3 798
Subscribers
-624 hours
-227 days
-7830 days
Posts Archive
3 794
Ogeysiis Walaalaha Sharafta lohoow kusoo biira Ciwaankaan Muhiimka ah ee aad kaheli kartaan Duruusta kala duwan ee kabaxda Degmada Balcad https://t.me/xerta123/152
3 794
🌻Ganacsi aad u ribix badan☘
عن سلمان - رضي الله عنه - قال: قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم -: «لا يغتسل رجل يوم الجمعة، ويتطهر ما استطاع من طهر، ويدهن من دهنه، أو يمس من طيب بيته، ثم يخرج فلا يفرق بين اثنين، ثم يصلي ما كتب له، ثم ينصت إذا تكلم الإمام، إلا غفر له ما بينه وبين الجمعة الأخرى» . رواه البخاري.
------------
Salmaan - Allaah ha ka raali noqdee - waxuu yiri: waxuu yiri rasuulka ilaahey amaan iyo nabadgalyada Alle korkiisa ha ahaate:- «ma dhacdo nin maalinta jimcaha ah in uu soo qabeysto uu isa soo daahiriyo inta uu is daahiri karo uu kasoo saliid marsado saliidiisa, uu soo marsado catarka gurigiisa ka dibna uu soo aado masaajidka asaga oo aan kala sikineynin labo is ag fadhiso ka dibna uu dukto inta loo qoray in uu dukto ka dibna aamuso hadii uu khadhiibka hadlo illaa haday dhacdo waxaa loo dhaafaa dambiyadiisa jumcaha uu dukanaayo ilaa jumcadeeda kale» . waxaa soo wariyay bukhaari .
------------
https://t.me/uhiilinta42nabiga
3 794
🌼🌻🌼🌻
#Guubaabo 💥
☝️﴿إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ﴾☝️
Billaahi! Maalin maxaa qiimo iyo macaan nolosha ka haraayo hadii nabiga wax laga sheegaayo ka dibna aan loo hiilinaynin lana dhowraynin sharafka suubanaha ﷺ ?!
Maxeynu ka dhahnaa cadaawadaan cad, iyo jeesjeeskaan muuqdo,? Ma indhahaan iska xirnaa, dhagahana ma daboolanaa, afkeenana ma xirnaa, iyada uu wadnaha ku jiro xidid dhaqdhaqaaqaayo ??
Allaha nabiga muxamad karaameeyay darajadiisana kor u qaaday baan ku dhaartayee, dhulka hoostiisa ayaa noogala jaceyl badan yahaya dhulka koorkiisa hadii aynu kari wayno in aan xaqa sheegno rasuulka xaqa ahna difaaci wayno.
War hooyaay qalimaan ha ingagaano gacmana ha qalalaano gacmahaasoo kari waayay in ay qoraan✍xuruuf nabiga sharafkiisa lagu ilaalinaayo xurmada nabigana lagu difaacaayo.
فإن أبي ووالده وعرضي *** لعرض محمد منكم فداء
Aabahay iyo aabahiis iyo sharafteydaba
Sharafka nabiga ayey furasho idinkaga yihiin.
#Xigasho
http://iswy.com
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
Share nagu biir si wada jir ah aan nabiga ﷺ uugu hiilino
3 794
🌿✨"
°•
يَـا مَـنْ أَسَـأْتَ بِـرَسْـمٍ فِـي مُـشَفَّعِنَا
شُـلَّتْ مَـدَى الدَّهْـرِ وَالتَّارِيـخِ كَفَّاكَـا
°•
كَيْفَ اجْتَرَأْتَ عَلَى خَيْرِ الْوَرَى سَفَهًا
قَـدْ بُـؤْتَ بِـالْـخِـزْيِ ظَـلَّامًـا وَأَفَّـاكَـا
°•
إِنَّ الـرَّسُـولَ لَـنُـورُ الْـكَـوْنِ أَجْـمَـعِـهِ
لَـكِـن تَـعَـامَـتْ عَـنِ الْأَنْـوَارِ عَيْنَـاكَـا
°•
a
3 794
﴿إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ﴾
Waxa ugu waaweyn ee muslimka uu ku faano waxaa ka mid ah rumeenta iyo jaceylka rasuulka ilaahey ﷺ .
Ayada oo qofka muslimka ahi rumeysan yahay nabiyada oo dhami amaanta iyo nabad galyada ilaahey korkooda ha ahaatee, uusan kala saareyn mid ka mid ah nabiyada ayuu nabiga ﷺ u aqoon san yahay inuu yahay nabiyada kan ugu dambeeyay ooguna fadli badan iyo sayidka nabiyada.
