en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 813
Subscribers
-324 hours
-207 days
-7730 days
Posts Archive
Culumada sucuudiga qaar oo gaalnimo iyo gaalo xayeysiinaayo Waa culumadii cumar sheegay oo sadaxda sifo ku tilmaamin.
+1
Culumada sucuudiga qaar oo gaalnimo iyo gaalo xayeysiinaayo Waa culumadii cumar sheegay oo sadaxda sifo ku tilmaamin.

Caalimka Marka Uu Xaqqa Leexdo Umad Iska Daayee Islaamkaa Loo Yaabaa. Ziyaad Binu Xudayr Ayaa Laga Wariyay Inuu Yiri: Cumar Ayaa Igu Yiri: "Ma Garanaysaa Waxa Islaamka Dumiyo? Waxaan Dhahay: Maya. Wuxuu Yiri: Waxaa Dumiyo Simbiriiraxasho Culumo, Iyo Munaafaq Ku Dooda Kitaabka, Iyo Xukunka Madaxda Dhumiyayaasha Ah". Waxaa Wariyay Daarimi. Sadaxda Arin Ee Cumar Sheegay Waa Sadax Xiligaan Dhab Ahaan U Taagan 1- Simbiriiraxashada Culumada. 2- Ku Doodida Munaafiqiinta Kitaabka Allaah. 3- Madax Baadiyeeyeyaal Ah. Arimo islaam

Macalimiinta Dugsiyada Xiligaan Khayr Ma Lahan Barida Caruurta Ay Qur'aanka Baraan Waa Un U Shaqo Aduun Ay Nolosha Ku Raadsadaan Ma Ahane Waa Dhif Waxa Caruurto Wax U Baro In Ay Ilmahaas Wax Tar Yeeshaan Caqiidadooda Hagaagto Towxiid Rabbi Rabbi Ku Barbaaraan. Macalimiinta Xiligaan Waxay Qeeb Ka Noqdeen Aafada Xiligan Jirto Meel Hadey Inta Is Dhisaan Towxiid Iyo Caqiida Sax Ah Xambaaraan Ciyaalkana Ku Barbaariyaan Caqiido Sax Ah Tii Salafka Uu Is Badal Jiri Lahaa Waayo Ubadka Soomaalida 100%99 Dugsi Qur'aan Ayaa La Geeyaa Mucalimiinta Waxay Haysteen Hadana Haystaan Fursad Aad U Wayn Oo Aay Bulshada Wax Ku Fahansiiyaan Diinkoodana Oogu Celiyaan Lkn Ma Muuqato Oo Macalimiinta Dugsiyada Waxaa Kala Mushquuliyay Kooxaysi Iyo Dana Aduun Raacasho Oo Diinka Ubadka Ku Dayacmeen. Mucalimiinta Qaar Waxaa Leeyihiin Niyad Samaan Fikir Iyo In Ay Jecelyihiin Hagaaga Ardaydooda. Way Dadaaleen In Badan Lkn Maxaa Loo Gaari Waayay Natiijo Cunuga Dareensiiso Waxa Uu Yahay? Waxay Isku Dayayaan Mucalimiinta Guri Aan Dhisida Asaaskiisa Sugneen In Ay Saqaf U Sameeyaan Taasna Suura Gal Ma Aha.

sticker.webp0.03 KB

Caqiido wanaagsan oo lala fadhiisto ayaa ka fiican dagaal caqiido xun lagu dagaalo. Xaq oo lagu kala tago ayaa ka fiican baadil lagu midoobo...! Gaarsiiya qofka cilmiga sheegta ee fahanka badan ku hadaaqo. كنانة الموحدين

