Abdirizak Hashi
Open in Telegram
6 413
Subscribers
+724 hours
+387 days
+12630 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+54
in 0 channels
August '26
+184
in 0 channels
Get PRO
July '26
+33
in 0 channels
Get PRO
June '26
+23
in 0 channels
Get PRO
May '26
+30
in 0 channels
Get PRO
April '26
+33
in 0 channels
Get PRO
March '26
+2 872
in 1 channels
Get PRO
February '26
+37
in 0 channels
Get PRO
January '26
+60
in 0 channels
Get PRO
December '25
+48
in 0 channels
Get PRO
November '25
+181
in 0 channels
Get PRO
October '25
+40
in 0 channels
Get PRO
September '25
+49
in 0 channels
Get PRO
August '25
+40
in 0 channels
Get PRO
July '25
+48
in 0 channels
Get PRO
June '25
+49
in 0 channels
Get PRO
May '25
+44
in 0 channels
Get PRO
April '25
+910
in 1 channels
Get PRO
March '25
+25
in 0 channels
Get PRO
February '25
+38
in 0 channels
Get PRO
January '25
+42
in 0 channels
Get PRO
December '24
+330
in 0 channels
Get PRO
November '24
+686
in 0 channels
Get PRO
October '24
+544
in 1 channels
Get PRO
September '24
+528
in 1 channels
Get PRO
August '24
+1 748
in 1 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 06 September | +1 | |||
| 05 September | +13 | |||
| 04 September | +10 | |||
| 03 September | +10 | |||
| 02 September | +6 | |||
| 01 September | +14 |
Channel Posts
Madaxaa Ifuran waa mishin socda Weerarkii Abdirahmaan Abdishakuur asagaa fuliyay Dawladana dhiiqo ayow dhexda ka taajiyay haddana Xassan oo maqan ayuu ka faa’iidaystay oo waxuu sameeyay xaajo uguba.
Taliye Shub ayuu duqeeyay waxayna noqotay arrin lala fajacay oo gobalka dhan laga hadal hayo, duqa markuu yimaado maxuu sameyn doonaa?
Markii Xassan labadalo ee Dawlad cusub timaado waxaan arki doonaa Jaamac Dheere(madaxaa ifuran) oo Xassan ku eedeynayo duqeeynta loo geestay Taliye Shub. Haddaa laga rabaa inuu go’aano ka gaaro haddusan la ogeyn.
| 2 | Muuqaalkaan yarkaa waxuu bixinayaa Cashar aad u muhiima oo ku saabsan Qofka xil usoo istaago asagoo balan qaadyo uu horey u sameeyay aan fulin Shacabkiina ay soo jeedaan.
Iyo waxaad u qaban karto Shacabkaada ayadoon lagu dooran inaad dhahdo markii la’idoortaan qabaa ee Codka isiiya.
Dhalinyarada AI wax ku soo gudbiyo hadday dhanka wanaagsan u isticmaali lahaayeen Bulshada way ka faa’iidaysan lahaayeen.
#viralpost #viralreelsシ #election | 195 |
| 3 | Madaxweyne Farmaajo dhawr mar ayuu diiday in Ra’iisul Wasaarihiisa lagala hoos baxo.
#somalitiktok #learnontiktok #videoviral #medi | 780 |
| 4 | Ustaad Odowaa waa hogaamiye Damiirkiisa nool yahay waana sababta uu uga haray Tareenka duq Xassan. | 868 |
| 5 | In laga soo cararo Faruumaha dagaalka maatadana Xamar lagu laayo waa bar madow oo ciidanka kutaalo. | 1 765 |
| 6 | Madaxweyne Waare”Madaxweynaha waxaa ka go’an inuu baabi’iyo systemkii ilaa carto aan kabkabaynay. | 1 802 |
| 7 | Gabadhaan haddey run tahay waxay sheegee Ehelka Marxuumka waa in ay Xaqa gabadha siiyaan si alle ugu fududeeyo Arrimaha Qabriga Marxuumka.
