en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
3 806
Subscribers
+124 hours
-167 days
-7130 days
Posts Archive
Micnaha لا إله إلا الله waa: ilaah ma jiro aan Allaah ahayn Ilaah cibaado mutaystay oo la caabudo ma jiro Allaah ma'ahane Waxay leedahay labo rukni: 1-Nafyi (diidmo) Iyo 2-Sugid. Xadka diidmada waa (لا إله) waxay diidaysaa wax walbo oo ilaah kasoo haray waxayna u diidaysaa cibaadada, Xadka sugidana waa (إلا الله ) waxay sugaysaa cibaadada dhamaan in ilaah leeyahay cid la wadaagtana aysan jirin, Waa lagama maarmaan cilmi u yeelashada kalimadaan, qofka ku dhawaaqo kalimadaan isaga oon garanaynin micneheeda culumada waxay leeyihiin waxaa ka fiican mushrikiinta quraysh, maxaa yeelay mushrikiinta quraysh way garanayeen micnaha kalimada waxayse diideen ku dhawaaqideeda, ammaa qofka aan garanaynin micneheeda isaga oo ku dhawaaqaayo waxba u tari mayso ilaa uu barto micneheeda uu qalbiga ku gunto.

sticker.webp0.24 KB

Su'aalo la waydiiyay sh/ibnu baaz waxaa ka mid ahaa: kalimada لا إله إلا الله Dhawaq un ma ku filan tahay iyada oon la fahmin micneheeda iyo waxa ka ratibmaayo ? Wuxuu yiri: "لا إله إلا الله" waa hadal kan oogu fiican waana asalka diinta iyo asaaskeeda, waa tii rususha ay ku bilaabeen tolkooda, waxa ugu horeeyay uu rasuulka tolkiisa ku bilaabay waa inuu kulahaa dhaha: لا إله إلا الله waad libaanysaane, Ilaaha sareeyay wuxuu yiri: وَمَا أَرْسَلْنَا مِنْ قَبْلِكَ مِنْ رَسُولٍ إِلا نُوحِي إِلَيْهِ أَنَّهُ لا إِلَهَ إِلا أَنَا فَاعْبُدُونِ [الأنبياء:25] Nabiyow ma dirin hortaada rasuul ilaa waxaan u waxyoonay ilaah inuusan jirin aan ani ahayn ee i caabudo  [الأنبياء:25] Rasuul walba tolkii wuxuu ku dhihi jiray: اعْبُدُوا اللَّهَ مَا لَكُمْ مِنْ إِلَهٍ غَيْرُهُ [الأعراف:59] Allaah caabuda ilaah aan Allaah ahayn ma lihidiin. [الأعراف:59] #Kalimada_لا_إله_إلا_الله_Waa_asaaska_diinta_qofka_ku_hadlo_kalimadaas_waa_lagama_maarmaan_inuu_micneheeda_garto.

sticker.webp0.05 KB

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/3 Waa maxay waxa ugu wayn ee ilaahey adoomihiisa amray ?
Anonymous voting

Iga raali noqda su'aasha sedexaad waxbaa khaldan waa ku laabanayaa

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/5 Shirki maxaa la dhahaa ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/4 Towxiid maxaa la dhahaa ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/3 Waa maxay waxa ugu wayn ee ilaahey adoomahiisa amray ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka Q/2 Ilaahey muxuu u abuuray jini iyo insi ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka
Anonymous voting

Sheekha imaamka ah ee muxamad binu cabdi wahaab wuxuu yiri: Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - in xaniifiyada diinta
Sheekha imaamka ah ee muxamad binu cabdi wahaab wuxuu yiri: Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - in  xaniifiyada diinta ibraahiim ay tahay: In aad Allaah caabudo adiga oo u saafigaraynayo Allaah cibaadada, Kaas (cibaadada) Ayuu Allaah amaray dadka dhamaan iyada (cibaadada) sababteeda ayuuna u Abuuray؛ sida Allaha - sareeyay u yiri-:{jini iyo insi uma abuurin iney i caabudaan ma'ahane} الذاريات:56]، Micnaha: in ay i caabudaan: waa in ay kaliyeelaan, Wax kan oogu wayn ee Allaah uu amray waa tawxiidka, Towxiidkana waa Allaah oo loo gaar yeelo cibaadada, Wax kan oogu wayn ee Allaah uu reebay waa shirki, Shirkigana waa baryo cid aan Allaah ahayn ilaahey lala baryo؛ Waxaa u daliil ah qowlka Alle: ( Allaah caabudo waxna hala wadaajinina) [النساء: 36]".

