Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 037
المشتركون
-624 ساعات
-337 أيام
-12530 أيام
أرشيف المشاركات
4 039
السلام عليكم ورحمة لله وبركاته
Walaalaha raba inay kasoo qayb
galaan dhagaysiga cashirka sheikh xassaan ee saxiixu muslim waxay kasoo gali karaan linkigan.
👇👇👇
https://t.me/joinchat/UvLYGb43GBBvTNun
4 039
#WhatsApp warkiisa waa cad yahay
Waa jaajuusnimo
Afayeenka shabakada WhatsApp waxuu war cad ku yiri: cida aan xogahooda Facebook dadka aan kula wadaagi doono ma aha reer yurub ma ahan reer ingiriis ma aha reer mareekan ee
Waaa #wadamaha kale.
War ma garateen wadamahaan kale ee uu sheegaaayo gaalkaan ?
Wali waxuu sii leeyahay cida aan ogoleen in la jaajuuso waa laga xiraa WhatsAppka
Iga xiro gaalow ma ogoli in aad i jaajuustee.
4 039
Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamedﷺ : -
2- Bernardshaw oo ingiriisiyaan ah, waxuu alifay buug uu ku magacaabay (Muxammad), oo ay gubtay dowlada Ingriiska, wuxuu yidhi: “Adduunku wuxuu u baahan yahay nin ku jira fakarka Muxammad, wadaaddadii qarniyadii dhexe, iyo natiijooyin jaahilnimada ama xamaasadda ka dhalatey darteed, ay sawir xun ka muujiyeen diinta Muxammad.
Waxay u arkaayeen inuu yahay cadowga diinta kiristaanka, laakiin waxaan aad u fiiriya arinta ninkaan, waxaan helay in uu yahay mucjiso aan caadi eheen , waxaan gaaray inuusan cadaw u aheyn diinta kiristaanka, iskaba daa in uu cadaw u yahayee waxaa waajibaayo in loogu yeero badbaadiyaha aadanaha, aragtideyda hadii uu maanta muxammad la wareegi lahaa talada aduunka Wallaahiyee waa la waafujin lahaa xalinta mashaakilkeena In la sugo nabadgelyada iyo farxadda aadamuhu u ooman yahay. "
Xigasho
طريق الإسلام
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
4 039
Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamedﷺ : -
Caddaalad-yahannada ka midka ah dadka caanka ee casriga markii ay daalacdeen taariikh-nololeedka (siirada) Rasuulkii ilaahey Muxammadﷺ, waxay keliya aqoonsadeen wanaaggiisa, gobnimadiisa iyo sayidnimadiisa, tanina waa qayb ka mid ah hadalladii ay qaar ka mid ahi yiraahdeen:
1- Michael Hart wuxuu ku leeyahay buuggiisa "The Hundred Immortals". ("Waarayaasha waa boqol")
Bogiisa 13, wuxuu leeyahay: "Waxaan doortay Muxammad, ﷺ, bilowga liistadan ... Maxaa yeelay Muxammad, ﷺ, waa qofka keliya ee taariikhda ku guulaystay gabi ahaanba heer diin iyo adduunba, wuxuuna dadka oogu yeeray Islaamka oo u faafiyay islaamka inuu yahay mid ka mid ah diimaha ugu waaweyn, wuxuuna noqday hoggaamiye. Siyaasad ahaan, militari ahaan iyo diin ahaanba,
Kadib 13 sano oo uu dhintay, saameynta Muxammad, ﷺ, wali wey xoogan tahay waana la cusboonaysiiyay".
Wuxuu ku yidhi, bogga 18aad: "Maaddaama Rasuulku ﷺ, uu ahaa awood weyn oo aan la dhayalsan karin, sidoo kale waxaa la oran karaa isagu waa hoggaamiyaha siyaasadeed ee ugu weyn taariikhda."
Xigasho
طريق الإسلام
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
---------------@uhiilinta42nabiga---------------
4 039
Ogeysiis Walaalaha Sharafta lohoow kusoo biira Ciwaankaan Muhiimka ah ee aad kaheli kartaan Duruusta kala duwan ee kabaxda Degmada Balcad https://t.me/xerta123/152
4 039
🌻Ganacsi aad u ribix badan☘
عن سلمان - رضي الله عنه - قال: قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم -: «لا يغتسل رجل يوم الجمعة، ويتطهر ما استطاع من طهر، ويدهن من دهنه، أو يمس من طيب بيته، ثم يخرج فلا يفرق بين اثنين، ثم يصلي ما كتب له، ثم ينصت إذا تكلم الإمام، إلا غفر له ما بينه وبين الجمعة الأخرى» . رواه البخاري.
------------
Salmaan - Allaah ha ka raali noqdee - waxuu yiri: waxuu yiri rasuulka ilaahey amaan iyo nabadgalyada Alle korkiisa ha ahaate:- «ma dhacdo nin maalinta jimcaha ah in uu soo qabeysto uu isa soo daahiriyo inta uu is daahiri karo uu kasoo saliid marsado saliidiisa, uu soo marsado catarka gurigiisa ka dibna uu soo aado masaajidka asaga oo aan kala sikineynin labo is ag fadhiso ka dibna uu dukto inta loo qoray in uu dukto ka dibna aamuso hadii uu khadhiibka hadlo illaa haday dhacdo waxaa loo dhaafaa dambiyadiisa jumcaha uu dukanaayo ilaa jumcadeeda kale» . waxaa soo wariyay bukhaari .
