Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 063
المشتركون
-224 ساعات
-337 أيام
-12230 أيام
أرشيف المشاركات
4 062
Maanta waxaa kow ah bisha #dul-xijja maamaheeda waa maalmaha aduunka kuwa ugu fadliga badan ilaah ayaa ku dhaartay nabiga ayaa si gaar ah u timaamay halaga faa'idaysto maalmahaan.
4 062
انضموا لقناة الأخ السلفي الأثري الموحد الداعي إلى الله على بصيرة #محمد_عادلي
Ku biira channelka walaalka salafiga ah.
Waan hubaa hadaad sifiican ola socotaan in aad ka faa'daysaan waa walaal xog haye ah oo miizaan fiican leh.
https://t.me/Alhudat
4 062
Tusaalaha islaamka iyo iyo shirkiga, waa tusaalaha caanaha iyo liinta oo kale: caana saafi ah hadaad dhibic liin dhanaan ah ku miirto waxaa muran la'aan ah in ay caanahaas kala go'ayaan.
Kaas waxaa la mid ah islaamka iyo shirkiga adiga oo Muslim ah hadaad shirki ama gaalnimo samayso islaamkaada wuu burayaa wuuna go'ayaa sida liinta dhanaan caanaha saafiga ah u kala burisay.
Caana go'ay waa laga kabsadaa oo waxaad awoodi kartaa soo iibsashada mid kale lkn islaam buray soo ma celiyo towbad keen wax aan ahayn hadaad kuna dhimatana waligaa liibaani maysid waxaad-na ahaanaysaa mid ku waara naarta.
Ku dadaala in aad ilaashataan islaamkiina iyo muslimnimadiina waydiista Allaah in qalbiyadiina sugo diinta islaamka.
4 062
Subax wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: hoyga sheekoyinka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: Somali scholarship
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Xikmada wade
✿: faafinta diinta islaamka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: Iftiinshe
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Sheekooyin jacayl
✿: Qaado iftiinka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
✿: Furaha nolosha
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
📌@xikmadbadan
📌@HoygaShekoyinka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Halkaan waxaad ka helaysaa BUUG soomaali PDF ah, iyo buug( Exams ka) dhamaan manaahijta iskoolada soomaalida. Jion dheh.
t.me/Sahankanolosha1
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 062
62 sano kadib Maxaa ka dhab ah xurriyada ay Soomaalidu sanadkasta maalmahaan oo kale udabaal dagto? Dalku maka baxay gumeysgii mise waxaan wali ku jirnaa gumaysi kii hore ka daran kana saamayn badan? Calankii 60-kii la'inoo qotomiyay ma yahay mid ay Soomaalidu ay ku heshay xurriyadii ay ku taamayeen? ma helnay dowlad madax banaan oo ka maran faragalin shisheeyee?
Su'aalahaas oo dhan waxaa kaaga jawaabaya muuqaalkaan ee daawasho wacan.
4 062
Repost from Dalbile Media
62 sano kadib Maxaa ka dhab ah xurriyada ay Soomaalidu sanadkasta maalmahaan oo kale udabaal dagto? Dalku maka baxay gumeysgii mise waxaan wali ku jirnaa gumaysi kii hore ka daran kana saamayn badan? Calankii 60-kii la'inoo qotomiyay ma yahay mid ay Soomaalidu ay ku heshay xurriyadii ay ku taamayeen? ma helnay dowlad madax banaan oo ka maran faragalin shisheeyee?
Su'aalahaas oo dhan waxaa kaaga jawaabaya muuqaalkaan ee daawasho wacan.
4 062
Xuriyad been ah oo masaakiinta lagu maaweeliyo mooyee xuriyad run ah ma arkin.
Dalka waxaa gumaystay #Ingiriis #talyaani iyo #maraykan waa su'aalee hada maka baxeen dalka mise way joogaan ? Jawaabta waa la wada yaqaanaa.
Hadii kii ku gumaystay wali dalkaaga ku leeyahay awood ciidan talo iyo deegaan aaway xuriyada intey taalaa.
1960kii waxa dhacay xuriyad ma ahaynee waxay eheed is badal mid cad inuu baxay mid madowna wakiil ka dhigtay.
""Good iyo Abees ba is badalay garanameysaan,
Goroyadi lmihi bey ka tagtay guumiska aha,
Gocondhoyin ba assan iyo mici gabareeye,
Karal kaama guurine halkaanu guud madow yahay"
-(Guhaad CabdiGahayr 1960)
4 062
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
Dhowrkaan qaacido hadii uu alle sxw ku waafajiyo in aad fahamto waad ka badbaadeysa cudurro badan oo halis ah insha allah
1. Wax farqi ah uma dhaxeeyaan mushriga aan islaamnimada sheeganeyn iyo mushriga islaamnimada sheeganaya, labadaduba waa wathaniyyiin caabuda wathan.
2. Qofka inta uu shirki ku dhex jiro islaamnimo ka ansiximeyso waana sida qof kaadi ka socoto aysan weyso uga ansaxeyn.
3. Qofka shirkiga sameynaya muhiim maahan in uu garanayo in waxa uu sameynayo ay shirki yihiin oo hadii waxa uu sameynayo uu shirki ku magacaabo ama magac kale u bixiyaba wax farqi ah uma dhaxeeyo sharci ahaan oo marwalba wa mushrik.
