fa
Feedback

فریب کلاهبرداران را نخورید! تل‌متریو این کانال‌ها را شناسایی و برچسب‌گذاری می‌کند 👉 برای مشاهده برچسب، اشتراک تهیه کنید

EctoBooks Team ⚙️

EctoBooks Team ⚙️

رفتن به کانال در Telegram

👉 Halkaan waxaa kugu diyaar ah Courses Waxtar leh iyo Skills lahubo Website aad xirfadaha online-ka ka baran karto markasta iyo meelkasta . Training, Development , Mentoring Selling digital assets.📦 Support Team la xiriir: @Hindise70

نمایش بیشتر
4 179
مشترکین
+224 ساعت
-57 روز
-230 روز

در حال بارگذاری داده‌ها

ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
اکتبر '26
اکتبر '260
در 0 کانال‌ها
سپتامبر '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '250
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '240
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '240
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+8
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+8
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+44
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+83
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+68
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+50
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+131
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+141
در 1 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+278
در 2 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+404
در 1 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+548
در 1 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+245
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+429
در 2 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+865
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '230
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '230
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '230
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '230
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '230
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '230
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '230
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+86
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+72
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+122
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+125
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+37
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '22
+117
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '220
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '220
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '22
+7
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '22
+30
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '220
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '220
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '220
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '210
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '210
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '210
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '210
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '210
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '21
+12
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '21
+39
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '21
+873
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
24 اکتبر0
23 اکتبر0
22 اکتبر0
21 اکتبر0
20 اکتبر0
19 اکتبر0
18 اکتبر0
17 اکتبر0
16 اکتبر0
15 اکتبر0
14 اکتبر0
13 اکتبر0
12 اکتبر0
11 اکتبر0
پست‌های کانال
✅Asc Asxaabta Maalin Wanagsan  qofkii haya website google adsense approved ah oo iib ah  waan ka iib saneynaa   ee nala soo xariir sxp , ✅ sidoo kale qof kii ubaahan  in loo dhiso website wordpress/bloger   waa diyar  nala so xarir ✅ qofkii u baahan in laga iibiyo websiteyo approved adsense   iyo adx intaba waa naga diyar ✅  qofkii adsense issue problems heysato waan  u xalin kareynayaa ( low content value ,  policy violation) nala soo xariir ✅ qofkii u baahan traffic   lkn paid method ah  wuu nala soo xariri karaa ✅  FG : waxaan dhawaan soo  fasaxi doonaa qeybta   partnership ka somalirank   oo ah   ,  website kaaga anakaa ku shqeyneyna  kadibna bishii lacagta uu shaqeeyo waa wadaageyna  50/50  dhawaan insh..