------------
https://t.me/uhiilinta42nabiga
4 039
🌼🌻🌼🌻
#Guubaabo 💥
☝️﴿إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ﴾☝️
Billaahi! Maalin maxaa qiimo iyo macaan nolosha ka haraayo hadii nabiga wax laga sheegaayo ka dibna aan loo hiilinaynin lana dhowraynin sharafka suubanaha ﷺ ?!
Maxeynu ka dhahnaa cadaawadaan cad, iyo jeesjeeskaan muuqdo,? Ma indhahaan iska xirnaa, dhagahana ma daboolanaa, afkeenana ma xirnaa, iyada uu wadnaha ku jiro xidid dhaqdhaqaaqaayo ??
Allaha nabiga muxamad karaameeyay darajadiisana kor u qaaday baan ku dhaartayee, dhulka hoostiisa ayaa noogala jaceyl badan yahaya dhulka koorkiisa hadii aynu kari wayno in aan xaqa sheegno rasuulka xaqa ahna difaaci wayno.
War hooyaay qalimaan ha ingagaano gacmana ha qalalaano gacmahaasoo kari waayay in ay qoraan✍xuruuf nabiga sharafkiisa lagu ilaalinaayo xurmada nabigana lagu difaacaayo.
فإن أبي ووالده وعرضي *** لعرض محمد منكم فداء
Aabahay iyo aabahiis iyo sharafteydaba
Sharafka nabiga ayey furasho idinkaga yihiin.
#Xigasho
http://iswy.com
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
Share nagu biir si wada jir ah aan nabiga ﷺ uugu hiilino
4 039
🌿✨"
°•
يَـا مَـنْ أَسَـأْتَ بِـرَسْـمٍ فِـي مُـشَفَّعِنَا
شُـلَّتْ مَـدَى الدَّهْـرِ وَالتَّارِيـخِ كَفَّاكَـا
°•
كَيْفَ اجْتَرَأْتَ عَلَى خَيْرِ الْوَرَى سَفَهًا
قَـدْ بُـؤْتَ بِـالْـخِـزْيِ ظَـلَّامًـا وَأَفَّـاكَـا
°•
إِنَّ الـرَّسُـولَ لَـنُـورُ الْـكَـوْنِ أَجْـمَـعِـهِ
لَـكِـن تَـعَـامَـتْ عَـنِ الْأَنْـوَارِ عَيْنَـاكَـا
°•
a
4 039
﴿إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ﴾
Waxa ugu waaweyn ee muslimka uu ku faano waxaa ka mid ah rumeenta iyo jaceylka rasuulka ilaahey ﷺ .
Ayada oo qofka muslimka ahi rumeysan yahay nabiyada oo dhami amaanta iyo nabad galyada ilaahey korkooda ha ahaatee, uusan kala saareyn mid ka mid ah nabiyada ayuu nabiga ﷺ u aqoon san yahay inuu yahay nabiyada kan ugu dambeeyay ooguna fadli badan iyo sayidka nabiyada.
Nabiga waa kan albaabka janada loo furi doono, waana wadada umadaan xageeda cidna loo ogolaan maayo in ay janada gasho soo saarista nabiga ka dib in uu ka mid yahay kuwa nabiga rumeysan mooye.
{ لَقَدْ جَاءكُمْ رَسُولٌ مِّنْ أَنفُسِكُمْ عَزِيزٌ عَلَيْهِ مَا عَنِتُّمْ حَرِيصٌ عَلَيْكُم بِالْمُؤْمِنِينَ رَؤُوفٌ رَّحِيمٌ } [التوبة:128]
("Wallaahiyee waxaa idin yimid ergo (rasuul) idinka mid ah rasuulkaas oo ay ku adag tahay waxa aad dhibsateen idin kuna dadaalaayo mu'miniintana u ah dhimriye naxariis badan")
ومما زادني شرفاً وتيها * وكدت بأخمصي أطأ الثريا دخولي تحت قولك يا عبادي * وأن صيّرت أحمد لي نبيا
Waxa ii ziyaadiyay sharaf iyo wareer oo aan la sigay lugteyda carada in aan saaro waa soo galitaankeyga aan soo galay hadalkaaga hoostiisa oo ah {adoomaheygoow} iyo in aad nabi muxamad nabi iiga dhigtay.
#Xigasho
Shaikh saalix al-munajad
#Turjumaaye
#Macalin_Saalax_macalin
https://t.me/uhiilinta42nabiga
4 039
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalahay muslimiinta ahoow waxa aan idin sheegaayo ma aha amar ee waad codsi channelkan waxaan u sameeyay uhiilinta nabigeena muxamad ﷺ waana amar dhamaan muslimiinta saaran anoo taas ka duulaayo waxaan doonayaa halkaan in aan ku soo gudbiyo
qoraalo maqaalo qisooyin gabayo hadaan helno,
anoo ola jeedo uhiilinta nabigeena muxamad ﷺ waxaan idinka codsanayaa in aad kusoo biirtaan channelkan 👉 https://t.me/uhiilinta42nabiga faafisaan sharegareysaan
Waxaan kheyr aheen lagama faaidi doono inshaa'Allaah
﴿إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ﴾
https://t.me/uhiilinta42nabiga
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
