Abdirizak Hashi
رفتن به کانال در Telegram
6 640
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
+67 روز
+12730 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اکتبر '26اکتبر '26
اکتبر '26
+44
در 0 کانالها
سپتامبر '26
+328
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '26
+184
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '26
+33
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '26
+23
در 0 کانالها
Get PRO
مه '26
+30
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '26
+33
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '26
+2 872
در 1 کانالها
Get PRO
فوریه '26
+37
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '26
+60
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '25
+48
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '25
+181
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '25
+40
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '25
+49
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '25
+40
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '25
+48
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '25
+49
در 0 کانالها
Get PRO
مه '25
+44
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '25
+910
در 1 کانالها
Get PRO
مارس '25
+25
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '25
+38
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '25
+42
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '24
+330
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '24
+686
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+544
در 1 کانالها
Get PRO
سپتامبر '24
+528
در 1 کانالها
Get PRO
اوت '24
+1 748
در 1 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 09 اکتبر | +3 | |||
| 08 اکتبر | +4 | |||
| 07 اکتبر | +4 | |||
| 06 اکتبر | +5 | |||
| 05 اکتبر | +6 | |||
| 04 اکتبر | +5 | |||
| 03 اکتبر | +5 | |||
| 02 اکتبر | +3 | |||
| 01 اکتبر | +9 |
پستهای کانال
| 2 | Ra'iisul Wasaars Xamza xiligow Janno doonka ahaa iyo hadda yuu kula saxan yahay? | 769 |
| 3 | Sanka sanadkaan waxuu ka sheekeeyo wuu hayaa, Duq Xassan oo suniyaha u xiiran yihiin ayay is qabteen. | 1 585 |
| 4 | Wasiir Fiqi xalay waxuu dhahay hala laayo hadday far nuuxiyaan Madaxweyne Shariif iyo Teamkiisa. Fiqi maxuu u dhibay Shiikha ? | 1 927 |
| 5 | بدون متن... | 2 743 |
| 6 | Garoonnka Diyaaradaha Boqor Khaalid ee Riyaad ayaa gubanaya waxaana loo tuhun sanyahay inay Xuutigu duqeeyeen. | 2 457 |
| 7 | Taliye Shub” F16 ayaa i duqeysay” | 2 075 |
| 8 | بدون متن... | 2 921 |
| 9 | Madaxaa Ifuran waa mishin socda Weerarkii Abdirahmaan Abdishakuur asagaa fuliyay Dawladana dhiiqo ayow dhexda ka taajiyay haddana Xassan oo maqan ayuu ka faa’iidaystay oo waxuu sameeyay xaajo uguba.
Taliye Shub ayuu duqeeyay waxayna noqotay arrin lala fajacay oo gobalka dhan laga hadal hayo, duqa markuu yimaado maxuu sameyn doonaa?
Markii Xassan labadalo ee Dawlad cusub timaado waxaan arki doonaa Jaamac Dheere(madaxaa ifuran) oo Xassan ku eedeynayo duqeeynta loo geestay Taliye Shub. Haddaa laga rabaa inuu go’aano ka gaaro haddusan la ogeyn. | 3 255 |
| 10 | Muuqaalkaan yarkaa waxuu bixinayaa Cashar aad u muhiima oo ku saabsan Qofka xil usoo istaago asagoo balan qaadyo uu horey u sameeyay aan fulin Shacabkiina ay soo jeedaan.
Iyo waxaad u qaban karto Shacabkaada ayadoon lagu dooran inaad dhahdo markii la’idoortaan qabaa ee Codka isiiya.
Dhalinyarada AI wax ku soo gudbiyo hadday dhanka wanaagsan u isticmaali lahaayeen Bulshada way ka faa’iidaysan lahaayeen.
#viralpost #viralreelsシ #election | 2 858 |
| 11 | Madaxweyne Farmaajo dhawr mar ayuu diiday in Ra’iisul Wasaarihiisa lagala hoos baxo.
#somalitiktok #learnontiktok #videoviral #medi | 2 693 |
| 12 | Ustaad Odowaa waa hogaamiye Damiirkiisa nool yahay waana sababta uu uga haray Tareenka duq Xassan. | 2 436 |
| 13 | In laga soo cararo Faruumaha dagaalka maatadana Xamar lagu laayo waa bar madow oo ciidanka kutaalo. | 2 918 |
| 14 | Madaxweyne Waare”Madaxweynaha waxaa ka go’an inuu baabi’iyo systemkii ilaa carto aan kabkabaynay. | 3 038 |
| 15 | Gabadhaan haddey run tahay waxay sheegee Ehelka Marxuumka waa in ay Xaqa gabadha siiyaan si alle ugu fududeeyo Arrimaha Qabriga Marxuumka.
Qofkii aad Aduunka ugu awood sheegato waxaa jirto meel cadaalad taalo oo qofna lagu dulmin karin adna awooodii shalay aadan lahayn wax kastana xaqoodii lagaa magayo. Alle ayay Cadaalad ag taalaa inta aad Nooshahay ama awooda leedahay Ummadda hakaa nabad gasho. | 2 573 |
| 16 | Sanadaan qaab fiican ayuu Ra’iisul Wasaare Hamze u maamuusay Ardeydii Kaalmaha 1aad , 2aad iyo 3aad galay | 2 604 |
| 17 | RW Hamza waxuu leeyahay aniga Kampala majoogo iyo si' aad ii hesho Soomaali noqo. War ninka yaa raadin jiray mucaaradkii dhaga hadal ayuu ebar uga dhigay 😀 | 3 050 |
| 18 | Fiqi Shalay iyo Maanta 😀
Kulahaa "Birmadaha oo kale lama helo" | 3 076 |
| 19 | Maalmuhu isku ekaa Madaxweyne Xaaf sidii loo tanaasuliyay ayaa Madaxweyne Qoor Qoor loo tanaasuliyay. Ninka maanta Faraxsan ayaa birri Xanaaqsan. للتاريخ | 1 820 |
| 20 | Sirdoonka macmalka ah (AI) wuxuu saameyn weyn ku yeelan doonaa shaqooyin badan oo ay dadka qaban jireen waxaana suuragal ah in dad badan ay shaqo la’aan noqdaan haddii aysan la jaanqaadin tiknoolajiyadan cusub.
Maalmahan waxaan arkayaa filimo AI lagu sameeyay oo si weyn uga socda TikTok. Inkastoo ay ku saabsan yihiin xayawaanno la saaray codka Bini-aadamka haddana waxay si gaar ah u soo jiiteen dhalinyarada Soomaaliyeed iyo xitaa carruurta waxaana daawanaya Malaayiin qof taasoo muujinaysa sida ay ugu qanacsan yihiin noocan cusub ee madadaalada.
Haddii horumarka AI uu sidan ku sii socdo waxaa dhici karta in filimada ay dadku ka daawadaan jilayaasha sida Astan iyo Nasiye ay tartan adag kala kulmi doonaan filimada AI. Dad badan ayaana laga yaabaa inay u wareegaan madadaalada cusub ee ay tiknoolajiyaddu abuureyso. | 1 906 |
