EctoBooks Team ⚙️
Open in Telegram
👉 Halkaan waxaa kugu diyaar ah Courses Waxtar leh iyo Skills lahubo Website aad xirfadaha online-ka ka baran karto markasta iyo meelkasta . Training, Development , Mentoring Selling digital assets.📦 Support Team la xiriir: @Hindise70
Show more4 179
Subscribers
+224 hours
-57 days
-230 days
Posts Archive
4 179
✅Asc Asxaabta Maalin Wanagsan qofkii haya website google adsense approved ah oo iib ah waan ka iib saneynaa ee nala soo xariir sxp ,
✅ sidoo kale qof kii ubaahan in loo dhiso website wordpress/bloger waa diyar nala so xarir
✅ qofkii u baahan in laga iibiyo websiteyo approved adsense iyo adx intaba waa naga diyar
✅ qofkii adsense issue problems heysato waan u xalin kareynayaa ( low content value , policy violation) nala soo xariir
✅ qofkii u baahan traffic lkn paid method ah wuu nala soo xariri karaa
✅ FG : waxaan dhawaan soo fasaxi doonaa qeybta partnership ka somalirank oo ah , website kaaga anakaa ku shqeyneyna kadibna bishii lacagta uu shaqeeyo waa wadaageyna 50/50 dhawaan insh..
4 179
Asc Jimca Wanaagsan sxbyal maanta waa maalinta ugu danbeyso isbuuca waana maalinta la qorsheeyo isbuucaaga xiga.
Sidoo kale Sanadka waa UU sii dhamaanayaa hada kasii fakar sanadkaan hadafyadii kaa baaqday inaad dhameystiran sidoo inaad qorato ahdaaf cusub oo noloshaada wax weyn Ka badali doona
Markaa hadaf qoraneysid Kaliya xooga ha saarin hal dhinac oo noloshaada Ka mid ah sida Dhaqaalaha ee waxaad isku daydaa inaad hormariso sanadkaan dhinacya ay Ka midyihiin
1. CIBAADADA
2. Caafimaadka
3. Dhaqaalaha
4. Cilmiga
5. Xirfadaha
6. Xidhiidhka Bulshada
iyo wixii la mid ah
Balanteenu waa hormar iyo guul
Mahadsanidiin
4 179
Repost from Sahanka Xogaha Books📊
Halkani waxaad ka eegi kartaa courses-ka la heli karo ama isdiwaangalintoodu ay furan tahay. dhamaan casharada waa kuwo kooban si aad ahna looga shaqeeyay waxayna leeyihiin tayo sare.
Wixii Faahfaahin Halkan Hoose Ka Eeg ⤵️
https://sahankaxogaha.com/
4 179
Repost from Crypto Millionaire's
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency
Courska waxay Ka kooban tahay
👉Crypto currency introduction oo 17 Cashar ah
👉Taxlilinta Suuqa oo 5 cashir ah
👉Technical analyse oo 9 Cashir ah
Iyo Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga
Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25
Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15
Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa
Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵
Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa
WhatsAppkaan 👇
https://wa.me/252626787049
Fariin noogu reeb 👇
@Hindise70
4 179
Repost from Crypto Millionaire's
Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency
Courseka wuxuu Ka koobnaan doonaan
Hordhac
Qeyb dhexe
Iyo Technical and Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga

https://wa.me/252682045932

https://wa.me/252616787049
Fariin noogu reeb 👇
@Hindise70
4 179
Xadka Riddada maxaa ka Run ah "
Qore :Cabdisiciid cabdi ismaaciil
Bahda .
..⬇️
@soomalibooks
@Ectobooks
4 179
Sacado yar kadib waan Ka bixin doona fariintan Qofki daneynayo haka wardoono Dhalinyaro mahadsaninid
Dhamaantiin haben wanagsan 🥰
4 179
FURSAD GANACSI CAALAMI AH.
--- Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah ---
(Entrepreneur Opportunity)
Fursad shaqo Dahabi ah
Diyaar ma u tahay is badal
Wanaagsan oo noloshaada ah
Waxan siinaa fursada shaqada sida.
1. Dad'ka bilaa shaqada ah
2. Kuwa mushaarka yar
3. Dad'ka raba ilo dhaqaale dheeri ah
4. Dad'ka raba inay shaqeeyaam waqtiga firaaqada ah
F.g: wax yabaha aan lagugu hujaynayn waxaa kamid ah ?
■Lagu waydiin maayo Shahaado ama maxaad sobaratay
■ Lagu waydiin maayo Qawiil kaadi waa nocee
■ Lagu waydiin maayo Da,adaada Yaro ama waynow
■Rag ahow ama Dumar ahow
■ Oggowna Dalka iyo Dibada meelkastoo Aad jogdo waad kashaqayn kartaa insha allah .....
●.Balse waa inaad leedahay hadaf iyo go,aan Adag Taas oo kusurata Galinayso inaad isbadal kagaarto Nolashaada
🧭✍Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho InshaAllah...
Nagala so xiriir: WhatsApp:
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://wa.me/message/56SXCRPUXZ5YB1
✍F.G MEEL KASTA AAD JOGDO WAAD KAFA.IDAYSAN KARTAA FURSADAAN Shaqo
4 179
Buug dhagaysi ah:
'Toogashadii Maroodiga'
W/Q: George Orwell
W/T: Abshir Umal.
George Orwell, oo ah qoraaga sheekada 'Toogashadii Maroodiga' waa qoraa had iyo jeer la jira, oo u taagan, gobannimada dadweynaha, kana soo horjeeda gunnimada iyo gaboodfalka ay sameeyaan guud ahaan daaquudyadu, gaar ahaanna gumaystihii uu ugu tunka waynaa ingiriisku. Sheekadan waxay si kooban u dulmaraysaa dhibaatooyinka uu leeyahay gumaystuhu iyo weliba dhibka ay qabaan kuwa wax lagu gumaynayo, waxay kale oo ina tusinaysaa dhibta ay leedahay 'ismuujintu'
Love ❤️ Saar
4 179
Falanqaynta Buugga:
' The Psychology Of Money'
W/Q: Morgan Housel.
Buugga Morgan Housel, "The Psychology of Money"waa aragti qotodheer oo ku saabsan xiriirka kakan ee ka dhexeeya shakhsiyaadka iyo dhaqaalahooda. Buuggu waa qormooyin sahaminaya sida ay dadku uga fikiraan lacagta, sida ay lacagta u shaqayso, iyo sida uu qofku u horumarin karaan dhaqaalahiisa. waa buug ka hadlaya dhinaca dareenka qofka ee lacagta, waxa uu soo bandhigaya sida dareenkeenu inoogu horseedi karo go'aanno xun xun, kuwaas oo sabool inaga dhigi kara.
...
Buuggan(PDF): @soomalibooks
4 179
📚Buuga: CASARIYE
============
2️⃣❗️Psswrd: No.
==================
W/Q:Adham Sharqaw
Turjumaha: (Aadan-Sahan)
Size: 45.2MB
Pages: 312 BoG
Format: PDF.
===================
📥 Hoos Ka Dagso 👇
Sahankaxogaha.com/free-books
⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah‼️.
@soomalibooks
@Ectobooks