4. Qof mushriga ah ee jaahilka ah waa loo cudurdaarayaa oo lama ciqaabayo illaa xujada lagaga oogayo.
5. Qof kasta oo ashahaadanaya wax shirki akbar ah na aan lagu ogeyn waa muslim, hadii uu shirki akbar ah ku dhacana waa mushrik illaa uu ka towbad keenayo.
أبو حازم الأبسمي
4 062
Baryahaan dayaxyadii ilayska loo diid dayax walboo ifaa ey baa daba taaganoo ku qaylinaayo lkn dayaxa qaylo ey ma dhibto
eeyuhu way qeylinayaan quurso mooyee qiimo ma leh.
Gaalo dhiigooda banaan yahay xoolahoodaa kaa xaaraan ah qof caaqil ahoo cilmi bartiis arkay kaa aqrisamaayo juhalada ku ak fadhiya lee kuwaas u sheek.
4 062
Hadaan muslimiin nahay ma lihin labo ciid wax ka badan.
Ciid walbo oo aan ahayn ciidaha muslimiin waa jaahiliyo.
26ka juun ma aha ciid muslim leeyahay ka fogaada muslimiiney weyneeya ciidaha ilaahey idin sameeyay.
4 062
Dagaal culus oo ku wajahan Diinteena islaamka iyo muslimiinta bal dagaal ku wajahan qiyamka iyo akhlaaqiyaadka aadanaha.
Usbuucii hore sharkada desny waxay soo saartay film magaciisa yahay (lightyear) (baaz wuu duulayaa) Filimkaas anshax xumada oo wato awgeed dowalaha qaar way is ka diideen in lagu soo bandhigo goobaha shaleemooyinka ka dib markii ay ku arkeen anshax xuma iyo xayeysiin suuq geen liwaadka ah (laba oo isu tago) iyo (laba dumar oo isu tago)
Fal celinta ka dhalatay wadamada qaar desny film soo saarayaasheeda way ka caroodeen Ninka la lagu magacaabo Chris Evans wuxuu leeyahay:
"Dhab ahaantii kuwaani (kuwa diidan liwaadka) waa duqamo wax ma garata ah waxay doonayaan in ay ku dhagaan waxii horaan jiri jiray (Guurka caadiga ah ee rag iyo dumar dhax maro) waase dhamaan doonaaan sida diinaasoorada u dhamaadeen.
Gaalkaas waxuu doqomo ku tilmaamayaa dadka diidan in rag rag u tago dumar-na dumar u tagto wuxuuna leeyahay iska diida waad dhamaan doontaan aduunkana inaga khaniisyada ayaa ku harayno.
Waa dagaal culus oo caruurteena looga dhaadhicinaayo in ay caadi tahay in rag rag u tago dumar-na dumar u tagto
Ilmaheena ka war haaya muuqaalada ay daawanaayaan xadida oo la socdo waxaa jiro App sharkadaas ay leedahay laguna suuq geeyo qaniisnimada waxayna si gaar ah u beegsadaan caruurta muslim walboo taxadar qab lana soco ilahaaga
4 062
Isniin wanaagsan.
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
✿: Buug soomaali PDF ah
✿: ku baro afcarabiga qoralo
✿: Faafinta diinta islaamka
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: culimada su'aashaada weydii
✿: xikmado xul ah.
✿: kala soco WARARKA
✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: Love stories
✿: su'aalo guud(diini iyo maadi)
✿: Xikmado badan
✿: Buug somali maqal ah
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: Dunida dahsoon
✿: Dhambaal
✿: Dareenka dunida
✿: Buugwalba ood u baahato
✿: Xikmad iyo dhiirigelin
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: Xikmada wade
✿: Hoyga sheekooyinka
✿: Dareenka dunida
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: Halxiraale
✿: Noqo mufakir
✿: Science iyo qur'aanka
✿: Buuug dhagaysi ah
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: Su'aalo iyo jawaabo
✿: siirada nebiga SCW
✿: Oraahyo
✿: Baro af English-ka
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
✿: cilmi nafsiga
✿: Siyaasadda dunida
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: Sahanka nolosha
✿: cilmi iyo aqoon
✿: Baro luuqada English'ka
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: Iftiinshe
✿: Baahiyaha kheyrka
✿: Sheekooyin jacayl
✿: Qaado iftiinka
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: ila qosol
✿: oraahside
✿: baraaruji awoodahaaga
✿: niyadeena
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿: qoraal qaadasho mudan
✿: korodhso online academy
✿: Rajada nolosha
¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥
✿:faafinta khayrka
✿: arrimaha islaamka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
📌 @kaydbooks
📌@xikmadbadan
📌@HoygaShekoyinka
📌 @dunidadahsoon
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
⭆Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado
kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin 🌻 waano
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 062
Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ".
📕(كتاب تاريخ دمشق)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
📕(Kitaabka taariikhda dimashq)
4 062
Repost from Salah Muse Hassan
Ibnu Jawzi Wuxuu Yiri:
"Haduu Allaah Khayr La Doono Adoon, Carabkiisa Ayuu U Fududeeyaa Saliga Nabiga".
📕 بستان العارفين (٣٠٠/١).
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
