ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
4 044
المشتركون
-224 ساعات
-327 أيام
-12830 أيام
أرشيف المشاركات
Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka Laa'ilaaha illallaah لا إله إلا الله Dhawaq kaliya aan micneheeda la garanaynin wax ma tartaa ?
Anonymous voting

sticker.webp0.11 KB

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka. Waa maxay waxa ugu horeeyay ay rususha oogu yeeri jireen tolkooda in ay dhahaan ?
Anonymous voting

Beentii jadiidiyada iyo ictisaamka oo laga bada tagay Maanic laysku raacsan yahay oo laysugu cudur daaro gaalnimo aan #ikraah (qasab) ahayn ma jiro Shuruud laysku raacsan yahay oo gaalnimo layskugu cudur daaro aan #ikhtiyaar (doorasho) caqli (maan) ma jirto. Wax kale oo laysku raacsan yahay hadey haayaan hanoo keenaano

#Khuraafaadka iyo shirkiyada suufiyo daawada sidii loo galay.

#Cuquubada qofka aan #ilaah dartii u #caroonin Ibraahiim binu camar assancaani waxaa laga wariyay inuu yiri: Ilaah wuxuu u waxyooday yuushac binu nuun : aniga tolkaa waxaan ka halaagayaa 4000 afatan kun oo akhyaartooda ka mid ah iyo 6000 lixdan kun oo kuwooda xun xun ka mid ah. Yuushac wuxuu yiri: Rabiyow kuwa xun xun gartayee, akhyaarta maxaa dhacay oo u halaagaysaa? Allaah wuxuu yiri: Iyagu marna umay #caroonin #caradayda #awgeed (micnaha waxa aan ka caroonaayo oo gaalnimo iyo xumaan ah marna iskumay dayin in ay ka caroodaan ooy diidaan), waxayna ahaayeen kuwa wax la cuno waxna la caba. Abuu cumar binu cabdul-barr wuxuu sheegay abii hizzaan ayaa laga wariyay inuu yiri: Ilaahey ayaa tuulo u diray labo malak : inay burburiyaan tuulada iyo dadka ku sugan. Labadii malak tuuladii loo diray in ay burburiyaan ayey waxay ka arkeen nin taagan oo masaajid ku dukanaayo. Waxay dheheen: rabiyow tuulada waxaa dagan adoonkaada oo dukanaayo. Ilaahey wuxuu yiri: tuulada burburiya isagana la burburiya maxaa yeelay marna wajigiisa uma gaduudanin (#caroonin) (#xanaaqin) aniga daraadey. Al-xumaydi wuxuu sheegay sufyaan binu cuyayna in laga wariyay uu yiri: waxaa ii xadiithay ( waramay ) sufyaan binu saciid, miscar ayaa laga wariyay in malak la amray inuu tuulo dhulka la gooyo, wuxuu yiri malagii: rabiyow tuulada waxaa dagan hebel oo cibaado badan. Ilaahey wuxuu u waxyooday in isaga (caabidka) uu ka bilaabo, maxaa yeelay wajigiisa uma #caroonin aniga daraadey saacad. Al-Aathaar ibnu abid-dunyaa

Micnaha لا إله إلا الله waa: ilaah ma jiro aan Allaah ahayn Ilaah cibaado mutaystay oo la caabudo ma jiro Allaah ma'ahane Waxay leedahay labo rukni: 1-Nafyi (diidmo) Iyo 2-Sugid. Xadka diidmada waa (لا إله) waxay diidaysaa wax walbo oo ilaah kasoo haray waxayna u diidaysaa cibaadada, Xadka sugidana waa (إلا الله ) waxay sugaysaa cibaadada dhamaan in ilaah leeyahay cid la wadaagtana aysan jirin, Waa lagama maarmaan cilmi u yeelashada kalimadaan, qofka ku dhawaaqo kalimadaan isaga oon garanaynin micneheeda culumada waxay leeyihiin waxaa ka fiican mushrikiinta quraysh, maxaa yeelay mushrikiinta quraysh way garanayeen micnaha kalimada waxayse diideen ku dhawaaqideeda, ammaa qofka aan garanaynin micneheeda isaga oo ku dhawaaqaayo waxba u tari mayso ilaa uu barto micneheeda uu qalbiga ku gunto.

