 0 channels
Get PRO
April '24
+260
in 0 channels
Get PRO
March '24
+145
in 0 channels
Get PRO
February '24
+181
in 0 channels
Get PRO
January '24
+26
in 0 channels
Get PRO
December '230
in 0 channels
Get PRO
November '230
in 0 channels
Get PRO
October '230
in 0 channels
Get PRO
September '23
+103
in 0 channels
Get PRO
August '23
+390
in 0 channels
Get PRO
July '23
+377
in 0 channels
Get PRO
June '23
+371
in 0 channels
Get PRO
May '23
+385
in 0 channels
Get PRO
April '23
+382
in 0 channels
Get PRO
March '23
+286
in 0 channels
Get PRO
February '23
+352
in 0 channels
Get PRO
January '23
+414
in 0 channels
Get PRO
December '22
+404
in 0 channels
Get PRO
November '22
+361
in 0 channels
Get PRO
October '22
+476
in 0 channels
Get PRO
September '22
+423
in 0 channels
Get PRO
August '22
+480
in 0 channels
Get PRO
July '22
+452
in 0 channels
Get PRO
June '22
+394
in 0 channels
Get PRO
May '22
+351
in 0 channels
Get PRO
April '22
+1 002
in 0 channels
Get PRO
March '220
in 0 channels
Get PRO
February '220
in 0 channels
Get PRO
January '220
in 0 channels
Get PRO
December '210
in 0 channels
Get PRO
November '210
in 0 channels
Get PRO
October '210
in 0 channels
Get PRO
September '21
+14
in 0 channels
Get PRO
August '21
+110
in 0 channels
Get PRO
July '21
+102
in 0 channels
Get PRO
June '21
+115
in 0 channels
Get PRO
May '21
+687
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 15 October | 0 | |||
| 14 October | 0 | |||
| 13 October | +3 |
Channel Posts
| 2 | https://www.facebook.com/share/v/zsMwrGXLhcW96L7e/?mibextid=WC7FNe | 347 |
| 3 | Qofwalba page kas haso like gareyo waxbadan ba soosocda oad kaheli kartan
Mahadsanidin idinman ilawin qoraladeenii way sosocdan iyago kuwi hore ka xiiso badan 👍👍👍👍. | 3 171 |
| 4 | https://www.facebook.com/profile.php?id=61556519506525&mibextid=LQQJ4d | 3 282 |
| 5 | "Qofna uma qalmo qof soo noq noqda dhamaan waxaan u qalanaa qof joogto ah"😍
@ibrahimqalib | 5 878 |
| 6 | https://vt.tiktok.com/ZSLf9faKW/ | 2 341 |
| 7 | Waxan la qabsaday in Aan ku seexdo kuna so tooso marwalba
Codkaaga naxariista leh Halka habeen Aad iga seexa to wan dareema in anan ficnen waxan kugu ag dareema caafimaad iyo Farxad ❤️🥹😍
@ibrahimqalib | 23 833 |
| 8 | Marnaba lagama yaabo in Aan dafiro sida quruxda
padan Aad iigu so badhigto dareenka jaceyl Aad ii
hayso sido kle ma dafiraayo sida Aad iila taliso marka
Aan talo ku weydisto wxn hupa In Aan dhameystirnen la'
Antada❤️
@ibrahimqalib | 22 034 |
| 9 | marba hadi an aniga ku rabo haka warwarin kuwa aniga iraba 🥰❤️
@ibrahimqalib | 21 312 |
| 10 | Waxa aan aad ugu xiiso qabaa laKulan kaaga wayo qalbigayga wuu sugi
La,yahy run ahantii xilige noqotoba
Malinkas waxa u li noqon donaa malin
Igu qali ah oo aan ilawi donin happti 🥰😍
@ibrahimqalib | 20 233 |
| 11 | Xanun keyga dawadiisu waa adiga wayo
Dawaoyinka qaar lagama helo
Hospital ka sida
Farxadada
Dhola cadentada
Nariistada
Nafteydane waxaa u farxad ah.
Farxada naftaada alpih
@ibrahimqalib | 20 959 |
| 12 | ma doonayo inaad agteyda ku darento darxumo iyo Cil ama murug iyo qalbi-jab waxan Donaya inad agteyda ku darento niyad wanaag Degenaan iyo kalsooni kulama rabo Dabadey inaad murugooto waayo waxan ahay qofka aduunka Ugu neceb murugtaada Ee Mcn qabso gacantayda 🥰
@ibrahimqalib | 21 911 |
| 13 | Xijaab Waa Quruxda Dumarka, Raggana Waa Jeceyl Yihiin Dumarka Kuwoodda Hijaaban Sidda Saxda Ah. 🥰
@ibrahimqalib | 1 375 |
| 14 | Iyaddoo Xanaaqsan Ayey Ku Tiri:: Ma Taqaan Farqiga u Dhaxeeyo Hooyadda Iyo Hooyadday ?
