uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
4 037
Obunachilar
-624 soatlar
-337 kunlar
-12530 kunlar
Postlar arxiv
ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ Walaalaha raba inay kasoo qayb galaan dhagaysiga cashirka sheikh xassaan ee saxiixu muslim waxay kasoo gali karaan linkigan. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://t.me/joinchat/UvLYGb43GBBvTNun

#WhatsApp warkiisa waa cad yahay Waa jaajuusnimo Afayeenka shabakada WhatsApp waxuu war cad ku yiri: cida aan xogahooda Faceb
#WhatsApp warkiisa waa cad yahay Waa jaajuusnimo Afayeenka shabakada WhatsApp waxuu war cad ku yiri: cida aan xogahooda Facebook dadka aan kula wadaagi doono ma aha reer yurub ma ahan reer ingiriis ma aha reer mareekan ee Waaa #wadamaha kale. War ma garateen wadamahaan kale ee uu sheegaaayo gaalkaan ? Wali waxuu sii leeyahay cida aan ogoleen in la jaajuuso waa laga xiraa WhatsAppka Iga xiro gaalow ma ogoli in aad i jaajuustee.

sticker.webp0.00 KB

Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamed๏ทบ : - 2- Bernardshaw oo ingiriisiyaan ah, waxuu alifay buug uu ku magacaabay (Muxammad), oo ay gubtay dowlada Ingriiska, wuxuu yidhi: โ€œAdduunku wuxuu u baahan yahay nin ku jira fakarka Muxammad, wadaaddadii qarniyadii dhexe, iyo natiijooyin jaahilnimada ama xamaasadda ka dhalatey darteed, ay sawir xun ka muujiyeen diinta Muxammad. Waxay u arkaayeen inuu yahay cadowga diinta kiristaanka, laakiin waxaan aad u fiiriya arinta ninkaan, waxaan helay in uu yahay mucjiso aan caadi eheen , waxaan gaaray inuusan cadaw u aheyn diinta kiristaanka, iskaba daa in uu cadaw u yahayee waxaa waajibaayo in loogu yeero badbaadiyaha aadanaha, aragtideyda hadii uu maanta muxammad la wareegi lahaa talada aduunka Wallaahiyee waa la waafujin lahaa xalinta mashaakilkeena In la sugo nabadgelyada iyo farxadda aadamuhu u ooman yahay. " Xigasho ุทุฑูŠู‚ ุงู„ุฅุณู„ุงู… Turjumaaye Macalin saalax macalin

sticker.webp0.08 KB

Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamed๏ทบ : - Caddaalad-yahannada ka midka ah dadka caanka ee casriga markii ay daalacdeen taariikh-nololeedka (siirada) Rasuulkii ilaahey Muxammad๏ทบ, waxay keliya aqoonsadeen wanaaggiisa, gobnimadiisa iyo sayidnimadiisa, tanina waa qayb ka mid ah hadalladii ay qaar ka mid ahi yiraahdeen: 1- Michael Hart wuxuu ku leeyahay buuggiisa "The Hundred Immortals". ("Waarayaasha waa boqol") Bogiisa 13, wuxuu leeyahay: "Waxaan doortay Muxammad, ๏ทบ, bilowga liistadan ... Maxaa yeelay Muxammad, ๏ทบ, waa qofka keliya ee taariikhda ku guulaystay gabi ahaanba heer diin iyo adduunba, wuxuuna dadka oogu yeeray Islaamka oo u faafiyay islaamka inuu yahay mid ka mid ah diimaha ugu waaweyn, wuxuuna noqday hoggaamiye. Siyaasad ahaan, militari ahaan iyo diin ahaanba, Kadib 13 sano oo uu dhintay, saameynta Muxammad, ๏ทบ, wali wey xoogan tahay waana la cusboonaysiiyay". Wuxuu ku yidhi, bogga 18aad: "Maaddaama Rasuulku ๏ทบ, uu ahaa awood weyn oo aan la dhayalsan karin, sidoo kale waxaa la oran karaa isagu waa hoggaamiyaha siyaasadeed ee ugu weyn taariikhda." Xigasho ุทุฑูŠู‚ ุงู„ุฅุณู„ุงู… Turjumaaye Macalin saalax macalin ---------------@uhiilinta42nabiga---------------

