uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
4 044
Obunachilar
-224 soatlar
-327 kunlar
-12830 kunlar
Postlar arxiv
Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka Laa'ilaaha illallaah ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ Dhawaq kaliya aan micneheeda la garanaynin wax ma tartaa ?
Anonymous voting

sticker.webp0.11 KB

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka. Waa maxay waxa ugu horeeyay ay rususha oogu yeeri jireen tolkooda in ay dhahaan ?
Anonymous voting

Beentii jadiidiyada iyo ictisaamka oo laga bada tagay Maanic laysku raacsan yahay oo laysugu cudur daaro gaalnimo aan #ikraah (qasab) ahayn ma jiro Shuruud laysku raacsan yahay oo gaalnimo layskugu cudur daaro aan #ikhtiyaar (doorasho) caqli (maan) ma jirto. Wax kale oo laysku raacsan yahay hadey haayaan hanoo keenaano

#Khuraafaadka iyo shirkiyada suufiyo daawada sidii loo galay.

#Cuquubada qofka aan #ilaah dartii u #caroonin Ibraahiim binu camar assancaani waxaa laga wariyay inuu yiri: Ilaah wuxuu u waxyooday yuushac binu nuun : aniga tolkaa waxaan ka halaagayaa 4000 afatan kun oo akhyaartooda ka mid ah iyo 6000 lixdan kun oo kuwooda xun xun ka mid ah. Yuushac wuxuu yiri: Rabiyow kuwa xun xun gartayee, akhyaarta maxaa dhacay oo u halaagaysaa? Allaah wuxuu yiri: Iyagu marna umay #caroonin #caradayda #awgeed (micnaha waxa aan ka caroonaayo oo gaalnimo iyo xumaan ah marna iskumay dayin in ay ka caroodaan ooy diidaan), waxayna ahaayeen kuwa wax la cuno waxna la caba. Abuu cumar binu cabdul-barr wuxuu sheegay abii hizzaan ayaa laga wariyay inuu yiri: Ilaahey ayaa tuulo u diray labo malak : inay burburiyaan tuulada iyo dadka ku sugan. Labadii malak tuuladii loo diray in ay burburiyaan ayey waxay ka arkeen nin taagan oo masaajid ku dukanaayo. Waxay dheheen: rabiyow tuulada waxaa dagan adoonkaada oo dukanaayo. Ilaahey wuxuu yiri: tuulada burburiya isagana la burburiya maxaa yeelay marna wajigiisa uma gaduudanin (#caroonin) (#xanaaqin) aniga daraadey. Al-xumaydi wuxuu sheegay sufyaan binu cuyayna in laga wariyay uu yiri: waxaa ii xadiithay ( waramay ) sufyaan binu saciid, miscar ayaa laga wariyay in malak la amray inuu tuulo dhulka la gooyo, wuxuu yiri malagii: rabiyow tuulada waxaa dagan hebel oo cibaado badan. Ilaahey wuxuu u waxyooday in isaga (caabidka) uu ka bilaabo, maxaa yeelay wajigiisa uma #caroonin aniga daraadey saacad. Al-Aathaar ibnu abid-dunyaa

Micnaha ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ waa: ilaah ma jiro aan Allaah ahayn Ilaah cibaado mutaystay oo la caabudo ma jiro Allaah ma'ahane Waxay leedahay labo rukni: 1-Nafyi (diidmo) Iyo 2-Sugid. Xadka diidmada waa (ู„ุง ุฅู„ู‡) waxay diidaysaa wax walbo oo ilaah kasoo haray waxayna u diidaysaa cibaadada, Xadka sugidana waa (ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ) waxay sugaysaa cibaadada dhamaan in ilaah leeyahay cid la wadaagtana aysan jirin, Waa lagama maarmaan cilmi u yeelashada kalimadaan, qofka ku dhawaaqo kalimadaan isaga oon garanaynin micneheeda culumada waxay leeyihiin waxaa ka fiican mushrikiinta quraysh, maxaa yeelay mushrikiinta quraysh way garanayeen micnaha kalimada waxayse diideen ku dhawaaqideeda, ammaa qofka aan garanaynin micneheeda isaga oo ku dhawaaqaayo waxba u tari mayso ilaa uu barto micneheeda uu qalbiga ku gunto.