Qofkii aad Aduunka ugu awood sheegato waxaa jirto meel cadaalad taalo oo qofna lagu dulmin karin adna awooodii shalay aadan lahayn wax kastana xaqoodii lagaa magayo. Alle ayay Cadaalad ag taalaa inta aad Nooshahay ama awooda leedahay Ummadda hakaa nabad gasho. | 1 786 |
| 8 | Sanadaan qaab fiican ayuu Ra’iisul Wasaare Hamze u maamuusay Ardeydii Kaalmaha 1aad , 2aad iyo 3aad galay | 2 192 |
| 9 | RW Hamza waxuu leeyahay aniga Kampala majoogo iyo si' aad ii hesho Soomaali noqo. War ninka yaa raadin jiray mucaaradkii dhaga hadal ayuu ebar uga dhigay 😀 | 3 050 |
| 10 | Fiqi Shalay iyo Maanta 😀
Kulahaa "Birmadaha oo kale lama helo" | 3 076 |
| 11 | Maalmuhu isku ekaa Madaxweyne Xaaf sidii loo tanaasuliyay ayaa Madaxweyne Qoor Qoor loo tanaasuliyay. Ninka maanta Faraxsan ayaa birri Xanaaqsan. للتاريخ | 976 |
| 12 | Sirdoonka macmalka ah (AI) wuxuu saameyn weyn ku yeelan doonaa shaqooyin badan oo ay dadka qaban jireen waxaana suuragal ah in dad badan ay shaqo la’aan noqdaan haddii aysan la jaanqaadin tiknoolajiyadan cusub.
Maalmahan waxaan arkayaa filimo AI lagu sameeyay oo si weyn uga socda TikTok. Inkastoo ay ku saabsan yihiin xayawaanno la saaray codka Bini-aadamka haddana waxay si gaar ah u soo jiiteen dhalinyarada Soomaaliyeed iyo xitaa carruurta waxaana daawanaya Malaayiin qof taasoo muujinaysa sida ay ugu qanacsan yihiin noocan cusub ee madadaalada.
Haddii horumarka AI uu sidan ku sii socdo waxaa dhici karta in filimada ay dadku ka daawadaan jilayaasha sida Astan iyo Nasiye ay tartan adag kala kulmi doonaan filimada AI. Dad badan ayaana laga yaabaa inay u wareegaan madadaalada cusub ee ay tiknoolajiyaddu abuureyso. | 1 428 |
| 13 | Sheekadaan dhagayso
#funnyvideos #viralvideoシ #foryoupage #somalia #live | 1 592 |
| 14 | Axmed Madoobe waa Naar naar Caadiya 🫡 | 1 654 |
| 15 | Duq Xassan oo dhahay Axmed Madoobe Qolada Samatabixinta ayuu lasocday Madaxweyne uma aqoonsane. Waxaan sugnaaba Jawaabta Shiikh Axmadey 🎤 | 1 366 |
| 16 | Labo sano ka hor ayay ahayd markay saan oo kale dhacday | 1 135 |
| 17 | Intaa noo Facebook ah soo dhawaada Asxaabta | 987 |
| 18 | Facebook makuu shaqeynaa? | 1 114 |
| 19 | Madaxweyne 𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 maahan 𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 Hore waa 𝗔𝗜, maalintaan uu 9-ka bari lawaayay ayaa lasoo badalay waxuunaa gaaray ilaa ISRL waxuuna soo laabtay asagoo gacan shakaalan. | 1 290 |
| 20 | Reer Koonfur Galbeed maxaa maalin kasta loo qasaa.
Tusaale:
1. Maalintii Doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka waxay ku aaday 10kii Bisha May oo Banaanbax Mugdisho ka dhacayay.
2. Maalintii Doorashada Gudoomiyaha Golaha Wakiillada waxay ku soo aaday Dagaalkii RW Khayre iyo Madaxweyne Shariif lagu qaaday.
3. Maanta oo Doorashada Madaxweynaha dhacayso waxaa ku soo aaday soo dhaweynta Garsoore Omar Artan oo ilaa galabta soconayso. | 1 277 |
