Darren🥹
Open in Telegram
Dawo weeye heesuhu Nafta lagu dabiibee Hay dayso murugtuye Cumar dhuule iidaar.😭💔
Show moreFinland2 138The category is not specified
2 720
Subscribers
No data24 hours
+17 days
+130 days
Data loading in progress...
Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
December '24
December '24
+39
in 0 channels
November '24
+14
in 0 channels
Get PRO
October '24
+8
in 0 channels
Get PRO
September '24
+2 722
in 0 channels
Channel Posts
Ilaaliya bukanada 💔''
Waxaan arkay isaga oo labo ilmood oo yar-yar labadiisa gacmood uu midkiiba haysto, wuu faraxsanaa waliba aad anna markan arkay inuu dholacadeynayo ayaan waxaan is waydiiyay ma indhahaga mise waa run inaad arkayso qof aad hore u taqanay oo is badal weyni ka muuqdo ?
Kun su'aalod ayaan is waydiiyay se jawaabtoodii aniga oo anna helin ayaan ku noqday baradii aan degnaa, waxaan galay xasuus waxaa markiiba niyadayda kusoo dhacday su'aal kale oo miyuu guursaday ? Ciyaalkii yaa dhalay? Waxaan hal mar is arkay aniga oo indhahayga ilin ka socoto waan fahmi wayay micnaheeda iyo sababta keentay.
Telefankayga ayaan soo qaatay waxaan wacay walashii oo ahayd qof aanu meel wada dhigan jirnay isaga ka horna annu asaxaab fiican ahayn, sabab kale uman wicin ilintayda ayaan doonayay in aan ogaado sababta ay usoo daa'datay! Hallow ? see tahay amran ma fiicaan tahay walaal? Waanu isa salaanay si kaftaana ayay i waydiisay in badan maynu wada hadal ismanaynu arage caawa waxa xiligan ikaa soo xasuusiyay wax yar maaha?Miyaad xanuunsanaysa codkaga maxa helay'se?
Markaay intaasi i tiri ayaan xaqiiqsaday in ilintaydii run ahay oo aan ooyey , waxaan ugu jawaabay mayaa ma xanuunsanayo se waayahay aduun ayaa midkeenba mashquuliyay in badan ayaan rabay in aan kuso waco se may suurto galin adna imaad soo wicin, maanta ayaan arkay Haaruun iyo caruur
Yar-yar suuqa jooga anna waan iska dhaafay oo ma anan haleelin in aan salaamo se yay ahayeen caruurtaasi miyuu guursaday su'aalo anna loo bahneen ayaan si isdaba jooga u waydiiyay hal mar" inta ay cabaar aamustay ayay igu tiri oo miyaanad ogeyn arooskiisii meel aan ogahay ayaa si anan filaynin ii xanuuntay se waan is nasakhay oo walee miyuu guursadayba? ayaan ugu jawaabay isla markiiba, haa wuu guursaday sadex caruur ayuu dhalay oo labo mataano yihiin, haa masha'allah ayaan ku idhi telefankiina wan jaray oo waan macalsameyay.
Intaa aan sariirtaydii ku noqday ayaan is waydiiyay su'aalo kale oo ay ka mid tahay miyaanu ku odhan adiga iyo anniya haddii uu waayuhu ina kala qaado dabadaa lagama yaabo in aan nolol sameysto meeeday balantii? Maantana si hadalkaasii ka duwan ayaad soo aragtay oo waad rumeysan wayday xaqiiqadiina wad iska indho tirtay xataa waad arkaysay u eekanshaha ciyaalkiisa iyo siday ugu faraxsanayeen oo abahood gacmaha haystaay isaguna u ilaalilanayay sidii aabo ciyaal jecel uu u ilaaliyo? Talow xaaskiisa miyuu jecel yahay se miyay jeceshahay isaga? oo isagu ma ruux la jeclaan waayo ayuu ahaa soodigaa aad arkayso afartii sano ee laso dhaafay in aad wali jeceshahay oo aad ilaawi laadahay maaha sidayna u jeclaan karin gabadh uu caruur ka dhalay oo isaga u dhaxday?isagu wuu u qalmaa in la jeclaad haa wuu u qalma.
Eedanka salada subax ayan maqlay oo aan garan wayay xili la gaadhay intaan aan kacay oo aan salaad galay ayaan u duceyay isaga iyo reerkisaba, maalintaa aniguna si niyada ayaan u duceytay maalintii ka dib iskuman arag dareenkii aan u hayay.
