4 086
Subscribers
-324 hours
-337 days
-11130 days
Posts Archive
4 086
๐น โMar walba baraha bulshada ku qor wanaag, xitaa haddii aadan helin โlikeโ ama โcommentโ.โ
4 086
๐ฃ๏ธ "Afrika haddaad aragto lamaane guri bannaankiisa fadhiyo, ha u malayn inay jacayl u fadhiyaan โ korintadii ayaa ka tagtay!"
โ Oraah uu yiri Robert Mugabe (xikmad iyo qosol isku jira) ๐
4 086
Qofka kuu jecel Alle dartees, waligiis kuma dayaco, xitaa haddii masaafad idin kala geyso.
4 086
Subax kasta waa fursad cusub oo aad ku toobad keento, ku ducaysato, kuna mahadnaqdo.
4 086
๐ฟ โHa noqon qof raadiya raโyiga dadka, noqo qof sameeya wanaag uu Alle ku raalli noqdo.โ
4 086
โQofka mar walba i dhiirrigeliya, kun jeer ayuu iiga qiimo badan yahay kan aamusa marka aan u baahdo eray taageero ah.โ
4 086
โHa ka daalin inaad dadka farxad geliso โ hadal fiican baa qalbi badan dejin kara.โ
4 086
๐ป โBaraha bulshada waa muraayad; muuji quruxda qalbigaaga, ee ha muujiyaan cadhadaada.โ
4 086
Caadeysiga Isla Fadhiisiga Rag iyo Dumar
Habeen ayaan gaari shirka ka saarnaa, waxaa ii timid haweeney, waxayna igu tiri:
โWalaal, xaggaas u siko.โ
Waxaan ku dhahay: โMaxaad sameyneysaa?โ
Waxay tiri: โWaan kula raacayaa.โ
Markaas ayaan iri: โWaan dagayaa ee adiga soo raac.โ
Waxay tiri: โCaadi waaye, walaal.โ
Aniguna waxaan ku celiyay: โMaya, waan dagayaa ee adiga soo raac.โ
Sidaas ayaan ku dagay, iyaduna ay ku raacday.
Waxaa yaab igu dilay in ay igu tiri: "caadi in aan isla raacno".
FARIIN:
Walaalayaal, maanta waxaa dunida ku batay caadeysiga isla fadhiisiga iyo is raacitaanka aan daruuri ahayn ee ragga iyo dumarka, taasoo mararka qaar horseedda dambiyo iyo dhibaatooyin diineed iyo bulsho.
Waxaa muhiim ah in aan dhowrno xuduudaha uu Islaamku dhigay, isla markaana aan ka fogaano wax kasta oo naga leexin kara akhlaaqda wanaagsan iyo cabsida Alle.
4 086
Cilmi-baaris laga sameeyay Jaamacadda Oxford ayaa muujisay in kalluunka sambabka ahi uu xaaladdan ku jiri karo bilo badan ama in ka badan isagoo aan helin cunto ama biyo, ilaa roobku daโo oo biyihii ku soo noqdaan deegaanka uu ku nool yahay. Markaas ayuu ka soo baxaa qolofkiisa oo noloshiisii caadiga ahayd dib u bilaabaa, sidii uusan waligiis maqnaan.
Subxaanallaah โ Eebaha baray makhluuq kasta waddadii uu ku noolaan lahaa. ๐ง๏ธโจ
4 086
Kalluunka sambabka leh ee laga helo galbeedka Afrika waa mid ka mid ah makhluuqaadka ugu yaabka badan ee dunida noolaha. ๐๐
Xilliyada abaaraha, marka wabiyadu engegaan oo biyihii baabaโaan, kalluunkaan ma dhinto sida kuwa kale, balse wuxuu adeegsadaa xeelad cajiib ah si uu u noolaado. Wuxuu isku aasaa dhoobada, wuxuuna sii daayaa xuub mucus ah oo jidhkiisa ku daboola sida โxarunโ (qoollo), markaas ayuu galaa xaalad lagu magacaabo hurdo kulayl โ taas oo la mid ah suuxdin, jirkiisuna aad buu u yareeyaa dhaqdhaqaaqa iyo isticmaalka tamarta.
Mudadaas, kalluunka wuxuu neefsanayaa hawada isagoo adeegsanaya sambabadiisa halkii uu ka adeegsan lahaa baallihiisa (gills), wuxuuna ku noolaanayaa tamarta yar ee jidhkiisa ku hadhay, xitaa mararka qaar wuxuu dheefshiidaa qayb ka mid ah murqihiisa si uu u sii noolaado.........๐
Available now! Telegram Research 2025 โ the year's key insights 
