3 813
Subscribers
+124 hours
-167 days
-7130 days
Posts Archive
3 806
💥Jadwalka Kutubta Caqiidada Seey iskugu Xigaan.
1:Usuulu-Sunnah Xumeydi
2:Usuulu-Sunnah Axmed ibnu Xanbal
3:Sharxu-Sunnah Muzani
4:Manduumatu Xaa-iyyah
5:Sharxu-Sunnah Barbahaari
6:Caqiidatu Khuraasaniyah.......
3 806
💠Usuulu-Sunnah Xumeydi💠
1:Waa Kitaabka Koowaad ee aan Kubilaabi Doonno Silsiladda Culuumta Caqiidada oo lagasoo Bilaabayo Aasaaskii Ehlu-Sunnihii Raadki ay katageen. Ayadoo Ugu Dambeyn lagu Soo Biyo shuban Doono Insha'Allah Reer-Najdi Ama Kutubtii Sheekh Maxammed ibnu Cabdil-Wahaab Allaha Unaxariistee.
#Waqtiga 8:30am Habeenada ay Soo Galeyso khamiista iyo jimcaha/Bacdal Cishaha.
👉Insha'Allah Darsigu Caawa Ayuu Hordhiciisii iyo Nidaamkiisuba Bilaabanayaa ee Sidaa Haloola Socdo.
Qaabka Darsigu Kubixi:Waa Aaladda Live-Streamka Ayadoo waliba Laraacin Doono Keydinta Darsi Walba oo Baxa Si ay Uga Faa-iidaan Kuwaan Soo Haleelin Xilligaas Ama Gadaal kaga Soo Biira Qanaatka.
#Allow ikhlaas iyo Waafajin isugu kaaya Dar...Aamin.
3 806
Kutub caqiidada ku saabsan oo aad u faai'da badan waa ku talinayaa ka faa'idaysigooda 👇
3 806
⬅️ نواقض الإسلام العشرة
▪️ للإمام المجدد #محمد_بن_عبد_الوهاب (١١١٥ - ١٢٠٦ هـ) رحمه الله:
الحمدُ لله العليِّ القادرِ ... الواحدِ الفردِ القويِّ القاهرِ
مُصليًا على النبيِّ الهاشمي ... وآلهِ وصَحْبهِ الأكارمِ
فهذهِ مَنظومةٌ مُيَسَّرةْ ... نَواقضُ الإسلامِ فيها عَشَرةْ
ألَّفَها إمامُنا المُجَدِّدُ ... ذاكَ الإمامُ واسْمُهُ مُحمَّدُ
أوَّلُها بالقَصْدِ والإرادةْ ... إشراكُ غيرِ اللهِ في العبادةْ
وثانيها اتِّخاذُ مَخلوقينا ... وسائطاً للهِ ينفعونا
والثالثُ التَّشكيكُ في الكفَّارِ ... في كُفرِهِمْ لِقِلَّةِ الأوزارِ
والرابعُ اعتقادُ بَعْضِ الهَدْيِ ... أَكْملُ من هديِ النَبيِّ المَهْدي
والخامسُ البُغضُ لشَرعِ المصطفى ... ولو بهِ يَعملُ دوماً ما انتفى
والسادسُ استهزاؤهُ بالدِّينِ ... بالهَزْلِ أو بالجِدِّ واليقينِ
والسابعُ السِّحْرُ ومِنهُ الصَّرْفُ ... وغيرُهُ المَذكورُ وهو العَطْفُ
وثامنُ النواقضِ المُظاهَرَةْ ... والعَونُ للكفارِ والمُناصَرَةْ
والتاسعُ اعتقادُهُ بوِسْعِهِ ... خُروجُهُ عن دينهِ وشَرْعِهِ
والعاشرُ الإعْراضُ عن تعلُّمِهْ ... منْ فعلِهِ ناهيكَ عن تَفَهُّمِهْ
تَمَّتْ وأدْعُو اللهَ في الخِتامِ = بالعَيشِ والموتِ على الإسْلامِ
3 806
هل يمكن أن يوجد شخص إتخذ مع الله إلها آخر ومع ذلك يبقى مسلما موحّداً لأنه جاهل بتوحيد الله؟!!!
Suurtagal ma tahay in la helo qof ilaahay sokadii ilaah labaad sameystay hadana ah muslim muwaxxid ah oo jahli loogu cudurdaarayo?!!!!
Waa waxa ay doonayaan in ay naga dhaadhiciyaan JADIIDIYADA ( ABUUKAATAYAASHA MUSHRIKIINTA).
Warfaa Waceys
3 806
➠ KOOXDA KULMIS
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh.
╔────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╗
|I{•------» - «------•}I|
➠ Xikmad iyo dhiirigelin
➠ xikmado xul ah.
