3 798
Subscribers
-624 hours
-227 days
-7830 days
Posts Archive
3 798
War dag dag ah
shirkada Faransiiska total ayaa ku dhawaaqday khasaaro dhan 7.2 bilyan oo doollar sannadka 2020
﴿إِنّا كَفَيناكَ المُستَهزِئينَ﴾
[الحجر: ٩٥]
﴿إِلّا تَنصُروهُ فَقَد نَصَرَهُ اللَّهُ﴾
[التوبة: ٤٠]
3 798
Marka ay marayaan doomaha muslimiintu xeebaha talyaaniga, waxay ahayeen kaniisadaha magaalooyinka xeebaha saaran, kuwo joojiya qaraacida ganbaleelada kaniisadahooda ,iyaga oo ka baqaya in muslimiintu xanaaqaan kadibna ay furtaan magaaladaas gabi ahaanteeda.
3 798
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
Jaabir ibnu samura Allaah ha ka raali noqdee wuxuu yidhi:
Waxaan arkay Nabiga ﷺ habeen dayaxu uu aad u ifaayay waxaan guda galay in aan eegaayo Rasuulka Allaah iyo dayaxa, nabigu wuxuu sitay isku joog gaduudan, waaba nabigoo agtayda dayaxa ka iftiin badan kana fiican.
أخرجه الترمذي (2811) واللفظ له، والنسائي في ((السنن الكبرى)) (9640)
#Cajiib
Ha hilmaamin in aad amaanto nabiga ﷺ
#Share
3 798
Xukunkaan👉 https://t.me/uhiilinta42nabiga/81👍👈 waxaa tusinaayo Kitaabka iyo Sunnada:
Kitaab ahaan; Ilaahay kor ahaaye wuxuu yidhi:
{يَحذَرُ المُنافِقونَ أَن تُنَزَّلَ عَلَيهِم سورَةٌ تُنَبِّئُهُم بِما في قُلوبِهِم قُلِ استَهزِئوا إِنَّ اللَّهَ مُخرِجٌ ما تَحذَرونَوَلَئِن سَأَلتَهُم لَيَقولُنَّ إِنَّما كُنّا نَخوضُ وَنَلعَبُ قُل أَبِاللَّهِ وَآياتِهِ وَرَسولِهِ كُنتُم تَستَهزِئونَلا تَعتَذِروا قَد كَفَرتُم بَعدَ إيمانِكُم إِن نَعفُ عَن طائِفَةٍ مِنكُم نُعَذِّب طائِفَةً بِأَنَّهُم كانوا مُجرِمينَ﴾
[التوبة: ٦٤-٦٦]
waxay ka digtoonyihiin munaafiqiintu in lagu soo dajiyo suurad ka warrami waxa quluubtooda ku sugan, waxaad dhahdaa jeesjeesa Eebe wuxuu soo bixin waxaad ka digtoontihiin (cabsanaysaan).
ha cudur daaranina waad gaalowdeen Rumayn ka dib, haddaan cafino koox idinka mid ah waxaan cadaabaynaa koox illeen iyagu waa dambiilayaale.
haddaad warsato waxay dhihi waan un yar tiimbanaynay oon ciyaaraynay, waxaad dhahdaa ma Eebe iyo aayaadkiisa iyo Rasuulkiisa yaad ku jees jeesayseen.
[التوبة: ٦٤-٦٦]
(Mahmud Muhammad Abduh)
Aayaddani waxay tusinaysaa in ku jees jeesidda Eebbe, aayaadkiisa iyo rasuulkiisa ay tahay gaalnimo, aflagaadaduna ayadaa ayaa ka mudanaan badan in lagu gaaloobo, aayaddu waxa kale oo ay tilmaamaysaa in qofkii ceebeeya Rasuulka Ilaahay ﷺ, uu gaaloobey, dhab ka ahaatayaa ama dheeldheel .
#Xigasho
Websiteka طريق الإسلام
#محمد ابن صالح المنجد
Turjumaaye
#Macalin Saalax Macalin
#Share
3 798
Xukunka qofka caaya nabiga ﷺ.