sticker.webp0.03 KB

Kusoo biira Ciwaankaan Xerta Degmada Balcad https://t.me/xerta123/152

Ogeysiis Walaalaha Sharafta lohoow kusoo biira Ciwaankaan Muhiimka ah ee aad kaheli kartaan Duruusta kala duwan ee kabaxda Degmada Balcad https://t.me/xerta123/152

sticker.webp0.08 KB

๐ŸŒปGanacsi aad u ribix badanโ˜˜ ุนู† ุณู„ู…ุงู† - ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ - ู‚ุงู„: ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ - ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… -: ยซู„ุง ูŠุบุชุณู„ ุฑุฌู„ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉุŒ ูˆูŠุชุทู‡ุฑ ู…ุง ุงุณุชุทุงุน ู…ู† ุทู‡ุฑุŒ ูˆูŠุฏู‡ู† ู…ู† ุฏู‡ู†ู‡ุŒ ุฃูˆ ูŠู…ุณ ู…ู† ุทูŠุจ ุจูŠุชู‡ุŒ ุซู… ูŠุฎุฑุฌ ูู„ุง ูŠูุฑู‚ ุจูŠู† ุงุซู†ูŠู†ุŒ ุซู… ูŠุตู„ูŠ ู…ุง ูƒุชุจ ู„ู‡ุŒ ุซู… ูŠู†ุตุช ุฅุฐุง ุชูƒู„ู… ุงู„ุฅู…ุงู…ุŒ ุฅู„ุง ุบูุฑ ู„ู‡ ู…ุง ุจูŠู†ู‡ ูˆุจูŠู† ุงู„ุฌู…ุนุฉ ุงู„ุฃุฎุฑู‰ยป . ุฑูˆุงู‡ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ. ------------ Salmaan - Allaah ha ka raali noqdee - waxuu yiri: waxuu yiri rasuulka ilaahey amaan iyo nabadgalyada Alle korkiisa ha ahaate:- ยซma dhacdo nin maalinta jimcaha ah in uu soo qabeysto uu isa soo daahiriyo inta uu is daahiri karo uu kasoo saliid marsado saliidiisa, uu soo marsado catarka gurigiisa ka dibna uu soo aado masaajidka asaga oo aan kala sikineynin labo is ag fadhiso ka dibna uu dukto inta loo qoray in uu dukto ka dibna aamuso hadii uu khadhiibka hadlo illaa haday dhacdo waxaa loo dhaafaa dambiyadiisa jumcaha uu dukanaayo ilaa jumcadeeda kaleยป . waxaa soo wariyay bukhaari . ------------ https://t.me/uhiilinta42nabiga

๐ŸŒผ๐ŸŒป๐ŸŒผ๐ŸŒป #Guubaabo ๐Ÿ’ฅ โ˜๏ธ๏ดฟุฅูู„ู‘ูŽุง ุชูŽู†ู’ุตูุฑููˆู‡ู ููŽู‚ูŽุฏู’ ู†ูŽุตูŽุฑูŽู‡ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู๏ดพโ˜๏ธ Billaahi! Maalin maxaa qiimo iyo macaan nolosha ka haraayo hadii nabiga wax laga sheegaayo ka dibna aan loo hiilinaynin lana dhowraynin sharafka suubanaha ๏ทบ ?! Maxeynu ka dhahnaa cadaawadaan cad, iyo jeesjeeskaan muuqdo,? Ma indhahaan iska xirnaa, dhagahana ma daboolanaa, afkeenana ma xirnaa, iyada uu wadnaha ku jiro xidid dhaqdhaqaaqaayo ?? Allaha nabiga muxamad karaameeyay darajadiisana kor u qaaday baan ku dhaartayee, dhulka hoostiisa ayaa noogala jaceyl badan yahaya dhulka koorkiisa hadii aynu kari wayno in aan xaqa sheegno rasuulka xaqa ahna difaaci wayno. War hooyaay qalimaan ha ingagaano gacmana ha qalalaano gacmahaasoo kari waayay in ay qoraanโœxuruuf nabiga sharafkiisa lagu ilaalinaayo xurmada nabigana lagu difaacaayo. ูุฅู† ุฃุจูŠ ูˆูˆุงู„ุฏู‡ ูˆุนุฑุถูŠ *** ู„ุนุฑุถ ู…ุญู…ุฏ ู…ู†ูƒู… ูุฏุงุก Aabahay iyo aabahiis iyo sharafteydaba Sharafka nabiga ayey furasho idinkaga yihiin. #Xigasho http://iswy.com Turjumaaye Macalin saalax macalin Share nagu biir si wada jir ah aan nabiga ๏ทบ uugu hiilino