sticker.webp0.24 KB

Su'aalo la waydiiyay sh/ibnu baaz waxaa ka mid ahaa: kalimada لا إله إلا الله Dhawaq un ma ku filan tahay iyada oon la fahmin micneheeda iyo waxa ka ratibmaayo ? Wuxuu yiri: "لا إله إلا الله" waa hadal kan oogu fiican waana asalka diinta iyo asaaskeeda, waa tii rususha ay ku bilaabeen tolkooda, waxa ugu horeeyay uu rasuulka tolkiisa ku bilaabay waa inuu kulahaa dhaha: لا إله إلا الله waad libaanysaane, Ilaaha sareeyay wuxuu yiri: وَمَا أَرْسَلْنَا مِنْ قَبْلِكَ مِنْ رَسُولٍ إِلا نُوحِي إِلَيْهِ أَنَّهُ لا إِلَهَ إِلا أَنَا فَاعْبُدُونِ [الأنبياء:25] Nabiyow ma dirin hortaada rasuul ilaa waxaan u waxyoonay ilaah inuusan jirin aan ani ahayn ee i caabudo  [الأنبياء:25] Rasuul walba tolkii wuxuu ku dhihi jiray: اعْبُدُوا اللَّهَ مَا لَكُمْ مِنْ إِلَهٍ غَيْرُهُ [الأعراف:59] Allaah caabuda ilaah aan Allaah ahayn ma lihidiin. [الأعراف:59] #Kalimada_لا_إله_إلا_الله_Waa_asaaska_diinta_qofka_ku_hadlo_kalimadaas_waa_lagama_maarmaan_inuu_micneheeda_garto.

sticker.webp0.05 KB

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/3 Waa maxay waxa ugu wayn ee ilaahey adoomihiisa amray ?
Anonymous voting

Iga raali noqda su'aasha sedexaad waxbaa khaldan waa ku laabanayaa

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/5 Shirki maxaa la dhahaa ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/4 Towxiid maxaa la dhahaa ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/3 Waa maxay waxa ugu wayn ee ilaahey adoomahiisa amray ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka Q/2 Ilaahey muxuu u abuuray jini iyo insi ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka
Anonymous voting

Sheekha imaamka ah ee muxamad binu cabdi wahaab wuxuu yiri: Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - in xaniifiyada diinta
Sheekha imaamka ah ee muxamad binu cabdi wahaab wuxuu yiri: Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - in  xaniifiyada diinta ibraahiim ay tahay: In aad Allaah caabudo adiga oo u saafigaraynayo Allaah cibaadada, Kaas (cibaadada) Ayuu Allaah amaray dadka dhamaan iyada (cibaadada) sababteeda ayuuna u Abuuray؛ sida Allaha - sareeyay u yiri-:{jini iyo insi uma abuurin iney i caabudaan ma'ahane} الذاريات:56]، Micnaha: in ay i caabudaan: waa in ay kaliyeelaan, Wax kan oogu wayn ee Allaah uu amray waa tawxiidka, Towxiidkana waa Allaah oo loo gaar yeelo cibaadada, Wax kan oogu wayn ee Allaah uu reebay waa shirki, Shirkigana waa baryo cid aan Allaah ahayn ilaahey lala baryo؛ Waxaa u daliil ah qowlka Alle: ( Allaah caabudo waxna hala wadaajinina) [النساء: 36]".

قال الشيخ الإمام محمد بن عبدالوهاب رحمه الله: "اعلم - أرشدك الله لطاعته - Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - أن الحنيفية ملة إبراهيم: in  xaniifiyada diinta ibraahiim ay tahay: أن تعبد الله مخلصًا له الدين، In aad Allaah caabudo adiga oo u saafigaraynayo Allaah cibaadada, وبذلك أمر الله جميعَ الناس وخلَقَهم لها؛ كما قال - تعالى -: {وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنْسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ} [الذاريات:56]، Kaas (cibaadada) Ayuu Allaah amaray dadka dhamaan iyada (cibaadada) sababteeda ayuuna u Abuuray؛ sida Allaha - sareeyay u yiri-:{jini iyo insi uma abuurin iney i caabudaan ma'ahane} الذاريات:56]، ومعنى يعبدون: يوحِّدون، Micnaha: in ay i caabudaan: waa in ay kaliyeelaan, وأعظم ما أمر الله به التوحيدُ، Wax kan oogu wayn ee Allaah uu amray waa tawxiidka, وهو إفراد الله بالعبادة، Towxiidkana waa Allaah oo loo gaar yeelo cibaadada, وأعظم ما نهى عنه الشرك، Wax kan oogu wayn ee Allaah uu reebay waa shirki, وهو دعوة غيره معه؛ Shirkigana waa baryo cid aan Allaah ahayn ilaahey lala baryo؛ والدليل قوله - تعالى -: {وَاعْبُدُوا اللَّهَ وَلَا تُشْرِكُوا بِهِ شَيْئًا} [النساء: 36]". Waxaa u daliil ah qowlka Alle: ( Allaah caabudo waxna hala wadaajinina) [النساء: 36]".

sticker.webp0.00 KB