Culumada waxay ku ijmaaceen ( isku raaceen ) in qofka nabiga ﷺ caaya ee muslimiinta ka mid ah in uu gaal diinka ka noqday yahay oo ay waajibayso dilkiisa.
Ijmaacaas waxaa soo guuriyay hal qof wax ka badan oo ahlu cilmiga ka mid ah sida imaamka isxaaq ibnu raahawiya iyo ibnu mundir iyo qaadi ciyaad iyo khidaabiyy iyo iyagaa dad aan aheen.
(Al-Saarim Al-Masluul 2 / 13-16)
(الصارم المسلول 2/13-16).
#Xigasho
Websiteka طريق الإسلام
#محمد ابن صالح المنجد
Turjumaaye
#Macalin Saalax Macalin
3 798
Umu macbad ilaah ha ka raali noqdee waxay tiri:
《Nabigu haduu aamuso waxaa saarneed xasilooni daganaan, haduu hadlana wuuxuu ahaa nin sare iftiin ayaa ka muuqan jiray, dadka kan oogu qurxan meel fog ayuu ahaa , oogu mac oogu fiican meel dhaw, hadal macaan, hadal kala baxsan, daciif taag daran aan ahayn, hadal xunna aan ahayn,
Hadalkiisa waaba taxana kuuloo soo hoobanaayoo kale》.
أخرجه الحاكم في المستدرك.
-------------@uhiilinta42nabiga-------------
3 798
🌴 Sheekha Islaamka, caalimka caamilka ah, Ibnu Taymiya, Allaha u naxariistee, wuxuu yiri: Qofkii caaya Nabiga, amaan iyo nabad korkiisa ha ahaatee, muslim ahaayayaa ama gaal, qofkas waxaa waajibaayo dilkiisa.
Ibnu al-Mundir wuxuu yidhi: guud ahaan inta cilmiga leh waxay si wada jir ah isugu raaceen in xadka cayda nebiga, ﷺ uu yahay dil,"
culimada warkaas dhaheen waxaa ka mid ah Maalik, Al-Leyth, Axmad, Isxaaq, waana mad,habka imaamu shaafici
@uhiilinta42nabiga
3 798
#Gubida💥 caayaha nabiga ﷺ
Imaamka ibnu kinaana ( cuthmaan binu ciisaa 186 h imaamu maalik saaxibkiis ) waxuu yiri:
"Qofka yahuud ama kiristaan ah ee nabiga caaya waxaan arkaa imaamka in ay u banaan tahay in uu dab ku gubo, haduu doono wuu dilayaa ka dib baqtigiisa ayuu dab qabad siinayaa,
Haduu doonana asagoo noool ayuu dab qabad siinayaa haday fududeestaan
caayda nabiga ﷺ).
Sh.xassaan xuseen
https://t.me/arimo1islaam
3 798
🤣🤣🤣🤣😅😁😂😃😄
#WhatsApp dadku way canaanteen
Ka dib go'aanadii doqonimada ahaa ee soo saartay ayadoo is leh dadka waad oogu tali kartaa ayaa dadkii isticmaalaayay #WhatsAppka meela kale u guureen
Waxaa gaaray khasaare aad u xanuun badan markale #WhatsApp waxay soo saartay go'aanadii hore ee doqonnimada ahaa mid ka yara fudud
Waakanaa 👇😂 warkeeda cusub
Wu ku mahadsan yahay qof kasta oo nala soo xidhiidhay. Waxaan wali ka shaqeyneynaa inaan ka hortagno jahwareer kasta anaga oo si toos ah ula xariirno isticmaaleyaasha @WhatsApp. Qofna xisaabtiisa lama joojin doono ama lama tirtiri doono Febraayo 8 waxaana dib u soo celin doonnaa qorshayaasheena ganacsi illaa iyo Maajo ka dib -
Sharikaadka gaalada waa la ogaaday dharbaaxada oogu kulul ee qofka muslimka uu u gaysan karo sharikadahaas waa in uu isticmaalkooda joojiyo
Ha hilmaamin in aad qaadacdo waxa ay soo saareen sharikaadka faransiiska
Hiilo aad u hiilinayso nabigaada muxammad ﷺ
https://t.me/uhiilinta42nabiga
3 798
السلام عليكم ورحمة لله وبركاته
Walaalaha raba inay kasoo qayb
galaan dhagaysiga cashirka sheikh xassaan ee saxiixu muslim waxay kasoo gali karaan linkigan.
