uk
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Відкрити в Telegram

Anigu yaan ahay

Показати більше
3 830
Підписники
-124 години
-257 днів
-6330 день
Архів дописів
Samir iyo dulqaad – Wax kasta oo nolosha ku yimaada waxay u baahan yihiin waqti. Guushu ma timaado hal habeen.
Samir iyo dulqaad – Wax kasta oo nolosha ku yimaada waxay u baahan yihiin waqti. Guushu ma timaado hal habeen.

Islaamku waa diin naxariis iyo xoog — naxariistu macnaheedu ma aha daciifnimo, xooguna macnahiisu ma aha dulmi. Naxariis kasta oo aan meel sax ah lagu bixin waa daciifnimo, xoog kastana oo aan meel sax ah lagu adeegsan waa dulmi. Ad-dariifi

Sabir
Sabir

Bilowga iyadoo asturan ayey isa soo duubtaa marka ay cabaar joogto waxaad arkeysaa iyadoo niiko heysaa tii shalay iyada ma aha.

Hal aqris qur'aan ayaa ku badali karo.
Hal aqris qur'aan ayaa ku badali karo.

“Waxaan ixtiraamayaa xeerarka shareecada,”
“Waxaan ixtiraamayaa xeerarka shareecada,”

Walaashey
Walaashey

⚠️ Digniin Naxdin Leh oo ka socota Masar Wiil 13 jir ah oo lagu magacaabo Yuusuf Ayman ayaa la sheegay inuu d! lay saaxiibkiis Maxamed Axmed oo 12 jir ahaa, kadib muran yar oo dhex maray. Warbixintu waxay sheegaysaa in Yuusuf uu adeegsaday dubbe iyo miin** shaar koronto, isla markaana cunay qaybo ka mid ah hilibka saaxiibkiis, ka hor inta uusan isku dayin inuu qariyo jidhkiisa. Booliska ayaa si degdeg ah u qabtay Yuusuf, oo qirtay dambiga. Baaritaannada ayaa muujisay inuu saameyn weyn ka helay filimaanta rabshadaha iyo taxanayaasha sida “Dexter”, kuwaas oo uu ka bartay sida falal naxdin leh loo sameeyo. Hadda Yuusuf waxaa lagu hayaa xabsi, waxaana loo gudbin doonaa dhakhaatiirta maskaxda si loo baaro xaaladdiisa dhimirka. Fariin Ku Socoto Waalidiinta: Carruurta waxa ay daawadaan maanta ayaa saameyn ku yeelan karta qalbiga iyo naftooda berri. Ka digtoonow waxa ay daawanayaan!.

Ha niyad jabin
Ha niyad jabin

Alle ayaa kugu filan
Alle ayaa kugu filan

"Ha istaagin halka aad marayso, sii wad dadaalka iyo ducooyinka". "Waqtiga adag waa tijaabo, balse Ilaahay wuu la jiraa kuwa samra". 🤲

“Ha ka welwelin waxa dadka kaa yiraahdaan, ee ka welwel waxa Alle kaa yiraahdo, waayo hadalkooda ma ku badbaadin karo, balse
“Ha ka welwelin waxa dadka kaa yiraahdaan, ee ka welwel waxa Alle kaa yiraahdo, waayo hadalkooda ma ku badbaadin karo, balse raalli ahaanshihiisa way ku badbaadineysaa.”

🌸 “Ha noqon qof dadka tusaya wanaag, noqo qof wanaagga u sameeya Alle dartii, xitaa haddii aan cidina ku arkin.”

🌿 “Ha ku dadaalin in dadku ku jeclaadaan, ee ku dadaal in Alle ku jeclaado, maxaa yeelay raallinimada Alle waa furaha farxad
🌿 “Ha ku dadaalin in dadku ku jeclaadaan, ee ku dadaal in Alle ku jeclaado, maxaa yeelay raallinimada Alle waa furaha farxadda dhabta ah.”

🌷 “Qofka wanaag faafiya wuxuu abaal ku yeeshaa qalbiyo badan.”

🌹 “Mar walba baraha bulshada ku qor wanaag, xitaa haddii aadan helin ‘like’ ama ‘comment’.”

🗣️ "Afrika haddaad aragto lamaane guri bannaankiisa fadhiyo, ha u malayn inay jacayl u fadhiyaan — korintadii ayaa ka tagtay
🗣️ "Afrika haddaad aragto lamaane guri bannaankiisa fadhiyo, ha u malayn inay jacayl u fadhiyaan — korintadii ayaa ka tagtay!" — Oraah uu yiri Robert Mugabe (xikmad iyo qosol isku jira) 😂

Qofka kuu jecel Alle dartees, waligiis kuma dayaco, xitaa haddii masaafad idin kala geyso.

Subax kasta waa fursad cusub oo aad ku toobad keento, ku ducaysato, kuna mahadnaqdo.

Ha iloobin in kalgacalka ugu quruxda badan uu yahay midka Alle ku dhisan.