sticker.webp0.24 KB

Su'aalo la waydiiyay sh/ibnu baaz waxaa ka mid ahaa: kalimada ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ Dhawaq un ma ku filan tahay iyada oon la fahmin micneheeda iyo waxa ka ratibmaayo ? Wuxuu yiri: "ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡" waa hadal kan oogu fiican waana asalka diinta iyo asaaskeeda, waa tii rususha ay ku bilaabeen tolkooda, waxa ugu horeeyay uu rasuulka tolkiisa ku bilaabay waa inuu kulahaa dhaha: ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ waad libaanysaane, Ilaaha sareeyay wuxuu yiri: ูˆูŽู…ูŽุง ุฃูŽุฑู’ุณูŽู„ู’ู†ูŽุง ู…ูู†ู’ ู‚ูŽุจู’ู„ููƒูŽ ู…ูู†ู’ ุฑูŽุณููˆู„ู ุฅูู„ุง ู†ููˆุญููŠ ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฃูŽู†ู‘ูŽู‡ู ู„ุง ุฅูู„ูŽู‡ูŽ ุฅูู„ุง ุฃูŽู†ูŽุง ููŽุงุนู’ุจูุฏููˆู†ู [ุงู„ุฃู†ุจูŠุงุก:25] Nabiyow ma dirin hortaada rasuul ilaa waxaan u waxyoonay ilaah inuusan jirin aan ani ahayn ee i caabudo  [ุงู„ุฃู†ุจูŠุงุก:25] Rasuul walba tolkii wuxuu ku dhihi jiray: ุงุนู’ุจูุฏููˆุง ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ู…ูŽุง ู„ูŽูƒูู…ู’ ู…ูู†ู’ ุฅูู„ูŽู‡ู ุบูŽูŠู’ุฑูู‡ู [ุงู„ุฃุนุฑุงู:59] Allaah caabuda ilaah aan Allaah ahayn ma lihidiin. [ุงู„ุฃุนุฑุงู:59] #Kalimada_ู„ุง_ุฅู„ู‡_ุฅู„ุง_ุงู„ู„ู‡_Waa_asaaska_diinta_qofka_ku_hadlo_kalimadaas_waa_lagama_maarmaan_inuu_micneheeda_garto.

sticker.webp0.05 KB

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/3 Waa maxay waxa ugu wayn ee ilaahey adoomihiisa amray ?
Anonymous voting

Iga raali noqda su'aasha sedexaad waxbaa khaldan waa ku laabanayaa

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/5 Shirki maxaa la dhahaa ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/4 Towxiid maxaa la dhahaa ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi Q/3 Waa maxay waxa ugu wayn ee ilaahey adoomahiisa amray ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka Q/2 Ilaahey muxuu u abuuray jini iyo insi ?
Anonymous voting

Su'aal ku saabsan towxiidka isku day jawaabta oo istijaabi aqoontaada towxiidka
Anonymous voting

Sheekha imaamka ah ee muxamad binu cabdi wahaab wuxuu yiri: Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - in xaniifiyada diinta
Sheekha imaamka ah ee muxamad binu cabdi wahaab wuxuu yiri: Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - in  xaniifiyada diinta ibraahiim ay tahay: In aad Allaah caabudo adiga oo u saafigaraynayo Allaah cibaadada, Kaas (cibaadada) Ayuu Allaah amaray dadka dhamaan iyada (cibaadada) sababteeda ayuuna u Abuurayุ› sida Allaha - sareeyay u yiri-:{jini iyo insi uma abuurin iney i caabudaan ma'ahane} ุงู„ุฐุงุฑูŠุงุช:56]ุŒ Micnaha: in ay i caabudaan: waa in ay kaliyeelaan, Wax kan oogu wayn ee Allaah uu amray waa tawxiidka, Towxiidkana waa Allaah oo loo gaar yeelo cibaadada, Wax kan oogu wayn ee Allaah uu reebay waa shirki, Shirkigana waa baryo cid aan Allaah ahayn ilaahey lala baryoุ› Waxaa u daliil ah qowlka Alle: ( Allaah caabudo waxna hala wadaajinina) [ุงู„ู†ุณุงุก: 36]".

