en
Feedback
QALBI JABAY💔🥺

QALBI JABAY💔🥺

Open in Telegram

" Bugtadiyo xanuunka, Hadaan baaray waa ciil." - Hadraawi

Show more
9 791
Subscribers
-124 hours
-97 days
-5730 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+41
in 0 channels
August '26
+155
in 0 channels
Get PRO
July '26
+228
in 0 channels
Get PRO
June '26
+109
in 0 channels
Get PRO
May '26
+36
in 0 channels
Get PRO
April '26
+13
in 0 channels
Get PRO
March '26
+110
in 0 channels
Get PRO
February '26
+86
in 91 channels
Get PRO
January '26
+70
in 89 channels
Get PRO
December '25
+55
in 91 channels
Get PRO
November '25
+69
in 95 channels
Get PRO
October '25
+78
in 94 channels
Get PRO
September '25
+126
in 94 channels
Get PRO
August '25
+220
in 96 channels
Get PRO
July '25
+212
in 95 channels
Get PRO
June '25
+311
in 104 channels
Get PRO
May '25
+260
in 103 channels
Get PRO
April '25
+281
in 105 channels
Get PRO
March '25
+242
in 98 channels
Get PRO
February '25
+346
in 103 channels
Get PRO
January '25
+326
in 96 channels
Get PRO
December '24
+417
in 0 channels
Get PRO
November '24
+764
in 0 channels
Get PRO
October '24
+850
in 0 channels
Get PRO
September '24
+479
in 2 channels
Get PRO
August '24
+799
in 0 channels
Get PRO
July '24
+567
in 0 channels
Get PRO
June '24
+635
in 0 channels
Get PRO
May '24
+648
in 0 channels
Get PRO
April '24
+569
in 0 channels
Get PRO
March '24
+872
in 0 channels
Get PRO
February '24
+758
in 0 channels
Get PRO
January '24
+445
in 0 channels
Get PRO
December '23
+298
in 0 channels
Get PRO
November '23
+142
in 0 channels
Get PRO
October '23
+133
in 0 channels
Get PRO
September '23
+108
in 0 channels
Get PRO
August '23
+181
in 0 channels
Get PRO
July '23
+145
in 0 channels
Get PRO
June '23
+123
in 0 channels
Get PRO
May '23
+112
in 0 channels
Get PRO
April '23
+120
in 0 channels
Get PRO
March '23
+105
in 0 channels
Get PRO
February '23
+119
in 0 channels
Get PRO
January '23
+118
in 0 channels
Get PRO
December '22
+22
in 0 channels
Get PRO
November '22
+204
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
09 September+1
08 September+4
07 September+3
06 September+7
05 September+5
04 September+5
03 September+4
02 September+5
01 September+7
Channel Posts
Qofka aad jeceshahay marka uu kaa fogaado, xusuustiisu waxay noqotaa marti aan bixin.🥲💔