sticker.webp0.08 KB

๐ŸŒฟโœจ" ยฐโ€ข ูŠูŽู€ุง ู…ูŽู€ู†ู’ ุฃูŽุณูŽู€ุฃู’ุชูŽ ุจูู€ุฑูŽุณู’ู€ู…ู ููู€ูŠ ู…ูู€ุดูŽููŽู‘ุนูู†ูŽุง ุดูู€ู„ูŽู‘ุชู’ ู…ูŽู€ุฏูŽู‰ ุงู„ุฏูŽู‘ู‡ู’ู€ุฑู ูˆูŽุงู„ุชูŽู‘ุงุฑููŠู€ุฎู ูƒูŽููŽู‘ุงูƒูŽู€ุง ยฐโ€ข ูƒูŽูŠู’ููŽ ุงุฌู’
๐ŸŒฟโœจ" ยฐโ€ข ูŠูŽู€ุง ู…ูŽู€ู†ู’ ุฃูŽุณูŽู€ุฃู’ุชูŽ ุจูู€ุฑูŽุณู’ู€ู…ู ููู€ูŠ ู…ูู€ุดูŽููŽู‘ุนูู†ูŽุง ุดูู€ู„ูŽู‘ุชู’ ู…ูŽู€ุฏูŽู‰ ุงู„ุฏูŽู‘ู‡ู’ู€ุฑู ูˆูŽุงู„ุชูŽู‘ุงุฑููŠู€ุฎู ูƒูŽููŽู‘ุงูƒูŽู€ุง ยฐโ€ข ูƒูŽูŠู’ููŽ ุงุฌู’ุชูŽุฑูŽุฃู’ุชูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุฎูŽูŠู’ุฑู ุงู„ู’ูˆูŽุฑูŽู‰ ุณูŽููŽู‡ู‹ุง ู‚ูŽู€ุฏู’ ุจูู€ุคู’ุชูŽ ุจูู€ุงู„ู’ู€ุฎูู€ุฒู’ูŠู ุธูŽู€ู„ูŽู‘ุงู…ู‹ู€ุง ูˆูŽุฃูŽููŽู‘ู€ุงูƒูŽู€ุง ยฐโ€ข ุฅูู†ูŽู‘ ุงู„ู€ุฑูŽู‘ุณูู€ูˆู„ูŽ ู„ูŽู€ู†ูู€ูˆุฑู ุงู„ู’ู€ูƒูŽู€ูˆู’ู†ู ุฃูŽุฌู’ู€ู…ูŽู€ุนูู€ู‡ู ู„ูŽู€ูƒูู€ู† ุชูŽู€ุนูŽู€ุงู…ูŽู€ุชู’ ุนูŽู€ู†ู ุงู„ู’ุฃูŽู†ู’ู€ูˆูŽุงุฑู ุนูŽูŠู’ู†ูŽู€ุงูƒูŽู€ุง ยฐโ€ข a