ู‚ุงู„ ุงู„ุดูŠุฎ ุงู„ุฅู…ุงู… ู…ุญู…ุฏ ุจู† ุนุจุฏุงู„ูˆู‡ุงุจ ุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡: "ุงุนู„ู… - ุฃุฑุดุฏูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ุทุงุนุชู‡ - Ogow - Allaah ha kugu toosiyo daacadiisa - ุฃู† ุงู„ุญู†ูŠููŠุฉ ู…ู„ุฉ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู…: in  xaniifiyada diinta ibraahiim ay tahay: ุฃู† ุชุนุจุฏ ุงู„ู„ู‡ ู…ุฎู„ุตู‹ุง ู„ู‡ ุงู„ุฏูŠู†ุŒ In aad Allaah caabudo adiga oo u saafigaraynayo Allaah cibaadada, ูˆุจุฐู„ูƒ ุฃู…ุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฌู…ูŠุนูŽ ุงู„ู†ุงุณ ูˆุฎู„ูŽู‚ูŽู‡ู… ู„ู‡ุงุ› ูƒู…ุง ู‚ุงู„ - ุชุนุงู„ู‰ -: {ูˆูŽู…ูŽุง ุฎูŽู„ูŽู‚ู’ุชู ุงู„ู’ุฌูู†ู‘ูŽ ูˆูŽุงู„ู’ุฅูู†ู’ุณูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ู„ููŠูŽุนู’ุจูุฏููˆู†ู} [ุงู„ุฐุงุฑูŠุงุช:56]ุŒ Kaas (cibaadada) Ayuu Allaah amaray dadka dhamaan iyada (cibaadada) sababteeda ayuuna u Abuurayุ› sida Allaha - sareeyay u yiri-:{jini iyo insi uma abuurin iney i caabudaan ma'ahane} ุงู„ุฐุงุฑูŠุงุช:56]ุŒ ูˆู…ุนู†ู‰ ูŠุนุจุฏูˆู†: ูŠูˆุญู‘ูุฏูˆู†ุŒ Micnaha: in ay i caabudaan: waa in ay kaliyeelaan, ูˆุฃุนุธู… ู…ุง ุฃู…ุฑ ุงู„ู„ู‡ ุจู‡ ุงู„ุชูˆุญูŠุฏูุŒ Wax kan oogu wayn ee Allaah uu amray waa tawxiidka, ูˆู‡ูˆ ุฅูุฑุงุฏ ุงู„ู„ู‡ ุจุงู„ุนุจุงุฏุฉุŒ Towxiidkana waa Allaah oo loo gaar yeelo cibaadada, ูˆุฃุนุธู… ู…ุง ู†ู‡ู‰ ุนู†ู‡ ุงู„ุดุฑูƒุŒ Wax kan oogu wayn ee Allaah uu reebay waa shirki, ูˆู‡ูˆ ุฏุนูˆุฉ ุบูŠุฑู‡ ู…ุนู‡ุ› Shirkigana waa baryo cid aan Allaah ahayn ilaahey lala baryoุ› ูˆุงู„ุฏู„ูŠู„ ู‚ูˆู„ู‡ - ุชุนุงู„ู‰ -: {ูˆูŽุงุนู’ุจูุฏููˆุง ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ูˆูŽู„ูŽุง ุชูุดู’ุฑููƒููˆุง ุจูู‡ู ุดูŽูŠู’ุฆู‹ุง} [ุงู„ู†ุณุงุก: 36]". Waxaa u daliil ah qowlka Alle: ( Allaah caabudo waxna hala wadaajinina) [ุงู„ู†ุณุงุก: 36]".

sticker.webp0.00 KB