قال الشيخ الإمام محمد بن عبدالوهاب رحمه الله: "اعلم - أرشدك الله لطاعته - Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - أن الحنيفية ملة إبراهيم: in  xaniifiyada diinta ibraahiim ay tahay: أن تعبد الله مخلصًا له الدين، In aad Allaah caabudo adiga oo u saafigaraynayo Allaah cibaadada, وبذلك أمر الله جميعَ الناس وخلَقَهم لها؛ كما قال - تعالى -: {وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنْسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ} [الذاريات:56]، Kaas (cibaadada) Ayuu Allaah amaray dadka dhamaan iyada (cibaadada) sababteeda ayuuna u Abuuray؛ sida Allaha - sareeyay u yiri-:{jini iyo insi uma abuurin iney i caabudaan ma'ahane} الذاريات:56]، ومعنى يعبدون: يوحِّدون، Micnaha: in ay i caabudaan: waa in ay kaliyeelaan, وأعظم ما أمر الله به التوحيدُ، Wax kan oogu wayn ee Allaah uu amray waa tawxiidka, وهو إفراد الله بالعبادة، Towxiidkana waa Allaah oo loo gaar yeelo cibaadada, وأعظم ما نهى عنه الشرك، Wax kan oogu wayn ee Allaah uu reebay waa shirki, وهو دعوة غيره معه؛ Shirkigana waa baryo cid aan Allaah ahayn ilaahey lala baryo؛ والدليل قوله - تعالى -: {وَاعْبُدُوا اللَّهَ وَلَا تُشْرِكُوا بِهِ شَيْئًا} [النساء: 36]". Waxaa u daliil ah qowlka Alle: ( Allaah caabudo waxna hala wadaajinina) [النساء: 36]".

sticker.webp0.00 KB

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Walaalahey muslimiinta ah ee halkaan (Arimo islaam) ku midownay waan idin salaamay salaan ka dib. Walaalaheeyoow Allaah isaga ayaa na abuuray ciyaar iyo ujeeda la'aane ilaahey noo ma abuurin ee Allaah wuxuu noo abuuray cibaadadiisa cibaadana ansixi mayso oo la aqbali maayo towxiid la'aan hadaan muslimiin nahay waxaa nagu waajibay barashada towxiidka sida Allaah uu u yiri: (فَٱعۡلَمۡ أَنَّهُۥ لَاۤ إِلَـٰهَ إِلَّا ٱللَّهُ ) [سورة محمد 19] (Ogow Arinka in uu yahay ilaah in uusan jirin Allaah ma'ahane) (تفسير السعدي) العلم لا بد فيه من إقرار القلب ومعرفته، بمعنى ما طلب منه علمه، وتمامه أن يعمل بمقتضاه. Cilmiga waa lagama maarmaan inuu ku sugnaado qiritaan qalbiga uu ka qiro iyo barashadiisa, waxaana laga wadaa: waxa laga dalbaday barashadiisa, iyo dhamaystirkiisa inuu ku camal falo waxa uu keensanaayo. وهذا العلم الذي أمر الله به -وهو العلم بتوحيد الله- فرض عين على كل إنسان، لا يسقط عن أحد، كائنا من كان، بل كل مضطر إلى ذلك. Cilmigaan uu Allaah amray - waa barashada towxiidka - waana waajib cayni ah oo qof walba saaran, qofna ka dhici maayo, ciduu rabo ha noqdo iskaba daayee dhamaan waa kuwa loo baahi galiyay barashadiisa. Tafsiiru-sacdi سورة محمد، آية ١٩ Aniga oo halkaas ka duulaayo Waxan bilaabi doonaa Qoraalo ku saabsan towxiidka waxaana jeclahay in aan isla wada socono In shaa Allaah Arimo islaam

sticker.webp0.29 KB

عن شداد بن أوس رضي الله عنه قال رسول الله ﷺ:  🌹🌻اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت،🌼🌹 🌹🌻Ilaahow adiga waxaa tahay rabigayga ilaah ma jiro adiga ma ahane, waad i abuurtay anigane waxaan ahay adoonkaaga, aniga waxaan ku taaganahay balankaada iyo yaboohaaga inta aan karo, waxaan kaa magan galayaa sharka waxa aan sameeyay, waxaan kuu qirayaa nimcadaada dushayda ahaatay, waxaana qirayaa dambigayga (rabiyow) ii dhaaf maxaa yeelay dambiyada ma dhaafo adi ma ahane,🌼🌹 من قالها حين يمسي فمات من ليلته دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح فمات من يومه دخل الجنة. صحيح رواه البخاري Qofka ducadaas👆 ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada. Sidaa waxaa yiri nabiga scw

sticker.webp0.00 KB

Sannadkan cusub iskuday inaad naftaada wax cusub ku kordhiso. 回回回回回 - 回回回回回 Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh ╔────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╗ ▓▓▓▓▓▓ - ▓▓▓▓▓▓ Kooxda Kulmisxikmado xul ah. ➠OraahyoAqoonkaal mediaArrimaha islaamkaMaxaa cusub?Buug somali maqal ahDhambaalDhiirigeliyeBuugwalba ood u baahato culimada su'aashaada weydii. KhayrwadeFaafinta khayrka Dareenka dunidaGaarsiinta diintaHalxiraaleAltaqwaSu'aalo diini ahKorodhso academyNiyadeenaMala socotaOraahyoOraahyo sawiro ahbaraaruji awoodahaagaOrahsideila qosolQaado iftiinkaQoraal qaadasho mudanRajada noloshacilmi iyo aqoonBaro luuqada English'kaSamawadeIftiinsheSahanka noloshaSiyaasadda iyo wararkaXaqiiqda noloshaSheekhooyinka qosol iyo xikmadSiiradii nebiga SCWSu'aalo iyo jawaabo Science iyo qur'aankaNoqo mufakkirTaariikhdaWehelisoSu'aalo(guud,diini iyo madi)love storiesxikmad iyo dhiirigelinAxaadiista nebiga oo afsomali ah ▓▓▓▓▓▓ - ▓▓▓▓▓▓ ╚────── ¤ ◎ - ◎ ¤ ──────╝ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY@xikmadbadan@oraahyo 回回回回回 - 回回回回回 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

photo content