uk
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Відкрити в Telegram

Anigu yaan ahay

Показати більше
4 080
Підписники
-724 години
-357 днів
-11530 день
Архів дописів
Isu soodhaweynta diimaha👆👆 Qeybta : 1. Page nashriyay: سبيل النجاة https://t.me/koos992.

Maxaad kala socotaa shirqoolada gaalada ey ka wadaan guud ahaan caalamka, gaar ahaan waddankayaga oo ugu horeydo isu soodhawe
Maxaad kala socotaa shirqoolada gaalada ey ka wadaan guud ahaan caalamka, gaar ahaan waddankayaga oo ugu horeydo isu soodhaweynta diimaha iyo kiristaameynta bulshada ? Vedio Decumentry ah Filo caawa saacadu markey tahay: 9:00 pm, I.a.👇👇👇

Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8

Ra'iisal Wazaare #Xamze :Xeerka Ciqaabta In la Muslimiyoo U Baahan Yahay. Ugu Yaraan Xamza Wuxuu Fahmay #Xeerka_Ciqaabta In Uunan Aheyn Xeer Muslim.

👉Hooyo ayaa Laweydiyey Yaad Ujeceshahay Caruurtaada Waxay Tiri: Kan Xanuunsan Ilaa Uu Caafimaadayo, Kan Maqan Ilaa Uu Imanay
👉Hooyo ayaa Laweydiyey Yaad Ujeceshahay Caruurtaada Waxay Tiri: Kan Xanuunsan Ilaa Uu Caafimaadayo, Kan Maqan Ilaa Uu Imanayo, Kan Yar Ilaa Uu Weynaado, Dhamaantood ilaa an Dhimanayo. Xigasho

Repost from N/a
قال شيخنا عبد الرحمن غراد قواه الله بالتوحيد 👈 [المداخِلة معول من معاول الماسُونية الجدِيدة،يَعذرُون لعبّاد القبُور ويُعَظِّمُون الملوكَ والأُمراء ويُطِيعونَهم فِي معصية الله، 👈 يُكفِّرونَ النّاسَ ويُبدِّعون ويُفسّقُون حسبَ أهوائِهم وحسبَ ما تَقتضِي مصلحتهم،وللأسَف السذج من اتباعهم لا يعلمُون.] 👉 وقال أيضا....... [كيف تريدون أن لا نكـ,ـفر المداخلة وقد كانوا دوما على مرّ التّاريخ عونا للطّغاة على أهل التّوحيد!] 😎 📝 رابط القناة : https://t.me/Al_Fawaaed10

Goodigii Trumb Ee Bariga Dhexe Calaancal Ayaa Xigay. Trump: Meelaha ugu quruxda badan Mareykanka ayaa gubanaya, mana jiraan b
Goodigii Trumb Ee Bariga Dhexe Calaancal Ayaa Xigay. Trump: Meelaha ugu quruxda badan Mareykanka ayaa gubanaya, mana jiraan biyo lagula dagaallamo dabka, mana jirto lacag loogu talagalay xaaladaha degdegga ah. قال الله في حديث القدسي : ((من عاى لي وليا فقد آذنته بالحرب)).

"Rajada kaliye ee aan qabno waa in cirka roob nooga yimaado, qaab kale oo lagu damin karo dabkaan malaha" Sidaas waxaa lagu yiri wax ka soo baxat waaxda dab-damiska Los Angeles, Maraykanka. ||Xigasho

Mareekanoo Sidii Duur La Gubay Dab Isku Kaa Dhaaf. Habaarkaan Waxaan Filayaa Gubashada Mareekan Ka Hor In Uu Ahaa. Abwaanka Ha Loo Bishaareeyo In Alle Aqbalay Habaarkiisa Qaar.

"Majiro Qaabeyshin Biyo ah oo Aduunka Kuyaala oo Joojin Kara Dabka Kacay" 🎤Xigasho: CNN
"Majiro Qaabeyshin Biyo ah oo Aduunka Kuyaala oo Joojin Kara Dabka Kacay" 🎤Xigasho: CNN

Repost from Baraarug
👉Cirkoo Doorsoomay iyo Hawadoo Qiicu Caburiyay Waa Dhibkii Ugu Yaraa ee uu Geystay Dabkii Kacay, Tani Weey Ugu Filantahay Fa
👉Cirkoo Doorsoomay iyo Hawadoo Qiicu Caburiyay Waa Dhibkii Ugu Yaraa ee uu Geystay Dabkii Kacay, Tani Weey Ugu Filantahay Fariin Hadeey wax-Fahmayaan☝️

Waa Sidee Dareenkaada.

Ma aragteen Gaza Oo Sidaan Dab Isu Qabsaday ? Waxa Meesha Ka Muuqdo Waa Awood Alle, Maalmo Yar Gudahooda Ayay Magaalooyin Waa Weyn Ku Dambasooween.

أحزنونا في حرق غزة فأفرحنا الله في حرائق لوس أنجلوس الحمد لله اللهم لك الحمد والشكر

💥بداية السبيل 💥 القناة الرسميّة لفضيلة الشيخ حسان حسين آدم. (منهج الهداة بين الغلاة والجفاة) https://t.me/hhassan2019

Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Ha Dilina Libaaxyada Wadankiina Ka Dib Ay Idin Cunaan Eeyaha Cadowgiina.

sticker.webp0.03 KB

DHACDOOYINKII UGU MUHIIMSANAA SANADKA 2024 EE DHAMAANAYA: 1- Dhimashada madaxweynihii Iran, Ibrahim Ra'iisi. 2- Dilkii hogaamiyihii Xisbullah, Xassan Nasrallah. 3- Yuhuuda oo gudaha u gashay koonfurta Lubnaan. 4-Suuriya oo ka xorowday maamulkii reer Assad ee xukumayay 54 sano. 5- Xasuuqa Gaza oo sii xoogeystay. 6- Dilkii Yaxya Sinwaar iyo Ismaciil Haniyah. 7- Hishiiskii Badda Soomaaliya loogu wareejiyay Itoobiya. 8- Cayrinta Sheekha Xasiina oo 20 sano xukumaysay Bagaladesh. 9- Guushii Trump ee maxadweynenimada Maraykanka. 10- Dagaallada Ruushka & Yukrayn, iyo dagaalka Sudan oo xoogeystay. ||Xigasho

Repost from N/a
👈[السلام عليكم ورحمة الله؛ الحمد لله الذي جعل للحق أنصاراً ، وللباطل أعواناً ، فمازال أعوان الباطل يهدّدون أنصار الشريعة ، وأبى الله إلّا أن يتمّ نوره ولو كره الكافرون ، 👈 ورحم الله كلّ من أوذيَ في الله وصبر وأحتسب ، وصار في الحق ومكث ، فما أشدّ أعداء الدّين ، وما أعجز أبناءه ، 👈 وبعد ذالك تعرّض خدفٌ على قناة " الـفــوائــد: 𝐀𝐥 𝐅𝐚𝐰𝐚'𝐢𝐝" الذي كان للتوحيد منبعاً ، ولأهله مفخرةً ، وها نحن نرجع بعد ساعات من الحذف ، والحمد لله على الرجوع ، وسوف نبدأ برنامجنا بأكثر ممّا كنا نحن من نشاط وحيوة ، والله خير معينٍ] 👋🏻 📝 رابط القناة: https://t.me/Al_Fawaaed10