4 080
Subscribers
-724 hours
-357 days
-11530 days
Posts Archive
4 079
Abuu Xafs Al-Xanafi Allaha u naxariistee
wuxuu yiri:
Qofka ukun u hadiyeeyo maalinkaas dhaxdiisa, ciidaha gaalada - ninka mushrika ah; weynayn uu weynaynaayo maalinkaas, wuxuu ku gaaloobey Allaah.
[فتح الباري 2/526].
4 079
Repost from Salah Muse Hassan
Ha iigu hanbalyayn sannad aan kaygii ahayn ma ihi baadari iyo mucatabley toona.
Waxaan ahay muslim uusan hiinraacu qaamuuskiisa kujirin.
●|| 18/𝟲/𝟭𝟰𝟰5𝗛
●̶|̶|̶ 3̶1̶/̶1̶2̶/̶2̶0̶2̶3
Rixlah
4 079
Repost from Salah Muse Hassan
Sanadkaan Muslim Uma Aha Sanad Wuxuu Sanad U Yahay Gaalo Aminsan Inuu Dhashay Wiilkii Ilaah.
Fahanka Suuradaan Wax Badan Ayuu Naga Maqan Yahay Hadaan Gaalka Qurunkaas Aaminsan Aan Hambalyo Oogu Direyno.
{ قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ (١) ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ (٢) لَمۡ یَلِدۡ وَلَمۡ یُولَدۡ (٣) وَلَمۡ یَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ (٤) }
[سُورَةُ الإِخۡلَاصِ: ١-٤]
4 079
Repost from Salah Muse Hassan
Adiga Oo Aminsan In Rabbi Mid Yahay Uuna Dhalin Wax Dhalayna Aynan Jirin Suura-gal Ma Tahay Kan Aminsan Inuu Rabbi Wiil Dhalay In Aad Oogu Hambalyeyso [ Dhalashada Wiilka Ilaah ] Miyeynan Dhaawaceynin Towxiidkii Aad Sheegatay In Aad Qirsan Tahay ?
سبحان الله عما يقولون علوا كبيرا
4 079
Repost from Salah Muse Hassan
Ibnu Taymiya Wuxuu Ka Yiri Kuwa U Dabaal-daga Ciidaha Karismiska:
Koox Culimada Ka Mid Ah Waxay Ku Tageen Gaalnimada Qofka Arimahaan Sameynaayo, Waxa Ku Jiro Awgeed Oo Waynaynta Shacaa'irta Gaalnimada ah.
Koox Iyaga Ka Mid Ahna Waxey Dheheen: Qofka Neef Gawraca Maalinta Ciidooda Wuxuu La Mid Yahay Sida Qof Gawracay Doonfaar.
[ الفتاوى الكبرى 2/488 ]
4 079
Repost from Salah Muse Hassan
Baabaa Faatiikaan: U Dabaal Daga Ciida Miilaadiga "Waa Jaahili" Injiilna Kuma Jirto.
Ciid Gaaleedka Gaaladiiba Jaahili Ay Ku Tilmaamayaan Ayey Ayey Kuwa Muslimiin Sheegto Dabaal-dageeda U Kala Tartamayaan. Gaalka Macatablaha Ah Ayaa Idin La Yaabo Marka Aad Dabaal-dagtaan Ciid Wacal Ah.
Diinkiina Ku Ekaada Oo Iska Daaya Dhaqamada Gaalada.
4 079
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
💊Again FURSAD BILAASH AH .
Ku buro daawooyinka kaliya 7 dollar !
Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba anafacaysa.
Ma rabta inaad barato.
daawoyinka(pharmacology)si bilaash ah.
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .
💉💊Baro daawooyinka o ku shaqayso
💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.
Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee ay xanuunka u daawayso .
24 saac ayaad fursadan u haystaaa.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 079
#Gaza
Meydadka muslimiinta Ay Yahuudu Duqeymaha Ku Dishay Waxaa Cunaayo Bisadaha Iyo Eeyaha Baahan.
اللهم لا راد لقضائك ، ولا معقب لحكمك ، ولا غالب لأمرك ، لا إله إلا أنت ، فرج عن المسلمين ما ألم بهم من مصائب.
#Gaz@arimo1islaam
4 079
🎧Muxaadaro 🎧
Muxaadaradii caawa ka dhacdy gurupka qofki ubaahan waatan ha dhagaysto 🔥🔥🔥🌹🥰👏
Soo jeediye 🎤
🎙| Sh c/raxmaan garaad cali
بـارك الـلـه فـيـكـم جـمـيـعا
4 079
Nimcada ugu quruxda badan ee laga helaayo jannadu:
maaha Dumarka xuural-caynta in kasta oo ay qurxoon yihiin.
