4 086
Subscribers
-324 hours
-337 days
-11130 days
Posts Archive
4 084
Saliga Nabiga Scw Caawa Iyo Biri Wuu Ka Macna Badan Yahay Maalmaha Kale Ee Ma Ogtihiin ?
4 084
Bootaa looga Joogi waayay Dhalintii ayey kiciyeen ka dib waxay dheheen
ุฅูู ุฃุฑู ู
ุง ูุง ุชุฑูู
Shib ayeyna kaga dhigtay
4 084
Warbaahinta Ingiriiska ee BBC, ayaa xaqiijisay inuu jiro qorshe uu riixayo Mareykanka oo ay taageerrayaan qaar ka mid ah waddamada khaliijka , oo lagu doonayo in Qasa loo sameeyo maamul kumeel-gaar ah oo hoggaamiye looga dhigayo Raโiisul wasaarihii hore ee Ingiriiska, Tony Blair oo taariikh madow oo ka billaabanaysa dagaalka Ciraaq ku leh bariga dhexe.
Maamulka uu Blair hoggaaminayo, waxaa la sheegay inuu u diyaarinayo Falastiiniyiinta sidii ay u yeelan lahaayeen maamul , tallaabadan oo Mareykanka uu ku sheegay inuu yahay qorshaha ugu dhow ee suragelinaya joojinta dagaalka Qasa.
Xigasho
4 084
Repost from Salah Muse Hassan
โช๏ธุฑูู ุนุจุฏู ุงููููฐู ุจู ููุจู ุ ุนู ุนู
ุฑู ุจู ุงูุญุงุฑุซ ุ ุนู ุงูููุฌูุงุฌู ู
ููููฐ ุนุจุฏ ุงูุนุฒูุฒ ุจู ู
ุฑูุงูู ุ ุนู ุฌุงุจุฑู ุจู ุนุจุฏ ุงููููฐู ุ ุนู ุงููููุจููู ๏ทบ ุฃูููู ุฐูุฑู ุงูุณููุงุนุฉู ุงููุชู ูู ุงูุฌู
ุนุฉู ููุงู " ุงูุชู
ุณููููุง ุขุฎุฑ ุงูุณููุงุนุงุช ุจุนุฏู ุงูุนุตุฑ ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ุฐูุฑ ุงุจู ุนุณุงูุฑ : " ุฃุตุงุจ ุงูุนู
ู ุงูุตูุช ุจู ุจุณุทุงู
ุ ูุฌูุณ ุฅุฎูุงูู ูุฏุนูู ูู ุนุตุฑ ุงูุฌู
ุนุฉุ ููุจู ุงูุบุฑูุจ ุนุทุณ ุนุทุณุฉุ ูุฑุฌุน ุจุตุฑู ".
๐(ูุชุงุจ ุชุงุฑูุฎ ุฏู
ุดู)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
๐(Kitaabka taariikhda dimashq)
4 084
Repost from Salah Muse Hassan
ุตููููฐ ุนูููููู ุงููููู ููุง ู
ูู ุฐููุฑููู
ุดูุฑูุญู ุงูุตููุฏููุฑู ููุทููููุจู ุงูุขููุงููุง
ุฅููู ููู
ููููู ู
ูู
ูู ุฑูุขูู ููุฅููููููุง
ุชููููุง ุฅูููููู ููุนูุงูููู ุงูุฃูุดูููุงููุง! ๐
ุงููููููู
ูู ุตูููู ููุณูููู
ุนูููู ููุจููููุง ู
ูุญูู
ููุฏ
4 084
Waxaan u maleeyay ya.h..dii Falastiin xooga ku heysatay ee shacabka muslimka dhibaateyneysay ileen waa soomaali Alla magan
In ay aadama garaacayaan iyo xayawaan garaacayaan ma kala garaneysid
4 084
Repost from Baraarug
๐Nin Walbo Muslim dhab ah Wuxuu Khatar Kuyahay Danaha Mareykanka Maafiyada ah,Gaalo oo dhan iyo Daba-dhilifkooda..Waana Bartilmaameed Kob Walba iyo Xilli Walba..Moog Ama Ogoowโฆ!
4 084
Dadka qaar Si ay dantooda u gaaraan fitno walba way ka shaqeeyaan Hadii Uu dhiig ku daadanaayo xitaa.
Digniin Wax Walbo ood baraha bulshada ku aragto Ha Rumeysanin Hubso "Hubsiimo Hal Geelaa La Siistaa".
4 084
Xaaskaada Maxaad Oogu Aragtaa Mid Laga Qurux Badan Yahay? || Saalax Muuse
https://youtube.com/watch?v=hPdmGOSRASo&si=U871PnrYsXybG_-r
4 084
Madaxda Dalalka Muslimiinta Ah U Taliyso Ma Laha Ruux Islaami Ah Mana Laha Matalaad Bulshada Ay Maamulaan.
Dhamaan Waa Barbaar Mareekan Iyo Yah..ud Kheyr Ma Lahan.
@arimo1islaam
4 084
Umada Muslimka Ah Cadowgeeda Wey Iska Dhici Kartaa Waa Hadey Heysato Hogaan Daacad Ah Diinka Allana Ku Mideeyo.
@arimo1islaam
4 084
Qolo hadey dullowdo Tiro Iyo Xoolo Badni Wax Kuma Keenaan.
Maamulada Shiraayo
Hadey Sharaf Doonayaan Khilaafadii Duntay Dib Ha U Soo Celiyaano Sharciga Islaamkana Umada Ha Ku Dhaqaano Meeshaas Ayey Ku Jirtaa Sareenta Iyo Sharafta.
@arimo1islaam
Available now! Telegram Research 2025 โ the year's key insights 
