en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 813
Subscribers
-324 hours
-207 days
-7730 days
Posts Archive
sticker.webp0.10 KB

Repost from Dalbile Media
62 sano kadib Maxaa ka dhab ah xurriyada ay Soomaalidu sanadkasta maalmahaan oo kale udabaal dagto? Dalku maka baxay gumeysgii mise waxaan wali ku jirnaa gumaysi kii hore ka daran kana saamayn badan? Calankii 60-kii la'inoo qotomiyay ma yahay mid ay Soomaalidu ay ku heshay xurriyadii ay ku taamayeen? ma helnay dowlad madax banaan oo ka maran faragalin shisheeyee? Su'aalahaas oo dhan waxaa kaaga jawaabaya muuqaalkaan ee daawasho wacan.

Xuriyad been ah oo masaakiinta lagu maaweeliyo mooyee xuriyad run ah ma arkin. Dalka waxaa gumaystay #Ingiriis #talyaani iyo #maraykan waa su'aalee hada maka baxeen dalka mise way joogaan ? Jawaabta waa la wada yaqaanaa. Hadii kii ku gumaystay wali dalkaaga ku leeyahay awood ciidan talo iyo deegaan aaway xuriyada intey taalaa. 1960kii waxa dhacay xuriyad ma ahaynee waxay eheed is badal mid cad inuu baxay mid madowna wakiil ka dhigtay. ""Good iyo Abees ba is badalay garanameysaan, Goroyadi lmihi bey ka tagtay guumiska aha, Gocondhoyin ba assan iyo mici gabareeye, Karal kaama guurine halkaanu guud madow yahay" -(Guhaad CabdiGahayr 1960)

sticker.webp0.09 KB

Dhowrkaan qaacido hadii uu alle sxw ku waafajiyo in aad fahamto waad ka badbaadeysa cudurro badan oo halis ah insha allah 1. Wax farqi ah uma dhaxeeyaan mushriga aan islaamnimada sheeganeyn iyo mushriga islaamnimada sheeganaya, labadaduba waa wathaniyyiin caabuda wathan. 2. Qofka inta uu shirki ku dhex jiro islaamnimo ka ansiximeyso waana sida qof kaadi ka socoto aysan weyso uga ansaxeyn. 3. Qofka shirkiga sameynaya muhiim maahan in uu garanayo in waxa uu sameynayo ay shirki yihiin oo hadii waxa uu sameynayo uu shirki ku magacaabo ama magac kale u bixiyaba wax farqi ah uma dhaxeeyo sharci ahaan oo marwalba wa mushrik. 4. Qof mushriga ah ee jaahilka ah waa loo cudurdaarayaa oo lama ciqaabayo illaa xujada lagaga oogayo. 5. Qof kasta oo ashahaadanaya wax shirki akbar ah na aan lagu ogeyn waa muslim, hadii uu shirki akbar ah ku dhacana waa mushrik illaa uu ka towbad keenayo. أبو حازم الأبسمي

sticker.webp0.08 KB

Baryahaan dayaxyadii ilayska loo diid dayax walboo ifaa ey baa daba taaganoo ku qaylinaayo lkn dayaxa qaylo ey ma dhibto eeyuhu way qeylinayaan quurso mooyee qiimo ma leh. Gaalo dhiigooda banaan yahay xoolahoodaa kaa xaaraan ah qof caaqil ahoo cilmi bartiis arkay kaa aqrisamaayo juhalada ku ak fadhiya lee kuwaas u sheek.

Hadaan muslimiin nahay ma lihin labo ciid wax ka badan. Ciid walbo oo aan ahayn ciidaha muslimiin waa jaahiliyo. 26ka juun ma aha ciid muslim leeyahay ka fogaada muslimiiney weyneeya ciidaha ilaahey idin sameeyay.

Muuqalada Desny iyo Applicationada desny caruurtiina ka ilaashada.