2
Wax kasta oo aad lumisay ma aha khasaaro; qaar waxay kuu noqdaan cashar.🥲
170
3
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad r
Kooxda @SYLTEAM10 Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir! 🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 @SYLTEAM10 @ReadingTheQuraan Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
98
4
Waxaan Nafta geeyey Goobaha Laab qaboojinta, wayse qabatimi wayday Ruuxdu. ~zaki bootaan
201
5
Saacadahan oo kale, waxa aan xasuustaa ( Faylasuufkii caajiska) Albiire Qusayri, sugaanyahankii reer Suuriya, waayo maalin oo
Saacadahan oo kale, waxa aan xasuustaa ( Faylasuufkii caajiska) Albiire Qusayri, sugaanyahankii reer Suuriya, waayo maalin oo dhan ayuu hurdi jiray habeenkiina wuu soo jeedi jiray. Wuxu mar ku guulaystay abaal marin suugaaneed, se wuu ka cudur daartay in uu xafladda guddoonsiinta tago, waayo 10 subaxnimo ayay xafladdu ahayd markaana wuu hurdaa. Hadalladiisii waxa kamid ahaa : (Alla xumaa subax kaste in aad toosto, oo aad aragto muuqaallo aanay naftaadu liqi karin).
252
6
Laakiin maskaxdeena kama baxaan marka aynu u malaynaynay in aynu ilawnay🥺
Laakiin maskaxdeena kama baxaan marka aynu u malaynaynay in aynu ilawnay🥺
256
7
Idinkuna mataanooba Anna murugta ii daaya 😐
242
8
Hab Dhaqankaagu waa waxa keliya ee kugu hadhay, ka dib markii aad illowday wax kasta oo aad ku baratay dugsigii. - Albert Ein
Hab Dhaqankaagu waa waxa keliya ee kugu hadhay, ka dib markii aad illowday wax kasta oo aad ku baratay dugsigii. - Albert Einstein.
266
9
"Qof walba waxa uu u nool yahay naftiisa, waa in aynu fahano taas." - Svetlana
"Qof walba waxa uu u nool yahay naftiisa, waa in aynu fahano taas." - Svetlana
265
10
Bogsan Maayo💔🔥
515
11
Habeenada Caweyska Waxaan La ciishodaa Oon Keligey Ku Cidlooda Carfoon Tabisteeedii..💔
539
12
Boga iyo Wadnaha Barigii Wixii Dhacay Kama Bogsoon Wali ..💔🥲🔥
532
13
إِنَّ الَّذِينَ يَخْشَوْنَ رَبَّهُم بِالْغَيْبِ لَهُم مَّغْفِرَةٌ وَأَجْرٌ كَبِيرٌ😭❤️
638
14
Hadalka Eebe , Quluubta ku Xasisha, Waana Daawada Murugada iyo xanuun Walba❤️🫀
Hadalka Eebe , Quluubta ku Xasisha, Waana Daawada Murugada iyo xanuun Walba❤️🫀
698
15
Subax wanagsan waa Maalinti koowaad ee September waxaan rajaynayaa in bishani inogu bilaabato kheyr kuna dhamaato farxad iyo guulo."
729
16
Markay Nolashu u socon weydo Sidaad Adigu Rabtay, Ciil Baad Dareemaysa!🔥😢
781
17
sticker.webp
773
18
Markaan Weynaady Waxaan Yaqiinsaday In Farxada Laga Dareemo Qalbiga aysan dhoolacdayn walba ahyn mid Farxad ku salaysan!!💔😔
743
19
Waxaan Bartay In Mararka Qaar Badbaadiyaha aan Sugno uusan u imaanayn, Ma’aha Sababta in Dadku XunYihiin, Laakiin Sababta Waa
Waxaan Bartay In Mararka Qaar Badbaadiyaha aan Sugno uusan u imaanayn, Ma’aha Sababta in Dadku XunYihiin, Laakiin Sababta Waa in Qof Waliba Nolashiisa uu ku Mashquulsanyahay, Markii Hore Arintaas Wey I Dhaawacday, Waxaan Dareemay Inaan Cidlo Ahay, Laakin Markii Dambe Waxaan Ogaaday inay ahayd Hadiyadda Ugu Weyn Ee Aan HeLi Karo, Waxay Igu Khasabtay In Aan Naftayda Barto, Waxay Igu Khasabtay In Aan Ogaado Awoodaha Aan Lahaa, Waxay Igu Khasabtay Inaan Istaago anigoon Cid Kale Tiirsanayn, Waxaan Fahmay In Gargaar La’aantu aysan Mar walba noqon Musiibo, Mararka Qaar Waa Albaab ku Furaya Awood Aad hore u Qarsonayd…🔥😢 ~ Buuga Aawey iLinTayda.
745
20
Dagaallada Qarsoon Waa kuwa ugu adag sababto ah cidina ma aragto markaad dhaawac Qalbiyan ah Qabto, Dadka Wey kuu Naxaan Laak
Dagaallada Qarsoon Waa kuwa ugu adag sababto ah cidina ma aragto markaad dhaawac Qalbiyan ah Qabto, Dadka Wey kuu Naxaan Laakin Marka dhaawacu Qalbiga ku Yaallo, Marar Badan Waa Inaa Keliga La taacasha, Waxaan Muddo Dheer Isku Dayayay Inaan Qariyo Xanuunkayga, Waxaan Ka Baqaa Inay Dadka ii arkaan Qof Daciif ah, Waxaan Moodayay In Adkaysigu Uu Yahay Inaanan Waligey Muujin Waxa Aan Dareemayo, Laakin Markii Dambe Waxaan Fahmay in Qarin Kasta aysan bogsiin u keenin Xanuunka La Qariyo, Mararka Qaar Wuu Sii Weynaada, Casharka Aan Bartay Wuxuu Ahaa In Qofku uusan Daciif noqon Marka Uu Qirto Xanuunkiisa, Geesinimada Dhabta ah Mararka Qaar Waa In Aad Naftaada Runta U Sheegto!!😢🔥 ~ Buuga Aawey ILintaydi
631