Maaha wabiyada butaacaya in kasta oo ay bilicsan yihiin.
lkn waa fiirinta wajiga Alle subxaanahu watacaalaa marka ay ehelu jannuhu galaan jannada.
Ayuu Rabbi ku oranayaa "maxaa aan idiin biiriyaa?
waxa ay oranayaan "Miyaanad na gelin jannada miyaanad foolalkayaga Caddayn , Sidoo kalena miyaanad naga badbaadin naar!
Alle (swt) ayaa ka qaadaya fool kiisa daahii saarnaa ,dadka jannadana lama siin shay ka Qaalisan daawashada wajiga Rabbigood❤️
Allayahoow naga yeel kuwii nasiib u yeesha aragtidaada iyo la kulankaaga 🥹🤲🤲🤲
(وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ نَّاضِرَةُ) ( إِلَى رَبِّهَا نَاظِرَةٌ)
"Wajiyaa iftiimaya Maalinkaa ,Rabbigoodna Way eegayaan"
Qormadaan haddaad aqrisato walaal igo la salli nabigeena muxamed (NNKH)🥰
اللهم صّل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
Xigasho
4 079
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
💊Again FURSAD BILAASH AH .
Ku buro daawooyinka kaliya 7 dollar !
Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba anafacaysa.
Ma rabta inaad barato.
daawoyinka(pharmacology)si bilaash ah.
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .
💉💊Baro daawooyinka o ku shaqayso
💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.
Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee ay xanuunka u daawayso .
24 saac ayaad fursadan u haystaaa.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 079
Madaakhilada soomaalida Jadiidiyo u taqaano waa kuwaa 👆yahuudu is weydiineyso
"Madaakhilada ma saaxiibka Israel baa" ?
4 079
Repost from سبيل النجاة
كتبت صحيفة تايمز اوف اسرائيل العبرية تحت عنوان " هل المداخلة أصدقاء اسرائيل؟"
قالت في المقال "أن المدخلية تشجع المسلمين لبناء علاقات مع اسرائيل طالما يريد ذلك ولي الأمر".
4 079
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍
Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.
Shuruudaha.
⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
●Introduction to windows
● Microsooft word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook
Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4 079
الصورة من مصر عام 1883
لرجل يمشي حافي القدمين و يحمل فوق رأسه ما يحمل، و زوجته تركب على الحمار و في كلتا قدميها نعل، و الرجل يسير بجانبها، شامخة هامته عزيزاً بنفسه كريماً عطاؤه.
فهو لم يأخذ دروس في حقوق المرأة والمساواة بينها وبين الرجل، ولا يعلم سوى قول الرسول الكريم (أستوصوا بالنساء خيراً)
لهذا أراد أن تكون زوجته ملكة وإن لم يملك شيء بينما (المتحضرون) يريدون أن تكون نداً له تقاسمه شقاء العمل ومصروف البيت.
هؤلاء المتحضرون لا يعرفون أن للعرب قبيلة كاملة أفنيت لأجل إمرأة وأن حرب ضروس أشتعلت لأجل ناقة إمرأة وأن جيوش سيرت لأجل إنقاذ إمرأة.
لا يعرفون من حقوق المرأة سوى تعريتها وأن تكون سلعة رخيصة توضع صورها على علب الشامبو ومعارض السيارات لتزيد المبيعات.
اتقوا الله في النساء
منقول
4 079
Repost from N/a
Caqliga macmalka ah ama waxa loo yaqaano AI ayaa wax laga waydiiyay Ya'juuj wa Ma'juuj.
Kadib wuxuu soo bandhigay muuqaalkan layaabka leh.
Sawir noocee ah ayaad kahaysatay ya'juuj wa ma'juuj.
○|| https://t.me/Loolan4
4 079
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
💊Again FURSAD BILAASH AH .
Ku buro daawooyinka kaliya 7 dollar !
Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba anafacaysa.
Ma rabta inaad barato.
daawoyinka(pharmacology)si bilaash ah.
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .
💉💊Baro daawooyinka o ku shaqayso
💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.
Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee ay xanuunka u daawayso .
24 saac ayaad fursadan u haystaaa.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 079
Kulmis part one
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan .
👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka 👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee AlFURQAN ACADEMY waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali 👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8
Available now! Telegram Research 2025 — the year's key insights 