Repost from Kooxda Kulmis
Subax wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* ✿: Buug soomaali PDF ah ✿: ku baro afcarabiga qoralo ✿: hoyga sheekoyinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: culimada su'aashaada weydii ✿: xikmado xul ah. ✿: Somali scholarship ✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Love stories ✿: su'aalo guud(diini iyo maadi) ✿: Xikmado badan ✿: Buug somali maqal ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Dhambaal ✿: Dareenka dunida ✿: Buugwalba ood u baahato ✿: Xikmad iyo dhiirigelin ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Xikmada wade ✿: faafinta diinta islaamka ✿: Dunida dahsoon ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Halxiraale ✿: Noqo mufakir ✿: Science iyo qur'aanka ✿: Buuug dhagaysi ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Su'aalo iyo jawaabo ✿: siirada nebiga SCW ✿: Oraahyo ✿: Baro af English-ka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah ✿: cilmi nafsiga ✿: Siyaasadda dunida ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Sahanka nolosha ✿: cilmi iyo aqoon ✿: Baro luuqada English'ka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Iftiinshe ✿: Baahiyaha kheyrka ✿: Sheekooyin jacayl ✿: Qaado iftiinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: ila qosol ✿: oraahside ✿: baraaruji awoodahaaga ✿: niyadeena ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: qoraal qaadasho mudan ✿: korodhso online academy ✿: Rajada nolosha ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿:faafinta khayrka ✿: arrimaha islaamka ✿: Furaha nolosha ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks 📌@xikmadbadan 📌@HoygaShekoyinka 📌 @DUNIDADAHSOON ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆KANAALKAN KALA SOCO QISOOYIN IYO XOGO KU CAJAB GALIYA. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Xildhibaan Indho Indho oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa aflagaadeyey diinta Islaamka. Isagoo u jawaabaya wariyahan wareysanayey ayuu caayey diinta iyo hooyada wariyahan dhashay. Hadda waa laandheere xor ah oo magaaladiisa iska wareegaya, xitaa lixdii bilood ee xaaraanta ahayd ee dadka shacabka la xiri jiray markey diinta u gefaana laguma xukumin, xeer gaaleedkii la ansixiyey xitaa shacabka kaliya ayuu ka adag yahay, oo xildhibaanadaan waa kuwo xasaanad leh oo illaahyo yaryar ah, sharci ma qabto. Ictisaam iyo jadiidiyo magacii ba' oo bartiina la waayo, ma waxaa Wullaatul Umuur idiin ah, oo shaqadii Abuu Bakar iyo Cumar iyo Cuthmaan idiin haya هَٰؤُلَاءِ الَّذِينَ كَذَبُوا عَلَىٰ رَبِّهِمْ ۚ أَلَا لَعْنَةُ اللَّهِ عَلَى الظَّالِمِينَ Xigasho

Fitnooyinka waa lagu kala baxaa". Saciid binu jubayr ayaa laga wariyay inuu yiri: Nin raahib ahaa ayaa igu dhahay: saciidoow xiliga fitnada waxaa kuu cadaanaya kan AL-LAAH caabudo kaagana cadaanaayo kan daaghuutka caabudo. Waxaa 📗"Al-ibaanatul-kubraa" ku wariyay ibnu badh-dha.

sticker.webp0.14 KB

Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

sticker.webp0.10 KB

Ahlu bidaca ka aamuskooda iyo in la fadeexeeyo oo la cadeeyo baaduunyaa fiican Sheekha islaamka ibnu taymiya wuxuu yiri: Axmad binu xambal ayaa lagu dhahay: Nin soomo oo salaado oo ictikaafo miyaad jeceshahay mise ninka ahlu bidaca ka hadlo (umada u cadeeyo baadilkooda ) Wuxuu yiri: "haduu soomo uu dugto uu ictikaafo isaga unbaa leh hadii uu ka hadlo ahlu bidaca-na wuxuu wax u tarayaa muslimiinta kan ayaa fiican.

◌ قَالَ الْإِمَامُ الشَّافِعِـيُّ رَحِمَـهُ الله -: « فَصَلَّى الله عَلىٰ نَبِيِّنَا كُلّمَا ذَكرَهُ الذَّاكِرُونَ ، وَغَفَل عَنْ ذِكرِهِ الْغَافِلُونَ ، وَصَلّى عَلَيْهِ فِي الْأَوَّلَيْنِ وَالْآخِرِينَ ، أفضلَ وأكثرَ وَأَزْكَى مَا صَلَّـى عَلَى أحدٍ مِن خَلقِهِ » | الرسالة للشافعي |

Maanta waxaa kow ah bisha #dul-xijja maamaheeda waa maalmaha aduunka kuwa ugu fadliga badan ilaah ayaa ku dhaartay nabiga ayaa si gaar ah u timaamay halaga faa'idaysto maalmahaan.

