cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Kooxda Kulmis

KULMIS;xogaheeda iyo waxyaalaha cusub ee ay soo kordhisay baad ka helaysaa kannaalkan.

Show more
Finland1 196The language is not specifiedThe category is not specified
Advertising posts
1 216Subscribers
No data24 hours
+47 days
+630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Shirwaynaha kooxda kulmis . Wax iska waydiinta horumarka chanalada bahda kulmis. Waa shir ay yeeshaan ownerada chanalada kala duwan ee kooxda kulmis . Dhamaan waxa lagu wargalinaya bahda kooxda kulmis inay diyaar u ahaadaan shirkan oo dhici doonaa habeenimadka jimcuhu soo galayo oo ku beegan 8/6/2023 markay saacadu tahay 9:00 pm fiidnimo .
Show all...
โค 5๐Ÿ‘ 2
Chanalada kala duwan ee kooxda kulmis chanlkee ayad ku xidhantay nagula wadaag commentig.
Show all...
โค 2๐Ÿ‘ 1
Show all...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

https://youtube.com/channel/UCN3mUQw4doOGRxHMe2mq8ag

โค 2
Chanalkaagu ma ku jiraa kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee telegramka.Anonymous voting
  • Haa
  • Maya
  • Waan jeclay inan kusoo biiro
0 votes
Mashlh kooxda kulmis oo heshay viewskii ubadnaa ee telegramka somalida. 217 kun ayaa daawaday ama arkay. Waa rubuc milyan
Show all...
Show all...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

https://youtube.com/channel/UCN3mUQw4doOGRxHMe2mq8ag

SHARCIYADA KOOXDA UWAYN TELEGRAMKA EE KULMIS "KULMIS" waa guruub(koox) ay ku kulmeen admins'ka qayb kamid ah kanaallada soomaalida U waawayn . Kooxdan oo ujeedooyinkooda ay kamid tahay; midayn iyo isdhexgal(is barasho)inay bulshada usoo gudbiyaan wax waxtar u leh(koorasyo,maxaadiroyin, madadaalo,IWM),sidoo kalena inay members(dad) kala faa'idaan. Si aad kooxda ugu soo biirto; maxaa lagaaga baahanyahay? Sharciyada kooxda (Rules) 1: inaad leedahay kannaal suubban,wanaagsan. 2:in kannaalkaagu uu 500 members(subscribes) haysto. 3.inaad kannaalkaaga aad guddoomiyaha( @Abdirahmanmohamed1) admin ka dhigto si uu linkska ugu share gareeyo. 4.inaad kooxda iyo wadaagidda (shareta) aad daacad u tahay. 6. in kannaalkaaga muddo bil wax ka badan aadan ka maqnaan karin(post) 7: chanelkaagu in aanu ku jirin koox kale oon ka ahayn qaybaha kala duwan ee kooxda kulmis. Haddaad intan fahantay diyaarna u tahay la xidhiidh @Abdirahmanmohamed1 si uu kooxda kuugu soo daro. "Waqtigaaga ka faa'ideyso,cidna haku mashquulin,dantaada garo" -nabiil sulaymaan.
Show all...
Repost fromย Kooxda Kulmis
"KULMIS" waa guruub(koox) ay ku kulmeen admins'ka qayb kamid ah kanaallada soomaalida. Kooxdan oo ujeedooyinkooda ay kamid tahay; midayn iyo isdhexgal(is barasho)inay bulshada usoo gudbiyaan wax waxtar u leh(koorasyo,maxaadiroyin, madadaalo,IWM),sidoo kalena inay members(dad) kala faa'idaan. Si aad kooxda ugu soo biirto; maxaa lagaaga baahanyahay? Sharciyada kooxda (Rules) 1: inaad leedahay kannaal suubban,wanaagsan. 2:in kannaalkaagu uu 500 members(subscribes) haysto. 3.inaad kannaalkaaga aad guddoomiyaha( @Abdirahmanmohamed1) admin ka dhigto si uu linkska ugu share gareeyo. 4.inaad kooxda iyo wadaagidda (shareta) aad daacad u tahay. 6. in kannaalkaaga muddo bil wax ka badan aadan ka maqnaan karin(post) Haddaad intan fahantay diyaarna u tahay la xidhiidh @Abdirahmanmohamed1 si uu kooxda kuugu soo daro. "Waqtigaaga ka faa'ideyso,cidna haku mashquulin,dantaada garo" -nabiil sulaymaan.
Show all...
Kooxda Kulmis

KULMIS;xogaheeda iyo waxyaalaha cusub ee ay soo kordhisay baad ka helaysaa kannaalkan.

Isniin wanaagsan. โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ โ•”โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•— KOOXDA KULMIS ๏ผŠโœฟโ€ - โ€โœฟ๏ผŠ าจ:Bigfanpro-barashada graphics design าจ:Buug soomaali PDF ah าจ:Aqoonkaal media าจ:ku baro afcarabiga qoralo าจ:Faafinta diinta islaamka โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ:culimada su'aashaada weydii าจ:xikmado xul ah. าจ:kala soco WARARKA าจ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ: Hoyga akhriska าจ: Love stories าจ:su'aalo guud(diini iyo maadi) าจ:Xikmado badan าจ:Buug somali maqal ah โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ:Dhambaal าจ:Dareenka dunida าจ:Buugwalba ood u baahato าจ:Xikmad iyo dhiirigelin โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ: weheliso าจ: Hoyga sheekooyinka าจ:Dareenka dunida โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ: Halxiraale าจ:Noqo mufakir าจ: Science iyo qur'aanka าจ:Buuug dhagaysi ah โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ:Su'aalo iyo jawaabo าจ:siirada nebiga SCW าจ:Oraahyo าจ:Baro af English-ka โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah าจ:cilmi nafsiga าจ:Siyaasadda dunida โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ:Sahanka nolosha าจ:cilmi iyo aqoon าจ: Baro luuqada English'ka โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ:Iftiinshe าจ:Baahiyaha kheyrka าจ:Sheekooyin jacayl าจ:Qaado iftiinka โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ:ila qosol าจ:oraahside าจ:baraaruji awoodahaaga าจ:niyadeena โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ: qoraal qaadasho mudan าจ:korodhso online academy าจ:Rajada nolosha โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ าจ: dunida dahsoon าจ:faafinta khayrka าจ: arrimaha islaamka โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis โ™ช Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ โžฆ SPONSORED BY าจ:@kaydbooks าจ: @xikmadbadan าจ:@Oraahyo โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ โญ†halkan waxaad ku baran kartaa Graphic design,adiga oo isticmaalaya moobiilkaaga. Jion soo dheh. โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ ๐Ÿ„บ๐Ÿ„พ๐Ÿ„พ๐Ÿ…‡๐Ÿ„ณ๐Ÿ„ฐ ๐Ÿ…บ๏ธŽ๐Ÿ†„๏ธŽ๐Ÿ…ป๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ๐Ÿ…ธ๏ธŽ๐Ÿ†‚๏ธŽ
Show all...
Kayd books.

Halkan waxaannu ku kaydinaa buugta soomaalida,waxa kale oo aad ka heli kartaa maqaallo iyo buug'sookoobidyo. Buugta oo lista ah: @tusmada_buugta Buug dhagaysi ah: @kaydmusic