➠Oraahyo
➠ Aqoonkaal media
➠Arrimaha islaamka
➠ Buug somali maqal ah
➠Dhambaal
➠ Dhiirigeliye
➠ Buugwalba ood u baahato
➠culimada su'aashaada weydii.
➠Khayrwade
➠Faafinta khayrka
➠Dareenka dunida
➠Gaarsiinta diinta
➠ Halxiraale
➠Altaqwa
➠Su'aalo diini ah
➠Korodhso academy
➠Niyadeena
➠Mala socota
➠Oraahyo
➠Oraahyo sawiro ah
➠baraaruji awoodahaaga
➠Orahside
➠ila qosol
➠ Qaado iftiinka
➠ Qoraal qaadasho mudan
➠ Rajada nolosha
➠cilmi iyo aqoon
➠Baro luuqada English'ka
➠ Iftiinshe
➠ Sahanka nolosha
➠ Siyaasadda iyo wararka
➠ Rain of knowledge
➠Sheekhooyinka qosol iyo xikmad
➠Siiradii nebiga SCW
➠ Su'aalo iyo jawaabo
➠Science iyo qur'aanka
➠ Noqo mufakkir
➠ Taariikhda
➠ Weheliso
➠ Su'aalo(guud,diini iyo madi)
➠love stories
➠Axaadiista nebiga oo afsomali ah
|I{•------» - «------•}I|
╚────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╝
回回回回回 - 回回回回回
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
回回回回回 - 回回回回回
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▌│█║▌║▌║ - ║▌║▌║█│▌
➦ SPONSORED BY
⭆@xikmadbadan
⭆@oraahyo
⊰᯽⊱┈──╌❊ - ❊╌──┈⊰᯽⊱
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
3 806
Wahab binu munabih waxaa laga wariyay: (in lagu yiri: furaha janada soo laa'ilaaha illallaah لا إله إلا الله ma aha ? Wuxuu yiri: haa ha yeeshee furo ma jiro illaa wuxuu leeyahay ilko, hadaad la imaado furo ilka leh waa laguu furayaa hadii kale lama furo).
Waxaa wariyay Bukhaari.
Laa'ilaaha illallaah waa furaha janada hadey furo jana tahay waxay leedahay ilko ilkahaas qofka laga waayo waxba ma u tarto laa'ilaaha illallaah
Yaa fahmay furahaas waxa uu yahay ???
3 806
عن وهب بن منبه: (أنه قيل له: أليس مفتاح الجنة لا إله إلا الله؟ قال: بلى ولكن ليس من مفتاح إلا له أسنان فإن أتيت بمفتاح له أسنان فتح لك وإلا لم يفتح) .
رواه البخاري معلقاً قبل حديث (1237)، ووصله أبو نعيم في ((حلية الأولياء)) (4/66). وانظر: ((تغليق التعليق)) لابن حجر (2/453-454).
3 806
فهرس القناة :
العقيدة📚 :
شرح الأصول الثلاثة المطول .
شرح الأصول الثلاثة المختصر .
شرح القواعد الأربع المطول .
شرح القواعد الأربع المختصر .
شرح القواعد الأربع المختصر .
شرح مسائل الجاهلية .
شرح نواقض الإسلام .
شرح لمعة الاعتقاد .
شرح كشف الشبهات.
شرح كتاب التوحيد .
شرح حاشية ابن قاسم على كتاب التوحيد .
شرح العقيدة الواسطية .
شرح سلم الوصول إلى علم الأصول .
شرح مقدمة ابن أبي زيد .
شرح مفيد المستفيد .
كتب ورسائل أئمة الدعوة النجدية📚 :
شرح رسالة في معنى كلمة التوحيد .
شرح رسالة أصل دين الإسلام .
شرح رسالة حكم تكفير المعين .
شبهات وردود : كتب الردود 📚
شرح تحفة الطالب والجليس في كشف شبه داود بن جرجيس .
شرح منهاج التأسيس والتقديس في كشف شبهات داود بن جرجيس .
شرحُ مصباحِ الظّلام في الرَّدِّ على من كَذَبَ على الشيخ الإمام ونسبه إلى تكفير أهل الإيمان والإسلام.
شبهات وردود : السلاسل الصوتية : مقدمات تأصيلية 📚 .
شرح سلسلة شبهات وردود .
شبهات وردود : السلاسل الصوتية : شبهات حول تكفير المشركين 📚 .
الأدلة والبراهين القطعية على بطلان الفتوى التونسية .
القول السديد في بيان حكم طلب الشفاعة من الشهيد .
الإعلام بثبوت الفرق بين الأسماء والأحكام .
ردُّ الإفك على من جعل العبادات مانعًا من لحوق اسم الشرك .
شبهات وردود : السلاسل الصوتية : شبهات حول تكفير العاذر 📚 .
الرد على شبهة من سبقك إلى تكفير العاذر ؟ .
الكشف والبيان لحقيقة إجماع ابن سحمان .
