uk
Feedback
Abdirizak Hashi

Abdirizak Hashi

Відкрити в Telegram

Activist | ICT Specialist | Political Analyst

Показати більше
6 408
Підписники
+624 години
+357 днів
+11330 днів

Триває завантаження даних...

Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
вересень '26
вересень '26
+40
в 0 каналах
серпень '26
+184
в 0 каналах
Get PRO
липень '26
+33
в 0 каналах
Get PRO
червень '26
+23
в 0 каналах
Get PRO
травень '26
+30
в 0 каналах
Get PRO
квітень '26
+33
в 0 каналах
Get PRO
березень '26
+2 872
в 1 каналах
Get PRO
лютий '26
+37
в 0 каналах
Get PRO
січень '26
+60
в 0 каналах
Get PRO
грудень '25
+48
в 0 каналах
Get PRO
листопад '25
+181
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '25
+40
в 0 каналах
Get PRO
вересень '25
+49
в 0 каналах
Get PRO
серпень '25
+40
в 0 каналах
Get PRO
липень '25
+48
в 0 каналах
Get PRO
червень '25
+49
в 0 каналах
Get PRO
травень '25
+44
в 0 каналах
Get PRO
квітень '25
+910
в 1 каналах
Get PRO
березень '25
+25
в 0 каналах
Get PRO
лютий '25
+38
в 0 каналах
Get PRO
січень '25
+42
в 0 каналах
Get PRO
грудень '24
+330
в 0 каналах
Get PRO
листопад '24
+686
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '24
+544
в 1 каналах
Get PRO
вересень '24
+528
в 1 каналах
Get PRO
серпень '24
+1 748
в 1 каналах
Дата
Залучення підписників
Згадування
Канали
05 вересня0
04 вересня+10
03 вересня+10
02 вересня+6
01 вересня+14
Дописи каналу
Madaxweyne Farmaajo dhawr mar ayuu diiday in Ra’iisul Wasaarihiisa lagala hoos baxo. #somalitiktok #learnontiktok #videoviral #medi