2
Sida looga Faaideysto waqtigaaga
Sida looga Faaideysto waqtigaaga
721
3
Asc Jimca Wanaagsan sxbyal maanta waa maalinta ugu danbeyso isbuuca waana maalinta la qorsheeyo isbuucaaga xiga. Sidoo kale Sanadka waa UU sii dhamaanayaa hada kasii fakar sanadkaan hadafyadii kaa baaqday inaad dhameystiran sidoo inaad qorato ahdaaf cusub oo noloshaada wax weyn Ka badali doona Markaa hadaf qoraneysid Kaliya xooga ha saarin hal dhinac oo noloshaada Ka mid ah sida Dhaqaalaha ee waxaad isku daydaa inaad hormariso sanadkaan dhinacya ay Ka midyihiin 1. CIBAADADA 2. Caafimaadka 3. Dhaqaalaha 4. Cilmiga 5. Xirfadaha 6. Xidhiidhka Bulshada iyo wixii la mid ah Balanteenu waa hormar iyo guul Mahadsanidiin
0
4
Halkani waxaad ka eegi kartaa courses-ka la heli karo ama isdiwaangalintoodu ay furan tahay. dhamaan casharada waa kuwo kooba
Halkani waxaad ka eegi kartaa courses-ka la heli karo ama isdiwaangalintoodu ay furan tahay. dhamaan casharada waa kuwo kooban si aad ahna looga shaqeeyay waxayna leeyihiin tayo sare. Wixii Faahfaahin Halkan Hoose Ka Eeg ⤵️ https://sahankaxogaha.com/
558
5
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency Coursk
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency Courska waxay Ka kooban tahay 👉Crypto currency introduction oo 17 Cashar ah 👉Taxlilinta Suuqa oo 5 cashir ah 👉Technical analyse oo 9 Cashir ah Iyo Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25 Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15 Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵 Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa WhatsAppkaan 👇 https://wa.me/252626787049 Fariin noogu reeb 👇 @Hindise70
611
6
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency Course
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency Courseka wuxuu Ka koobnaan doonaan Hordhac Qeyb dhexe Iyo Technical and Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25 Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15 Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵 Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa WhatsAppkaan 👇 https://wa.me/252682045932 Fariin noogu reeb 👇 @Hindise70
163
7
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency Course
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency Courseka wuxuu Ka koobnaan doonaan Hordhac Qeyb dhexe Iyo Technical and Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25 Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15 Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵 Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa WhatsAppkaan 👇 https://wa.me/252616787049 Fariin noogu reeb 👇 @Hindise70
56
8
https://t.me/CryptoMillionairer
279
9
Xadka Ridada 📚 @Ectobooks @Soomalibooks
1 573
10
Xadka Riddada maxaa ka Run ah " Qore :Cabdisiciid cabdi ismaaciil Bahda . ..⬇️ @soomalibooks @Ectobooks
Xadka Riddada maxaa ka Run ah " Qore :Cabdisiciid cabdi ismaaciil Bahda . ..⬇️ @soomalibooks @Ectobooks
1 526
11
Hadaad daneynayso laxiriir https://wa.me/message/56SXCRPUXZ5YB1
Hadaad daneynayso laxiriir https://wa.me/message/56SXCRPUXZ5YB1
198
12
Sacado yar kadib waan Ka bixin doona fariintan Qofki daneynayo haka wardoono Dhalinyaro mahadsaninid Dhamaantiin haben wanagsan 🥰
223
13
FURSAD GANACSI CAALAMI AH. --- Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah --- (Entrepreneur Opportunity) Fursad shaqo Dahabi ah Diyaar ma u tahay is badal Wanaagsan oo noloshaada ah Waxan siinaa fursada shaqada sida. 1. Dad'ka bilaa shaqada ah 2. Kuwa mushaarka yar 3. Dad'ka raba ilo dhaqaale dheeri ah 4. Dad'ka raba inay shaqeeyaam waqtiga firaaqada ah F.g: wax yabaha aan lagugu hujaynayn waxaa kamid ah ? ■Lagu waydiin maayo Shahaado ama maxaad sobaratay ■ Lagu waydiin maayo Qawiil kaadi waa nocee ■ Lagu waydiin maayo Da,adaada Yaro ama waynow ■Rag ahow ama Dumar ahow ■ Oggowna Dalka iyo Dibada meelkastoo Aad jogdo waad kashaqayn kartaa insha allah ..... ●.Balse waa inaad leedahay hadaf iyo go,aan Adag Taas oo kusurata Galinayso inaad isbadal kagaarto Nolashaada 🧭✍Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho InshaAllah... Nagala so xiriir: WhatsApp: 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://wa.me/message/56SXCRPUXZ5YB1 ✍F.G MEEL KASTA AAD JOGDO WAAD KAFA.IDAYSAN KARTAA FURSADAAN Shaqo
232
14
https://meet.google.com/gwi-awxy-scu
1
15
Buug dhagaysi ah: 'Toogashadii Maroodiga' W/Q: George Orwell W/T: Abshir Umal. George Orwell, oo ah qoraaga sheekada 'Toogashadii Maroodiga' waa qoraa had iyo jeer la jira, oo u taagan, gobannimada dadweynaha, kana soo horjeeda gunnimada iyo gaboodfalka ay sameeyaan guud ahaan daaquudyadu, gaar ahaanna gumaystihii uu ugu tunka waynaa ingiriisku.  Sheekadan waxay si kooban u dulmaraysaa dhibaatooyinka uu leeyahay gumaystuhu iyo weliba dhibka ay qabaan kuwa wax lagu gumaynayo, waxay kale oo ina tusinaysaa dhibta ay leedahay 'ismuujintu' Love ❤️ Saar
1 887
16
Falanqaynta Buugga: ' The Psychology Of Money' W/Q: Morgan Housel. Buugga Morgan Housel, "The Psychology of Money"waa aragti qotodheer oo ku saabsan xiriirka kakan ee ka dhexeeya shakhsiyaadka iyo dhaqaalahooda. Buuggu waa qormooyin sahaminaya sida ay dadku uga fikiraan lacagta, sida ay lacagta u shaqayso, iyo sida uu qofku u horumarin karaan dhaqaalahiisa. waa buug ka hadlaya dhinaca dareenka qofka ee lacagta, waxa uu soo bandhigaya sida dareenkeenu inoogu horseedi karo go'aanno xun xun, kuwaas oo sabool inaga dhigi kara. ... Buuggan(PDF): @soomalibooks
2 095
17
Qorshe noloshada 📚 Halkan Ka Dagso 👇 Sahankaxogaha.com
Qorshe noloshada 📚 Halkan Ka Dagso 👇 Sahankaxogaha.com
517
18
Buuga 10 Magac 📚 Ka Dagso Halkan 👇 http://Sahankaxogaha.com/free-books Hit Love ❤️
Buuga 10 Magac 📚 Ka Dagso Halkan 👇 http://Sahankaxogaha.com/free-books Hit Love ❤️
517
19
📚Buuga: CASARIYE ============ 2️⃣❗️Psswrd: No. ================== W/Q:Adham Sharqaw Turjumaha: (Aadan-Sahan) Size: 45.2MB Pa
📚Buuga: CASARIYE ============ 2️⃣❗️Psswrd: No. ================== W/Q:Adham Sharqaw Turjumaha: (Aadan-Sahan) Size:  45.2MB Pages: 312 BoG Format: PDF. =================== 📥 Hoos Ka Dagso 👇 Sahankaxogaha.com/free-books ⚠️F.G ⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah‼️. @soomalibooks @Ectobooks
534
20
📚📕Buuga: Faca Koraya."😘 📝-buug ka mid ah Buugaagta loogu raadiska Badan yahay somalida wakhti Xaadirkan Halkan kala socda
📚📕Buuga: Faca Koraya."😘 📝-buug ka mid ah Buugaagta loogu raadiska Badan yahay somalida wakhti Xaadirkan Halkan kala socda buuga kasta oo Somaliyeed mahadsnid. Akhris Wacan =============== Pasword : No ============ Turjumaha: Aadan Sahan: =============== Size:  114 MB Pages: 62.7MB Format: PDF. ============ Asago Free ah Halkan Ka Dagso 👇 Sahankaxogaha.com/free-books
630