Nabiga waa kan albaabka janada loo furi doono, waana wadada umadaan xageeda cidna loo ogolaan maayo in ay janada gasho soo saarista nabiga ka dib in uu ka mid yahay kuwa nabiga rumeysan mooye.
{ لَقَدْ جَاءكُمْ رَسُولٌ مِّنْ أَنفُسِكُمْ عَزِيزٌ عَلَيْهِ مَا عَنِتُّمْ حَرِيصٌ عَلَيْكُم بِالْمُؤْمِنِينَ رَؤُوفٌ رَّحِيمٌ } [التوبة:128]
("Wallaahiyee waxaa idin yimid ergo (rasuul) idinka mid ah rasuulkaas oo ay ku adag tahay waxa aad dhibsateen idin kuna dadaalaayo mu'miniintana u ah dhimriye naxariis badan")
ومما زادني شرفاً وتيها * وكدت بأخمصي أطأ الثريا دخولي تحت قولك يا عبادي * وأن صيّرت أحمد لي نبيا
Waxa ii ziyaadiyay sharaf iyo wareer oo aan la sigay lugteyda carada in aan saaro waa soo galitaankeyga aan soo galay hadalkaaga hoostiisa oo ah {adoomaheygoow} iyo in aad nabi muxamad nabi iiga dhigtay.
#Xigasho
Shaikh saalix al-munajad
#Turjumaaye
#Macalin_Saalax_macalin
https://t.me/uhiilinta42nabiga
3 794
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Walaalahay muslimiinta ahoow waxa aan idin sheegaayo ma aha amar ee waad codsi channelkan waxaan u sameeyay uhiilinta nabigeena muxamad ﷺ waana amar dhamaan muslimiinta saaran anoo taas ka duulaayo waxaan doonayaa halkaan in aan ku soo gudbiyo
qoraalo maqaalo qisooyin gabayo hadaan helno,
anoo ola jeedo uhiilinta nabigeena muxamad ﷺ waxaan idinka codsanayaa in aad kusoo biirtaan channelkan 👉 https://t.me/uhiilinta42nabiga faafisaan sharegareysaan
Waxaan kheyr aheen lagama faaidi doono inshaa'Allaah
﴿إِلَّا تَنْصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ﴾
https://t.me/uhiilinta42nabiga
3 794
(إِلَّا تَنصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ) [التوبة: 40]،
Allaah subxaanahu watacaalaa waxuu ku yiri kitaabkiisa sharafta badan asagoo ka hadlaayo uhiilinta nabigiisa muxamad ﷺ:
(إِلَّا تَنصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللَّهُ) [التوبة: 40]،
((Hadaydan u gargaarin nabiga waxaa u gargaaray Allaah))
Aayadaan waxay daliil u tahay in Allaah subxaanahu watacaalaa kafaala qaaday Uhiilinta nabigiisa ﷺ xitaa dadkoo dhan haday ka wada haraan,
Allaah asaga ayaa nabigiisa sharafta badan oogu yaboohay in uu u hiilinaayo, u gargaarayo, sugi doono, xasili doono, saas darteed uhiilinta nabiga waxaa loo arkaa waxyaabaha Allaah loogu dhawaado,
Allaah asaga ayaa ku adag oo ghaalib ku ah taladiisa iyo amarkiisa,
qof walba oo isku dayo in uu suurad xumeeyo siirada nabiga sharafta badan ee odgoonka badan, eray haku suurad xumeeyo, ama xaqiiqdoo la leexiyo, ama shaki galin risaalada nabiga ﷺ ama sawiro nabiga lagu xumeynaayo,
waxuu la kulmi doonaa ciqaabta Allaah aduun iyo aakhiro.
#Xigasho
mawdoo3.com
Turjumaaye
#Macalin_saalax_macalin
Share gareeya kusoo biira channelkan 👇
@uhiilinta42nabiga
3 794
أذكـار الـصـبـاح والـمـسـاء الـصـحـيـحـة.
1⃣ ((اللَّهمَّ أنتَ ربِّي لا إلَهَ إلَّا أنتَ ، خَلقتَني وأَنا عبدُكَ ، وأَنا على عَهْدِكَ ووعدِكَ ما استطعتُ ، أعوذُ بِكَ من شرِّ ما صنعتُ ، أبوءُ لَكَ بنعمتِكَ عليَّ ، وأبوءُ لَكَ بذنبي فاغفِر لي ، فإنَّهُ لا يغفرُ الذُّنوبَ إلَّا أنتَ)). صحيح البخاري.
2⃣ (سبحانَ اللهِ وبحمدِه) مائةَ مرةٍ. صحيح مسلم.
3⃣ (أعوذُ بكلمات الله التاماتِ من شرِّ ما خلق). صحيح مسلم.