2
Ustaad Odowaa waa hogaamiye Damiirkiisa nool yahay waana sababta uu uga haray Tareenka duq Xassan.
Ustaad Odowaa waa hogaamiye Damiirkiisa nool yahay waana sababta uu uga haray Tareenka duq Xassan.
776
3
In laga soo cararo Faruumaha dagaalka maatadana Xamar lagu laayo waa bar madow oo ciidanka kutaalo.
1 715
4
Madaxweyne Waare”Madaxweynaha waxaa ka go’an inuu baabi’iyo systemkii ilaa carto aan kabkabaynay.
Madaxweyne Waare”Madaxweynaha waxaa ka go’an inuu baabi’iyo systemkii ilaa carto aan kabkabaynay.
1 756
5
Gabadhaan haddey run tahay waxay sheegee Ehelka Marxuumka waa in ay Xaqa gabadha siiyaan si alle ugu fududeeyo Arrimaha Qabri
Gabadhaan haddey run tahay waxay sheegee Ehelka Marxuumka waa in ay Xaqa gabadha siiyaan si alle ugu fududeeyo Arrimaha Qabriga Marxuumka. Qofkii aad Aduunka ugu awood sheegato waxaa jirto meel cadaalad taalo oo qofna lagu dulmin karin adna awooodii shalay aadan lahayn wax kastana xaqoodii lagaa magayo. Alle ayay Cadaalad ag taalaa inta aad Nooshahay ama awooda leedahay Ummadda hakaa nabad gasho.
1 747
6
Sanadaan qaab fiican ayuu Ra’iisul Wasaare Hamze u maamuusay Ardeydii Kaalmaha 1aad , 2aad iyo 3aad galay
Sanadaan qaab fiican ayuu Ra’iisul Wasaare Hamze u maamuusay Ardeydii Kaalmaha 1aad , 2aad iyo 3aad galay
2 164
7
RW Hamza waxuu leeyahay aniga Kampala majoogo iyo si' aad ii hesho Soomaali noqo. War ninka yaa raadin jiray mucaaradkii dhag
RW Hamza waxuu leeyahay aniga Kampala majoogo iyo si' aad ii hesho Soomaali noqo. War ninka yaa raadin jiray mucaaradkii dhaga hadal ayuu ebar uga dhigay 😀
3 050
8
Fiqi Shalay iyo Maanta 😀 Kulahaa "Birmadaha oo kale lama helo"
Fiqi Shalay iyo Maanta 😀 Kulahaa "Birmadaha oo kale lama helo"
3 076
9
Maalmuhu isku ekaa Madaxweyne Xaaf sidii loo tanaasuliyay ayaa Madaxweyne Qoor Qoor loo tanaasuliyay. Ninka maanta Faraxsan a
Maalmuhu isku ekaa Madaxweyne Xaaf sidii loo tanaasuliyay ayaa Madaxweyne Qoor Qoor loo tanaasuliyay. Ninka maanta Faraxsan ayaa birri Xanaaqsan. للتاريخ
976
10
Sirdoonka macmalka ah (AI) wuxuu saameyn weyn ku yeelan doonaa shaqooyin badan oo ay dadka qaban jireen waxaana suuragal ah i
Sirdoonka macmalka ah (AI) wuxuu saameyn weyn ku yeelan doonaa shaqooyin badan oo ay dadka qaban jireen waxaana suuragal ah in dad badan ay shaqo la’aan noqdaan haddii aysan la jaanqaadin tiknoolajiyadan cusub. Maalmahan waxaan arkayaa filimo AI lagu sameeyay oo si weyn uga socda TikTok. Inkastoo ay ku saabsan yihiin xayawaanno la saaray codka Bini-aadamka haddana waxay si gaar ah u soo jiiteen dhalinyarada Soomaaliyeed iyo xitaa carruurta waxaana daawanaya Malaayiin qof taasoo muujinaysa sida ay ugu qanacsan yihiin noocan cusub ee madadaalada. Haddii horumarka AI uu sidan ku sii socdo waxaa dhici karta in filimada ay dadku ka daawadaan jilayaasha sida Astan iyo Nasiye ay tartan adag kala kulmi doonaan filimada AI. Dad badan ayaana laga yaabaa inay u wareegaan madadaalada cusub ee ay tiknoolajiyaddu abuureyso.
1 428
11
Sheekadaan dhagayso #funnyvideos #viralvideoシ #foryoupage #somalia #live
Sheekadaan dhagayso #funnyvideos #viralvideoシ #foryoupage #somalia #live
1 592
12
Axmed Madoobe waa Naar naar Caadiya 🫡
Axmed Madoobe waa Naar naar Caadiya 🫡
1 654
13
Duq Xassan oo dhahay Axmed Madoobe Qolada Samatabixinta ayuu lasocday Madaxweyne uma aqoonsane. Waxaan sugnaaba Jawaabta Shii
Duq Xassan oo dhahay Axmed Madoobe Qolada Samatabixinta ayuu lasocday Madaxweyne uma aqoonsane. Waxaan sugnaaba Jawaabta Shiikh Axmadey 🎤
1 366
14
Labo sano ka hor ayay ahayd markay saan oo kale dhacday
Labo sano ka hor ayay ahayd markay saan oo kale dhacday
1 135
15
Intaa noo Facebook ah soo dhawaada Asxaabta
987
16
Facebook makuu shaqeynaa?
1 114
17
Madaxweyne 𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 maahan 𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 Hore waa 𝗔𝗜, maalintaan uu 9-ka bari lawaayay ayaa lasoo badalay waxuunaa
Madaxweyne 𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 maahan 𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 Hore waa 𝗔𝗜, maalintaan uu 9-ka bari lawaayay ayaa lasoo badalay waxuunaa gaaray ilaa ISRL waxuuna soo laabtay asagoo gacan shakaalan.
1 290
18
Reer Koonfur Galbeed maxaa maalin kasta loo qasaa. Tusaale: 1. Maalintii Doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka wa
Reer Koonfur Galbeed maxaa maalin kasta loo qasaa. Tusaale: 1. Maalintii Doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka waxay ku aaday 10kii Bisha May oo Banaanbax Mugdisho ka dhacayay. 2. Maalintii Doorashada Gudoomiyaha Golaha Wakiillada waxay ku soo aaday Dagaalkii RW Khayre iyo Madaxweyne Shariif lagu qaaday. 3. Maanta oo Doorashada Madaxweynaha dhacayso waxaa ku soo aaday soo dhaweynta Garsoore Omar Artan oo ilaa galabta soconayso.
1 277
19
"Cidkastaa oo taageerta YHDA waxaay nagala kulmi doonan cawaaqib xun iyo falcelin adag" Xuutiyiinta Yemen oo udhaartay cidii
"Cidkastaa oo taageerta YHDA waxaay nagala kulmi doonan cawaaqib xun iyo falcelin adag" Xuutiyiinta Yemen oo udhaartay cidii taageerta yhda. Somaliland oo qudus safaarad ka furaneysa madaxweyne Cirro oo lagu wado inuu taga isra iyo taageerada xad dhaafka ah ee Somaliland umuujineysa yhda Saameyn makala kulmi kartaa Xuutiyiinta Yaman? Maxaa la gudboon Somaliland? Aragtidaada nagula wadaag qaybta faalada.
1 355
20
Jumco Wanaagsan Jaalayaal 🫡
1 780