sticker.webp0.08 KB

๏ดฟุฅูู„ู‘ูŽุง ุชูŽู†ู’ุตูุฑููˆู‡ู ููŽู‚ูŽุฏู’ ู†ูŽุตูŽุฑูŽู‡ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู๏ดพ Waxa ugu waaweyn ee muslimka uu ku faano waxaa ka mid ah rumeenta iyo jaceylka rasuulka ilaahey ๏ทบ . Ayada oo qofka muslimka ahi rumeysan yahay nabiyada oo dhami amaanta iyo nabad galyada ilaahey korkooda ha ahaatee, uusan kala saareyn mid ka mid ah nabiyada ayuu nabiga ๏ทบ u aqoon san yahay inuu yahay nabiyada kan ugu dambeeyay ooguna fadli badan iyo sayidka nabiyada. Nabiga waa kan albaabka janada loo furi doono, waana wadada umadaan xageeda cidna loo ogolaan maayo in ay janada gasho soo saarista nabiga ka dib in uu ka mid yahay kuwa nabiga rumeysan mooye. { ู„ูŽู‚ูŽุฏู’ ุฌูŽุงุกูƒูู…ู’ ุฑูŽุณููˆู„ูŒ ู…ู‘ูู†ู’ ุฃูŽู†ููุณููƒูู…ู’ ุนูŽุฒููŠุฒูŒ ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ู…ูŽุง ุนูŽู†ูุชู‘ูู…ู’ ุญูŽุฑููŠุตูŒ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู… ุจูุงู„ู’ู…ูุคู’ู…ูู†ููŠู†ูŽ ุฑูŽุคููˆููŒ ุฑู‘ูŽุญููŠู…ูŒ } [ุงู„ุชูˆุจุฉ:128] ("Wallaahiyee waxaa idin yimid ergo (rasuul) idinka mid ah rasuulkaas oo ay ku adag tahay waxa aad dhibsateen idin kuna dadaalaayo mu'miniintana u ah dhimriye naxariis badan") ูˆู…ู…ุง ุฒุงุฏู†ูŠ ุดุฑูุงู‹ ูˆุชูŠู‡ุง * ูˆูƒุฏุช ุจุฃุฎู…ุตูŠ ุฃุทุฃ ุงู„ุซุฑูŠุง ุฏุฎูˆู„ูŠ ุชุญุช ู‚ูˆู„ูƒ ูŠุง ุนุจุงุฏูŠ * ูˆุฃู† ุตูŠู‘ุฑุช ุฃุญู…ุฏ ู„ูŠ ู†ุจูŠุง Waxa ii ziyaadiyay sharaf iyo wareer oo aan la sigay lugteyda carada in aan saaro waa soo galitaankeyga aan soo galay hadalkaaga hoostiisa oo ah {adoomaheygoow} iyo in aad nabi muxamad nabi iiga dhigtay. #Xigasho Shaikh saalix al-munajad #Turjumaaye #Macalin_Saalax_macalin https://t.me/uhiilinta42nabiga

sticker.webp0.08 KB

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ Walaalahay muslimiinta ahoow waxa aan idin sheegaayo ma aha amar ee waad codsi channelkan waxaan u sameeyay uhiilinta nabigeena muxamad ๏ทบ waana amar dhamaan muslimiinta saaran anoo taas ka duulaayo waxaan doonayaa halkaan in aan ku soo gudbiyo qoraalo maqaalo qisooyin gabayo hadaan helno, anoo ola jeedo uhiilinta nabigeena muxamad ๏ทบ waxaan idinka codsanayaa in aad kusoo biirtaan channelkan ๐Ÿ‘‰ https://t.me/uhiilinta42nabiga faafisaan sharegareysaan Waxaan kheyr aheen lagama faaidi doono inshaa'Allaah ๏ดฟุฅูู„ู‘ูŽุง ุชูŽู†ู’ุตูุฑููˆู‡ู ููŽู‚ูŽุฏู’ ู†ูŽุตูŽุฑูŽู‡ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู๏ดพ https://t.me/uhiilinta42nabiga

sticker.webp0.00 KB