👇👇👇
https://t.me/joinchat/UvLYGb43GBBvTNun
3 798
#WhatsApp warkiisa waa cad yahay
Waa jaajuusnimo
Afayeenka shabakada WhatsApp waxuu war cad ku yiri: cida aan xogahooda Facebook dadka aan kula wadaagi doono ma aha reer yurub ma ahan reer ingiriis ma aha reer mareekan ee
Waaa #wadamaha kale.
War ma garateen wadamahaan kale ee uu sheegaaayo gaalkaan ?
Wali waxuu sii leeyahay cida aan ogoleen in la jaajuuso waa laga xiraa WhatsAppka
Iga xiro gaalow ma ogoli in aad i jaajuustee.
3 798
Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamedﷺ : -
2- Bernardshaw oo ingiriisiyaan ah, waxuu alifay buug uu ku magacaabay (Muxammad), oo ay gubtay dowlada Ingriiska, wuxuu yidhi: “Adduunku wuxuu u baahan yahay nin ku jira fakarka Muxammad, wadaaddadii qarniyadii dhexe, iyo natiijooyin jaahilnimada ama xamaasadda ka dhalatey darteed, ay sawir xun ka muujiyeen diinta Muxammad.
Waxay u arkaayeen inuu yahay cadowga diinta kiristaanka, laakiin waxaan aad u fiiriya arinta ninkaan, waxaan helay in uu yahay mucjiso aan caadi eheen , waxaan gaaray inuusan cadaw u aheyn diinta kiristaanka, iskaba daa in uu cadaw u yahayee waxaa waajibaayo in loogu yeero badbaadiyaha aadanaha, aragtideyda hadii uu maanta muxammad la wareegi lahaa talada aduunka Wallaahiyee waa la waafujin lahaa xalinta mashaakilkeena In la sugo nabadgelyada iyo farxadda aadamuhu u ooman yahay. "
Xigasho
طريق الإسلام
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
3 798
Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamedﷺ : -
Caddaalad-yahannada ka midka ah dadka caanka ee casriga markii ay daalacdeen taariikh-nololeedka (siirada) Rasuulkii ilaahey Muxammadﷺ, waxay keliya aqoonsadeen wanaaggiisa, gobnimadiisa iyo sayidnimadiisa, tanina waa qayb ka mid ah hadalladii ay qaar ka mid ahi yiraahdeen:
1- Michael Hart wuxuu ku leeyahay buuggiisa "The Hundred Immortals". ("Waarayaasha waa boqol")
Bogiisa 13, wuxuu leeyahay: "Waxaan doortay Muxammad, ﷺ, bilowga liistadan ... Maxaa yeelay Muxammad, ﷺ, waa qofka keliya ee taariikhda ku guulaystay gabi ahaanba heer diin iyo adduunba, wuxuuna dadka oogu yeeray Islaamka oo u faafiyay islaamka inuu yahay mid ka mid ah diimaha ugu waaweyn, wuxuuna noqday hoggaamiye. Siyaasad ahaan, militari ahaan iyo diin ahaanba,
Kadib 13 sano oo uu dhintay, saameynta Muxammad, ﷺ, wali wey xoogan tahay waana la cusboonaysiiyay".
Wuxuu ku yidhi, bogga 18aad: "Maaddaama Rasuulku ﷺ, uu ahaa awood weyn oo aan la dhayalsan karin, sidoo kale waxaa la oran karaa isagu waa hoggaamiyaha siyaasadeed ee ugu weyn taariikhda."
Xigasho
طريق الإسلام
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
---------------@uhiilinta42nabiga---------------