Ma jirto sabab keenaysa in aan ku naco in uu reer yeeshay se maan jeclaan laheyn in ninkayga gabadh kale jeclaato anna aan haysto nin gabadh kale u dhibatoonayso isaga dartii isaguna uuna ka war qabin dambigaasi uu galay iyo gafkaa gabadhaasi.
Ilaaliya bukaanada "Bukaanku oohintiisu waa cabsiye."💔
| 2 | Xaqiiqada Kaliya Ee aan Ogaday Ayaa Ah In Wax Waliba Oo Innaga Dhaxeyay Ay Ahayen Sidii Riyo Qurux Badan Oo Lagu Riyooday Ka Dibna Intaa Hurdadii Laga Kacay Dhamataay.14💔 | 2 762 |
| 3 | Mar hore ayaan aqbalay wax waliba inay dhamadaan, laakiin waa maxay sababta aan wali u dareemayaa xanuunka.?!💔 | 3 182 |
| 4 | Gobanimadaadii
Ma aqaano wax aan cudur daar ka dhigto si aan mar labaad ku helo laakiin waxaan ogahay in aan qirsanahay gunimadii aan kugula kacay iyo wixii anad iga mudneen ee aan kugu sameeyay oo idil.
Waan ogahay kun jeer hadii aan ku raali galiyo ma bogsiinayso halkii aan dhawacay se gobanimadii aan kugu aqaanay iigu garaab gunbaan noqday aniguye..😓 | 3 803 |
| 5 | Ilaa intee ayuu soconayaa dulmigu..'
Ilaa intee ayaynu beenta run ka dhiganaynaa si aaynu ugu noolaano nolol madow,?
ilaa intee ayaynu dawadayaal ka ahanaynaa tacadigaa ruuxiga,?
Ilaa intee ayaynu eeganaynaa qofkeeni oo qof kale yeeshay,?
Ilaa intee ayaynu odhanaynaa waanu fiicanahay inagoo midkeena aanu bad qabin,?
Dulmigu ma dhamaanayo ilaa inta aynu ruuxdeena been ka sheegayno, inaga oo dhan ayaa wax dulminay intii ayna cid kalaba ina dulmin.💔 | 4 039 |
| 6 | Ballan,
Waxaa laga yaaba in wax kaste sidoodi iska badaleen xataa dareenkeeni jaceyl, waxaa laga yaaba in anad sidii hore ii daryeelin anna anan ku dareemin.
waxaa laga yaaba in buuqeeni batay anna aan rabo in aan xal keeno adna aad rabto inad i xoreyso oo aad i cidlayso, waxaa laga yaaba inaad igu caajistay oo aad rabto inad agtayda meel ka duwan in aad tagto, si aad ugu soo nasato.
Waxaa laga yaaba inaad baratay qof kale oo aniga iga kaa wanagsan, oo waxaad agtayda ku dareemi jirtay wax ka wanagsan inaad agtiisa ku dareemayso.
Aniga si kaste oo maalimahaygu u xun yihiin waxaan ku faraxsananayaa in adiga maalimahagu ku fiican yihiin anad faraxsan tahay adigu, waxaan daganan iyo nabad ku dareemaya inaad xoriyad dhinacayga ka qaatay oo waxa aad jeceshahay aad sameyso imka, meesha aad jeceshahayna aad tagto, waxaan ku niyad samahay in anay ku dhibi doonin ficiladaydii aan kugu ilaashan jiray oo dhan in anan kuso wici doonin adigo asaxabtada la jooga, adigoo hawlo kale wada,.
Waxaan sido kale aan ku nafisayaa in aanad ka baqan doonin in aan qof kale kugu arko, in aan kaa celiyo meelahad jeclayd oo dhan, in anan ku odhan doonin guriga hore u tag wa xili dambe adna aanad been ii sheegi doonin adigo oo ana guriga tagin.
Ballantii aan qaaday waan kaso baxay, intaad ila joogtay wan ku jecladay si anan qof dambe u jeclaan doonin, markuu dareenkad i haysay dhamadayna in aan ballantii ahayd dib kuu dhibi maayo aan kaso baxay oo anan dib ku dhibin.
Waxaan ku faraxsanahay, In anan dookhaga iyo waxaad necebtahay midkoodna anan kugu khasbi doonin, in anan ku sheegi doonin wixii ku fiican oo adna anad iga cadhoon doonin.
Laakiin u sheeg qofkii ku waydiiya waxaa aan noloshada uga baxay, in ay ahayd inaad aad ii ilaalin jirtay anna anan ku daryeeli jirin oo aan kugu caajisay, u sheeg in aan si xun kula dhaqmi jiray u sheeg in aan dhibsaday wax walba.
ka dib iyaga ayaa ku sheegi doona in aan nasiib xumahay oo aan garan waayay qofkii sida dhabtaa i jeclaa, in aan lumiyay fursad aan cid walba soo marin ilamayo qof nasiib badan mahane.