-Intuu u Dhoola Cadeeyey Ayuu Ku Yiri::Haa!!
-Waxeey Tiri:: Haddaba Ii Sheeg.
Wuxuu Yiri:: Hooyadday Aniga Ayey Dunida I Keentay, Laakiin Adiga Hooyadda Duniddii oo Dhan Ayey Aniga Ii Keentay..
Intay Farxad Is Celin Weeday, Ayey Tiri :: Gacaliye Hoo!! 3kune Doller Waxaa Rabto Ku Sameyso Waa Ayuutaddii Sanaadkan Ee Haddiyad Aahan u Qaado..
@ibrahimqalib | 20 246 |
| 15 | Jaceylkeeygiiyeyy mataqana sababtan ku cafiyo hadaad qalad iga gasho kuna raaligaliyo xitaa hadaad adigu qaldanthy sababtoo ah waxa thy ilmaheyga mustagplka hooyadood mana rabo hal habeen xita inaad iga sexato adigo murugsan🥰🥹
@ibrahimqalib | 18 857 |
| 16 | Mid maku dhaha sulthaamadeydiyeyy
Sikastood iiga qaldanthy xataa waxaa diyaar u ahey inaan kuraaligaliyo
Sababtoo ah inaan kuhelo waa nasiip lkn inaan ku ilashado waa raganimadeyda
waxaana sir ku,ahaan doonta
qalpigeyga.🥹🥰
@ibrahimqalib | 18 639 |
| 17 | waxaan kugu jeclahay dareenkaaga kaftanka leh, qalbigaaga deeqsinimada leh, iyo awoodda aad u leedahay inaad xaalad kasta iiga dhigto mid xiise leh. Waan ku jeclahay hada waxaanan balanqaadayaa inaan jeclaado qofka aad noqon doontid iyo sidaad isu badasho oo aad u koreyso sanadaha soo socda🥰
@ibrahimqalib | 18 083 |
| 18 | Inaad noqoto suldaamadayda iyo inaad noqoto awooda aan ku tashto waa mid ay kadanbaysay doorashada quruxda BaDaN een anigu sameeyay
Haa waa doorashadayda inaad noqoto jacaylkayga mustaqbalkayga iyo UDgooNkaygba
Ogow macaan doorashada an adi kugu soo doortay inay tahay mida kaliya ee AaNa ku • khasaarin sidoo kalana ay tahay mida kaliya ee AaNa ka qoomanoonin waayo adiga adiga ayaan kugu helay adigoo ah halka qof ee qalbigayga lajaanqaadi karta naftaydana fahmi karta🥰🥹
@ibrahimqalib | 17 708 |
| 19 | Aniga iyo Adiga 0
Waa adduun gaar ah oo aniga iyo adiga nagu xeeran,Waa dhallaan adduunyo, oo aniga iyo adiga keliya aan arki karno. Adduunyada jacayl uun baa jira oo nacayb ma jiro, Waa anaga 0o keliya oo si buuxda u jecel qayb kasta oo ka mid ah nolosheena.Waa aniga iyo adiga oo hareeraha ka dheelaya oo isu heesaya,Aniga iyo adiga ayaa ballan ah in aan mar walba wada jirno.
Jacaylkayagu wuu dhaafaa dhammaan
•caqabadaha isgaadhsiinta,Way ka baxsan tahay fikirka qof kale. Sababtoo ah waad i fahantay anna waan ku fahmay, Intee in le'eg ayaan is jecelnahay qofna ma hayo wax raad ah. waan ku jeclahay amiradeyda....🥹🥰
@ibrahimqalib | 16 923 |
| 20 | Majiro Dareen ka Qurux Badan Amaba
Ka Wanagsn in Nasipku ku siiyo Qof dhibta
Ku Didaya Farxada kula Donaayo
Xumaha kula Naceb Murugana ka ilaaliya
Wajigaga kuguna Fanaayo kuna ilashanaayo
waiga dardaraane hadad haysto ilaasho kuna dhe
Run ahaanti inta yo in Kapadan Adiga
Ayan ka hela waxa tahay qofka i Qaaska Ah oo aan Qarsado mar Walba....;🥹🥰❤️
@ibrahimqalib | 16 999 |