الرد على شبهة الاستدلال بقوله تعالى : (فما لكم في المنافقين فئتين) على عدم تكفير العاذر .
الفقه : زاد المستقنع 📚
الشرح المُطوَّل على زاد المستقنع : كتاب الطهارة ، والصلاة ، والصيام ، والبيع . 📚
الشَّرْحُ المُيَسَّر على زاد المستقنع : كتاب الطهارة ، والصلاة 📚 .
القواعد الفقهية 📚
شرح القواعد والأصول الجامعة .
الفرائض 📚
شرح الرحبية .
النحو 📚
شرح الدرة اليتيمة .
شرح الدرة اليتيمة (مضغوط)
فتح ربِّ البريَّة في شرح نظم الآجرومية .
الشَّرح المُختَصر على نظم الآجرومية .
شرح ملحة الإعراب .
شرح ألفيَّة ابن مالك -رحمه الله- .
شرح ألفيَّة ابن مالك -رحمه الله- (مضغوط)
الصرف 📚
شرح متن البناء 📚
شرح نظم المقصود المُطوَّل 📚
شرح نظم المقصود المُختَصر 📚
الإعراب 📚
شرح نظم قواعد الإعراب 📚
البلاغة 📚 :
شرح الجوهر المكنون 📚
شرح مائة المعاني والبيان 📚
أصول الفقه 📚 :
شرح نظم الورقات المُطوَّل 📚
شرح قواعد الأصول ومعاقد الفصول المُطوَّل 📚
الشَّرْحُ المُيَسَّر على قواعد الأصول ومعاقد الفصول 📚 .
شرح مختصر التحرير 📚
شرح الكوكب الساطع 📚
3 806
Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka
Arkaanta لا إله إلا الله waa ?
3 806
Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka
Labada tiir ama asal ama rukni ay laa'ilaaha illallaah لا إله إلا الله leedahay waa imisa ?
3 806
Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka
Labada tiir ama asal ama rukni ay لا إله إلا الله leedahay waa imisa ?
3 806
Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka
Laa'ilaaha illallaah لا إله إلا الله Dhawaq kaliya aan micneheeda la garanaynin wax ma tartaa ?
3 806
Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka.
Waa maxay waxa ugu horeeyay ay rususha oogu yeeri jireen tolkooda in ay dhahaan ?
3 806
Beentii jadiidiyada iyo ictisaamka oo laga bada tagay
Maanic laysku raacsan yahay oo laysugu cudur daaro gaalnimo aan #ikraah (qasab) ahayn ma jiro
Shuruud laysku raacsan yahay oo gaalnimo layskugu cudur daaro aan #ikhtiyaar (doorasho) caqli (maan) ma jirto.
Wax kale oo laysku raacsan yahay hadey haayaan hanoo keenaano
3 806
#Cuquubada qofka aan #ilaah dartii u #caroonin
Ibraahiim binu camar assancaani waxaa laga wariyay inuu yiri:
Ilaah wuxuu u waxyooday yuushac binu nuun : aniga tolkaa waxaan ka halaagayaa 4000 afatan kun oo akhyaartooda ka mid ah iyo 6000 lixdan kun oo kuwooda xun xun ka mid ah.
Yuushac wuxuu yiri:
Rabiyow kuwa xun xun gartayee, akhyaarta maxaa dhacay oo u halaagaysaa?
Allaah wuxuu yiri:
Iyagu marna umay #caroonin #caradayda #awgeed (micnaha waxa aan ka caroonaayo oo gaalnimo iyo xumaan ah marna iskumay dayin in ay ka caroodaan ooy diidaan), waxayna ahaayeen kuwa wax la cuno waxna la caba.
Abuu cumar binu cabdul-barr wuxuu sheegay abii hizzaan ayaa laga wariyay inuu yiri:
Ilaahey ayaa tuulo u diray labo malak : inay burburiyaan tuulada iyo dadka ku sugan. Labadii malak tuuladii loo diray in ay burburiyaan ayey waxay ka arkeen nin taagan oo masaajid ku dukanaayo. Waxay dheheen: rabiyow tuulada waxaa dagan adoonkaada oo dukanaayo. Ilaahey wuxuu yiri: tuulada burburiya isagana la burburiya maxaa yeelay marna wajigiisa uma gaduudanin (#caroonin) (#xanaaqin) aniga daraadey.
Al-xumaydi wuxuu sheegay sufyaan binu cuyayna in laga wariyay uu yiri: waxaa ii xadiithay ( waramay ) sufyaan binu saciid, miscar ayaa laga wariyay in malak la amray inuu tuulo dhulka la gooyo, wuxuu yiri malagii: rabiyow tuulada waxaa dagan hebel oo cibaado badan. Ilaahey wuxuu u waxyooday in isaga (caabidka) uu ka bilaabo, maxaa yeelay wajigiisa uma #caroonin aniga daraadey saacad.
Al-Aathaar ibnu abid-dunyaa