Ka dib adiga ayaa arki doona sida aad u nasiib xun tahay iyo qofkii aad wayday adiguye " nabad galiyo walaal. | 5 373 |
| 7 | Waxaan u xıısay maalımahaad ı jecleed,
Waayo dabadaa maan helın jaceyl dhameys tıran💔 | 5 832 |
| 8 | Inaad qof kaa tagey sıı jeclaatoo, ayaaba cadeyanaysa ınaad ahayd ka kalıye sıda dhabta wax u jeclaa.💔 | 6 022 |
| 9 | "Waa caadi, weligayba keligay baan ahaa."💔 | 6 148 |
| 10 | Ma jiro xanuun aan dareemo oo aan ka aheyn, fogaanta aad wadan kale la joogto, qeyb wadnahayga ka mida .🥹✈️ | 6 469 |
| 11 | Isagu…!
“In walow oo anan u jeclaan sidaan ku jeclaa,adiga Hadana isagu wuxuu ii noqday, wax waliba oo aan rabay inaad ii noqoto adigu”
Wuxuu ii sameyay wax anaad waliga i sameyn adigu,wuxuu ii jeclaaday sidii aan jeclaa in lay jeclaado,wuxuu ii ilaaliyay sidii aan jecla in lay ilaashado, wakhtigiisa oo dhan ayuu I huraa,wuxuu iga fikiraa sidii aan ahay badh jidhkiisa ka mida oo u muhiim ah,marka uu jawigaygu is badalo, ee aan cidhiidhi dareemo wuxuu ii noqdaa hooy aan kaga dhuunto dhibaatooyinka,wuxuu garab ii noqdaa markaa aan waayo ciirsi iyo cudud,wuu ii micinaa oo ii gargaara
Laakiin waxaaso tacaba oo uu dartay u hurayo,ma lihi dareenkii “dareemi lahaa oo adiga ayaa wax walba oo aan ku noolan lahaa iga qaatay “
Ma sugayo soo noqoshadaada mana rabo la midowgaaga, ma jecli oo ma daneeyo wax walba oo ku khuseeya, ma raadiyo oo ma waraysto xaladahagaa iyo amuurahaga,
Waxaan ka qoomameynayaa oo aan aad uga xumahay in aan si xad dhaafa aan ku nacay, nacaybkaasina uu burburiyay dhamaan nolosheyda oo dhan, wax waliba oo aan jeclaado waxaan u Maleynayaa inaan waayi doono, in lay dhaawici doono, in mar kale kalsoonida layga dili doono, in qabrigii aan kaso baxay laygu celin doono, in xanuuno badan oo aan si dhib leh dawadooda ku helay mar kale laygu ridi doono.
Waxaan ilaa imka is waydinayaa , sideed qof Aad mar aduunkan kaligii ugu jeclayd aad sidano dhan ugu nici kartaa?
Wali Maan helin jawaabtaasi !
Laakiin waxaan Ogaday kumanan qof in ay I jeclaan karaan kumanan kalana I raadin doonan oo anay dunidu kaliga ayna ahayn, maalina dib ayan u heli doona dareenkii aan wax ku jeclaan lahaa mar kale iyo qof kalaba. | 6 223 |
| 12 | Gudahayga labo ciidan ayaa ku dhex dagalamaysa, labadaasi oo hal wadan wada dagan.
🧠: Noloshayda iga fogow oo iga tag
🫀: hayga tagin waa beentaye💔😔 | 5 918 |
| 13 | "Waxay murugadeeda kula dagaalantay hurdo, ilaa maalintii ay seexatay iyadoo niyad jabsan oo aanay soo toosin!"
-dhimashada lafteedu waa raaxo 💔 | 6 208 |
| 14 | Xanuunku wuu beddelaa qofka,sababtoo ah xitaa markaad
Bogsato,weligaa noqon meysid qofkii aad markii hore ahayd.🪨 | 6 109 |
| 15 | Waxaa laga yaabaa in aanan wali garan waxa dhabta ah ee aan rabo noloshayda,
laakiin runtii waan garanayaa waxa aanan rabin,
Ma doonayo nolol walbahaar iyo jahwareer leh, xidhiidho sun ah, ujeeddooyin aan caddayn, dareen aan la hubin ama dad ku meel gaar ah,
Ma rabo ilmo badan hurdada ka hor, maalmo murugo leh, ama habeeno xanuun badan.Kaliya waxaan rabaa inaan wax walba iloobo oo aan dib u bilaabo. | 5 995 |
| 16 | Miyaanad arkaynin,! Haa iyo May Dhexdooda ayaan ku dhex lumee….💔 | 5 096 |
| 17 | 𝐎𝐫𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐠, 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐨𝐪𝐨𝐥 𝐣𝐞𝐞𝐫 𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐭𝐨 𝐬𝐮𝐠𝐢𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐞.😔 | 5 018 |
| 18 | KALA TAGEENII KA DIB !