4⃣ (اللهم فاطرَ السمواتِ والأرضِ عالمَ الغيبِ والشهادةِ ربَّ كلِّ شيءٍ ومليكَه ، أشهدُ أن لا إله إلا أنت ، أعوذُ بك من شرِّ نفسي ، وشرِّ الشيطانِ وشِرْكِه). صحَّحه الألباني.
5⃣ (اللهم إني أسألُك العافيةَ في الدنيا والآخرةِ ، اللهم إني أسألُك العفوَّ والعافيةَ في ديني ودنياي وأهلي ومالي ، اللهم استرْ عورتي وآمنْ روعاتي ، اللهم احفظْني مِن بين يديَّ ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي ومن فوقي ، وأعوذُ بعظمتِك أن أُغتالَ مِن تحتي). صحَّحه الألباني.
6⃣ (إذا أصبح أحدُكم فلْيَقُلْ : اللهم بك أصبحْنا ، وبك أمسيْنا ، وبك نحيا ، وبك نموتُ ، وإليك النُّشورُ ، وإذا أمسى فلْيَقُلْ : اللهم بك أمسَيْنا وبك أصبحْنا ، وبك نحيا ، وبك نموتُ ، وإليك المصير). (صحيح الجامع).
7⃣ (لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له ، له المُلْكُ وله الحمْدُ ، وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ : يومٍ مائةَ مرَّةٍ). صحيح البخاري.
8⃣ (يا حيُّ يا قيُّومُ برحمتِك أستغيثُ ، أَصلِحْ لي شأني كلَّه ، و لا تَكِلْني إلى نفسي طرفةَ عَيْنٍ). صحيح الترغيب.
9⃣ كانَ نَبِيُّ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وَسَلَّمَ ، إذَا أَمْسَى قالَ : أَمْسَيْنَا وَأَمْسَى المُلْكُ لِلَّهِ ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لا إلَهَ إلَّا اللَّهُ ، وَحْدَهُ لا شَرِيكَ له قالَ : أُرَاهُ قالَ فِيهِنَّ : له المُلْكُ وَلَهُ الحَمْدُ وَهو علَى كُلِّ شيءٍ قَدِيرٌ ، رَبِّ أَسْأَلُكَ خَيْرَ ما في هذِه اللَّيْلَةِ وَخَيْرَ ما بَعْدَهَا ، وَأَعُوذُ بكَ مِن شَرِّ ما في هذِه اللَّيْلَةِ وَشَرِّ ما بَعْدَهَا ، رَبِّ أَعُوذُ بكَ مِنَ الكَسَلِ وَسُوءِ الكِبَرِ ، رَبِّ أَعُوذُ بكَ مِن عَذَابٍ في النَّارِ وَعَذَابٍ في القَبْرِ.
وإذَا أَصْبَحَ قالَ ذلكَ أَيْضًا : أَصْبَحْنَا وَأَصْبَحَ المُلْكُ لِلَّهِ. صحيح مسلم.
🔟 (رضيتُ باللهِ ربًّا وبالإسلامِ دينًا وبمحمَّدٍ صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّمَ نبيًّا). ثلاث مرات. [حسَّنه الإمام ابن حجر العسقلاني].
1⃣1⃣ (قراءة سورة الإخلاص والمعوذتين ثلاث مرات). حسَّنه الألباني.
2⃣1⃣ (بسمِ اللَّهِ الَّذي لا يضرُّ معَ اسمِهِ شيءٌ في الأرضِ ولَا في السَّماءِ ، وَهوَ السَّميعُ العليمُ ثلاثَ مرَّاتٍ). حسَّنه الألباني.
3⃣1⃣ (حسبيَ اللهُ لا إلهَ إلا هو عليه توكلتُ وهو ربُّ العرشِ العظيمِ) سبعَ مراتٍ. جاء موقوفا على أبي الدرداء بإسناد جيد.
4⃣1⃣ (سبحان اللهِ وبحمدِه ، عددَ خلقِه ورضَا نفسِه وزِنَةِ عرشِه ومِدادَ كلماتِه). ثلاث مرات. رواه مسلم.
5⃣1⃣ (اللَّهمَّ عافِني في بَدَني ، اللَّهمَّ عافِني في سَمْعي ، اللَّهمَّ عافِني في بَصَري ، لا إلهَ إلَّا أنتَ) ثَلاث مرات.
(اللَّهمَّ إنِّي أَعوذُ بكَ منَ الكُفرِ والفَقرِ ، اللَّهمَّ إنِّي أَعوذُ بِكَ مِن عَذابِ القَبرِ ، لا إلهَ إلَّا أنتَ). [ثَلاث مرات]. حَسَّنه الألباني.