انضموا لقناة الأخ السلفي الأثري الموحد الداعي إلى الله على بصيرة #محمد_عادلي Ku biira channelka walaalka salafiga ah. Waan hubaa hadaad sifiican ola socotaan in aad ka faa'daysaan waa walaal xog haye ah oo miizaan fiican leh. https://t.me/Alhudat

Tusaalaha islaamka iyo iyo shirkiga, waa tusaalaha caanaha iyo liinta oo kale: caana saafi ah hadaad dhibic liin dhanaan ah ku miirto waxaa muran la'aan ah in ay caanahaas kala go'ayaan. Kaas waxaa la mid ah islaamka iyo shirkiga adiga oo Muslim ah hadaad shirki ama gaalnimo samayso islaamkaada wuu burayaa wuuna go'ayaa sida liinta dhanaan caanaha saafiga ah u kala burisay. Caana go'ay waa laga kabsadaa oo waxaad awoodi kartaa soo iibsashada mid kale lkn islaam buray soo ma celiyo towbad keen wax aan ahayn hadaad kuna dhimatana waligaa liibaani maysid waxaad-na ahaanaysaa mid ku waara naarta. Ku dadaala in aad ilaashataan islaamkiina iyo muslimnimadiina waydiista Allaah in qalbiyadiina sugo diinta islaamka.

Subax wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* ✿: Buug soomaali PDF ah ✿: ku baro afcarabiga qoralo ✿: hoyga sheekoyinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: culimada su'aashaada weydii ✿: xikmado xul ah. ✿: Somali scholarship ✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Love stories ✿: su'aalo guud(diini iyo maadi) ✿: Xikmado badan ✿: Buug somali maqal ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Dhambaal ✿: Dareenka dunida ✿: Buugwalba ood u baahato ✿: Xikmad iyo dhiirigelin ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Xikmada wade ✿: faafinta diinta islaamka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Halxiraale ✿: Noqo mufakir ✿: Science iyo qur'aanka ✿: Buuug dhagaysi ah ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Su'aalo iyo jawaabo ✿: siirada nebiga SCW ✿: Oraahyo ✿: Baro af English-ka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah ✿: cilmi nafsiga ✿: Siyaasadda dunida ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Sahanka nolosha ✿: cilmi iyo aqoon ✿: Baro luuqada English'ka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: Iftiinshe ✿: Baahiyaha kheyrka ✿: Sheekooyin jacayl ✿: Qaado iftiinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: ila qosol ✿: oraahside ✿: baraaruji awoodahaaga ✿: niyadeena ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿: qoraal qaadasho mudan ✿: korodhso online academy ✿: Rajada nolosha ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ✿:faafinta khayrka ✿: arrimaha islaamka ✿: Furaha nolosha ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks 📌@xikmadbadan 📌@HoygaShekoyinka ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Halkaan waxaad ka helaysaa BUUG soomaali PDF ah, iyo buug( Exams ka) dhamaan manaahijta iskoolada soomaalida. Jion dheh. t.me/Sahankanolosha1 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

62 sano kadib Maxaa ka dhab ah xurriyada ay Soomaalidu sanadkasta maalmahaan oo kale udabaal dagto? Dalku maka baxay gumeysgii mise waxaan wali ku jirnaa gumaysi kii hore ka daran kana saamayn badan? Calankii 60-kii la'inoo qotomiyay ma yahay mid ay Soomaalidu ay ku heshay xurriyadii ay ku taamayeen? ma helnay dowlad madax banaan oo ka maran faragalin shisheeyee? Su'aalahaas oo dhan waxaa kaaga jawaabaya muuqaalkaan ee daawasho wacan.