669 maalimood ka dib Maalimo badan oo aan kuso qaatay farxad iyo dholocadeyn, waxaa laso gaadhay wakhtigii uu nabsigaagu igu soo garaacay albaabka, waxaan dhex muquurtay bad weyn anan garaynin sidii aan uga badbaadi lahaa, dhamaan falalkii aan ku kacay ayaa aniga dib igu soo noqday.
Dabadaa waxaan galay mowjado murugo ah, dhul cidlo ah oo cid iyo ciirsi midna aan laheyn ayan anbad ku noqday, dareen jaceyl ayan ku keliyaystay, la cataabay oo aan la caatoobay, wixii aaynu ku kala tagney in walow aan anigu sababteeda lahaa kala fogaanshaheena, hadana waagu wuxuu iigu bariya sidaan uga fikirayo ee aan kolba dhinac uga eegayo waxaa sidaaso dhan inoo kala fogeyay, marka aan ogaado in aan anigu khaladka u weyn lahaana ooyin ayaan sariirtayda kula keliyooba,
Ma seexdo ilaa iyo maalintaan arkay in aan wayay qofkii aan ku seexan jiray neeftiisa, “ qofkii waagu marku baryo aan subax wanagsan gacaliye u qori jiray isna subax la mida gacaliso isoo qori jiray” adiga dabadaa waxaan nacay xidhiidhadii oo dhan, waxaan wayay kalsoonidii iyo kartidii aan qof kale ku dooran lahaa mar kale , taasi waa abalkayga !ileen ma helayo qof sidaad i kalkoolin jirtay i kalkoolinayee, sidaad i karamayen jirtay i karameyn doonee.
Qof goba ah ayaad ahayd , waxaad garab i ahayd xili ay waayuhuu xoog ii qabteen, xili aan donayay laab aan ku ooyo, xili marxalado adag oo anan kaligay ka bixi karin aan ku jiray, ayaad ahayd awooda kaliya ee aan haysto, duruufo badan oo xanuuno i raacan ayaad ila joogtay jacaylkagu marnaba muu nusqaamin si kaste oo aan muuq ahan iyo xalaad ahaanba u badalmay, waad i dulqaadan jirtay in aan lay dulqateen , waxaad i buuxisay meelo loo bahna in ay i buuxiyaan dadkii aduunkan i keenay, si kaste oo aan u ahaa qof ay sameyeen xalado badan oo ay soo martay, hadana adigu maad ahayn qof igu nacaa oo igaga dheerada xaladaha aan galo mar marka qaar, kuwaaso lahaa xiliyo aan iska ooyo anigo oo ku dhawaqayaa cidna ma haysto anigo adiga ku haystaa.
ma dafirayo qofkaa aad ahayd, waligayna waan ku maamuusi doona oo aan ku magacaabi doona intaa qof wanagsan la maamuuso.
Hadii aan haysto hal cudur daar, oo aan hortada la imaado intaan ku hor imaado ayaan ku sheegi lahaa in aan si fiican uso ogaaday qofka kaliyeen lahaa in uu adiga ahaa aniguna aan ku dayacay, in annu jirin qof imka isoo wacaa, cid iga soo war-doonta sidaad iga war heyn jirtay oo kale, in aan soo waayo arkay oo aan soo arkay rag sheeganaya in aay i jecel yihiin,laakiin si kaste oo ay sameyaan ayna adiga oo kale noqon karin, inta u badan ee aanu haaso-wadag annu noqonaana, ayna tobaneeyo cisho dhameyn ama bil ,
Wan ku xiisay, waligayna wan ku jeclaan doona, waxaad tahay qofka keliye sidaa sirta aan u jeclahay bila sababna aan u jeclaan doono waligay, caafimaad iyo farxaad ku noolow waligaba .. | 5 597 |
| 19 | Wan ogahay in uu jiro qadar, laakiin ducooyinkayga oo dhan adiga ayan kugu ducaysanayaa, ilaa inta aynu ka kulmayno.💗🫂 | 5 203 |
| 20 | Hore Igu fuliya xukunka, Waxaan Doonayaa In Aan Si Fican Ugu Raaxeysto Geeride,Oo Aan Si Wanaagsan Nastee.🥹 | 5 197 |
