Salah Muse Hassan
Ir al canal en Telegram
4 086
Suscriptores
-324 horas
-337 días
-11130 días
Archivo de publicaciones
4 086
🌹 “Mar walba baraha bulshada ku qor wanaag, xitaa haddii aadan helin ‘like’ ama ‘comment’.”
4 086
🗣️ "Afrika haddaad aragto lamaane guri bannaankiisa fadhiyo, ha u malayn inay jacayl u fadhiyaan — korintadii ayaa ka tagtay!"
— Oraah uu yiri Robert Mugabe (xikmad iyo qosol isku jira) 😂
4 086
Qofka kuu jecel Alle dartees, waligiis kuma dayaco, xitaa haddii masaafad idin kala geyso.
4 086
Subax kasta waa fursad cusub oo aad ku toobad keento, ku ducaysato, kuna mahadnaqdo.
4 086
🌿 “Ha noqon qof raadiya ra’yiga dadka, noqo qof sameeya wanaag uu Alle ku raalli noqdo.”
4 086
“Qofka mar walba i dhiirrigeliya, kun jeer ayuu iiga qiimo badan yahay kan aamusa marka aan u baahdo eray taageero ah.”
4 086
“Ha ka daalin inaad dadka farxad geliso — hadal fiican baa qalbi badan dejin kara.”
4 086
🌻 “Baraha bulshada waa muraayad; muuji quruxda qalbigaaga, ee ha muujiyaan cadhadaada.”
4 086
Caadeysiga Isla Fadhiisiga Rag iyo Dumar
Habeen ayaan gaari shirka ka saarnaa, waxaa ii timid haweeney, waxayna igu tiri:
“Walaal, xaggaas u siko.”
Waxaan ku dhahay: “Maxaad sameyneysaa?”
Waxay tiri: “Waan kula raacayaa.”
Markaas ayaan iri: “Waan dagayaa ee adiga soo raac.”
Waxay tiri: “Caadi waaye, walaal.”
Aniguna waxaan ku celiyay: “Maya, waan dagayaa ee adiga soo raac.”
Sidaas ayaan ku dagay, iyaduna ay ku raacday.
Waxaa yaab igu dilay in ay igu tiri: "caadi in aan isla raacno".
FARIIN:
Walaalayaal, maanta waxaa dunida ku batay caadeysiga isla fadhiisiga iyo is raacitaanka aan daruuri ahayn ee ragga iyo dumarka, taasoo mararka qaar horseedda dambiyo iyo dhibaatooyin diineed iyo bulsho.
Waxaa muhiim ah in aan dhowrno xuduudaha uu Islaamku dhigay, isla markaana aan ka fogaano wax kasta oo naga leexin kara akhlaaqda wanaagsan iyo cabsida Alle.
4 086
Cilmi-baaris laga sameeyay Jaamacadda Oxford ayaa muujisay in kalluunka sambabka ahi uu xaaladdan ku jiri karo bilo badan ama in ka badan isagoo aan helin cunto ama biyo, ilaa roobku da’o oo biyihii ku soo noqdaan deegaanka uu ku nool yahay. Markaas ayuu ka soo baxaa qolofkiisa oo noloshiisii caadiga ahayd dib u bilaabaa, sidii uusan waligiis maqnaan.
Subxaanallaah — Eebaha baray makhluuq kasta waddadii uu ku noolaan lahaa. 🌧️✨
4 086
Kalluunka sambabka leh ee laga helo galbeedka Afrika waa mid ka mid ah makhluuqaadka ugu yaabka badan ee dunida noolaha. 🌍🐟
Xilliyada abaaraha, marka wabiyadu engegaan oo biyihii baaba’aan, kalluunkaan ma dhinto sida kuwa kale, balse wuxuu adeegsadaa xeelad cajiib ah si uu u noolaado. Wuxuu isku aasaa dhoobada, wuxuuna sii daayaa xuub mucus ah oo jidhkiisa ku daboola sida “xarun” (qoollo), markaas ayuu galaa xaalad lagu magacaabo hurdo kulayl — taas oo la mid ah suuxdin, jirkiisuna aad buu u yareeyaa dhaqdhaqaaqa iyo isticmaalka tamarta.
Mudadaas, kalluunka wuxuu neefsanayaa hawada isagoo adeegsanaya sambabadiisa halkii uu ka adeegsan lahaa baallihiisa (gills), wuxuuna ku noolaanayaa tamarta yar ee jidhkiisa ku hadhay, xitaa mararka qaar wuxuu dheefshiidaa qayb ka mid ah murqihiisa si uu u sii noolaado.........👇
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