Dagaal culus oo ku wajahan Diinteena islaamka iyo muslimiinta bal dagaal ku wajahan qiyamka iyo akhlaaqiyaadka aadanaha. Usbuucii hore sharkada desny waxay soo saartay film magaciisa yahay (lightyear) (baaz wuu duulayaa) Filimkaas anshax xumada oo wato awgeed dowalaha qaar way is ka diideen in lagu soo bandhigo goobaha shaleemooyinka ka dib markii ay ku arkeen anshax xuma iyo xayeysiin suuq geen liwaadka ah (laba oo isu tago) iyo (laba dumar oo isu tago) Fal celinta ka dhalatay wadamada qaar desny film soo saarayaasheeda way ka caroodeen Ninka la lagu magacaabo Chris Evans wuxuu leeyahay: "Dhab ahaantii kuwaani (kuwa diidan liwaadka) waa duqamo wax ma garata ah waxay doonayaan in ay ku dhagaan waxii horaan jiri jiray (Guurka caadiga ah ee rag iyo dumar dhax maro) waase dhamaan doonaaan sida diinaasoorada u dhamaadeen. Gaalkaas waxuu doqomo ku tilmaamayaa dadka diidan in rag rag u tago dumar-na dumar u tagto wuxuuna leeyahay iska diida waad dhamaan doontaan aduunkana inaga khaniisyada ayaa ku harayno. Waa dagaal culus oo caruurteena looga dhaadhicinaayo in ay caadi tahay in rag rag u tago dumar-na dumar u tagto Ilmaheena ka war haaya muuqaalada ay daawanaayaan xadida oo la socdo waxaa jiro App sharkadaas ay leedahay laguna suuq geeyo qaniisnimada waxayna si gaar ah u beegsadaan caruurta muslim walboo taxadar qab lana soco ilahaaga

Isniin wanaagsan. ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* ✿: Buug soomaali PDF ah ✿: ku baro afcarabiga qoralo ✿: Faafinta diinta islaamka ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: culimada su'aashaada weydii ✿: xikmado xul ah. ✿: kala soco WARARKA ✿:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: Love stories ✿: su'aalo guud(diini iyo maadi) ✿: Xikmado badan ✿: Buug somali maqal ah ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: Dunida dahsoon ✿: Dhambaal ✿: Dareenka dunida ✿: Buugwalba ood u baahato ✿: Xikmad iyo dhiirigelin ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: Xikmada wade ✿: Hoyga sheekooyinka ✿: Dareenka dunida ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: Halxiraale ✿: Noqo mufakir ✿: Science iyo qur'aanka ✿: Buuug dhagaysi ah ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: Su'aalo iyo jawaabo ✿: siirada nebiga SCW ✿: Oraahyo ✿: Baro af English-ka ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: sheekoyin qosol iyo xikmad ah ✿: cilmi nafsiga ✿: Siyaasadda dunida ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: Sahanka nolosha ✿: cilmi iyo aqoon ✿: Baro luuqada English'ka ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: Iftiinshe ✿: Baahiyaha kheyrka ✿: Sheekooyin jacayl ✿: Qaado iftiinka ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: ila qosol ✿: oraahside ✿: baraaruji awoodahaaga ✿: niyadeena ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿: qoraal qaadasho mudan ✿: korodhso online academy ✿: Rajada nolosha ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ✿:faafinta khayrka ✿: arrimaha islaamka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks 📌@xikmadbadan 📌@HoygaShekoyinka 📌 @dunidadahsoon ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ⭆Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin 🌻 waano ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ ╰━─━─━─≪✠≫─━─━─━╯ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

Repost from Salah Muse Hassan
Ibnu Jawzi Wuxuu Yiri: "Haduu Allaah Khayr La Doono Adoon, Carabkiisa Ayuu U Fududeeyaa Saliga Nabiga". 📕 بستان العارفين (٣٠
Ibnu Jawzi Wuxuu Yiri: "Haduu Allaah Khayr La Doono Adoon, Carabkiisa Ayuu U Fududeeyaa Saliga Nabiga". 📕 بستان العارفين (٣٠٠/١).

Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

Repost from Salah Muse Hassan
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ Jaabir ibnu samura Allaah ha ka raali noqdee wuxuu yidhi: Waxaan arkay Nabiga ﷺ habeen dayaxu uu aad u ifaayay
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ Jaabir ibnu samura Allaah ha ka raali noqdee wuxuu yidhi: Waxaan arkay Nabiga ﷺ habeen dayaxu uu aad u ifaayay waxaan guda galay in aan eegaayo Rasuulka Allaah iyo dayaxa, nabigu wuxuu sitay isku joog gaduudan, waaba nabigoo agtayda dayaxa ka iftiin badan kana fiican. أخرجه الترمذي (2811) واللفظ له، والنسائي في ((السنن الكبرى)) (9640) #Cajiib Ha hilmaamin in aad amaanto nabiga ﷺ #Share

Hadaad awoodo in aad u hiiliso diinta islaamka iyo muslimiinta wax yarba ha ahaadee ha dhayalsanin qoraal cod muuqaal qaadacaat talaabo qaad laga yaabo hal eray aad qorto ama duubto in muslimiinta dhibka ooga joogsado.

قائمة القنوات الإسلامية السلفية: نقـدم لكم مجموعة من القناوات السلفية الموثوقة، ونرجوا منكم المساهة في نشر رابط القنوات في المجموعات، وصفحات التواصل؛ لتصل إلى أكبر قدر ممكن من المستفيدين،وأحتسبوا الأجر والثواب من الله عز وجل فإن الدال على الخير كفاعله،ولا شيء بعد النبوة أفضل من بث العلم. 🌺• « قناة: بداية السبيل » ➣ @abusalman22 ••━═══❁✿❁═══━•• 🌺• «قناة: نداء الإسلام» ➣ @Ahowmuslim ••━═══❁✿❁═══━•• 🌺• «قناة: منهج الهُداة» ➣ @hudat12 ••━═══❁✿❁═══━•• 🌺• «قناة: كشف الشبهات» ➣ @khasfy12 ••━═══❁✿❁═══━•• 🌺• « قناة: الفوائد والمعلومات» ➣ @fawaid181 ••━═══❁✿❁═══━•• 🌺• « قناة: دار الحديث» ➣ @Daarul_Xadiith ••━═══❁✿❁═══━•• وأخيرا إعلموا أن الداعي إلى الله له من الأجر مثل أجر من تبعه إلى يوم القيامة كما في الحديث:\" من دل على هدى كان له من الأجر مثل أجر من تبعه إلى يوم القيامة.

+4
Hindia waxa kasocda maahan wax sahlan iyo cadaawada gaamurtay ee dowlada iyo shacabka hinduuska ee lo'da caabuda ay kuhayaan shacabka islaamka ah.

Xaalada hindiya war maloo hayaa, ma ogtihiin inay xabiibkiinii scw caayen madaxda dalka hindiya? Ma ogtihiin shacabkii laxasu
+5
Xaalada hindiya war maloo hayaa, ma ogtihiin inay xabiibkiinii scw caayen madaxda dalka hindiya? Ma ogtihiin shacabkii laxasuuqay oo dhimashada iyo dhaawacu ay faraha kabexeen? Ma ogtihiin in islaamkii dabad baxyada sameeyey abaalkoodi laga dhigay in la burburiyo guryadoodi. Ma ogtahay fadumo ahayd gabdh hindiyada laguna eedeeyey inay sabab u ahayd dibadbaxyada lagaga cadhooday caydii Rasuulka scw iyada iyo ehelkeediba xabsiga laga buuxiyay gurigeediina dhulka ladhigay oo la burburiyay. Ma ogtihiin in caalamka islaamka laga cadhooday oo la muuniyay caamo iyo culimaba balse reerka soomaaliyeed ay ka aamuseen caamo iyo culimo ba. •||https://t.me/TariikhdaIslamka